KIIS ADAG HOOYO INKIRTAY WIILKEEDA MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 225

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 месяца назад +11

    islaanta xeeyn maxa ka qaldan oo aay abuurta ilahay wax uga sheegaysa inkaso aay isku eegyin miskin wa inaan ixtiraam badan masha alaah iyado sida uu caayaysa iyu kalmad ku odhan waxan so xasuustay mid isna lagu so koriyay soos oo laha daarood ban ahay aad uu aqlaaq xuma oo xita dadki so gacan qabtay caayayay walhi waa kaaf iyo kala dheeri war tani haday xita hooyo kuu Taha kuma qalanto😢😢

    • @Askasom
      @Askasom 3 месяца назад +3

      Balwada wayay

  • @AbdirahmaanSheikhabdi
    @AbdirahmaanSheikhabdi 13 дней назад

    Mohamed cali biyoole waa adeerkiis waana dhintay

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 3 месяца назад +6

    Wiilka waa ka madowyahay. Lakiin woo u egyahay.
    "Shaki, yaqiin aa ka roon." DNA, DNA.

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 3 месяца назад +3

    WE need justice she must DNA without questioning

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 3 месяца назад

    Wallahi wa dhib emotion la ixtirama ma jirto either the mom ama hooyada … willko wallahi wa dhibaatesan yahay wa iska qoslaaa💔💔💔💔💔

  • @CabdifataaxOnline
    @CabdifataaxOnline 3 месяца назад +10

    H😊😊😊😊😊😊

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 3 месяца назад +15

    Indhaha iyo gafuurka wey iskaga egyihiin Allaase eg

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 месяца назад +1

    Maxkamada waa dad waalan meeqo qof hoyadan lahadalata 🥷🏿🥷🏿👁️👁️

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 месяца назад +7

    Asc wiilkan maamo faranko wuu u eg yahay walaahi

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 месяца назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @Unknownnnn-1
    @Unknownnnn-1 3 месяца назад +6

    Mamaa franko wey dhaashaay weeyna caadaahay maadaamo aan qiimeeyay hadaalada iyo muqaalka aay iskaaga eeg yihin ee waxee kaa saamri laa’daahay cunug aaysaan dhaalin ee guursaatay… wa in arintaas case laagu fuuura sos wa bilaahi toowfiq

  • @AsiyaNoor-qd7jt
    @AsiyaNoor-qd7jt 3 месяца назад +1

    Maxkamadi ayaa waalatay ee
    Its sad when a child looks for the parent and he heara all this plz yarka caawiya DNAhalaga qaado mamada i feel for this young man ,haday gabadh ahaan laheyd mar hore iska ooyi laheed,teeda kale wey isku eeg yihin wiilka hooyodisa haloo raadiyo 😢

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 3 месяца назад

    Wiilka aad iyo aad ayuu ugu eg yahay mama franka

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo1655 3 месяца назад +4

    fowsi iyo mama faranka wey isu egyihin

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 3 месяца назад +2

    Aduunka habartii ugu sheydaansaneyd ayan maqlay sub xaana laah

  • @zeinabali7829
    @zeinabali7829 3 месяца назад +4

    Asc mama da iyo wiilku way isku egyihiin

  • @MulkiCadaawe
    @MulkiCadaawe 3 месяца назад +4

    Fowsiyoow Congratulation 🎊

  • @Careless-b2b
    @Careless-b2b 3 месяца назад

    She knows everything

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 3 месяца назад

    Kk

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 месяца назад

    FARANKO ABUURISTA ALLAAH HA U GAFIN WIILKANA HA CAAYIN FOOLXUMO MA QABO DHIIG MAR HADII KALE SOS ILMIHII LA GEEYEY WALIDKOOD KA MASUUL AH OO KORSAN WAAYEY SILICI KU GOREN FARANKO ADA DHALAY

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo1655 3 месяца назад +2

    wu u egyahay mama faranko 😂😊

  • @NewUberEatsDeliveryGuy
    @NewUberEatsDeliveryGuy 3 месяца назад

    Subxaanalah

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4ye 3 месяца назад +3

    Oo hadayba dhahday hooyadaa ma ahi mum iska daayo wixiisu ma khasabaa

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 3 месяца назад +6

    Wiilka way is egyihiin maxa qaldan

  • @farhiyamohamed-jh1gh
    @farhiyamohamed-jh1gh 3 месяца назад

    Foosi Waa fariid ALLAA Macag

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 месяца назад +1

    Sooy waaba walantahay ceediid dahir ayeey ku sasabataa dahir War jeclaa nagtaas iyo xan acuuthu billah

    • @maxamedcalixasan9233
      @maxamedcalixasan9233 3 месяца назад

      Soy soy waa homless nolosha ka dhacday iyagoo qurbe jgta hadana afar iyo labaatanka saacadood halkaa fadhitaa uf uf

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 3 месяца назад

    Maman Macan

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 месяца назад

    War habargidir gardarana hoyadan meeqo qof ayaa la hadlaya dahir kaligaa in aad la hadashid ayey eheyd hoyadaan intaas qof maxey ula hadkayan subznlh

  • @FatumaFatah
    @FatumaFatah 3 месяца назад +5

    Mamada weyaba u ekatahay wiilka

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 месяца назад

    Ilmahaaga hadaad dafirtid aakhiro ayuu war kuu yaalaa

  • @axmedmuuse7876
    @axmedmuuse7876 3 месяца назад +1

    Waa i egyahay 100%

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 3 месяца назад

    Daahiroow cabdi cali abaha iyo fowsi dhiiga uga qaad aabaha haduu noqdo farangana ka qaada

  • @farhiyaukun3735
    @farhiyaukun3735 3 месяца назад +2

    Wlhi aad buu u keyahay

  • @AbdirahmaanSheikhabdi
    @AbdirahmaanSheikhabdi 13 дней назад

    Wiilka waxaa dhalay cabdi cali biyoole

  • @fooscali5130
    @fooscali5130 3 месяца назад +1

    Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah

  • @Ayan-mf9yx
    @Ayan-mf9yx 3 месяца назад

    Beesha cayr wiikiina qaata maamadana iska dhaafa wiilka iyo aabihiis hala mideeyo somali oo dhan ilmahooda way qaateene aabaha anaa dhalay waana wiilkayga hadha ho raganimadu waa saas.

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 3 месяца назад

    THIS is COUNTRY of Justice must only All ABUSIVE is ENOUGH he needs DNA ONLY DTOP MOTHERLESS GOVERNMENT PROTECTION ON HIM IF THE DNA NOT HER

  • @HalimoHamud
    @HalimoHamud 3 месяца назад +3

    Wiilka iyo mamada aadbay Isugu egyihin

  • @r_m2031
    @r_m2031 3 месяца назад +1

    Mama franka waa u egyahay dhiig hala qaado

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 месяца назад +3

    wiilkan keligiis ha iska qado DNS ka dib hadii la helo qof frank wax u tahay wax u tahay waa loogaa qadaya iyado iyadaba loo bahan hadii la waayo kolay waxa la helaaya dadka ugu xiga ee ku jira somalida iska qaday DNA sidas haala smeyo

  • @Osob_5
    @Osob_5 3 месяца назад +2

    Wallaahay Qosol Weynaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 3 месяца назад

    Maamada hadhibin hadii ladhalay waalahilmaamay ee horay ha usucdo

  • @MulkiCadaawe
    @MulkiCadaawe 3 месяца назад +2

    Cunugaan waa Dulmade والله labadii dhashey

    • @Nima.Mahmoud
      @Nima.Mahmoud 3 месяца назад

      Yes 💔💔💔💔💔

  • @najma8198
    @najma8198 3 месяца назад +2

    Waxan dahir ween iyo beelhiiraan ka soo shaqiye waar allle ka baqa afja qiyan ha hadalin qof u eeg soi qabtin amma waa been waxan ninkan waxa laku yiri ita qaado saa dhee dahir beelehiuran iyo queen ka soo shaqiye waxan waa ceebis mama rabana ila ceebiyo waa darood nacibi dahiir darood wuxu u necebiya gbadhis soo xumiyin xarsha u haya dahir wuu ado raga darood dumarka adin queen soy soy waa gacan yar daahir waxan waa laka soo shaqiye

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 3 месяца назад +1

      Maxaa meesha kaeenay qabiil iyo darood wiil maskiina baa lacaawinayaa

  • @AhmedMaxed-l3s
    @AhmedMaxed-l3s 3 месяца назад

    Mamada waa is kiis wa
    1:09:09 aleysaa maahee iyada ayaa dhashay ilmo ayna dhalina wey u doodeysaa❤

  • @YAASMINHALAC
    @YAASMINHALAC 3 месяца назад

    War habartu alle makabaqeyso wiilka inta le eg o eysan korsan in ey inkirto Maha Wana iska cadatay in ey dhashay wayo mexey idiidey in dhiga Laga qado

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z 3 месяца назад +1

    Maamada hawaalina iskadaaya

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 3 месяца назад +1

    Waa Laba Jareer Laakiin Wiilasha Misna Waa Cadyahey Midna Waa Madowyahey

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 3 месяца назад

    Maya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢is

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 3 месяца назад

    Haa hada ayey ugu dhawd.hy sheekda

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +1

    JARAIDKA ASTARALIA HALO SHEGO

  • @aminguled1138
    @aminguled1138 3 месяца назад

    He looks exactly like her and he's telling ture.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 месяца назад

    Wiilkan ay sawirkiisa ku waalatay fowsi ayaa ka qurux badan

  • @Zurich527
    @Zurich527 3 месяца назад +1

    Maamada wiilka wey dhashay si gooniya haloola macaamilo

  • @abdiazizmohamud8309
    @abdiazizmohamud8309 3 месяца назад

    Daahir bahasha Poll haday u baahantahay maxaad dadka u daalinaysaa maxaa marka hore pollka u tuuri waysay.
    Meesha maxkamad ma ahan marba hadii sheeko caruurtii oohin iyo qosol u codeeya war waxaas maxkamad ma noqoto war labadoo qof oo wax fahmayo keena oo sharuucda garta ama shareecada iyo maxkamadaha sida ay u shaqeeyaan yaqaan haday doonaan sacadba ha noqdaane.

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 3 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 месяца назад

    Sooy sooy War jeclaa acuuthu billah car ha aamusto🥷🏿🥷🏿

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 3 месяца назад +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkax...Maamo Waad Dhashey Family problem Ayaa Jira...Haddii Aabuhu,Ogolyahey Maxaa Dna Looga Baahanyahey.?

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 месяца назад

    Hirta kan ajar ajar ku jiro saan iskaga dhex arkey War naga aamus walan meeshan ajar ayadan ka qadeyne

  • @saynab7503
    @saynab7503 3 месяца назад

    war dhulkama aadan soo foocin ee habar unbaa ku dhashay marhadii aad aabo leedahay ayadaa aqiro lawaydiina ee iska dhaaf

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z 3 месяца назад +1

    Kkkkkk

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 3 месяца назад

    Haday dhalen nimankaas hg may watasn wiilkopda daahir

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 3 месяца назад +1

    Dhiig jileec kuma jiro ninkaan sidaa darteed mama faranko waa free to go home

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 3 месяца назад

    Only DNA

  • @huda9105
    @huda9105 3 месяца назад

    Aa ayadaab dhashay wuu u egyahay waa inkireesa

  • @Marshallh12636
    @Marshallh12636 3 месяца назад +1

    kìkudhahay wankudhalay sishekadu udhamato isaga halagaqado halaisaga qado abihishegtey halasowaco halogaqado meshasey kadhowdahay isaga cadeynaye hadeyba isyeshan nagtukadhalay asashegayo

  • @AhmedMaxed-l3s
    @AhmedMaxed-l3s 3 месяца назад

    Mamada waa is kiis waaleysaa maahee iyada ayaa dhashay ilmo ayna dhalina wey u doodeysaa

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 3 месяца назад

    Reer xamar belayo badana ACUDUBIALLAH 🤭🤭🤔

  • @LuulLuulmohamed
    @LuulLuulmohamed 3 месяца назад +2

    Labadaas gafuur waa isku egyihiin ilaahey baahooyo badan

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 3 месяца назад +1

    Sanka iyo gafurka wey iskaga egyihin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад

    WA SHAQEYNE HALO SHEGO AMBASHATORKA AUSTARALIA O KENYA JOGA

  • @soumayaabdourahman4822
    @soumayaabdourahman4822 3 месяца назад

    Wuu eegyahay islaanta

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 3 месяца назад

    bismihali raxin bisinka???

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 месяца назад

    Halqof hala hadlo maxkamda hoyada maxaa ugu shamuumteen

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад

    WA MASAWIRKEEDA FOWSI

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 месяца назад

    Hadey ku dhashy xitaa kheyr maleh habartaan, aabbo ku sheeguna horuu kuu inkirey... Iloow dadkaan oo danahaaga raaco wiilow.

  • @deeqaabdullahi5230
    @deeqaabdullahi5230 3 месяца назад

    yaaallah yaaraxman yaaraxiim farago wayaheedi ay ayareyd wax ay sameyay Aya manta ku soobaxay aduunkan kama dhacin khof an ku dhalin wa idhalay maba dhicin subxanallah ayada amar ba ku dhacay khadartana khof layaabeysana maleh lakin waxa dhan waxan lagu oga karaa dhiianeyd bisinka walayabay farakgay Malin an leys inkireyn ba imaaneysa ee hada waxan inta yar ad noshahay dadkan lagu kalabaxo faragay khofkad inkirto masonokhonaya

  • @soumayaabdourahman4822
    @soumayaabdourahman4822 3 месяца назад +1

    Sheeko walaan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 месяца назад

    Sawirka ay wadato wa color, sawirka kale wa black & white

  • @xamdacali606
    @xamdacali606 3 месяца назад

    Wiil aye korisay wax bartay manta kas aye u bahantahay kan waxba ma tarayo sas aye u dide kan subxanallah cunug ayajanabi ka ah see yele

  • @salma.abdule
    @salma.abdule 3 месяца назад

    Walahi wayab dheh

  • @farhiyaukun3735
    @farhiyaukun3735 3 месяца назад

    😮😮😮😮😮😮

  • @aminahassan8806
    @aminahassan8806 3 месяца назад

    Waxaad tihin dad diviifa oo kugobtay Hal gabar lacking Haddad kajogi weydan wadka shalayi doontan

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 3 месяца назад +1

    Wuu ka madow yahay mooyee wuu u egyahay

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 3 месяца назад

    Qasab ma aha hooyo aabahaa muhiim ah haduu ehelkiisana heley joojiya warka badan

  • @soumayaabdourahman4822
    @soumayaabdourahman4822 3 месяца назад

    Walahi bilahi tolahi wuu eegyahay

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 3 месяца назад

    Waa warey waa hooyadii oon rasmi ah

  • @soumayaabdourahman4822
    @soumayaabdourahman4822 3 месяца назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +1

    MEXEY U DIIDE D.N.A WEXEY OGTAHEY

  • @ummocasho8328
    @ummocasho8328 3 месяца назад +1

    Waaisku eghiin hooye

  • @NewUberEatsDeliveryGuy
    @NewUberEatsDeliveryGuy 3 месяца назад

    Kees iska Waal ayay ku jirtaa wacal haduu yahay ayada lee dhashay wuu Ka meadow yahay laakin wuu ubegyahay

  • @IdmanAbdirashid-f4d
    @IdmanAbdirashid-f4d 3 месяца назад

    Wiilka soos ka qadatey ha so celiso kedana ha qadato

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +1

    HABARTAAN WEXEY LA CAYTAME WEXEY QARINE

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 3 месяца назад +1

    Adkaatay

  • @soumayaabdourahman4822
    @soumayaabdourahman4822 3 месяца назад

    DNA ONLY

  • @AbdirashiidAdan-u7x
    @AbdirashiidAdan-u7x 3 месяца назад +1

    Makabiil baadwaxkudifaacdaa

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 месяца назад +2

    Faranko hadey run sheegeyso mey xanaaqdeen DNA ha marto hdey guuleysatana xaal marin hala siiyo... Khalaas😂

  • @Shukri-x1v
    @Shukri-x1v 3 месяца назад

    Waa sax diianee

  • @MahlanxaajiMahlanxaaji
    @MahlanxaajiMahlanxaaji 3 месяца назад +2

    ilaahow xaqiiqda ada og ar maxa leysku washay bisinka

  • @sser4622
    @sser4622 3 месяца назад

    Soo dhawoow waa wiil somaliyed halasoo dhaweeyo