Weerar lagu qaaday Ridwaan Isaaq,waxbarta ceeb miyaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024
  • #ayaanle #duet #live

Комментарии • 25

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 часа назад +1

    Soomaalidu runta isumashegan ridwan haloo madaceliyo waayo dadbuu indha ah ufuray meelkesta hajogan manta
    waxaa cadatay in lebiska
    Lawadaqabo butland 👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 часа назад +1

    Waxay ilatahay in uu saxsan yahay ridwan isaaq waayo dadban bu u fa iideyey wuna ku mahadsan yahay butland 👑👑♥️

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 часа назад +1

    Aniga waxey ilaahay ridwan isaaq in uu dad badan u faa iideyey ama butland hakasojedan amba galmudug hakasojedan ama meelkale ridwan wuku mada sayahay in dadka in eysan wax aqon butland 👍♥️♥️♥️♥️♥️

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 9 часов назад +5

    Rdhwan Issack waxqalad ah ma sameyn hinaaska joojiya. Wax isweydiin ma xumo. Caruur lama wareysan waa qof qaangaar ah.

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 5 часов назад +3

    Ridwaan ma khaldana gabartaan caankaa 35 jirkaa buu waraystay suallo saxana waa waydiiyay. Malaha idirisbeebe asagaaba aqoon gobol iyo magaalo in la garanwaayo caadi bay latahy garoob iyo waxaan loo joogin buu ku meerqysan garoob goormee ceeb noqotay

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 5 часов назад +1

    Rdwan 💯 ❤❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 часа назад

    Lawadaqabo walayaalo soomaliyey Ruta isumashegtan
    ridwan haloo madaceliyo waayo dadbuu indhaha ufuray meekesta
    Hakasojedan butland 👍 ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️

  • @YurubAli-nr1dl
    @YurubAli-nr1dl 3 часа назад +1

    Ka Leexda wiilka moryaan aan waxbaran ayu banaanka kenay nacala ku yaal moryan cawaan

  • @marianuurmohamed5024
    @marianuurmohamed5024 6 часов назад +1

    Simaliyey waxa la yiri Dhar magaalo wad xidhan kartaa laakiin Dhal magaalo sidad ku noqoto wa ay adagtahay

  • @museosman8296
    @museosman8296 5 часов назад +1

    Waryaa galmudug suaal ah ayaa la waydiiyay maxaa keenay gobolada aad ka hadlaysid

  • @faizothequeen
    @faizothequeen 2 часа назад

    😂😂😂😂 Nashaad

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 9 часов назад

    ridwaan hooyadaa uyeedh wax hana bartee

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 Час назад

      Hooyadiis maxaad ka rabtaa asagaaba wax ku baraayee ka faa’iideyso

  • @AbdirashidSuleiman
    @AbdirashidSuleiman 4 часа назад

    Me I know county and sub_county

  • @dalmaromar3795
    @dalmaromar3795 2 часа назад +1

    Ridwaan Isaac waa weer konfurgalbeed waa qof fiican ee sharifka waa been low dhartisana wax Maka jiro

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 4 часа назад +1

    War maxa.ka.galey.ritwan ayaga utahey.wilkan qabiil shaqo.kuma laha.ninkN.wa.suju.tasna.hala.fahmo

  • @marianuurmohamed5024
    @marianuurmohamed5024 6 часов назад +1

    Markaa gabadhan iyo kuwo kale oo badan oo Xamar jooga waa kuwa uu ka degi layahay dalka

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 8 часов назад +2

    Ninkan Raxanweyn wuu khaldanyahay… Ninka wariyaha qabill muu weydinin qabadha.. gobolada Somaliya muwadiin kasta inuu barto waaye. 18 gobolada Somalia ka koobantahay inaa bartid waaye.. maa aqaan ceeb mahan lakiin habarta indhoo adega waa lagu yaqana 😂😂😂 😂

  • @143-k1d
    @143-k1d 7 часов назад +2

    idiris pepa adiga naag garoob haku soo gamban ee 9 gobol ee galmudug aaka xun tahay somalia dhan aa 18 gobol ah eeku jirto somaliland sidee galmudug 9 ku noqotay? galmudug wax barasho kama jirto waa niila arkay waxaa tihiin ha isku dayina qiiq isku qaris

  • @mulkiosman794
    @mulkiosman794 27 минут назад

    Su aasha hadaad garan weeydeen orod oo iskuul aada dee😂😂😂 iskudirkuu sheegayo maxaa waaye