Sxb 1 million si Aan dhaqso u gaarno Safar yaro dalxiis ah gal kol aad qeybaha kala yurub tagto Aad ban ujeclaan laha inad gaarto 1 million insha allah Soon🎉🎉👍👍
Reer muqdisho dad xun iyo dad wanagsan wey joogan somaliland sidoo kale Somalia waxan isku hayna waa siyasad lkn waa dhiigayaga Ethiopian lama simi karo meelna lama dhigi karno somalinimada dhabtaa halka loogu yimadana waa somaliland
2:47 "nin aannu saaxibbo ahayn oo i qabay" bal wakaase dhinac u qaada. waxani waa been ee hasoo qaadan. sheeko la malo awaalay weeye, sida iyada iyo kuwo kale oo badan. tooxow miidhan weeye.
Qurux ku dhiigle talefon waa qalad in ninkeda daba marto telkiisa 10 sano nala qaba mana radsano lkn wax dhib ah nah kuma qabo waxay nagahan u bar ayan nag kale aniga waxan suga ila
Waa furaa waa fiirihaa telkisa hadaan naag Ku arkana wajigaa UGA daqraa se idin iri qofki dacwo ka qabo warkaas aniga hada wadan kala joga hadaan somalia imado wad Dhan ma Rabo xoogba uma helo
Sx fikirkada waa qaldan yahay,sababtoo ah adiga iyo xaskada waxba kala maad lihidin. Aniga iyo xaskeyga waxaan isqabnsa 28 sano waxna noma kala sarno, lakin kuwa hada waa loo yabaa.oo meesha marka hore aN javel jirin oo waa ku arkey waa ku cashaqey ahayeen.
Walhy ilaa markii u I guursady ila hada 3 years waaye wan aqanaa passedka sidii waxan u haystaa in aan leeyahy passed muxuu yahy nolsha dhan ayaan isku darsaneee
War somalilaan iyo somaliya isku mid maha yaa ka cudad badan koofur somalilaan waa dacad maha dad munafaqiin sida reer xamarka ilahay haydin ka saaro nacaybka Aad u qabatan somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ✊✊✊✊✊✊
Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw 😢😢
Scw scw
Scw scw scw ❤
Scw ❤❤
Scw❤
Salalaahu cayhi wasalam
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤
Ana kuwada salino nabiga maxamed scw ❤❤
Scw scw scW
Scw scw scw ❤
Scw❤
الهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
😂🌹🌹
Kusaliya nabiga scw
team jeck one like
Maashaa Allah Habo Annigu Waan Ku Taageeraa. Go Head.👏
Muqdisho wax kaa ficn malaha ❤😊 umadaa cuqdadeysaan meel kama garaan , walikinaa baa itoobiyaa u carara , wxad kaa heshin xa nola imaninaa
Kkkk nin walpah meezhiza u wanaagzan Kuma qaldan taaz 😂
Maya szb shacabka na mahan dawladana mahan Ee waa qaarka maan gaab ka ah unba sidaas ah hadana nahay SOMALILAND Somaliga waan jecelnahay Ethiopia Uf baan lenahay
Waaaa tuntiii 😭 iaaamin wllo 😫😩
Walidka Afka qaday niin Abiiyi dafiray adtay sxb Somalilland way dad jiiray
Zxp qali waxan jooga burco waxanhay wiil ku nool somaliand dawlada iyo maamulka ayaa kugu qasabya inaad tageerto etoobiua lkn dhalinta somaliyeed wanu jecalnay muqdish iyo waxii somaliya fifa somaliya
Mohamed bashiir horay u soco maalin walbo wax soo dhig one million coming soon inshalah
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
Aan ku wehliyo😂
@@Zoyaazumanma iga hubtaa hadalkaas xaliimo 😢😂😂
Hhhh waan kaaa qaadnay
Of course faarax 😅
adaaba sariir kuseexda joodari xun ba dhulka nooyaala single nimo na wa no dheertahy kwrn alx na waa taaganahy
Sxb 1 million si Aan dhaqso u gaarno Safar yaro dalxiis ah gal kol aad qeybaha kala yurub tagto Aad ban ujeclaan laha inad gaarto 1 million insha allah Soon🎉🎉👍👍
Subaxnalah ilahey hasohanuuniyo koley wadan dhan camayo kuwan waa kuwa qalabiga kajiran
Kusali nabiga s.c.w ❤❤
Dulinimo ka weyn ma jirto qof asoo Soomaali ah Itoopiyaan aan jeclahay oo soomaali aan necbanahay meel isla soo taagaya,.Allaayahdeek.
Allah is one 😢❤☝️
Subxaanalah itoobiya kaniisado beey noo dhiseeysa iyo kalaabyo
Qururx ku dhiigle sxb magaceyga ha u gefin xasan qaniis ma noqdo 😂😂😂😂😂
gabadha waxa kudhacay wan kaxumahay furiin mafiicno ee awalba wax meesha umayaalin maskiinta❤❤❤❤❤
Abaayo 2024 nin loma ooya cadiisadhii
Inee runtahy xitaaa yaa og iidhehdaa iska badan
Muqdisho illaahaa doortay cidla ka wareer kuma mashquusho aslanba.😂😂😂
Waar kanyar qaadka ayaa ku badh go,ay ee dadku sidaas maaha😅😅😅
Waa maamulka meesha ka jira 😭😭😭😭
Nin aan saaxibo nahay oo iqabey kulaha 😂😂😂
Ana taasa la yaabay 😂😂 Sxbo isqaba
Hada waxa socoto in ninka ku qabo aad tiraahdo saaxiibkey, muqdisho ka socotaa
Asc qurx kudhigle walalkey qaliya wan ku tagera walhi ❤gulyso walal m. Wil caqli iyo xikmad usaxiba from muqdisha cadey 🇸🇴🇸🇴
Allah maxaa cawaan kunool gobolka soomalilan subaxanallh
macbuudkoow na amaanso,liwaadka naga daa kheyr Allaha ku siiyo
Istaqfurullah qurux ku dhigle waxba noma kala qarsato prevent maba kala lihin familykayga😅
Reer muqdisho dad xun iyo dad wanagsan wey joogan somaliland sidoo kale Somalia waxan isku hayna waa siyasad lkn waa dhiigayaga Ethiopian lama simi karo meelna lama dhigi karno somalinimada dhabtaa halka loogu yimadana waa somaliland
2:47 "nin aannu saaxibbo ahayn oo i qabay" bal wakaase dhinac u qaada. waxani waa been ee hasoo qaadan. sheeko la malo awaalay weeye, sida iyada iyo kuwo kale oo badan. tooxow miidhan weeye.
Gopi waye gawar cadan ah ayy kasoo gobiyysy
Ku saliya kan ugu qeerka badan koonka nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama salalaahu calayhi wasalama ❤
jac wlhi qof qalbi nadiif ayathy xafidaka laah wll igu qalisan
Maamulka somaliland iyo dowlad Somalia 🇸🇴 miyaa is ku mid ah 💯
Bro 😎 why you wearing jacket inside ?😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣
Qurux ku dhiigle talefon waa qalad in ninkeda daba marto telkiisa 10 sano nala qaba mana radsano lkn wax dhib ah nah kuma qabo waxay nagahan u bar ayan nag kale aniga waxan suga ila
Waa furaa waa fiirihaa telkisa hadaan naag Ku arkana wajigaa UGA daqraa se idin iri qofki dacwo ka qabo warkaas aniga hada wadan kala joga hadaan somalia imado wad Dhan ma Rabo xoogba uma helo
Sx fikirkada waa qaldan yahay,sababtoo ah adiga iyo xaskada waxba kala maad lihidin. Aniga iyo xaskeyga waxaan isqabnsa 28 sano waxna noma kala sarno, lakin kuwa hada waa loo yabaa.oo meesha marka hore aN javel jirin oo waa ku arkey waa ku cashaqey ahayeen.
Waa maamulka iyo tarbiyadabwaalidka oo wada socda
Intaa aad sheegtay ba muqdisho waa laga helaa lkn bedelkeeda wxy naga heleysa marka qaranka la aqoonsado oo laba dawladood oo walaala noqono❤
There's no secret between couple wax secret ah ma jiri karo dhexdeena ileyn waan is qabnaaye
حسبنا الله ونعم الوكيل ilaaheyow adigaan ku isheeganay
Sxb waan isla isticmaalna❤alle ha ee daayo sxb❤😅
Viva Somaliland 🔴⚪️🟢
MaY wa kaLigi jacK ❤
Joog joog jeey dadka reer somaliland muqdisho cagta hoosteda lagu galiyaa intaan ka arkay qof muqdisho ka yimi oo somaliland deldesha lama arag
6:06 hhhh wiilku uu mirqaansanyey yaan lanoo qaban😂😂
😂😂😂 ilahaw ha igu dabajinin kulaaa😂😂😂
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
Scw ❤scw❤ scw ❤ scw scw ❤scw scw scw
Sxb reaction ka sharma boy aawe sxb jawaaab wcn😢
The only legend in the world 🌎 💙 🙏
Maya maya maahan in labada isqabo wax kalaqarsadaan
WAlhi naaga uqabey 😂😂😂😂
REER WAQOOYE WAA IN LABARAA SOMALINIMADA WAXEEY TAHAY HADII KALE LAGA SARA
Cali bitar 😂😂😂😂qanis ah waye😂😂😂😂
Waa xumaatii u kukoray
Legend wankuwata sxp❤❤
bro I loved your jacked 🎉😂
😂😂😂😂😂😂 alxamdulillaah rufiyaanimo free
Q dhiigle rabi haku xafido
😂😂😂😂😂😂 shaki faaido mlhn
Aniga taleefoon keeyga hadaa lama qanto hadoow dhacaayo ❤
Waan kugu raacsanaha Qurux ku dhiigle ❤❤❤
Siri, why are you divorced? My sister?❤❤❤😂
Ani ahaan haaa ileen mobel wax kaweyn anba wadagnaa nolol dhan an wadaagoonaa mexee tahay gasworks iyo mobel xun lisku qabsahaayo 😮😮
Wadawlada somaliland wana shacabka
Keep it up Mr Qurux ❤❤❤...
Team jack one like
❤
ɴɪʏᴏ ᴡᴀx ʏᴀᴀʙᴀʜᴀ ǫᴀᴀʀ ʟᴀᴄᴀɢ ʜᴀᴋᴜ ʀᴀᴀᴅɪɴɪɴᴀ sᴀʙᴀʙᴛᴏᴏ ᴀʜ ᴡᴀᴀ ᴅᴀɴʙɪ ʙᴀᴅᴀʜᴀᴀs ʜᴀ ɪs ɢᴀʟɪɴɪɴᴀ. ʏᴏᴜ ᴛᴜʙᴇʀᴀᴅᴀ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴇᴅ❤
Waa kusalaamay sxb
Legend of the legend❤🎉
Waa tarbiyada waalidka umalaynaa
Best refree in the world😂
Zxb inan kulasoxiriro ayan ubahanahy fadlan reply isogal zhb
Kugu fikir aan ahay quruxkudhigle❤❤
Sxb gawartaan way yarthy anaa kasayo viws waye
Olny team qurux kudhiigle
Somalilaan people I have uqda always
Makula qab hadaanba iyada helo niiclan qadanaa ❤️
Nin aa sxb ehenn oo iqabay marka aydhahday kowdiba wan ogaday inay waxan been thy hada adiga waxan run mad moda nefo adiga aqrinaya comments kan
Aniga ninkayga waxba makalakihin Hadi lasowaco oaanqaban wayo waxa igu dhaha qapo waligiba basswodhkisa igama qarin ❤
nin aan qimahaga aqonin markad gursato wax walpa filo
Awal uu rabay inuu furo ilkadheerdheerta😂😂😂
Iyagaa sidaa u qalpixun waa wixii dadkii hore naga dhaadhiciyeen.
Walaahi waa qalad in phone la baara ceeeb waxaas ninkeyga Walaahi waan aqaanna password kiisa lkn waxay ila tahay inaan baaro kasooni xumi waxaas
gebedhan waa caan raadiz lkn wey dhacdaa😂😂
war Jackgoow videos Ka noosoo badi daily one video noosoo gali plz😊
Waa nagu dhamatee ___ nio naga qaleey ___ kliya waxan isku balaminaa dadka isku baahan
Wa ma mulka dawlada aya u sab ah 😢
Manta lkn wa ka tagte maxa jira the family in payer bumbum in the house lkn bedelka ana ku dhehe
Jack Dawson keep going
Walhy ilaa markii u I guursady ila hada 3 years waaye wan aqanaa passedka sidii waxan u haystaa in aan leeyahy passed muxuu yahy nolsha dhan ayaan isku darsaneee
Legend weeyi maxaa ugeeyay iyada
Waan u furayaa maxaa ku jaban
War somalilaan iyo somaliya isku mid maha yaa ka cudad badan koofur somalilaan waa dacad maha dad munafaqiin sida reer xamarka ilahay haydin ka saaro nacaybka Aad u qabatan somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ✊✊✊✊✊✊
cuqdada adiga kuhaysa😊
@@Gamar-e1nilhow cuqdada noo siyaadi 😂🤲🏼😭
Doni pe najma nashaad😢😢riakdhan
Guulayiso wall qali
Anaa uhoreyi🎉
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍✅️