Muuse Biixi Oo Hubkii Ugu Badnaa Diyaarsaday | Barnaamijka Wara-wareyn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 янв 2025

Комментарии • 187

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 11 часов назад +8

    beeeenaaale muuse biixi wuxuu u necebyahay ninkan kab iyo lax sidaanu siyaad bare u nebcayn😅😅😅 muuse biixi noolow cadawgaa jaban aaamiiin aaamiiin 😅

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 9 часов назад +5

    Muuse biixi cabdi is not easy sunta kaga oohisa daarodka 😂😂😂😂

    • @jmperson
      @jmperson 7 часов назад

      Masaasbaa walaale, ma sunbuu nagu ahaa.
      Kkkkk.
      😂. Waaba haddaan ognahay, suntaa.

  • @abuabdulah1668
    @abuabdulah1668 4 часа назад +1

    Muuse bixii ninka dhulbahante qabay 9 bilood 😂😂😂😜

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 4 часа назад +3

    Beenaale subxaan ALLAAH ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii

    • @TamrenKings
      @TamrenKings 4 часа назад +1

      Anigoo ah Isaaq weliba G36 ayaa Eygan eygu dhalay ee colaadda Isaaqu FUTADA ka gashay la yaabban wallaahi

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 4 часа назад +1

    Musse bixe is not easy suneta

  • @BlackHammer_2025
    @BlackHammer_2025 3 часа назад

    Isaaqoow waad fashilanteen hashi ka wareejiya wixii jira uun buu shegayaa😂😂😂

  • @omar.AbdilahiMohamed3
    @omar.AbdilahiMohamed3 5 часов назад +1

    Inadeer ilahay ku abuuray ka cabso malaaig ayaa garbahaaga saarane

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 4 часа назад +1

    Sunte kaga oohisa darood

  • @OodayAbdirizak
    @OodayAbdirizak 12 часов назад +3

    Xashiyow wali adiga oo khayr ka shegaya deganadan man arag,
    dhegaysigagana waxaan bilaabayna 2019kii,waa maxay sababtu?

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 9 часов назад +2

    İllaahay odayashan Shayadiinta ah ha ka Qabto Somaliland insha Allah muse biixi Wuxuu u egyahay Sheydaan Dhiigyo Cab Illahay haka Qabto Shacabka Masakiinta 😢

  • @raqiyamagan5577
    @raqiyamagan5577 5 часов назад +1

    Muuse biixi noolow cadow gaagu hajabo

  • @abdiabdi-me1hp
    @abdiabdi-me1hp 5 часов назад +1

    Miskiinkii dhulbahante ee adoonka 30kasano xalkle markuwaayay ma tuugsibu bilaabay 😂

  • @Raandhiisonline
    @Raandhiisonline 10 часов назад +4

    😂😂😂 you wish that but Hargeysa is very peaceful

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 9 часов назад +1

    #Hashi inadhilo maisku dirbaa isleedahay

  • @Suleimanmohamed2
    @Suleimanmohamed2 12 часов назад +4

    Niyaw nin wacanbaad ahayd sawdigaa beentii bartay ee hoos isu dhigay

  • @shuqube
    @shuqube 8 часов назад +1

    Carabkaaga cadaab yuu kula galin
    Ilaahey ka baqo

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 11 часов назад

    Subxaanallaah Aduun Gadoonkii Soomaliya Ayuuba Ka Socdaa Ummadda Wixii Ugu Xumaa Ayeey Daafacaayaan Illaaheey Qaatuma Hanoo Sameeyo 😭😭😭🙏🙏🇸🇴🇸🇴

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 9 часов назад +2

    İllaahay odayashan Shayadiinta ah ha ka Qabto Somaliland insha Allah

    • @TamrenKings
      @TamrenKings 4 часа назад

      Nacdal allaah haku rido munaafaqiinta Nacaybka Reer Sheekh Isaxaaq oo ah dadka Soomaali ugu DUNTA wacan xumaantooda jecel

  • @abdisamadmahamud9366
    @abdisamadmahamud9366 7 часов назад +1

    Mudane beeta iska dhaaf

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 3 часа назад +1

    Yaa munaafaq daarood anagu waxba ka dhagaysan mayno waxna noo warin maayo jabhad kastaa xabadeedu idinkay idinku dhacasaa meel kale waxba haku xoqanina

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 8 часов назад +1

    XAASHOW DHULBAHANTE KA WARAN DHEGDHEER CUSUB MIYEY U DHALATAY WALI MISE WAA LA SUGAYAA MISE DOORKAN NIN BUU NOQONAYAA DHEGDHEERE LA YIDHAA

  • @AbdigaabMuhumed
    @AbdigaabMuhumed 9 часов назад +1

    noocagaa ree somalilan waa nocay hooyadod wasaan

  • @abdifatahabdirahman6635
    @abdifatahabdirahman6635 7 часов назад +1

    Iyo Namaam

  • @AbdigaabMuhumed
    @AbdigaabMuhumed 9 часов назад +1

    xaranti siyad baraad ku kortay

  • @abdifatahabdirahman6635
    @abdifatahabdirahman6635 7 часов назад +1

    Diraadiraale

  • @raqiyamagan5577
    @raqiyamagan5577 5 часов назад +1

    Daarood biixi baa wadnaha idiin galey xaaraan iyo xalaal makalataqanan daaroodow

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 9 часов назад +1

    Xaasid Beenaale Nabiibiye Cuqdad iyo Ciilqabuhu,ma sidanuu,uhadlaa,malaha kanu Dhulbahantihii ,an modayey maaha

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 4 часа назад +1

    Cadawga somaliland faqash

  • @Guledsaeedbarreh
    @Guledsaeedbarreh 6 часов назад +1

    Ader illahay ka yab dalka belayo kama jirto muse biixina cidama ma haysto dalka dicayada halaga dayo wadanku wa nabad gelyo mamul keliyana ka jira

  • @SaidYusuf-d7z
    @SaidYusuf-d7z 9 часов назад +1

    Subxaanalah war ilahay ka baq isku dirka iska daa iyo belayada aad ka shekaynayo. Hadii aad xashiyow is ledahay reer somaliland isku dir. isku dirikari maysid dadkuna ma caruur waan ka xumahay dadka adigoo kale ah shaqo ka dhigtay inay dadka isku diraan

  • @inamawleitinamawleit5405
    @inamawleitinamawleit5405 8 часов назад +2

    Waar munaafaqada kala tag dadka

  • @AbdirahmanKadar-z2m
    @AbdirahmanKadar-z2m 7 часов назад +1

    Waar kan ilayn waa beenaale wariye wayn bn moodi jiray 😂

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 8 часов назад +1

    Cirdigiisa iyo naftiisa haduu ku ilaaliyo maxaa ku jaban laakiin haday runtahay adigu maxaad ka badali kartaa nacasyahaw afka dheeri

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 4 часа назад +1

    Waa been cad cad

  • @XaajiLadane97
    @XaajiLadane97 9 часов назад +3

    Somalilaan way socotay, wayna soconaysaa, mana soo laabanayso. Hadafka iyo hal ku dhigeedu waa "Ma jirto dib u noqosho, hore ayaan u soconaynaa" inta qalbigaga u dhaadhici saaxiib!
    Ku caayimayno, sidaad u habaartamayso maku habaarayno oo dhaqan uma lihin habaar-taagwaa, ee waxaanu kula jecelanahay nolosha aan ku noolnahay inad ku nolaato taaso astaan u ah, "Nabad, cafis, iyo cuqdad la'aan".

    • @TamrenKings
      @TamrenKings 4 часа назад

      Isaaqow aynu u midowno daallimiintan from G36

    • @TamrenKings
      @TamrenKings 4 часа назад +1

      Meel kasta oo ay joogaan DAAROOD sidaa ayaa Isaaq uun ay u necebyihiin from G36

  • @Maxamed-cabdirisaaq
    @Maxamed-cabdirisaaq 8 часов назад +1

    War miyaanad ilaahay ka baqayn Oo qabri Ku Sugayn?
    War dadka beenta iyo munaafaqadda ka daa!
    Ilaahay hakaa saaro xiqdiga iyo cuqdada kugu jirta.

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv 8 часов назад +1

    Waar kula yaabi maayo inaad buunbuuniso waxaan jirin. waayo nin daarooda ayaad tahay.
    😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 4 часа назад +1

    Waa been warkaasi

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 11 часов назад +2

    Dhulbahante hooyada waas

  • @Sirad47
    @Sirad47 8 часов назад +1

    Waryaa ! Warkaa ba'ay.daallimyahayow dadka isku dirarayaa . War shaydaan baat tahay.
    Aamus shaydaan.

  • @Muzcapoffishiyal
    @Muzcapoffishiyal 9 часов назад +1

    Waar ilahay kabaq oobeenta kadaa umada ciilqabayow

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 9 часов назад

    Waa hush nacasyahaow muuse bihi abdi hildiid iyo abdirahman abdillaahi iro waa 2nin oo wada dhashey dalkana wada leh ka dardarmey sharafta dalka bulshada somland iney halkaa ka sii wadan quruxda nabadgrlyada dalka dhexdooda cidi ma deeqa o si sharafle ayey u dhacdey doorashadii xaasidiin usgag

  • @AminaBoon
    @AminaBoon 11 часов назад +2

    Bèenaleh waxaba kama dhacaan hargeeysa

  • @RamxaHuh
    @RamxaHuh 5 часов назад +1

    Beenaal ilaahay cùdùr hakgu ride beenaale ùraaye afka
    Lagu qabay

  • @janagalemumin1197
    @janagalemumin1197 5 часов назад +1

    Beenta aad sheegto iyo ta aad duubto sida tan oo kale waa waxa bulshada somalida halkaa dhigay

  • @abdifatahabdirahman6635
    @abdifatahabdirahman6635 7 часов назад +1

    Beelaale

  • @faaraxallayl9241
    @faaraxallayl9241 9 часов назад +1

    Xasid nima ka buuxda ee danahaga raco ader anagu qori danbe iskala hor iman mayne walay katahay

  • @aliomer4512
    @aliomer4512 11 часов назад +1

    Xaasid munaafaq ah alle jecelidaa reer somaliland oo is dila isna baabiye laakin ma dhacayso la dhimo xaasidnimada iyo cuqdada

  • @qaaliLadan-v9s
    @qaaliLadan-v9s 9 часов назад +1

    Waryaa waxaa muuse caayaya lascda waa kab iyo laxda ninkan beenaalaha ahi kasoojeedo waryaa qabrigaaga xasuuso wuu soo dhwyahee beenaale

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 11 часов назад +2

    Waxba kama jiran wlhi beenale xaar wada
    Anagaa joogna hargeysa
    Muuse ilmdera

  • @nathra7351
    @nathra7351 4 часа назад +1

    Mbc somalia ayuu neceb yhy. Isaaq waa isku wada mid. Marabno somalia. Mbc isagoo yar buu quraanka bartay schools badan buu galay jamacad buu kasoo baxay. Waa geesi qaran. Mvc. Uffffff. Ina dhilo. Hawiye uraaye. Naagta. Isaaqa waxba kaama galin somalia iyo so4 baaynu kala nahay waxba kaama galin.

  • @asiamohamoud6288
    @asiamohamoud6288 11 часов назад +2

    Benalayahaw jooje benta segagaryahaw banaalaha ahe somali waliged ayey islaynaysaye

  • @MarwoDheyman25
    @MarwoDheyman25 12 часов назад +2

    😂😂😂beeni rad maleh you tel something lie you must stop you arn't older man 😂😂😂😂😂

  • @ridwandahir8411
    @ridwandahir8411 11 часов назад

    Dad badan ayaa uhaysta weriye ninkan . Waa RUclipsr masaariifta kala soo baxa . Bal wuxuu dhurayo day.

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali 12 часов назад +1

    Aar ilaahay ka cabso xaashi

  • @HodanMaxamed-n2y
    @HodanMaxamed-n2y 6 часов назад

    Awalba waxey ahayen jabhad walan😂

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 11 часов назад +1

    Anu marku ninikani somaliland ka hadlayo dhagna waan ka maqlaa dhagna waan kasii daaya waayo maaha qof dhex ah oo waayo wuxu kasoo jeeda degaanada colaaduhu ka socdeen ilaa 2023kii sidaa darteed degaanadiisa ayuu u hadlaa waanu ku saxan yahay oo de dhex ka noqon maayo dhulkiisa,laakin warkoo saxan waakan anaa hargeysa jooga waxa dhib ah oo haba yaraate ka taagan ma jiraan,inanta uu sheegayo ee abwaanada ah dee waxay tidhi anu ma aqoonsani somaliland dee hadaba waayehee na dhaaf oo ka bax dalka ceebna maaha,laakin ninkaasi wuxu maanta shubay wax ka jiraa ma jiraan talow lacagta uu qaatay muuse isaga ayaa cadayntiisa aakhiro la weydiin.

  • @edirisgeljire1756
    @edirisgeljire1756 10 часов назад

    Jeclida sidaad rabto inay noqoto sorry😂😂😂

  • @CabdiSalan-z5x
    @CabdiSalan-z5x 12 часов назад +1

    Saw Qof Matihid Qadadweynqadaadweyn Loo Waydey😅

  • @mohnur341
    @mohnur341 12 часов назад +1

    Hash nin cuqdadi dishay oo buka sida naagaha hogta

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 7 часов назад +1

    Beenleh ayaadthy huuhaaleh munafaq wxba jiraan waxad sheegyso mw Muse bixi Cabdi xildiid waxasi sharaftisa ma ah hada waa shacab dalkisa sharaf Iyo karaamo kudhecnol.yhy difaac dalka Somaliland huwaney wxad sheegaysan warkii cbb iyo alshabtada ahaa

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 11 часов назад +1

    Warya dhulbahante cilqabe cilqabedhalay

  • @abdulbasidhussein6803
    @abdulbasidhussein6803 10 часов назад

    Beeenaaale 😂😂

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 11 часов назад

    Ayax tag eelna reeb- Muuse iyo HSM waa isku mid

  • @dalmarmahamed3839
    @dalmarmahamed3839 10 часов назад

    Dhulbahante hanugu walanin hargeysa xabadi kama dhaceysee.😂😂😂

  • @Maxamed-z4d3t
    @Maxamed-z4d3t 11 часов назад

    Subxaanallah waa mala awaalkaagadaciifka ah ee dhinaca karan.

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 часа назад +1

    Muse ha ku waalan waa geesi dagaal da ka dhacay geeska Africa horayso iyo dan baysoba waxa waday waa somalia marka aad leedahy cashuurtii somalia ayuu wax ku barty inaydan caqli lahyn ayay muujinaysa dalkii Somaliand ee la idiin keenay mee maalkiisi iyo cashuurtii si waa na liqdeen oo baa bi iseen hadana waxa yagii oo idiin ku maqan dad iyo duuyoba ayaad waxaad leedayhy cashuurtii somalia ayuu wax ku barty muse caqligiinu waa nooca aan wax garad la ahyn.

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 часа назад +1

      Ku soco cadowga inaga waabi legend waa mooryaan ciil qabto ahe wuxu ku leeyahay hubkii ugu badnaa diyaarsaday hargaysa warkaasi maa isaga yaalba hargaysa joognaaye muu nooga xog iyo sirdoon badan yahay waa may,ciil qabe iska hadlay dheh.

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 11 часов назад

    Walee muuse laga baqey.
    Muuse maanta waa shicib,
    Madaxweyne cusub ayaa wadanka heystee wax ha maamulo umada,

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 12 часов назад +1

    warya iLayn qofkani waqofwalan dadku cadi uhaysten

  • @ahmedosman1713
    @ahmedosman1713 11 часов назад

    Muuse waa nin waalan haduu xukunka ka tagayna ma hambadii buu daba socdaa.

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof7090 12 часов назад +1

    Warkaa aad sheegaysaa baa beentaa ee malaha waxaad moodaa in naceybaka Somaliland uu kugu soo baxayo.

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 12 часов назад

    Muuse waa nin liita asagoo 80 jirah ayuu qabyaalad kuwaashey

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 12 часов назад +2

      Haku gafin madaxweynaha ma ogide ninkan waalan baad dhagysanysaa ee wuxu doono ku hadlaya.

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 10 часов назад

    Adigu ma waxaad Mediyaha u furtay in aad beenta kaligeed aad dad qaar beelaha Soomaaliyeed qaar kood ka soo gudbiso waa warkii Saciid Dani kuu soo dhiibay.

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 11 часов назад

    Maxaa ka wadaa saraakiishii ugu cawaantisanaa 😂😂😂😂😂😂

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 10 часов назад

    Waxba kama jiraan waxad shubayso sidaad jeclaan lahayd baad war nooga dhigaysaaa

  • @KhadarMaxamed-t1l
    @KhadarMaxamed-t1l 10 часов назад

    Dhulbahantoow dantaad kahadal

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 11 часов назад

    Muuse dariishadaad ka baxday
    Fidnadaadi waxaa la rajaynayey in laga raasto ,wali ma ma na gees cararaysa. Ka dhexbax dadka ciro baa xukuma wadanka.illahay ka cabso 80 jir khatumo seeg hanoqon oo tii hore mid haku
    Darin.

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 11 часов назад +2

      Adu maa kanaa kuu ah role model aad wax walba ka dhagaysato hadaba warkaa u sheegay wax ka jiraa haba yaraate ma jiraan.

  • @sahramuxumad-g4m
    @sahramuxumad-g4m 9 часов назад

    Cida wax hubay sa ma aha ciro ee waa muuse biixi aqli xumaa isaaq ilaa wali waxay ka amar qaadana yaan muuse oo baa bi iyay

  • @Ahmed-q5d2n
    @Ahmed-q5d2n 10 часов назад

    Waran warooy waxa laguydhi futa case somaliland .madaxda uun ba isbadal xeerku waa isku mid waad riyoonaysa yaa miskiin waad gaajoonays.😂😂😂😂😂

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 5 часов назад +1

    Doofaar ma daahiro doofaar ayaad thy hashiyow reeer Somaliland soo habaar

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 11 часов назад +1

    Xarwene

  • @Ahmed-faarax-saalax
    @Ahmed-faarax-saalax 8 часов назад

    Haha arintaasi waa caddaan

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 11 часов назад

    Walee qori in uu xal ahayn muse waa of yahay

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu 6 часов назад

    Yusra harti ana wasi jiray waligay wanan wasi ila qiyamaha

  • @JamalAli-k4l
    @JamalAli-k4l 10 часов назад +1

    Hooyada faqashta ahad was munaaaf munaaaf dhalay adeer Waa laga horyeeya somali SNM xoraysay idoo jabahad ah imknkana jabahadaas aay idin wasayaa 😅😅😅

  • @Reema11235
    @Reema11235 10 часов назад

    Ala maxaad ciil qabta waligaa adigoo wanaag ka sheegaya ma arag somaliland cidna waxba ku yeelimayside beenta uun naga jooji munaafaqyahow👌

  • @IdleAbdullahi-d3o
    @IdleAbdullahi-d3o 11 часов назад

    Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto bal eega waxa uu dadka ka dhaadhicinaya

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 11 часов назад

    Asc waar iska kaga hadha muuse huwaney

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 11 часов назад

    Hadaba wa in reer burco isaga haraan muuse

  • @faysaltacab5975
    @faysaltacab5975 11 часов назад

    AAKHIRAA KAFADA SHAKA LAGUU SAARAYAA WARKAA EE ISKA HUBS0

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 10 часов назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 10 часов назад

    Hooyadaa u sheeg beenta aad wado qurjiilow

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 4 часа назад +1

    Beenaale beenaale beenaale

  • @AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uo
    @AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uo 11 часов назад +2

    Dadka af somaliga ku hadla waxaan usheegayaa in ninkan xaashi layidhaahdo uu yahay qabyaaladii oo qof ah
    Ka feejignaada
    Hana ii arkina inaan si kale u hadlayo
    Waa dhab walaahi

    • @ahmedosman1713
      @ahmedosman1713 11 часов назад

      Yaa Af soomaali ku hadla oo soomaali ahayn, qabyaalad, dalkala qaybin iyo cuqdadba waa adinkee hana waramin annaga.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 9 часов назад

      Hashi Run buu sheegay Muse juudan Cirro Ayuu usoo Fariistay Caloosha Hargesa ee Mudane Cirro Deg Deg Ha Ula Heshiiyo SSD Somali State iyo SSC Khatumo State Kadibna Gacanta Haku Dhigo Muse Juudan iyo Askarta uu Gebilay iyo Berbera uu Geystay Hantidii ay Leheed Umadda Somaliyed Halaga Qaado Dambiyadii uu ka Galeyna Maxkamad Hala Saaro oo haloo Gudbiyo Xasuuqyadii uu ka Geystay Gobolka Awdal iyo Sool

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n 9 часов назад +1

      Been ayaad ku dharaneysaa Ninkan waa weriye weyn

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 11 часов назад

    Laygkta kailaliya

  • @SiciidHosen
    @SiciidHosen 11 часов назад

    Canshuur wax lagu barey beebadanaa ninkqan weriye waa reerbaadiye iska hadla
    Dowlad cashuur wax kubarto majorin wax barasho free lacag la aan baa wa loo direy raadhiya

  • @cabdiqadirmaxamuud-j4p
    @cabdiqadirmaxamuud-j4p 12 часов назад

    soomaliand maanta waxay maraysa inay xilibaanadeeda qayb ka mid ah ay dhahan haddii ciidama qabiilada ee abaabulan laga dhigi waayo hubka anaguna waxan samaysan doonaa jabhad lakiin waxa jirta in aan wali lamaga caabi laamaha amniga ee maamulka soomaliand

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 12 часов назад +1

    Dhamaan Shaqaalaha hargeisa ka Sheeqaya 91% sacad muuse Weeye, Dekedi Berbera Yaga Haysta ,,, Nuux Taani iyo mouse biixi Ciidan Gadhaya 12kun Ayay Ku Haystan Arabsiyo iyo Gabilay,,, Soomaliland Waxay Noqotay Inyar oo Beesha Sacad muuse Hargeisa ku Biishato,, Cabdiraxmaan Cirro kadib Maamul Gobaleed Ayaan Sameeysan Doona Hadanahany Garxajis

    • @KhalifaCali
      @KhalifaCali 12 часов назад +2

      Nacas cadawga ujaasa

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 12 часов назад +2

      Adu magacan foosha xun ee meesha kuugu qoran iska badal doqonow oo caadifada waalida ah jooji.

  • @iidaxmaad-bh5lq
    @iidaxmaad-bh5lq 10 часов назад

    Wadku farxilahad haday wuxuun kadhacaan somalilaan munaafaq munaafaq. Dhalay

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 11 часов назад +1

    Somaliland guuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤