Dhiig haduu daato xassnow nin ogaadeen ah la dilo xagee transit ku noqonaysa markaad England u socoto adiss iyo nairobi ogaadeen baa kuu fadhiye Daaadi dhiig
Sxb axmed madobe o ah sayid maxamed cabdile xasanka qarniga ma xasan garguurte oo ahaa dameer raratada muqdisha so xidhi kara taa waxa ka dhowdl dhicida qiyaamah sxb
Xasan sheikh waxuu rabaa in uu burburiyo Qarankii Somaliyeed. Somaliyee tashada.❤❤❤❤❤
Daarood wuu ka tashaday, waxa HSH uu wato.
Maamul Goboledada waa in itaal kooda latusaa,Dawladii dhexe ayey Amaradeedii waxba kama jiraan ku tilmaameene. Guul M.W.Xasan iyo R.W.Xamse.❤
Dowlad alshabab ka ad kan weysey miya ka adkan donta wayab
Soomaali inadan ahen baa cad.
Dowlad awoodeeda u isticmaasho hadii guul & horumar lagu gaarayo, dagaal sokeeye madhaceen.
Siyaasiyiin beri ayagoo heshiis ah baynu arkynaa, waxayna isku laaynayaan dhalinyerada waalidiintooda daruuf & dowlad la'aan soo koriyeen, wax soo bareen.
Xasan wadanka waa burburiyay- ilaah ha ina dhaafiyo
Sii waacaan oo asluubeeysan ayuu u haadlay niinkan😊
Axmed madoobe in Hassan sheekh soo xidho waxa ka fudud labada in Axmed madoobe soo xidho Hassan sheekh
Shacabks Jubaland hala badbaadiyo Dowlada ayey dowlad u tahay
Xasan sh xoog ayuu rabaa inuu kuxukumo dalka
Darood kayeeli maayo waxaas.
Axmad waa askari Ethiopian ah waana lasso qabana insha allah
Marka lasoqabta hooyathaa o diyaree😂😂😂
Dhiig haduu daato xassnow nin ogaadeen ah la dilo xagee transit ku noqonaysa markaad England u socoto adiss iyo nairobi ogaadeen baa kuu fadhiye
Daaadi dhiig
Xildhibaan kafariidsan waligay ma arag. Arin xasaasi ah buu jawi nabdoon ku galay wareysiga.
Cajiib weye.
Dawlat a aad sheegay so anaga ma aqoonsanin
Ninwalba Dawlat ayuu leeyahay
Xasan cadoow ku waan waxaa kasoobay xaqii farmaajo kkkkkkkk wecelo somali mata waxaa hoga kuriday waa idnka 😂😂😂😂😂
Soomaaliya waxay u baahantahay confederation system, federal ka aan hadda qaadanay wuxuu keenayaa kaligii taliyayaal, sida farmajo, xasan iyo madoobe,
Axmed madobe lamahayo farsamadii laguso xiri lahaa iyo khibradii lomarilahaa aniguse wanhayaa khibradaa tvgu hailasoxiriiro
Midna xasan shiekh kamashaqaynayso isaguba dalkii ayuu burbrinayaa dagaalna uhorseedaya
Hasan sheekh waa dagaal ooge. Isaga maxkamad suge ah. 😂😂
Soomali nabad oo aduunka kula nool nabad xaggee ku dambeysay,?
Xasan shekh ayaa burburiyay
Hasan waxu u xiisay GABRE in madaxtooyada lookeeno.
Dadkii buu kala diray, niyadjab buu kuriday shacabkii.
Kenya kudacweyey Axmed madoobe madoobe, awood mahayo.
Inu madaxweyne yahy isma oga, waxa uu noqday Qaadoole.
Haye Haye Haye yaakuso diray adiga
JAAJUUS QALBI MADOOBE 😂😂😂 HALLASOOXIRRO
Ninkaad u doodeyso asagaba shabab ah marka ahmed waa xarig
Xasan bal mesha uu geyo ayan okan dona
Ahmed madowe waa danbiile jaajuus weeye waa in la soo xidhaa waliba si dek dek ah
Awooda Axmed laguso xirayo ma shacabka caasimada argagaxisada laga badbaadiyo wll
Sxb axmed madobe o ah sayid maxamed cabdile xasanka qarniga ma xasan garguurte oo ahaa dameer raratada muqdisha so xidhi kara taa waxa ka dhowdl dhicida qiyaamah sxb
Adiga meshaan oromo kaa tahay
Axmada madowe waa nin shabab waa nin jajuus wana laa so xeraa
Wana la so xidhaa