Ciidamadii Faderalka ee la go' doomiyay oo isu soo dhiibay kuwa Jubaland iyo xaalada oo Cakiran.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 41

  • @abdirahmanabdi6938
    @abdirahmanabdi6938 21 минуту назад

    Walaahi waa iga qosliseen jabra aad ayaan uga helay viva Jubbaland and Ahmed mohamed islaam

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 4 часа назад +2

    guul ciidanka jubbalaand guul iyo gomanimo

  • @AbshirMohamudmahamed-g7u
    @AbshirMohamudmahamed-g7u 4 часа назад +3

    Guul ciidamda maso jeestaysha ah e jublnd qabridahr ban idinka so salamaya

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Час назад

    Masha allah guul ciidanka Jubaland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 2 часа назад +2

    Marka hore xasan halasooxiro wayo isagaa khaainul wadanka weyn ah

  • @Hogolborama
    @Hogolborama Час назад

    Guul guul guul ciidama soomaaliya been ayay ka waramayaan labadani nahaab waa ugaadeen kii aqliga xumaa

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 2 часа назад

    Guuuuuul Ahmad Ma Dooobe guuuuuul Ahmad Ma Doobe

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t 3 часа назад +2

    Guul io gobanimo ilmadeerayal waxaan idinka sosalamaya buhoodle

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 часа назад

    Cunuga fanah laleyahey aa mogdisho kayimadey matagey mise raska ayuu jogaa

  • @Mahamed-rg2rk
    @Mahamed-rg2rk 3 часа назад

    Saas waaye iisoo dira sawirada

    • @GeeleJire-m7w
      @GeeleJire-m7w 2 часа назад

      Halkee laga keenaya sawirada... 400 ciida u dambeeyey kenya ayey u galeen waana iska soo celisay... beri team kiyambooni ayaa lagu darayaa, xamar baana la gaynayaa..

  • @abdilahiaden5401
    @abdilahiaden5401 3 часа назад

    xasan dawlad hakushegin hogamiye koxeed ayu iskumagacabay

  • @mohamedroble4989
    @mohamedroble4989 3 часа назад

    Labadan dhiiga qaaday wacalo

  • @MarwanogMarwaan
    @MarwanogMarwaan 4 часа назад

    Avocado meel uu kabaxo bahashu markay hawada marayso aad looma garto meel ay usocoto kulahaa😂

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah 3 часа назад

    Beentisa Ethiopia ayaan iskaga raaxasen jiray, Lakiin Qarankii Somali ayuu Qabiil ka doortay.

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 2 часа назад

    ❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Час назад

    Sarkalka iyo askartisa lakeney raskanboni oo hada joga koley xaqiiqada wuu fahmi karaa iskadaa diyarad shacab ah in gurmad ukeen tee xitaa mid militari uma imankarto oo horey ban uga taxderney moriyameen iyo cadow keleba
    Qiyaliga mogdisho mayalo Jubbaland nidaam dowlad nimo ayaa loga dhaqmaa taasna iyaga ayaa balmarey anagu xabad ban uheynaa lkn iyaga ayaa hasto halka wado uharey koley wey yaqanan aa hamaraan

  • @dibinleebmedia
    @dibinleebmedia 3 часа назад

    AAD AYAN IDIINKU XIDHANAHAY MUDO DHEER, AVACADO VERY CAADIFI AYUU U FAALEEYEY 2DA MUJRIM E AXMED IYO XASSAN,AT LEAST SIDA GALAD 2 NIJAAS O IS DILAYA IN AD KU TILMAANTO, FIKIRKAAGA SOMALINIMO AAD AYU U TOGAN YHY EE CAADIFADA KA FOGOW ADOO MHDSAN!

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 часа назад

    Jaamacada lafoole waxay hoos taktaa oo ay katirsantahay degmada afgooye ee gobolka shabeelada hoose xitaa ceelasha biyaha ayaa katirsan gobolka shabeelle oo siinka dheer iyo ceelasha biyahay meel udhaxeysa oo layidhaahdo isbaadhada shabeelle ayaa kala badha gobolka banaadir iyo gobolka shabeelaha hoose mahadsanidiin

  • @dibinleebmedia
    @dibinleebmedia 3 часа назад

    AXMED DORASHADIISA IN LAGU FARAGELIYO WA QALAD DASTUURI AH BALSE DHAQANKAN QAAWAN WAXAD KU WAAYEYSAAN FOLLOWERS EE FADLAN ILAALIYA ANSHAXA SAXAAFADA IYO SARAYNTA SOMALINIMO E AANU IDIINKU NOQONAY FOLLOWERS,❤

    • @5daaroodbrothers
      @5daaroodbrothers 2 часа назад +1

      FALLOWER UNOQO ADEERKAAGA XASSAN ÇULUSOOW DAAROODKA IYAGAA ISKAGA FILAN FOLLOWERS KA.

    • @dibinleebmedia
      @dibinleebmedia Час назад

      @ somali in an ahay ayaa igu filan, qabiil qaaran ayanu isku leenahay lakin siyasad qabiil oo xeer noo ahi ma jirto, hadii adigu ku jirto shurko qabiil o siyasad ehel la ah Alle ha kuu barakeeyo, mhdsanid

  • @mohamedroble4989
    @mohamedroble4989 3 часа назад

    Waxa balan ahmed amxar in laso qabto

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 4 часа назад

    War beenta iyo bootada ummada ka daaya hadaad mooryaan madoobe rabtaan order Ak47 qaata fully yehey warka beentaa faafineysa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Час назад

    Ninka taliye fanah layiraahdo aa raska Tik tok ga iskaga sodubey hadii uu isdhibo iyo hadii dagaal lagu qabtoba maxkamaden tisa aniga hala igu sharfo codsigas waa from kabtan mudhu to niniile iga garsii

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 4 часа назад +1

    Waryada taageeran kuu ahay lknwaa idin nacay hadii aadan soomaali ahayn ee aad qabiil tihiin 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

    • @dibinleebmedia
      @dibinleebmedia 3 часа назад

      Waan kula qabaa in ay taladii ka halawday wiilasha especially AVACADO, Caadifadu way dhaawacdaa saxaafada, Anigu xassan qabiil ahaan meel ayaanu ka soo wada jednaa lakin xassan iyo Axmed agtayda waxay ka yihiin mujrimiin ku tagri falaya Masiirkii ubadka Somaliyeed,

    • @osmanali1590
      @osmanali1590 2 часа назад +1

      Xasan guurguurte qabiilka ha daayo

    • @dibinleebmedia
      @dibinleebmedia 2 часа назад

      @@osmanali1590 dhinac kasta somali qabiileyste ayaa ku dan gaadha Dan yarta lakin in garashadu kuwaa sxb la noqoto ayey taladaydu tahay adoo mhdsan!

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 2 часа назад

      Ninankaan qabiil iyo wax qaranka Somaliyed lid ku ah maaney sheegin ee talo xumada iyo yaabka Xasan iyo Xamse ayey ka waramayaan.Bal ka warama wiilasha Raaskambooni diyaaradihii qaadka lagu keeney ee la yidhi Axmed Madoobe soo xidha?

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 3 часа назад

    Jacketka 😂

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 3 часа назад

    Kan waa beenloow warkiisana waa war qabyaalad

  • @hogaankachannal682
    @hogaankachannal682 3 часа назад

    Kkkkkkkk ogaden somali ma ahan ❤kuwan qabiil hhhhh

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh 4 часа назад

    Been taa isgaada waxaad shuubaysoo wariyanimadadii macuunayaroo maantaad sisatay iyo qaabyalaad sowdigii onlf iyo xoraan somaliyeed nasheganayay

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 Час назад

    Xasan culusow waa dambiile dagaal

  • @Hogolborama
    @Hogolborama Час назад

    Akhas waar awalba been ayaad ka warami jirteen been iyo qabiil lkn cida wax idka dhagaysta ayaa qaldan beenaale

  • @a.i.abdirizak5612
    @a.i.abdirizak5612 4 часа назад

    avovocada beenaalaa tahay

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 3 часа назад

    Qabyaalad ayaad iska waraysateen

  • @XaajixasanCabdullahi
    @XaajixasanCabdullahi 3 часа назад

    Been badanaa