Dhacdooyin Taariikhi ah | Mowduuc muhiim ah |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 июл 2018
  • dhacdooyin taariikhi ah oo kala duwan - maaanta waxaan uweecanaynaa dhinaca taariuiikhda - taariikhdu waa shay aad muhiim u ah , una baaahan in aanan la hilmaamin , waxaaa layiri qofka tariikhda akhriyaa maskaxdiisa magasho quusasho iyo niyad jab sababtoo ah wuxuu arkaayaa in aduunku yahay maalinba cid - cidii shalay tabarta darnayd ,maanta ay awood leedaahay, cidii awood badan ay sugayso malin gabalkeedu dhici doono , waa nidaamka ilaahay ugu tala galay caalamkaan in hal cid waligeed ayna awooda gacan teeda kujirin - sunatallahi fi - awood kasta oo is kibriso in ay sugayso maalin ay kala furfuran doonto - hadaba mowduuceena maanta waa dhacdooyin kala duwan oo taariikhi ah waqtiyo kala duwan dhacay ma ogtahay in somalidu sakada udiri jireen jaziirada carabta waan ogaan doonaa sababta
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #SAAXIIBADA_OGAANSHO

Комментарии • 721

  • @hassanahmed3218
    @hassanahmed3218 5 лет назад +10

    21 jir baan ahay runtii waxbadan baan kaa bartay oo iga caawin kara inan mustaqbal ifayo samaysto aad baan u jecelahay OGAANSHO IYO RADIO BUULOXUUBEEY ❤❤❤❤❤❤

  • @Abshir_Naaji
    @Abshir_Naaji 4 года назад +14

    طِبتَ وطاب سعيُك وتبوأتَ من الجنة منزلا ، فجزاك الله خيرا ، وكثر الله أمثالك يا أخي .

  • @user-jn6py8dn3g
    @user-jn6py8dn3g 6 лет назад +15

    ogaansho waad mahadsantihiin iyo sidoo kale waxaan salaamayaa cumar inshaR waad mahadsantahay saaxiib

  • @jamacajakiz59
    @jamacajakiz59 6 лет назад +26

    Number one like I saara cidi tariikhda jecel

  • @alijimale3280
    @alijimale3280 6 лет назад +107

    waxaan filaayaa in wakhti badan kaaga baxay oo qaaliya mahadsanid sxb

  • @UZAAME01
    @UZAAME01 6 лет назад +11

    Wlhi ninkan xigmad iyo cod mcn buu ku helay 92k hore u soco geesi lkin waad ka raagtaa marba muuqaladee malin kasta soo dhig

  • @radaarofficialchannel7366
    @radaarofficialchannel7366 6 лет назад +97

    Inta Ilaah dartiisa cumar Inshaar like iisaar please👍

  • @esuldankahin2419
    @esuldankahin2419 6 лет назад +151

    Maanta oo dhan ayaan sugayay kanaalka ogaansho balse uu Soo dhigay mahadsanid wllo OMAR ONSHAR MAANTA WAA MAALINTII FARXADAYDA FADLAN LIKE SAARAH

  • @qalbipubg6073
    @qalbipubg6073 6 лет назад +51

    CUMAR ALLE HAKUBARAKEEYO INSHAA ALLAAH TAARIKHDU DUNIDA WAXBADAN BAY KABADASHAY

  • @kadijalove4769
    @kadijalove4769 6 лет назад +48

    Subhanalaah Waaa xanuuun wlh
    Carab dhargay baaahidaaas ayeee soo mareeen markaas ayeee kibreeen Bisinkaaaaa 😳😳😳😳
    Thnkss bro pls noo soo badi taariikh yada hore 🙏🏼

    • @saudiahmed9737
      @saudiahmed9737 5 лет назад

      @OD GaMeR adiga anaa kuwaso somaliyahow urayo

    • @saudiahmed9737
      @saudiahmed9737 5 лет назад

      aqoon ayay heerka kugareen

    • @abdifatahfaisalofficial5327
      @abdifatahfaisalofficial5327 4 года назад +1

      @@saudiahmed9737 adigu myaanad soomaali ahayn

    • @bushra1672
      @bushra1672 2 года назад +1

      @@saudiahmed9737 war aqoon maaha ee waa gaalo ka daba orod iyo doolar

  • @wiilhoog9153
    @wiilhoog9153 6 лет назад +4

    Waa mowduuc wax tar iyo faa,ido leh mahadsanid omar

  • @somislam7913
    @somislam7913 6 лет назад +54

    Taariikhda waaa sida muraayad allaha nagu anfaco

  • @armaanabdiaziiz2356
    @armaanabdiaziiz2356 6 лет назад +3

    nabigeena muhamed ku saliya scw

  • @updizamedpogba5771
    @updizamedpogba5771 6 лет назад +48

    Jasakallah wll Wax Badan Ayaaad No Faaidaysey😍😍

  • @maganmahamoud923
    @maganmahamoud923 6 лет назад +6

    Mahadsañid sxp taariikhda aad noo faaideesay dhabtii wx badan ka faaiday

  • @DAYMADA
    @DAYMADA 6 лет назад +8

    kanaal kaan adaa udaneyaa allah dhowro cumar ishaar

  • @niciimamaxamed7068
    @niciimamaxamed7068 6 лет назад +10

    Mahadsanid wll omer inshar

  • @user-hw4pn8md9w
    @user-hw4pn8md9w 6 лет назад +4

    Asc wll ogaansho waan faraxsanahay waayo hal malyan ayaa ku dhownahay isbuucii hore 91 kun ayaa aheen lakiin hada 92 ayaa marenaa masha alaah

  • @maryammohamed4525
    @maryammohamed4525 6 лет назад +17

    Mahadsanid ustaad waan sugeena mawduucan😍😍

  • @yasinadan6901
    @yasinadan6901 6 лет назад +10

    Taarikhdu Waa Shey Qoran oo Qaali ah Walhi Mahadsanid #Omar #Inshaar🖒🙋

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 года назад

      Taariikhda qaybna waa run qaybna waa been 😂 waana sababta aan u nacay buugta 👥

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 года назад

      Taariikhda dhabta ah waa midda adigu aad soo martay 👥

  • @awaysxaajiaxmad9288
    @awaysxaajiaxmad9288 6 лет назад +8

    Masha Allah ustaad inbadan aan sugaayo

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 6 лет назад +10

    mhdsnid wl omar allah haku barakeeyo ❤

  • @boosmedia308
    @boosmedia308 6 лет назад +8

    Manta wxan isku dayayay in aan noqdo qofkii u horeeyay ee daawada
    Lkin alle ayaa qoray

  • @Abdimm7788
    @Abdimm7788 6 лет назад +4

    manshalah dhacdoyin xaqiqa ah wll omar jazakalahu khayr

  • @osaamasharif2827
    @osaamasharif2827 6 лет назад +1

    Mahadsanid mucallim omar allaha ku barakeeyo wlal WE LOVE OGAANSHO

  • @somalifilmsmedia4696
    @somalifilmsmedia4696 6 лет назад +14

    Hore u soco wllo insha allh , meel sare gaadh zxp tageerahaga 1aad ayaan ahy , hore usoco marlabaad😍🖒

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 лет назад +2

    mashaa allaah wll allaah haku barakeeyo cilmiga iyo caafimaadka iyo caqligaba hakuu dhawro aamiin aamiin aamiin

  • @welovesomaliawanjeclahaywa7883
    @welovesomaliawanjeclahaywa7883 6 лет назад +17

    Masha allah mahad sanidin reer ogaansho gaar ahan cumar inshar alle hakaa aqal mariyo barnaamijyada wanagsan ee aad umada soomaaliyeed u heysaan adiga iyo dhaman dhalinyarada kale ee soomaaliyeed kuud ahanba

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 6 лет назад +10

    waaba yaabee maanta saan usugaayey hhhh dinb kafarxey

  • @rachidaminoz8977
    @rachidaminoz8977 6 лет назад +1

    Inagana illahay ayaa inoo furo ilo aynu kaga baxno dhibaatada iyo qabyaalada ✅
    Waad ku mahadsan tahay soo gudbintaada wll

  • @hassanabdirahman2273
    @hassanabdirahman2273 6 лет назад +2

    History iyo Geography wa madooyinka ugu jecla ila dugsigaygi dhexe
    Thnkz bro 🙌✌️👍

  • @tq7193
    @tq7193 6 лет назад +17

    Jimcdii hore 86k
    Manta 92k
    Masha allah ogaanso hore usco ❤❤

  • @thebigmbk8229
    @thebigmbk8229 6 лет назад

    Masha Allaah Ustaad Omar Barnaamij Muhiim Ah Aad So Diyaarisay Taxane Ka Dhig Barnamijkan 👏🏽

  • @manaalofficial772
    @manaalofficial772 6 лет назад +4

    Masha allah walal allaha ku xifdiyo

  • @mohamedsuleemaan5364
    @mohamedsuleemaan5364 4 года назад +1

    Maasha allah mr omar inshaar

  • @iamabdorahman5910
    @iamabdorahman5910 6 лет назад +27

    maanta dhan ayaan sugayay
    tageero buuxan u ahay chenelkan 🔥

  • @horumarchannel2079
    @horumarchannel2079 6 лет назад +24

    Networka ayaa iga ciladeesan lakin waxaan rajeeni inuu noqoni doono Mawduuc wanaagsan
    #Ogaansho 👌👌👍👍👏👏

  • @shafiealimuse1461
    @shafiealimuse1461 6 лет назад +6

    Mahadsanid bro

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 6 лет назад

    Ja zaakalah Omar allaha aqoonta ku siyadiyo bro wax badan ayaa ka faidaa mar labaad iyo mar sadaxaad shukran akhii 🙏

  • @layaallovely6404
    @layaallovely6404 6 лет назад

    Jazakallah kheer ustaad omer👍

  • @muscabyare229
    @muscabyare229 5 лет назад +1

    Masha allah waa kanaal dadku ubaahanyihiin

  • @zainabmuhumed3477
    @zainabmuhumed3477 6 лет назад

    walaaaaal taaariiikhda nabiyada 25ka nabi noo soo diyaaari adoo mahadsan

  • @M0-SIMBA
    @M0-SIMBA 6 лет назад +1

    Masha allah wll omar inshaar mahdsanid wll waad mahadsantahy
    Omar inshaar😍😍😍😍

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 6 лет назад

    Mashaa allah
    Sxb taarikhaha waan kahelaaaa ee barnmijyda tarikhda soo badi 😍😍😍

  • @c.kariimcumar9659
    @c.kariimcumar9659 6 лет назад

    Jasakalahu khayr Cumar

  • @najaxinajiinow5390
    @najaxinajiinow5390 6 лет назад

    Jazaka laahu qeyra wall alle dartiis ayan u jeclahay intii qeyrka fa fido dhamantiin alle ha idin xafido 🇸🇴

  • @saidamohamud224
    @saidamohamud224 5 лет назад

    Masha alllaah walalkay cumar illaaahow ku xafid

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed8664 6 лет назад

    mahadsanid Cumar inshaar mar walba wax bn ka faaiidnaa jaza ka Allah

  • @somaliartschannel8906
    @somaliartschannel8906 6 лет назад +4

    Thanks wall an KU fano

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 6 лет назад

    Mashallah walal.
    Waa barnaamija aad u fican.
    Waan ka helay..
    Kuwaas oo kale noo soo gudbi.
    Mahadsanid

  • @samiirasiyad748
    @samiirasiyad748 6 лет назад +6

    Mahadsanid walal waxaa ka xumahay in ninka carabka ah SAS nadhaho walh waa ka xumahay lkn yaa garanaayo hee Somali ayagaawo isku maqan wlh waa nasiib daro hadalka ninka carabka ah ayaa itaabtay runtii but is OK wala ga baxaa inshalah

  • @mohametbashe8550
    @mohametbashe8550 6 лет назад

    Mcha allah wllky qalli hormar wacan

  • @ahmedcaraye4382
    @ahmedcaraye4382 6 лет назад

    yaa alah waa muduc faa'ido leh
    wan kaga mahdcilinaa walalkey sida fican aad noogu so diyaarisay jazaka Allah

  • @nurtoabdiaziiz3398
    @nurtoabdiaziiz3398 6 лет назад

    Masha allah walal omar inshar ale Jir hakaa siiyo waqtiga aad galisay barnAmijkaan ale ha kaa ajir siiyo

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 6 лет назад

    Mnshlh masuuul allah ku xifdiyo

  • @view-tc4jp
    @view-tc4jp 6 лет назад

    Mahadsanid sxb omar sidaan usoo dhax gali taariikhahaa aad ayay muhiimad u leeyihiin
    Thank you go forward bro👏👏👏

  • @ishaafro279
    @ishaafro279 5 лет назад +2

    وتلك الأيام نذاولها بين الناس 😊

  • @deganjama3419
    @deganjama3419 6 лет назад

    Shukran wllo Cumar history repeats itself markaa insha allah soomalidu sidan faqri iyo wax laysku caayo kolay ahaan mayso ee alle haynoo furo farajyo khyr qaba dad fekerayana alle haynaga dhigo

  • @mohamedjbalaag981
    @mohamedjbalaag981 5 лет назад

    Jiza kallah
    Mudane

  • @cabdinaasir1704
    @cabdinaasir1704 6 лет назад

    mahadsanid walal omar inshar

  • @soenglish13
    @soenglish13 6 лет назад

    Aad ayaad u Mahdsanid wall Cumar

  • @mrosman5310
    @mrosman5310 6 лет назад

    Mashallah rabbi haku barakeeyo

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 6 лет назад +19

    First view guur doon waan ahay wiil qayr qaba igu so duceya somaliyeey

  • @abdirizakbarreabdi1071
    @abdirizakbarreabdi1071 6 лет назад

    Msha Allaha
    Aabalkaga zxp
    Wxnku guudno ma garanayno
    Alle ha ku abaalmariyo
    Amiiin Amiin
    Omar👏👏👏💪

  • @maxamedcabdulahi192
    @maxamedcabdulahi192 4 года назад

    Maasha allaah maasha allaah wll

  • @xiddigta5959
    @xiddigta5959 6 лет назад

    Taariikhda ad ban u jeclahahy akhriyaana mahdsanid wllo cumar soo badi Taariikhda all the 👍👍

  • @filsanmohamed2257
    @filsanmohamed2257 6 лет назад +1

    Woow shukran waa taarikh muhim ah ابوالهولwaa soo boqanaa insha allh

  • @k_y07
    @k_y07 5 лет назад

    Jazakallaaah Qeyr Wll!!!

  • @keynaanabdi6269
    @keynaanabdi6269 6 лет назад

    jazakallah zxp omar waad noo faaiidaysay
    mahadsanid markale

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 6 лет назад

    Masha alah wll omar alle haku sharfoo wll mcn

  • @abdirazaakbiikalohaadirtv1258
    @abdirazaakbiikalohaadirtv1258 6 лет назад

    Thanks bro mahadsanid hore isoco

  • @YoungAdesh143
    @YoungAdesh143 6 лет назад

    Maansha'Allaah sxb qaali. 👌❤️👍

  • @somalichannel3462
    @somalichannel3462 6 лет назад +7

    Asxby ana uhoreeya liketa igu sharfa

  • @dalnuursheibraahin8272
    @dalnuursheibraahin8272 6 лет назад

    Masha allh pro waad mahadsanthy

  • @abdallashow
    @abdallashow 6 лет назад +1

    Mashaaa Allah thanks Wll qaali omar inshaar

  • @ismaelmohamed3120
    @ismaelmohamed3120 6 лет назад

    Mahadsanid cumar

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 6 лет назад

    jazakalahu khayr akhi

  • @bacayryare3706
    @bacayryare3706 6 лет назад +2

    jazaakallaahu khayr wll

  • @almukhtar8487
    @almukhtar8487 6 лет назад

    Masha allah aad iyo aad ayaad umahadsantahay wll sida quruxda badan ee aad noogu soo diyaarisay dhinac walba whakhti ayaa kaaga baxay illaahay cimriga hakuu barakeeyo wll

  • @princessaalyaa5602
    @princessaalyaa5602 6 лет назад

    mahadsanid wll allah Ku xafido

  • @qoojechannel9416
    @qoojechannel9416 6 лет назад

    Mowduuc ad u qiimo leh, aad ayaad umahadsantahy intaad noo soo dadashey oo aad tariiiqdan muhiimka ah aad nala socodsiisay😍

  • @mohaali4595
    @mohaali4595 6 лет назад

    Waad mahad sanatahy walal sida fiican aad nowgu soo gud bisay baraamijka wax badan ayaan kafaaidaystay alle haka abaal mariyo

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 6 лет назад +10

    Omar nin culus ku Taageera Pro

  • @rafiiqichannel407
    @rafiiqichannel407 6 лет назад

    Masha Allah Wllo ilahay haku barakeeyo

  • @cabdillaahianas1484
    @cabdillaahianas1484 5 лет назад

    Wlalkey Cumar Waad Mahadsantahay Wlal Kheyr Allaha Ku siiyo

  • @Ikram252-u3u
    @Ikram252-u3u 6 лет назад

    Mahadsanida Walal Qaali Macalinkaya Nolasha ✌

  • @zechariyeali8725
    @zechariyeali8725 6 лет назад +1

    masha allah mhsnid sxb

  • @abdifataahbashiir8345
    @abdifataahbashiir8345 6 лет назад

    Mazha allah
    Zhp xog muhiim ah ayaad no siyadisay

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 6 лет назад

    Tnx my bro Omar inshaar

  • @umaymaahmed2720
    @umaymaahmed2720 3 года назад

    Mahadsanid Hno qli Horay huu sisoco

  • @haniweye469
    @haniweye469 6 лет назад

    Jazakallah kheyr wll waqtigana ilahay haku barakeeyo

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 6 лет назад

    Caqligaaga iyo maskaxdaada allaha kuu xafido masha allah tabaarakalah amiiiiiiiiiin

  • @fahadsalaad4033
    @fahadsalaad4033 6 лет назад

    Masha allah waa an kahelay vediogan ad so dhigtay mahadsanid omar inshaar s

  • @hipa5161
    @hipa5161 5 лет назад

    Macalin waad mahad santahay wax bdn ayaa ka faa'iiday💯

  • @mascudempire9925
    @mascudempire9925 6 лет назад +1

    Wllkey oinshar waad ku mahadsantahay
    Maadaama Aad waqtigaaga noo hurtay
    Jazaaka allah

  • @abdimajiidmahamoud3666
    @abdimajiidmahamoud3666 6 лет назад

    Ogaansho is my best channel

  • @wardiyare183
    @wardiyare183 6 лет назад

    mnsha Allah waa barnaamij xanbaarsan taarikh mug wayn

  • @dayibadiinle7463
    @dayibadiinle7463 6 лет назад

    allah yaxfadak o.inshAar aakhirane jano aduune jclka rabi ku noolaw raxmada rabine illah kaama qadiyo walaalky😍😍 #ogaalka dunida❤💪💪💪

  • @weheliyechannel2759
    @weheliyechannel2759 4 года назад

    Wajigaga itus walal qaali ah Omar inshar 😍😍😘😘👈🙏🏼🙏🏼

  • @leobarre7519
    @leobarre7519 5 лет назад

    Masha allha walaaal waad mhdsn tahy