Cali Adan Mumin iyo Shiine Culay oo xaramka ku soomaya Ramadaanka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Cali Adan Mumin iyo Shiine Culay oo Sucuudiga ku soomaya bisha barakaysan ee Ramadaan.

Комментарии • 40

  • @Raho339
    @Raho339 6 месяцев назад +8

    Shiinoow Iisoodiceeya Inuu Rabi Isiiyo Awlaad KhayRqabta oo Awlaad SaaLaXa & Nin Kjayrqaba & Cibaado Suuban & Danbidhaaf Isooduceeya Plz
    Allaahu AkbaR ☝️
    Scw Scw Scw💕💕💕

  • @hassandadynicediyad2973
    @hassandadynicediyad2973 6 месяцев назад +2

    May Allah bless you abundantly and grant you sincere worship during This blessed month of Ramadan 🌹. It's incredibly inspiring to see you guys visiting holy mosque of Our Prophet Muhammad scw.

  • @ayanmohamedeman4817
    @ayanmohamedeman4817 5 месяцев назад

    اللهم آمين ❤❤🤲🤲

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 6 месяцев назад +1

    Ramadan mubaark❤

  • @abdulkadirabdi6325
    @abdulkadirabdi6325 5 месяцев назад

    Mashallah Ramadan Mubarak labadiina iyo dhamaan intii muslim ah

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 5 месяцев назад

    MaashaaAllaah tabaarakaAllaah, Allaha idiin barakeeyo, waxaad heysataan fursad qof walba uusan heli karin ee annagana noogu soo duceeya in uu Ilaaheena swt noo kaso in shaa Allaah.

  • @SalmaanYare-ik5yv
    @SalmaanYare-ik5yv 5 месяцев назад

    Wll shiiine wll.billllis ilasooo hadal

  • @Raho339
    @Raho339 6 месяцев назад

    Maasha Allaah Tabaarakallaah🇸🇴🔥💪
    ALLAAHU AKBAR☝️
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @Raho339
    @Raho339 6 месяцев назад

    Allaahu AkbaR Kabiiraah ☝️
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 6 месяцев назад

    MASHALLAH TABARAKALLAH RAMADAN KARIIM NO SO DUCEYA

  • @Adan974
    @Adan974 5 месяцев назад

    Walll wcs wrx wbr alaah haidinka aqbalo acmaasha lkn camalka ilaahey dartii loosameya waa la qarsadaa

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 6 месяцев назад

    Mansda Allah

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 6 месяцев назад

    Mashaalah Allaha idinka agbalo ANAGA DUCADA NAGUSO DARA

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 6 месяцев назад

    Masha Allah Illahey ayaa ku maahadsan o idiin saahlay

  • @ahalaaamhaaani7761
    @ahalaaamhaaani7761 6 месяцев назад

    Masha alah ilah hani xafido

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 6 месяцев назад

    Ramadaan Mubaarak Dhamaan Umada Islaamka.

  • @AlAl-wp4vt
    @AlAl-wp4vt 6 месяцев назад

    Maasha allaah

  • @adanaxmedgurey-vo5oi
    @adanaxmedgurey-vo5oi 6 месяцев назад

    Mashaa allha noosoodu ceya

  • @nafcaahmd7411
    @nafcaahmd7411 5 месяцев назад

    Shiinnow Allah Ayan kugu shaye wlo Murad leyahay Alle midigta IGA siiyo igu duce Alle dartiis

  • @yaxyanetiktokofficial2845
    @yaxyanetiktokofficial2845 6 месяцев назад

    Keep going

  • @yaasirabdirahmaan7180
    @yaasirabdirahmaan7180 6 месяцев назад

    vedio hore waye

  • @queensoomaali1713
    @queensoomaali1713 5 месяцев назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @mohamedsiyad8133
    @mohamedsiyad8133 5 месяцев назад

    😢
    Shiine laba Sano ayaan kaa maqnaa hadaa 1.5M ayuu mayaa ayaan islahaa walhi
    Waxay 500k aad maraysaaye

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 5 месяцев назад

    ilaahow istus cibaadadena haka dhigin burgun lol

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 5 месяцев назад

    Cali qarxiye foolxumadii oo qof ah. War yuuku cunin qashinwalba hoosta lamasoo gashto

  • @ismailyassin1281
    @ismailyassin1281 5 месяцев назад

    Beentii uun allah haydinka dhaafo

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 6 месяцев назад

    Shiinow ina ader danbiga waa iska delet gareysa marka xajka tagtid marka kaso noqotidna waa soo restore gareysaa marka go'aan gaar nio😂😂😂 danbiga iska daa

  • @maanbille2235
    @maanbille2235 5 месяцев назад

    Aduun waxan jogna shiine culay maalin dhan ay daawanyso 5k adr wxs adaa is bdye RUclips kan albaabada isgu laab

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 5 месяцев назад

    cali mumin ceydaii farmaajo calis kabixi mooriyaan

  • @maxamedamin6897
    @maxamedamin6897 6 месяцев назад +1

    Cali wuxu xaramka ku aado dhan wa xaran side loga aqbala

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 6 месяцев назад +1

    Shiine Culay🫅❤️❤️❤️❤️

  • @aymanabdullahi8009
    @aymanabdullahi8009 5 месяцев назад

    Xaramka waa tagtan isna wararka beenta ah ayu meshisa ka bilaba adna reaction bilowda mxa iska keen badala....?!

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 6 месяцев назад

    Dalka usoo duceega

  • @alihussen2464
    @alihussen2464 6 месяцев назад

    Waar Sheekha macuunto buy udoodnteey

  • @raadreeb1447
    @raadreeb1447 5 месяцев назад

    Cunto free ah baa laga hela Xaramka

  • @MohamedMohamed-sq7nt
    @MohamedMohamed-sq7nt 6 месяцев назад +1

    Shiine maqayada maxaa ku dhacay mal mahan waa dayacday eebow

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 6 месяцев назад

      WUXUU YIDHI ZXP WAAN ISKA DAAYAY BUU YIDHI QIILA WAA QAALA BAAN KA DAALAY BUU YIDHI WUXUU YIDHI XARAMKA MAALIMAHII UU KU SOO NOQNOQONAYAY AYAAN KA DUCAYSANAYAY BUU YIDHI IN ALLE IGA MADOOBEEYO MEDIAHA IMIKANA WUXUU SHEEGAY INUU GANACSI KU JIRO IYO SHARAR SHIRKADAHA AH NINKIII SHIINE CULAY SIDIII HORE MAAAHA XARAMKA AYAAA BADALAY

    • @fadmazahracabdinuur1643
      @fadmazahracabdinuur1643 6 месяцев назад

      Shiinow qof qeyrka jecel ayaad iila ektahay hadaad you tube iska deyn lahayd ama wax wanaagsan oo ilaahay raali ka yahay kasoo deyn lahayd, oo weliba dhinac diinta yaa ad i janjeerstaan adiga iyo yarka saxiibkaa ah. Qeyrka allaha na waafajiyo ilaahay hanasoo hadeeyo anaga iyo intii muslima, camalka saalixa allaha na waafajiyo,amiin dalkeenii iyo dadkeena usoo duceeya.

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 6 месяцев назад

      @@fadmazahracabdinuur1643 HADAL IYO DHAMAAN WLAAAL SHIINE CULAY WUXUU YIDHI RUclips IYO WAXAA WAAN KA TAWBAD KEENAY NINKANI GANACSADUU NOQDAY