Walal waa WAALI . Haddi waxani ruun noqdoo, waa CEEB WEYN...Waxeeyna cadeyneeysa iin aan Dowlad lagu tilmamoka jiriin Dalka Somalia... Si cela se vérifie, il faut que tout Somali se révolte et combatte, jusqu'à la Victoire bi idni Illah !!!
Ninkaan waa beentiis Xasan Sheekh wuu ku dhaartay in uusan heshiis ogaleen BBC waa beenaalayaal . Madaxwaynaha xasan Sheekh wuxuu war siiyay soo dhagayso . Cabdixafiid ninkaan hadalkiisa la fahmaynin
Waxaa la yiri, 100 Libaax oo uu Bakeeyle hoggaaminaya way jabaan, laakiin 100 Bakeeyle oo uu AAR Libaax hoggaaminaya way guuleystaan, Soomaaliya ayaana maanta taas ka dhigan! Ar ninkii rababa ha I rertee aniga Rootiyaan rabaa!!!
Maalmahan ma abii baa ku cabsiiyey,somaliyaad ku shidaysaaye,maalin dhoweedna ciidan itopian oo ku soo socdo somaliya ,waxna kama jirin ciidankaas,waa jeebkaada
yaab malaha waan ku baraney maalin walba hadal gooni ah ku hadlo ficil aan kii hore aheyn ku kaco waa meeshii laga keeney xasan ee waxaa fududaadey abiy anaa ku siinaya bad ee ii imaaw muuse ha u tagen kuwa xildhibaanada iyo wasiirada iney maqlaan lacagta
Walaal Jaamac barnaamijkaan dib ugu noqo oo wax badan hubso,Wasiiru dowluhu ma dhihin in nala heshiisiiyo ayan rabnaa Ethiopia,wuxuuse yiri Turkiga heshiisin waa sameyn karaa ee codsi ka yimid Soomaaliya maaha,wuxuu sheegay wasiru dowluhu in marnaba aan la ogaan karin damaca Ethiopia,marka inta hore ha soo qaadanini qoraalada wada dhameeyso,hadal waa mergi dhankii la doono loo jiidee.
War ninkani madaxweyne maaha ee ganacsade aan dowlad waxba ka aqoon wadankiina wuxu ka dhigay company hawiye io reer culusow lacag ka sameeyaan wllhi warku waa intii uu sheegay buurmadow
HA LA OGADO BBC WA WARGEYSKA CADOWGA SOMALIYA ENGLISKA IYA WARARKAN JAHWARERINTA AH LUG KULEEH SOMALI DIYAAR GAL HA KUJIRAAN WIXIDONA BA DALKA SOMALIA YA SOMALI UNBA DIFACI KARTA
WAXBA MA SOO KORDHIN EE TURKIGA AYAA KU QASBAYAA SOMALIA IN HASHIIS QAADATO MAFAAMA MUUSE KA HOR HASHIISKA SOMALIA KULA JIRTEY ETHOPIA SOMALIYA WAX KALIYA DIIDANTAHEY IN SOMALILANAD HASHIISKA SAXEEXDP TURKIGA MA TABO IN SOMALI ISA SII NACADO OO XAMAR KALIGEED LAHAATO TALADA SOMALILSND IYO SOMALIYA IN IYAGU HASHIIYAAN BUU RABAA ISA SII NACADA TURKIGA TALADIISA MA AH
Walal sidaa ma aha aniga dhageystay warkaaga madaxweynaha dhexdhexadin tu waxay ku fiicneed intussen fallacy qofka geesan buuyiri adunko dhana wax intaysan dhicin ka hortag ma sameeyan marka leys qabto bay waan wan ku baraarugan bu yiri wadankagan xoog ku galaya wana kula hadlaya meel ay ka jirto malaha sidaa bu yiri aniga aad u dhageystay🙏🙏
Adigan waxba fahansaneyn ee Marka la leyahay bada somaliya Xududaha somaliya hawada somaliya kuma jirto somaliland Ee waxa laga hadlayo bada Somaliya waa raas casayr ila raas xafuun dhulka somaliya marka la leyahat waa raas casar ila raas xaafun kuma jirdo somaliland Somaliland waa dawlad gaar ah Ee ogow xasana waa ogyahay
Xassan wa munafuq isaga iyo itopiya wa isuken mid somali wa iney meel ogasowada jestan🇸🇴🙏💪💯
Ilaaheey ha ku garab galo walal Wadani iyad tahay Amine ya Rabi !! SOMALIA HANOOLATO !!!
Walal waa WAALI . Haddi waxani ruun noqdoo, waa CEEB WEYN...Waxeeyna cadeyneeysa iin aan Dowlad lagu tilmamoka jiriin Dalka Somalia... Si cela se vérifie, il faut que tout Somali se révolte et combatte, jusqu'à la Victoire bi idni Illah !!!
Ninkaan waa beentiis Xasan Sheekh wuu ku dhaartay in uusan heshiis ogaleen BBC waa beenaalayaal . Madaxwaynaha xasan Sheekh wuxuu war siiyay soo dhagayso . Cabdixafiid ninkaan hadalkiisa la fahmaynin
Mahadsanid Mudane.
Waa Sidaas Mudane , Jiilkeena Soomaaliyeed EE imaandoono Nolol Sharaf Leh Waa inaanu Udiyaarinaa
Ilaahay baan kuu baryee x sheekhow calooshu caanaha kuuma celiso
Amin
Waxaa la yiri, 100 Libaax oo uu Bakeeyle hoggaaminaya way jabaan, laakiin 100 Bakeeyle oo uu AAR Libaax hoggaaminaya way guuleystaan, Soomaaliya ayaana maanta taas ka dhigan!
Ar ninkii rababa ha I rertee aniga Rootiyaan rabaa!!!
Waxaan qabaa Culusoow waxa uu hadba Gidaar isu qaadaya in aay Itoobiya faro weyn ka haayso!!!
Bal ka warran Wefti dhan oo uu Madaxweyne dal hoggaaminaya oo todobaad iska joogo dal kale!
Anigu waxaan qabaa in uusan Dadka Daarood ah Calool Xanuun ku ridin, heshiiskan Badda ee Beelaha Irir Samaale ee aay Beelaha Irir iska dheceen, Lacagtii faraha badnayd ee Itoobiya looga iibiyey shirkii Jabuuti:
Itoobiya wax aay hubto ayaay haaysataa, badduna waay qaadaneeysaa ee Aw Daarood dantaada raaco oo buuqan jooji! From Gedo, Jubaland
Madaxweyne Hassan sheekh waa Ambad waana lagu khaldamay
Somalida horey bey u sheegeen in xasan badaan gatey, somalidana muuse xag xaganayaan
Guuuuuuul SOOMAALiyA
Sokii turkigu wasiika arimadebedu shegay inanu SOMALILAND badeda cikeeda qusani heshisku ❤
Jamac galad abowe xasan sheik Haku mashquylin waa geese somaliyeed
Hadal aanu heyno ma ahan anigaa Turkiye jooga aadna ugu dhuun daloola, madaxweynuhu shirkii ayuu ku edeynayay meel caalami ah Abiy EE HADALKAA KA FIIRSADA
Fake news
Aniga ujawabayo dal jar tv waxa hishis ma jiran
Aarey Jaamac calaacalka deg deg ah iskumaynaan ogeyne, gormaad durba cabaad bilowdeen, yaa is gaadhay ba.
Adigu ma Ethiopian ayaa tahay
Somalia waxay ku hoos jirtaa UN, Waddan soo weerari karo ma jiro.
Haduu Jiro Warkan Masoo Dahi Laheyn 😮 Been Waa Shegi Karta Dowlada Somalia 🇸🇴 Lakiin Bada & Dhulka Waxa Masul Ka Ah Shacabka Somaliyed Qofna Qaas Loguma Haleyn Dono Inshaa Allah
Jamac Adigu ethiopian ba tahay. Somali waa qabil. Ka sheeg . dhagbur. Iyo godey. modigsho maha unaka iska leh❤❤❤❤ abgal osman
Doqon abgaala oo jilicsan 😂😂
Xamza waa Damuljadiid.Wuxuu ka shaqeeyaa danta Damuljadiid. Waa madaxweyne iyo raisalwasaare isku xisbi ah .xisbigana waxaa Madax u ah Xasan Sheekh.
Manshaa alaah illah ha ku daayo
Somali wa somali ☝☝
Ceeb ceeb jamacow aflagada jooji subxana allah
Xasan sheikh awal ba xabashi ayu ushaqeyn jiray ma bada somaliyed miya gorgotan galeyso .wa Ayaan Daro runti xasan sheikh Alaaha na dhafiyo
Hadii warka aad sheegeesid run noqdo xasan sheekh wuxuu u dhabeenayaa riyadii mililik abiy ahmed oo ay diideen hogaamiyaal badan oo somali ah
Asc adeer jaamacow dalka iyo dadka somaaliyeed
Cidna haku haleynin wax magaratada dheg ha u dhigin
Nin isagu guumaysi ku jira ayaa ka hadlaaya BADA SOMALILAND
Ilaahoow adaa wayn
xasan sheekh waa cadawa umada somaliyeed war aad ugu fiirsada
Arintu waa Somali heshiis ah Itoobiyana la heshiis ah.
Midnimada somaliyeed wa mugadiis somaliyee tolkeey 😢☝☝☝☝☝☝
Nabar aad fileeysay naxdin malahan xasan sheekh waan kafileeynay turkiga ayaa danahiisa ku fushanahaya
Hawiye waxay rbaansoomaali
Guul somaliland
Ethiopian is not easy. ❤❤❤❤
Maalmahan ma abii baa ku cabsiiyey,somaliyaad ku shidaysaaye,maalin dhoweedna ciidan itopian oo ku soo socdo somaliya ,waxna kama jirin ciidankaas,waa jeebkaada
Somaliya hishiis kadalbato waaa qalad iyo ceeb
Darood iyo hawiye waaiaga.mabnuucaa jur kursidambe .madaxtunimmdambe soomaalliy
jama gald keep going nin qabyalad mathid bro waxn oga sidi aad uga sohojesaty farmajo wagi
Xasan sheekh iyo ithiopia iyo turkiga wey is og yihiin shacabka ayaa LA maaweelinayaa oo riwaayad loo dhigayaa dalku waa iib ogaada soomaaliyeey WAAYEEL ABGAAL IYO WEYL LO'AAD NINKII WARAABSADA WATA (faarax Seefey)
Cbb ayaa tahay sheydaan caado qaate laaluush qaate wiji macbuus
Yaahuu
yaab malaha waan ku baraney maalin walba hadal gooni ah ku hadlo ficil aan kii hore aheyn ku kaco waa meeshii laga keeney xasan ee waxaa fududaadey abiy anaa ku siinaya bad ee ii imaaw muuse ha u tagen kuwa xildhibaanada iyo wasiirada iney maqlaan lacagta
Been wa sheegta
Awalba ma anan soo dooranin waxan madaxda lagu tilmamayo waa shaqaalaha ethopia wxyna ugu shaqeyan in ey na hoos. Geeyan ethopia
Guuleyso walaal wey ka suuowdaa wax walbo Damuljadiiid iyo gurgurte
WALAAL ALAHA KU XAFIDO TAASI WAA MID AAN OGAA RAYIGAAGA MACAAN WAA XAQ KUSAARAN WAANA OGAATAY EE WAA CAADAQATE DALGA CUNAA JANAGALEHII M/MADSIYAAD AYAA KADARDAARMAY WUXUUSH TAA INEY DALKA GATAAAN ALAANA NOOMAQAN EE MEEYDKA XAMAR HASHEEGIN WAA DHINTEEN
XASAN BADDA INUU XOOGAA XAQAL QALIN AH IMARATKA KAGA KAGA HELUU RABAA XASAN SHEEKHNA WAA GACAN INRIISKII GUMEYSTAHA DALKEENNA KU MAAMULANAAYO EE SOOMALIDII DALKEEDA HORTOODAA LAGU GALIYAY GACAN GUMEYSTIHII INGIRIIS EE SOMALIYA KU INDHA BEEKAY.
Dhanka Turkey by ubadanthy in uu cadadis uga yimd Somaliya.
Subaxanallah
Waad weysay soo maahan daljir media waan dacwaynayaa hadii aan kaa waayo 48 saacadood ayaad haysataa
Asc Jamac Glad xisbogeyga ayaa tahey. Si wanaagsen ayaad u hadashey, adeer waa imaan Ka gudunnaa. Guuldareysan iyo gabanimo.
Yaabaye illeyn xasan shekh waxa uu la jilicsan yahay hadalkiisu waa nin xoolo itobiya cunay . Weedh qabobidisa ayan ka gartay...
Wuuwaashay xasasn😂😂😂😂😂😂
xasan sheekh wadanki wuu baabiyay barlamanku wadanka haka qabtaan caloshisa ushaqaystahan madax waynena ama ahee
BARLAMAANKA SIDAASAA LOOGA QARIYAY
Waa run aniga ayaa link ga soo diray
Anadolu jimcadii sahalay ayuu wareysiga siiyey
Oromow been daa
Turki iyo Ethiopia waa saaxiibo ee Somalia ha isku tashato
Waa jaajuusin itopia uu sheqeeyo
Difaaca Dalia in Laguna qoro Ethiopia naga difaac oo Bada noo ilaali iyo difaaca bada iyo houmarinteeda teeba wanaagsan
War fiican ma aha
Walle xasan shekh iyo koxdiisu waa jilayal wanagsan..
Jaamac xasan shiikh markuu ciidamadii soomaaliyeed dhameeyay hadana kuwa itoobiya Uu Dalka kuhayo waxaad toostay gooraan galay gacan ogaadeen
Yaa kaa qabyaalad badan waraabe waraabe canaanay se waa walaalkii
Muuse Biixi ha noolaado.
Baarlamaanku hasoosaaran.shar lamabbuinuucata ..m.. .daarod.iyo.hawiye.kursiugamadaxtinmada halioodhiba.dadjlaalale
Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
Geestakale Abtiyo hadii arimuu xukumad gaalo aha xajadu gasho hadii aada musLin odhan uyeedhatan anakulehe wayo waxad Alle ayaanoyaala hadali❤
Walaal Jaamac barnaamijkaan dib ugu noqo oo wax badan hubso,Wasiiru dowluhu ma dhihin in nala heshiisiiyo ayan rabnaa Ethiopia,wuxuuse yiri Turkiga heshiisin waa sameyn karaa ee codsi ka yimid Soomaaliya maaha,wuxuu sheegay wasiru dowluhu in marnaba aan la ogaan karin damaca Ethiopia,marka inta hore ha soo qaadanini qoraalada wada dhameeyso,hadal waa mergi dhankii la doono loo jiidee.
Maasha allaah waxaa ilaaah mahadiis ah in siyasadii reer bahal laogaaday walee cid damboo aad tashkiilin doontaan majiridonto ee ilaah kabaq
Galad Halkaas ka wad Wiil Somaliyeed
Ku soo dhawoow CCB
Warkaasu waa mid hubin ubaahan
Aaway turkigii aad laheyd wey soo bexeen
Jama Galad Geesi Soomaaliyeed
SOOMAALIDU MAAG BAY ISAGA INDHA_TIRAYSAAYE XASAN SHEEKH WAXAA UU GALAY QAYAANOOYIN QARAN OO IS WADA DABA-JOOG AH DALKEENINA UU INUU DAWLADNIMADA KA BURBURIYO AYUU TALADII DALKEENA INGIRIIS ULA HOOS GALAY SI GUMEYSTAHAAS OO DANIHIISA GURRACAN UGA FUSHADO DALKEENNA EE XASAN HALAGA WADA BADBAADSADO SOMALIYA WAA HOR-GAL INGIRIIS OO ISKA CAD.
War ninkani madaxweyne maaha ee ganacsade aan dowlad waxba ka aqoon wadankiina wuxu ka dhigay company hawiye io reer culusow lacag ka sameeyaan wllhi warku waa intii uu sheegay buurmadow
Khaain Waddani nimo Cad oo muujinaysa in Dawladda Hiraab Orom Abii Badda Siinteeda la ogtahay oo dhacabka madadaalineysay.
PM XAMSA WAA KA GARDARAN TAHAY JAAMACOW.
Markaad hawiye nacayb uhadasho ayaan ku nacaa
Xasanshiikh waa. 6jir
Kan wuu waashay ayaantaan
Arintaan ayaa ah mid aan suurto gal aheeyn hadiise aaydhacdo in warkaan run noqdo Soomaaliya iyo Madaxweeyne Xasan Sheekh weey u dhamatay
Wiil Dukaan leh Wiil Dukaan Leh Inaadeeraw Wasiirka Sacad muusaw Ha.
Xassan
Dal iyo Dowladnimo ma rabo kaliya wuxuu rabaa inuu kursiga iska fadhiyo wadankana wadankana la qaato
Waa nin fulay ah oo jilicsan hugurina jecelyihiin
Warkas waxkajiro malahan Ethopia ayada dhaxdoda is haysto
Waxaa ku faaiiday qabyaalada kuwa ku nool dhiiga dadka iyo bililiqaysiga khayraadka dalka
HA LA OGADO BBC WA WARGEYSKA CADOWGA SOMALIYA ENGLISKA IYA WARARKAN JAHWARERINTA AH LUG KULEEH SOMALI DIYAAR GAL HA KUJIRAAN WIXIDONA BA DALKA SOMALIA YA SOMALI UNBA DIFACI KARTA
BEENAALE MUNAAFAQ AYAA TAHAU😊
Geesi,geesi dhalay jamac galad,
Sharfta madex iyo dadnimadiisa meel ha uga dhicin darood ma dahiro
WAXBA MA SOO KORDHIN EE TURKIGA AYAA KU QASBAYAA SOMALIA IN HASHIIS QAADATO MAFAAMA MUUSE KA HOR HASHIISKA SOMALIA KULA JIRTEY ETHOPIA
SOMALIYA WAX KALIYA DIIDANTAHEY IN SOMALILANAD HASHIISKA SAXEEXDP
TURKIGA MA TABO IN SOMALI ISA SII NACADO OO XAMAR KALIGEED LAHAATO TALADA SOMALILSND IYO SOMALIYA IN IYAGU HASHIIYAAN BUU RABAA ISA SII NACADA TURKIGA TALADIISA MA AH
ASC JAAMAC INTA WAXDARAN SOOCUNTAY OO INDHIHII BANAANKA KEENTAY BAAD WAXAAD DOONTO GADEYSAA WAR ISCEEBSO SIDAN BEESO LOOMA DOONEE
Awalba waxay u ekayd in Biixi Xasan iyo Geelle Badda iibsadeen Anagana Huuhaa nagu madadaalinayeen.
Walal sidaa ma aha aniga dhageystay warkaaga madaxweynaha dhexdhexadin tu waxay ku fiicneed intussen fallacy qofka geesan buuyiri adunko dhana wax intaysan dhicin ka hortag ma sameeyan marka leys qabto bay waan wan ku baraarugan bu yiri wadankagan xoog ku galaya wana kula hadlaya meel ay ka jirto malaha sidaa bu yiri aniga aad u dhageystay🙏🙏
Walaal Alle ka baq wax hubso inaa sidaa ka roontahay baan ku mooday waaxay fudeedka
Hawiye dadkaniximayaan xataa dds bayjecelyihiin
Adigan waxba fahansaneyn ee
Marka la leyahay bada somaliya
Xududaha somaliya hawada somaliya kuma jirto somaliland
Ee waxa laga hadlayo bada Somaliya waa raas casayr ila raas xafuun dhulka somaliya marka la leyahat waa raas casar ila raas xaafun kuma jirdo somaliland
Somaliland waa dawlad gaar ah
Ee ogow xasana waa ogyahay
Ma tan baad keentay maanta yaahuu beenloow jaahil cuqdadeysan Xasan Sheekh intuu Abiye mariyey ma iloowday uf
Haday arintani run noqoto xasan sheikh waaba bahdilaadii soomaalida oo lugo leh.
Xassan shikh waxa bedelay ninka tegay madaxtooyada oo ah ku xigeenka wazirka arima dibada uk
Jaamacoow warka ah anaga, itoboya hanala dhedhexaadiyo , madhageeysankaraba inuumadaxa iqarxo gayaan kayaabaya!!!!
Warye saxa baad tahayi j/galad runtasheeg oo kucelcelli walliba
Dhaandhaanka dalka ma Mali karo mana ahan madaxweyne mana istaahilo waxa uu sheeganayo