Quruxdu waa taas guriga alabta badan qurux maha ,alabta badanguriga jaam iyo Ciriiri bay ka dhibaysaa gurigaaga . Marka ruumi kabarta walaayaal. Too muchkana maficna yacni inuu madhanyahay . Ruumi qolka daha sadex kadhig qurux baynoqonaya daah galo weeye gabarta tiri warunteed yacni wa u egyihiin.
Rumiyeey marka dharka la uminaa mexey qoray qoray uso. Qiiqah mise waa kalikey mashllh xbbty allahuma barik
Asc abay ruuney Allah kubarakeyo xogaga abay
masha allah
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo ruumi isku dabacadbaynu nahay isku sjna guriga wayn uhagaajissnaaa uusiga saad ugu shidaybaan udhexdhigaa armaajada inkastoo aanan kugu dhawayn waayo xaas cusubbaan ahay
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo shukaran gacanta alllah ku barakeyo
maanshallah
Maasha allaah 10 maalin baan dib u laalaabaa
Mansh alah xabibti walahii wax badan ayan isoga egnahay sida howsha loo qabanayo❤
Mashallah Mashallah abayo
Sariirta yar ilmaha ilaa meqa kusexa karan abyo bygeyga lix bil jiraa raba ina uso gaso dhaqso amu ka weynada is leyahay iso jwb ruumi😘
Aniga wlhi wax isku dadsan majecli batigana marki aan xaraynayo waan kushubaa catarka lkn waxa ihays waxa weyo caraf mahaynayso carafta
Rumiyey aniga hal dhib ayaan qabaa oo ah hadan bati cusub keen aniga oo wali xiran ayaan hada qof siinaa markaasa aniga kuwii hore igu kor cadanayan
gaari hadaa maqli jirteen waa ruumi
Masha Allah abayo ruumi waxathy hoyo kartileh kudeyasho mudan
Mansha allaah nadafad lagugu garikari waa❤❤❤❤❤
Iska daadi dharka aadn xidhan wll waa xafash un
Anigaa saasa ahey walhi shanta ugu horeyso leeba xidhaa
Mayza yarey rabi ha ku caafiyo maamo❤
Masha alh abayo
Aniga waxn sameeyaa baatiga aan ku shqeysto waa iigooni kabarna kuma xreeýo meel gooniya dhigtaa sdasana koloriin iga baabi isay waaba tuura lkiin kuwa aan guriga ku joogo mlinba mid bn xirtaa
Cisbuuc Waldo waa hagaajiyaa❤❤
Ilaahay ha caafiyo maysa yar❤
M a abayo manta ayan kukuso biiraye Asxabta
So dhawaw
Aniga markasto oon dhar dhaqdo waad totosiyaa wixi halaysan batigana xabadkii aan dhaqabo kuwa ii xaraysan ayaan ka hor mariyaa
Aniga Mar armajada dhan soo daadshaa aniga xijaab Lee xirtaa malinkas waan daalaa 😂😂😂😂😂cilada baariga waan kula qabaa 😂😂😂
Dharka iska kala yaree 😅
Ruun markaan arko inay qasan tahay ayaan hagaajiya
Aallh hacafiyo maysa yar
Msha allah walashey
2isbuuc ka dib waa hgaajiyaa 3mlin kadibna waa carfiyaa
maba arkeynine adaa boorsada itusey markaa tiri ha iga arkina baaba muqaalka dib uceliyy war jecli leee 😂
Ruumi waxaso cabayada ku yaal Mana xiratid xijable ku urtey😂
Kkkkkkkk waa xirtaa
Abayo hadalka fican wa sadaqo
Quruxdu waa taas guriga alabta badan qurux maha ,alabta badanguriga jaam iyo Ciriiri bay ka dhibaysaa gurigaaga . Marka ruumi kabarta walaayaal. Too muchkana maficna yacni inuu madhanyahay . Ruumi qolka daha sadex kadhig qurux baynoqonaya daah galo weeye gabarta tiri warunteed yacni wa u egyihiin.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
أختي في الله نصيحة مني خلي غرفتك خاصة وما تصوري لأنها خصوصية
Side isku dhex taaalo alle ayaa og😅
😂😂😂😂😂
Adunyada illahey wax iga bati badan majirto lkn dibki iheysto bati cusub 5minute intaan xirto makujogi kari waxaan murtax kudarema batiyasha duqa kilkilaha jexan inan xirto raxo Ayaan darema kuwi cusub holax jirka ihuraa isoduceya darki dhan Ayaan nacey
😅😂sulweel iyo funanad kujoog guriga solweelada hoalafholafka Ah abayo
Waankulaaqawa😂😂😂
Bishi 2 mar ayaa sameya
Waxaa kajawaabtaa guri san armaajo laheen dhaka iyo dadka Guriga joogo dhaka badan sida la yelling karo soo sheeg abaayo waa codsi
Daah gaaleed 😂😂😂
😂😂😏😏😏😏😏😏