War niman yohow qalbi waa ruuxda balse wadne waa xubin jirka ka mida ah ma maqashay qofkas waa qof imaan eh marka ma wadnaa imaan yeelanaya ama hadii la dhaho qalbi ga madoobaday marka wadne maa madoobaanaya❤️❤️❤️❤️
Wadno iyo qalbi wa isku mid qalbi wa af carabi wadnana wa somali luqad ahaan ayay ku kala duwanyihiin xubinta wa isku mid 🙏🏽 soomaalida aya qalbiga aad u isticmaasho oo erayga somaliga “wadno” an isticmalin kaliya
Ilama aha inuu sharaxaad kle usii baahan yahay QALBIGU ee Ana wxn aamin sanahy sidaa uu wllkeenazi sheegay Qalbiguna maaha wax la arki karo lana taaban karo ee wax illahy inagu dhex abuuray quluuba heenana lagu kala garto 🙏🙏
•waDnaHa Wa XuBin ka kuwa iLaHy dadka iLaHy u sameyey •QaLbiNa wa Dareeen iLahy dadka u sameyey wa ani fikir radayda inTa igu Raacsan...☝️😍 QaLbiGa wa jira Lkin ma aha wax la arko🥺❤️
Wadno is among the organs of the body of which a human being or even all living things can't work without it,while (qalbi) is just an emotion that sometimes is taken as an organ but in real sense it is not.
Wadna:waa xubin ku taalo qeybta sare ee feeraha bani aadamka, Qalbi:asal ahaan waa erey af carabi ah oo lamicna ah (wadno) marka loo fiiriyo afkeena hooyo. Markii loo fiiriyo annaga kasoomaali ahaan ereyga qalbi waxaan u isticmaalnaa dareen ee afka carabiga ka ah إحساس. Waa fikradeyda
Wadnaha waa xubin ka mid ah jirka Qalbigana waxa uu ku dhax jiraa gunta hoose ee wadnaha taso la macno ah dreeen ku jira gunta hoose ee wadnaha tu saale ahaan Erayga (Qalbiga) wuxuu soo arooray 16 jeer, oo macneheedu yahay caqli iyo garasho. Aayadan ayaa kaga filan fahnka qalbi iyo wadno أفلم يسيروا في الأرض فتكون لهم قلوب يعقلون بها أو آذان يسمعون بها فإنها لا تعمى الأبصار ولكن تعمى القلوب التي في الصدور Aayaddan keliya, Qur’aanka kariimka ahi wuxuu ku caddeeyay meel jidheed oo caan ah عندما قال: (القلوب التي في الصدور)
Qalbi waa af carabi oo waa wadno Sidaa darteed dadku waxay u idhahan qalbiga ijabay waa afsomaliga oo aan ku soo baxayn wadnaha ijabay ileen qalbigaa ijabay ayaa lala qabsaday ayaad ayuu alle ku yidhi subxanahu watacaala [كلا بل ران علي قلوبهم ما كانو بكسبون]
عن النعمان بن بشير رضي الله عنهما قال: سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول: الا وإن في الجسد مضغة إذا صلحت صلح الجسد كله، وإذا فسدت فسد الجسد كله، ألا وهي القلب))؛ متفق عليه[1]. Rasuulka scw wuxuu dhahay waxaa jirta xubin jirka biniaadaka ku dhex jirta hadey hagaagto jirkoo dhan baa hagaagaya Haday fasahaadana jirkoo dhan baa fasahaday waana qalbiga Marka qalbigu waa xubin wax la dareemo maaha القلب waa kalimad carabi ah micno ahaana waa wadnaha
Wadnaha waa xubin gooni ah oo jirka xukunta la antisuna ayba wax sura galeny ولكن بمعني القلب فهو شعور مخفي الدي مبنى الاحصاص كبير ، عاطفي وأيضاً مودة ورحمة Balse nasiib daro haduu jabo qofkas nolosha waxay ku noqonee sida ruux rajo beelay 😔😔😔😔😔
Qalbi iyo Wadne, Carabi iyo Soomaali uunbay kala yihiin laakiin waa isku mid. Waana xubinta naaska bidix hoostiisa ku taala. Waxa ayna qaabilsantahay in qofku ku noolaado iyo sidoo kale in shucuurta qofka ay la shaqeyso.
Wll Arimahena hadii aan isku dayo jawaabta, aniga ahaan isku mid ayay ii yihiin micnahega waa same meaning but different words. Wadnaha waa kan Alle SWT nagu beeray, Qalbigana waa dareen ama fariin ka imaanaysa xaga wadnaha. Marka ladhahaayo qalbigayga ayaan kugu qoray waxa ay lamicno tahay Su'aasha aad dhahaysay, wadno ladawenayo waan aragnay balse ma aanan arkin Qalbi ladawenayo, sababto ah qalbiga ma ahan wax public ah ama qof kasta daawayn kara, kaliya waxaa daawayn kara waa hal qof, qofkaaso adiga qalbigaaga siisay ama aad jeceshahay ❤️ Thank you brother, Best wishes, Abdishakur Ali.
Arimaheena gaalada marka ee Wadnaha sawiraan magaca ee ku qoraan waa Heart afsomalina waa Wadno Af carabina waa Qalbi Xitaa Dictionary ku qor Somali To Carabi dheh kadib Wadno ku qor Af cafabi ahaan ereyga uu kuu keeno fiiri
qalbigu wa xubin illahay jirka ku aburay nabigu wuxu yiri jirka waxa ku jirta cad yer oo hadu hagago jirku jirkuna hagagayo hadu halabana jirku halabayo qalbigu wa meesha alle inagana dalacdo lama arko laakin culimadu waxan u badan yihin inu wadnaha meshu jirka kaga yaalo uu ku yaalo
Wadno wa midka naska bidix hostisa ku jiro ee dhiiga ukala gudbiyo xididada hadi ad gcantada saartana wa daremeysa dhawaqisa qalbine wa wadno af carabi shaqana kuma lihin anaga eray jceyl ku qeeno moye waxba isma dhaman wa sidaas🥰❤👍
Subxana Allah wadno iyo qalbi iskumid ma’ahan qalbiga is located in our nervous system madaxa kudihiis and Heart is located middle of our chest and same shaqo xita maqabtan… it’s totally different ( mind and brain🧠 is same)
Waad qaldantay qalbi iyo wadne waa isku mid waana carabi iyo somali quraankana waa ku jirtaa ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه jawf waa laabta markaa wlal ha degdegina wax badha
Wadnaha waa xubin jirkeena kamida Qalbina waa isla macnihii oo carabi ah lkn qalbi turjumaatiisa dhabtaa waa “””Dareen”” like love ookale adigu bal wakaase love taabo ama arag that is abstract Noun
Qalbiga waxaa alle ugu targalay inuu qofka waxaa una ku daremo wadnahana waaa waxaa allah oo qofka alle ku abuuray taaso shaqadeyso eey taahay inuu dhiga kala haago
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad 💞❤️❤️ﷺ🕋
SCW
Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'"..........
sida saxda waxaa ugu jawabay armaan hagio
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋
Scw
#dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah.
Fadlan dhaqankeenna jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
Mahadsanid wall 🙏.
صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadii aad ujeedo qoraalkeyga waxaan kuu rajeynayaa Cimri dheer iyo cibaado 🙏❤
SCW
Tnx zxp
Amiin dhamaanten
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم
SCW
Scw scw
Scw scw scw scw
Waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend
صلى الله عليه وسلم
Qalbi iyo wadno waaisku hal macno lkn kala luqad waaye ookaliya😚😚☺️
Kᴀʟᴀᴀ ʟᴜǫᴀᴅ ᴍᴀʜᴇ ᴋᴀʟᴀ ʟᴀʜᴊᴀᴅ ᴅʜᴇᴇ ᴡᴀʟʟ😁
Sax
Hadalka armaan baa ila saxan
Wadno waa xubin kamid ah jirka
Qalbina waa dareen baan is leeyahay 👍
Qalbi iyo wadno :
Qalbiga:waa dareeen kaaso kudhexjira wadnaha .❤
Wadno: waa xubin muhim ah kaaso jirkeena jirka siiyo dhiiga oodhan 🫀
My opinion🤭
Run waaye
Exactly wadne waa xubin kamida xubnaha lagama maarmaanka ka'ah jidhka balse qalbiga dadku siday uqaateen maaha waxaynu wada ognahay inuu inagu jiro xidid weeleeya dareenka so xididkaas magic ay ubixiyaan intay waayeen away dhaheen qalbi waa saan jeclahay my allH blessed you bro 💯
War niman yohow qalbi waa ruuxda balse wadne waa xubin jirka ka mida ah ma maqashay qofkas waa qof imaan eh marka ma wadnaa imaan yeelanaya ama hadii la dhaho qalbi ga madoobaday marka wadne maa madoobaanaya❤️❤️❤️❤️
The best person andthe most knowledgeable and the most shy allah ceated is our prophet Muhammad 💕💕💋
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤
SCW
Qalbi ❤️ waa eray carabi ah michihisa waa wadne
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰💟💟 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣💟
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wadno iyo qalbi wa isku mid qalbi wa af carabi wadnana wa somali luqad ahaan ayay ku kala duwanyihiin xubinta wa isku mid 🙏🏽 soomaalida aya qalbiga aad u isticmaasho oo erayga somaliga “wadno” an isticmalin kaliya
The Best Person Ever The Most Knowledge Able And The Most Shine All Created Prophet Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam 💕❤️💕
Arimaheena slow motion kaaga music gii hore lee nuurinaayo kaas ayaa #1 ah
*Jawaabta ?! **#jawaab** dhamaystiran*
Qalbiga iyo wadnaha waa isku mid ,,,qalbigu waxa uu ku yaalaa laabta qaybteeda bidix ,waxa uu u dhexeeyaa feedha 3 ilaa feedha 5 waxaa cadayn u ah aayada quraanka ah ee ah (ولكن تعمى
القلوب التى فى الصدور
سورة الحج اية 46
Qalbiguna waa halka ilaahay eegayo ,ee camalkaagu ka ansaxayo , waayo iimaanku waa in carabka laga dhawaaqo shahaadataynka ,iyo in qalbiga laga aamino oo laga rumeeyo ,iyo in xubnaha lagaga dhaqmo oo laga sameeyo acmaashii sida salaada
Xadiis
(Jidka waxa ku jirta xubin ,hadii ay hagaagto jidhku wuu wada hagaagayaa,haday xumaatana jidh wuu wada xumaanayaa waana qalbiga)
Waan rajaynayaa inaad ka faa,iiday zhb
Wll wali af carabi ayaa ka hadlaysaa ee qalbi waxa lagu dhaho somali noo sheeg qalbi waa carabi hadii somali laga dhigana waaa wadne
Qalbigu waa luuqad carabi aH oo micnaheedu tahay wadnaha ✅
Luuqadeena somaliga ayaa aad u liidato oo ereyada qaar carabi kaso qaadato
Ilama aha inuu sharaxaad kle usii baahan yahay QALBIGU ee Ana wxn aamin sanahy sidaa uu wllkeenazi sheegay
Qalbiguna maaha wax la arki karo lana taaban karo ee wax illahy inagu dhex abuuray quluuba heenana lagu kala garto 🙏🙏
Jawaabtu waxa weeye qalbi waa afcarabi wadne na waa afsoomaali
MashaAllh
Niyada weeye meesha aad sheegaysa zxp qalbi iyo niyad miyaa isku mid ah markaa
The best person ever the Most Knowledge able and the most shine all created prophet Mohammed♥️🕋Scw ♥️🕋
•waDnaHa Wa XuBin ka kuwa iLaHy dadka iLaHy u sameyey
•QaLbiNa wa Dareeen iLahy dadka u sameyey
wa ani fikir radayda inTa igu Raacsan...☝️😍
QaLbiGa wa jira Lkin ma aha wax la arko🥺❤️
The best person and the most knowledgeable and the most shine all created is our prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam 🧡❤️✅💙
أَبِي عَبْدِ اللَّهِ النُّعْمَانِ بْنِ بَشِيرٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا، قَالَ: سَمِعْت رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه و سلم يَقُولُ:
"إنَّ الْحَلَالَ بَيِّنٌ، وَإِنَّ الْحَرَامَ بَيِّنٌ، وَبَيْنَهُمَا أُمُورٌ مُشْتَبِهَاتٌ لَا يَعْلَمُهُنَّ كَثِيرٌ مِنْ النَّاسِ، فَمَنْ اتَّقَى الشُّبُهَاتِ فَقْد اسْتَبْرَأَ لِدِينِهِ وَعِرْضِهِ، وَمَنْ وَقَعَ فِي الشُّبُهَاتِ وَقَعَ فِي الْحَرَامِ، كَالرَّاعِي يَرْعَى حَوْلَ الْحِمَى يُوشِكُ أَنْ يَرْتَعَ فِيهِ، أَلَا وَإِنَّ لِكُلِّ مَلِكٍ حِمًى، أَلَا وَإِنَّ حِمَى اللَّهِ مَحَارِمُهُ، أَلَا وَإِنَّ فِي الْجَسَدِ مُضْغَةً إذَا صَلَحَتْ صَلَحَ الْجَسَدُ كُلُّهُ، وَإذَا فَسَدَتْ فَسَدَ الْجَسَدُ كُلُّهُ، أَلَا وَهِيَ الْقَلْبُ".
[رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ] ، [وَمُسْلِمٌ] .
Arimaheena qalbiga iga wadnaha waa isku mid wll waxaana cadeenayo hadiska nabiga scw
heart English. ❤️ wadno Somali ❤️ . قلب Arabic
Kuli waa seem luqada ayeey ku kala duwan yihiin.. love you team arimahena 💞
War wadno iyo qalbi waa isku mid
Wadno= waa afsoomali
Qalbi = waa carabi
Heart waa english
Farqiga waa intaas
Qalbi iyo wadne waa isku Mid sida cumar iyo arimaheena isku mid uyihiin👍
Arimeheena yaa usooo doceeyay tinta Qatar ayuu ka dhigtay m.a ❤️❤️💚💚
Qalbi iyo wadno waa hal xubin taso qabata laba shaqo oo kle ah pumping blood iyo emotomional
SOMALI ARABIC ENGLISH
WADNO قلب HEART
QALIINKA WADNAHA
عملية القلب
Qalbi iyo wadno waa isku mid
Waa Arabic iyo somali
THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD
Bro Iku caawi subs oky
Qalbi io wadno isku mid waaye luuqada ku kla duwan yhn qalbi af carabi waaye wadno neh afsomaali waaye mrka dadka badanaa qalbi isticmaalaan oo qalbiga i jabay dhahaan lkn wadnaha i jabay ma dhahaan oo jumlad qurxan ma ahn mrka qalbiga jumlada lee lgu qurxistaa lkn waa isku mid qalbi io wadno👊🌹❣️❤️
Qalbi kuu bogiyo
Caqli kaa qancaan
U gar qaadayaa🤩
Hankii baa iga jaboo
Markaan heebtaada iyo
Koleey hadalkaaga waayey 😭
Qalbi waa af carabi wxaana lagu wadaa wadno mar labadooda waa seem 🥰
the best person ever most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad scw scw scw ❤
#dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah.
Fadlan dhaqankeenna jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
Mahadsanid wall 🙏.
Wadno is among the organs of the body of which a human being or even all living things can't work without it,while (qalbi) is just an emotion that sometimes is taken as an organ but in real sense it is not.
No wadno=qalbi wax kla duwan mjiraan
❤
Qalbi macniciisu waa wadna af somalia ah
Qalpi dheh ama wadna dheh waa isku mid asigaana sameeya dareenka nafsiyadeed maxa yelay waa xubinta hayey halaabdo jirka intiisa kalena udhamaatay sababtuna waa inu qofka dhiiga jirkiisa aysan gaarayn sidaasi darteed wuu udhiman wadnaha hadu wax gaaro (Qalpi carabi-wadna af somali)
Shid arimehena xaa ula joogi waaye 😢❤🥰💘
1000,0000 million insha Allah❤ 😘
Suruur iku caawi subs oky
@@Juujuule1 dhac subscriber 👊🤍🌱
@@لاإلهإلاالله-ق9ه3ع thanks for motivate me 🥰🥰
Wadna:waa xubin ku taalo qeybta sare ee feeraha bani aadamka,
Qalbi:asal ahaan waa erey af carabi ah oo lamicna ah (wadno) marka loo fiiriyo afkeena hooyo.
Markii loo fiiriyo annaga kasoomaali ahaan ereyga qalbi waxaan u isticmaalnaa dareen ee afka carabiga ka ah إحساس.
Waa fikradeyda
Wadnaha waa xubin ka mid ah jirka
Qalbigana waxa uu ku dhax jiraa gunta hoose ee wadnaha taso la macno ah dreeen ku jira gunta hoose ee wadnaha tu saale ahaan Erayga (Qalbiga) wuxuu soo arooray 16 jeer, oo macneheedu yahay caqli iyo garasho. Aayadan ayaa kaga filan fahnka qalbi iyo wadno أفلم يسيروا في الأرض فتكون لهم قلوب يعقلون بها أو آذان يسمعون بها فإنها لا تعمى الأبصار ولكن تعمى القلوب التي في الصدور
Aayaddan keliya, Qur’aanka kariimka ahi wuxuu ku caddeeyay meel jidheed oo caan ah
عندما قال: (القلوب التي في الصدور)
ARIMAHEENA horta maad xanuusaneysaa QALPIGU waa IMAANKA IYO HUNGURIGA
Qalbi waa af carabi oo waa wadno
Sidaa darteed dadku waxay u idhahan qalbiga ijabay waa afsomaliga oo aan ku soo baxayn wadnaha ijabay ileen qalbigaa ijabay ayaa lala qabsaday ayaad ayuu alle ku yidhi subxanahu watacaala [كلا بل ران علي قلوبهم ما كانو بكسبون]
عن النعمان بن بشير رضي الله عنهما قال: سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول: الا وإن في الجسد مضغة إذا صلحت صلح الجسد كله، وإذا فسدت فسد الجسد كله، ألا وهي القلب))؛ متفق عليه[1].
Rasuulka scw wuxuu dhahay waxaa jirta xubin jirka biniaadaka ku dhex jirta hadey hagaagto jirkoo dhan baa hagaagaya Haday fasahaadana jirkoo dhan baa fasahaday waana qalbiga Marka qalbigu waa xubin wax la dareemo maaha
القلب
waa kalimad carabi ah micno ahaana waa wadnaha
Wadnaha waa xubin gooni ah oo jirka xukunta la antisuna ayba wax sura galeny
ولكن بمعني القلب فهو شعور مخفي الدي مبنى الاحصاص كبير ، عاطفي وأيضاً مودة ورحمة
Balse nasiib daro haduu jabo qofkas nolosha waxay ku noqonee sida ruux rajo beelay 😔😔😔😔😔
Qalbi iyo Wadne, Carabi iyo Soomaali uunbay kala yihiin laakiin waa isku mid.
Waana xubinta naaska bidix hoostiisa ku taala. Waxa ayna qaabilsantahay in qofku ku noolaado iyo sidoo kale in shucuurta qofka ay la shaqeyso.
Qalbi iyo wadne isku mid weye legend waayo qofka marku kuyidhado wa la iqalbi jabiyay xagu is qabta zhp qalbi waa carabi wadne waa somali kaliya luqada ayay ku kala duwan yihin
القلب هو شعور الشخص المرتبط به ويأتي وقت الحب ، إذا كنت تحبني فقلها بشكل صحيح.
ههههههه وإلابتحبك ...ياتي وقت الحب فقط عجيب والله ،
Editing, vlog, reaction 3_aad arimaheena udaa
Omg asxaabtii oo is wato ahaaa intan maleysiya ka imanaayo saan u wada jooga yaah riyaa niigu imaanaaa kkkkkkk waan nii salaamy wllaheyga waan idin wataa keep goin mr 1millyan aaway hee igu salaan i.aone love
FADLAN ISOO RAAC WLL
Su,aasha wee fududahay Qalbi iyo Wadno waa isku mid af carabi iyo af Somali ayee kala yihiin Englishne Heart waaye
Qalbi iyo wadno waa isku mid pro al khalbu waa carabi wadno wa somali ✊🏻✊🏻✊🏻
Wll Arimahena hadii aan isku dayo jawaabta, aniga ahaan isku mid ayay ii yihiin micnahega waa same meaning but different words. Wadnaha waa kan Alle SWT nagu beeray, Qalbigana waa dareen ama fariin ka imaanaysa xaga wadnaha. Marka ladhahaayo qalbigayga ayaan kugu qoray waxa ay lamicno tahay Su'aasha aad dhahaysay, wadno ladawenayo waan aragnay balse ma aanan arkin Qalbi ladawenayo, sababto ah qalbiga ma ahan wax public ah ama qof kasta daawayn kara, kaliya waxaa daawayn kara waa hal qof, qofkaaso adiga qalbigaaga siisay ama aad jeceshahay ❤️
Thank you brother,
Best wishes,
Abdishakur Ali.
Qalbi iyo waadne waa iskumid wlo
Qalbi waa kalmad af carabiyaa
Wadne waa kalmad af soomaaliyaa
Iyadoo taasi jirto ayaa dadku isticmaleen kalmada ah qalbi asal ahaan teedu waa kalmad carabiyaa
Af keena baa isku jir ah qaybna waa carabi sadi, qalbigaa
Qaybna waa english
Sabbta keentay in lakala saari waayo qalbi, iyo wadne waxaa kamidaa in ay dhexdaana aad ugu madatay isticmaalkeedu kalmad qalbi
Hadaad ubaahan tahy in aan kuu sii wadixiyo iisoo sheeg😃🍁
Wadno iyo Qalpi waa isku mid Arimaheena cos Wadnaha waa wadnaha wada naqaanay oo xupin jirka ka mid ah qalpina waa asoo Af-Carabi ah lee marka soomaalida afkooda ayaa iska partay erayga qalbi💯💯🙏🙏
Wadnaha, xabadka, shafka, haamada, laabta, kashka,
Intaas oo dhan waa isku mid
Heart
قلبي
غل
✓ Wadne waa xubin ka mid ah jidhka bani'aadamka sida far, lug, dhex iyo il
✓ Wadnena waa Dareen ka mid ah Shanta dareeen ee Aadamaha oo lagu Lixeeyo Sida Farxad, Jacayl, Murugo iyo ciil
Qalbiga waa cad yar oo hilib ah bro Arimaheyna
Arimaheena gaalada marka ee Wadnaha sawiraan magaca ee ku qoraan waa Heart afsomalina waa Wadno Af carabina waa Qalbi Xitaa Dictionary ku qor Somali To Carabi dheh kadib Wadno ku qor Af cafabi ahaan ereyga uu kuu keeno fiiri
Qalbi iyo wadne waa isku mid qalbi waa carabi halka wadne uu ka yahay somali balse waa isku mid waxay ku kala duwan yihin luqada
Arimaheena dad wareersan tihiin wadno iyo qalbi waa 1 erayga qalbi waa af carabi
Qalbi waa kilmad carabi ah
Wadno waa kilmad somali ah
Lkn soomali hdaa nhy markaa adeeg saneeno kilmada Qalbi wxaa u adeeg sanaa as amotion wx dareen cml ah , wadnana tacriif umabaahna waa naqaanaa
Qalbi iyo wadno waa isku mid
Kaliya waxay kula duwan yihiin dhawaaaqa
Qalbi waa af carabi Wadnana waa afsomali
Arimaheena msllh Edit aad iyo baad u taqaanaa 🥰✌
Qalbi iyo wadno waa isku mid qalbi waa af carabi wadnana waa afsomali
Qalbiga wuxuu kuyaalaa laabta Waa meesha uu qofku wax kadareemo sida Wal walka farxada
qalbigu wa xubin illahay jirka ku aburay nabigu wuxu yiri jirka waxa ku jirta cad yer oo hadu hagago jirku jirkuna hagagayo hadu halabana jirku halabayo qalbigu wa meesha alle inagana dalacdo lama arko laakin culimadu waxan u badan yihin inu wadnaha meshu jirka kaga yaalo uu ku yaalo
Qalbigu waa iray carabiya wadne waa iray soomaalia waana xubinta jirka kutaala oo ku taala qaaybta bidix
Waana xubinta jirka oo dhan gaarsiisa dhiiiga
Wadno wa midka naska bidix hostisa ku jiro ee dhiiga ukala gudbiyo xididada hadi ad gcantada saartana wa daremeysa dhawaqisa qalbine wa wadno af carabi shaqana kuma lihin anaga eray jceyl ku qeeno moye waxba isma dhaman wa sidaas🥰❤👍
Waar hala fahmo wadno waa af soomaali halka qalbi uu yahay carabi markaa waa isku mid kaliya soomaalida aya laba ka dhigtay✅️
Wall arimaheeno qalbi iyo wadno wax faraqo udaxeeya majiro qalbi was afcarabi wadnana wa afsoomali ee somalida iskaluqad badan
Subxana Allah wadno iyo qalbi iskumid ma’ahan qalbiga is located in our nervous system madaxa kudihiis and Heart is located middle of our chest and same shaqo xita maqabtan… it’s totally different ( mind and brain🧠 is same)
Kaas waa maskax ee qalbi lama dhoho ziz
Waad qaldantay qalbi iyo wadne waa isku mid waana carabi iyo somali quraankana waa ku jirtaa ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه jawf waa laabta markaa wlal ha degdegina wax badha
Wadne iyo qalbi same le waye be
#dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah.
Fadlan dhaqankeenna jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
Mahadsanid wall 🙏.
Nervous system Bio 😂😂
Qalbi iyo wadne waa isku mid waa somali iyo carabi
Qalbi iyo wadno waa same
Lkn qalbi luqad carabi waaye
Lkn wadno waa afsomali
Qalbiga iyo waddno waa isku mida pro , qalbi waa carbi waxa lagu dhaho waddano
Qalbi wa xidididh isku xaririyo maskaxda iyo wadnaxa .... is a sensitive part if the body
@Arimaheena qalbi af-carabi waye , wadne waa af-somali waye marka waa isku mid arimaheena. Cœur af-faransis waye marka waa ninba uxu uu yaqano "❤" 🇩🇯🙌👏
إذَا صَلَحَتْ صَلَحَ الْجَسَدُ كُلُّهُ، وَإذَا فَسَدَتْ فَسَدَ الْجَسَدُ كُلُّهُ، أَلَا وَهِيَ الْقَلْبُ".
[رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ] ، [وَمُسْلِمٌ] .
Arimahena hadis kan buu nabiga kuu sheege
Qalbi iyo wadne wa isku mid
Qalbi wa carabi
Wadne wa somali saas u fahma
Qalbi iyo wadno waa isku mid.
Carabi waa qalbi.
Soomaalina waa wadno.
Qalbi+wadno =Hal macno.
Markaaa culimo ha ina wareerinina xilligay waaalidkiin wax idin bari lahaayeen idinkaaa ka yaaaceee
Qalbi iyo wadno waa isku mid kaliya waxey ku kala duwanyihiin waa somali iyo carabi
Keep going arimaheena 🥰
Bro Iku caawi subs oky
The lagend one of kind I love you man 😘
Qalbi waa afcarabi baro wadnana waa afsomaali waana saym luqada lee kukala duwanyihiin💝
Ku saliya nabigena muxamad scw
Wadnaha waa xubin jirkeena kamida
Qalbina waa isla macnihii oo carabi ah lkn qalbi turjumaatiisa dhabtaa waa “””Dareen”” like love ookale adigu bal wakaase love taabo ama arag that is abstract Noun
Wadnuhu waa xubin kamid ah xubnaha jirka kaaso qaraacma, qalbigu waa cad yar oo cad oo kuyaala wadnaha agtiisa ✅️
Wadnaha waa xubin jirka kamida &
Qalbiga waa dareen mala arki karo .
Qalbigaga kawan illahay daalacanayo
Wadnahana Waa kan jirkagu la aantis sayn karin.
Qalbiga iyo nafta jirka ayey ku dhex nool yihiin cidna ma sheegi karto mesha ay kaga jiraan jirka.
Lkin wadnaha Waa xubin kamida jirka
First Legand Arimahena 8 sano ku dawanaya Keep going ♥ 💪
The best person ever the Most Knowledge able and the most shine all created prophet Mohammed♥️🕋Scw ♥️🕋
Arimaheena waa isku mid siday ila tahay waa carabi iyo somali qalbi iyo wadno
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏🙏😭😭
Wall qalbi was wax wanna larkayn wanna wax xumaantada iyo wanagaaga laguqori waana side muraayadookale was owned saa uogaatan
Ar kuwaan neefsanaa
Qalbi iyo wadno isku mid lee moohoo ceydaaba ugu roon
Another level Arimaheena
Bro Iku caawi subs oky
Wadnahu wuxuu ka mid yahay xubnaha ugu muhiimsan jidhka noolaha illahay abuurtay.
Qalbiguna waa meesha wax laga dareemo haday tahay
Jacayl
Murugo
Naxdin
Naxariis
Wllo arimaheena waan ku wataa mahadsanid wllo❤
Arimaha dadka kale horay usoc wll qaliya💞💞💞💞💞💞💞
Qalbi iyo wadne waa isku mid qalbi waa carabi qlwadnena wa somali
Qalbiga waxaa alle ugu targalay inuu qofka waxaa una ku daremo wadnahana waaa waxaa allah oo qofka alle ku abuuray taaso shaqadeyso eey taahay inuu dhiga kala haago
Wad iga qoslisan xaqq😅😅😅😅😅 qasatan waa ahatey Arimahena wad isfhmesaa
Qalbiga alleh hakuu waasiciyo iyo laabta alleh hakuu waasiciyo markaa waa laabtah
Qalbi waa carabi , wadne waa soomali Waa isku mid waana hal xubin
Qalbi iyo Wadne waa Hal micnaha qalbi wàa kalimad carabi ah wadnana waa kalimad somali ah
The one and only Legend Arimaheena
The best person ever the Most Knowledge able and the most shine all created prophet Mohammed♥️🕋Scw ♥️🕋
Qalbi wax yar oo kudaha kujira way