"Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa igu yidhi kursiga Midowga Afrika ka Tanaasul ." Foosiya Yuusuf

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 173

  • @KaltounHag
    @KaltounHag 3 месяца назад +9

    Ambassador fosiya Yusuf xaji Adan. insha'Allah guul. UN one day. Don't give up inaadeer.

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 3 месяца назад +10

    Because you are Somalilander Reer Shiekhi Saxaaq. It's clear.

    • @LST25
      @LST25 3 месяца назад +3

      No because Xasan Likes Kenya

    • @samiiradirie2559
      @samiiradirie2559 3 месяца назад +1

      Maya wlle qabiil iyo reer muu kala jeclaa ee lacag yar bay dhaafsanayaan muwaadiniinta hamiga sare yeeshy 😢

    • @HamsaAhmed-hv3ph
      @HamsaAhmed-hv3ph 3 месяца назад

      Lacag buu ka doonayey fosiyee , isaaqnimo Uma maleynayo inuu uga codeyey.

  • @jamamohamedmoalin5226
    @jamamohamedmoalin5226 3 месяца назад +4

    guuleyso xilibaanad fawziyo shacabka soomaaliyeed ayaa kuu duceynaayo kuna garab taagan

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 3 месяца назад +3

    Xil. Fosia x. Adan guulayso , xaasidkaagi ha jabo. Waanu garanaynaa ujeedadooda, Taariikhida ayaa qoridoonta, don’t give up the fight .

  • @BurcaawiShalaqo
    @BurcaawiShalaqo 3 месяца назад +7

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💚💚💚🤍🤍🤍♥️♥️♥️.
    I love my motherland (Somaliland)

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 месяца назад +5

    ALLE HAKUU AQBALO HORUU SOCODKA FOOSIYA

  • @NasimAhmed-t7h
    @NasimAhmed-t7h 3 месяца назад

    Fosiya don’t give up, keep going Inshaallah you will win

  • @Fvv6677
    @Fvv6677 3 месяца назад +10

    foosiya eedo hooyo reer khaatumo ah baan ahaye hatanaasulin dalgaagana u adeeg soomaaliyana midnimadiisa kashaqee anana waa kugarabtaaganahay ❤❤❤❤ fooosiya guuuuul

    • @Abdullahi-b6k
      @Abdullahi-b6k 3 месяца назад

      Ilaahay baa naga qabtay inay somaliya kla gooyso ayay rabtaa illaahay kuuma sahlo,rag qoyaanadeeda fahamsan ayaa meesha jooga

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 месяца назад

      Waqooyi Isaaq ooynaye quura madagana😂. Somalia waa federaalka lism

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 3 месяца назад +1

      @@Abdullahi-b6ksomalia habar yar oo miskiin ah miyaa kala goyn garta?? 😂

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 месяца назад

      ​@@superfun1819dulmanoow iska aamus xagan anaa wx layga waydiyaye

    • @SuadKab
      @SuadKab 3 месяца назад

      Foosiya waa naag inaadeertay ah oo HY ah waa naag isaaqa agaa ku faraxsan in dhulka lala dhaco ha guulaysan waligaa doqontu daarood iyo hawiye isaaq wax uma ogola been yaan laguu sheegin

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 3 месяца назад

    Horey ugu soco mama foosiyo inshallah waa guuleeysaneeynaa,
    Mida kale madaxweyne xasanshaqsigii umaleeyo somali inuu ushaqeeyo kuquusqaado hadii aadan fahmina adiga ayawba waxba fahmin ee soo wadani noqo.

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 3 месяца назад +3

    Guulayso marwo , shacabka soomaaliyeed waaku garab taagan yihiin.

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 3 месяца назад +1

    Waad ku saxantahay waligaa ha u tanaasulin qubuuro qote guul baan kuu rajeeynayaa

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 месяца назад +9

    Foosiyay Adigaa ka hadhi waayey Reer Koonfur oo aduunka ka hadhay because
    Xaasid iyo nacayb darteed ka guro HEE 😮🫣🤥

    • @qardho7720
      @qardho7720 3 месяца назад +1

      Dhibaatada waxay ka timid jabuuti arinkana ayada😂masuul ha ah
      Lkiin dhibatada idin heysa Hada tihiin rer somaliland wa xanuun idinkaga dhacay somalida kale allaah ha idinka daweeye waxkasta Waxa u tirineysan xanar

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 3 месяца назад +1

      Maa quusto markad doorshda madaxweyn aad codkaga mooyane cood kaale

  • @IdrisOsmam-u1w
    @IdrisOsmam-u1w 3 месяца назад +3

    Taariikhda macalin leeyahay,maxaad ka taqanin:-
    1) maxmoud Axmed cali aabihitacliinta
    2) Aden Isaq axmed aabihi tacliinta
    3) Xasan AwCali. Aabihi tacliinta
    4) Cali mirey.
    5) Yususf Xaaji Aden
    Somaliland dadka si weyn ugu hawl galey waxbarashada gobolada waqooyi oo ku si foobey.
    Taariikhda Macalin leeyahay ee reer Somaliland ee sidaasi ula socda ?

  • @hadhagalenewstv8403
    @hadhagalenewstv8403 3 месяца назад +2

    Fowisya salan sara we are with umaada Somalia I sapurted you 100/100❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 месяца назад +7

    Because you from Somaliland!

    • @Cilmi-s1z
      @Cilmi-s1z 3 месяца назад +1

      Tii ka horreysay maxaa looga reebay?

    • @nucimamajama7901
      @nucimamajama7901 3 месяца назад

      Xassan sheikh waa dealer mahaa nin qabiil

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 3 месяца назад +5

    Naagtan waajibkeedii baa la mariyey, “hashii awrkeeda diidaa way abaahi seegtaa” waa sidaas oo abadiya ah.

    • @xayaatsiciid697
      @xayaatsiciid697 3 месяца назад +2

      Sawtii somaliland ururkeedii ay rideen maxay somaliland u taraysaa oo ay ka dhalatay soomaliya ayaaba ka dhigtay raysal wasaare ku xigeen soomaaliya ayaa u dhaanta100/100

  • @nimcaannuur8118
    @nimcaannuur8118 3 месяца назад +3

    Ale hakusharfaan mama fasiya cadawga somalia hajaboo

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 3 месяца назад +4

    Waa ka xunahay mama Fosiya gun aan wadani ahayn ayaa ku heshay 😢😢😢from laasqoray

  • @SafiaMohamed-m1e
    @SafiaMohamed-m1e 3 месяца назад

    Ku soco ha ka hari Alah swt ha kula garabgalo waa qudbad geesinimo hambalyo wasiir marwo fowziya x Adan

  • @MuuseWadani-qc2nc
    @MuuseWadani-qc2nc 3 месяца назад

    Foosiya horay usoco waad guulaysanaysaaye qalbigaagu yuu jabin mooryaantana waad ka adkaan inshaa allaah

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 3 месяца назад +1

    ALLE MOOYEE CID KALE WAXBA HAWAYDIIN EE KU SOCO HIMILADAADA WAANAD GUULAYSANAYSAA
    GUUL KASTA WAXA KU XEERAN CAQABADO MARKAAS WAAD GUULAYSANAYSAA .
    MAAMO ANAGU REER SOOMALILAND AYAANU NAHAY WAANU KU GARAB TAAGANAY
    DUCIYO

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 3 месяца назад

    Guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Burco0025
    @Burco0025 3 месяца назад

    guul guuuul guuuul

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 месяца назад

    Guul insha allah marwo fowsiya xaaji Aaden tuugta dabadhilifka ah ee ushaqeeya shisheeyaha waxay galeen khiyaano qaran laakiin Soomaali oo dhan ba ku garabtaagan waad guulaysan insha allah from GK

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 3 месяца назад

    Inshaa Allah mom foosiya wad Gulaysanysa dhamaan umada somaaliyed dhamaanten inchaa allah

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph 3 месяца назад

    Very educated indeed 👌

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 3 месяца назад

    Don't give up 😊

  • @CawilshamxiyeCawilshamxiye
    @CawilshamxiyeCawilshamxiye 3 месяца назад +6

    Caajib bal eeg Qoofkan wuuxu ka hadlayo waa somaliland mayal adag ku soco mooqifkak maamo

  • @KatunAdan
    @KatunAdan 3 месяца назад

    Waxaan ku Rajeynayaa. Guul. Ee horay u soco insha Allaah adaa Guulasane

  • @maxamedjaamac-v1g
    @maxamedjaamac-v1g 3 месяца назад

    Ascwrwb,
    Xildhibaan Murwo Fouzia H.Adam Wasiir Arimo Dibaded hore & Ra'isulwasare hore iyo Xildhibaan eega ah waxay Ummadda Soomaaliyeed Gudaha iyo Dibadaba xaq ugu leedahay in la garab istaago loona huro aqoon,dhaqaale iyo galaangal Siyaaso intaba.......

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 месяца назад

    Halyeeyda Foowsiyo Xaaji Adan Walaal gacaliso haku niyad jabin Madaxwaaynahaagii u shaqaaynaya Dal aan Dalkiisa ahaan. Hankaagiina halkaas kasiiwad waad gaari doontaa Isha allaah.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 месяца назад

    Cafar nin ah Vs Marwo Foosiya xaji Adan Somali Ah ❤ Adiga 25 Milyan Somali Ah Kugu Taagersanahay Rag iyo Haweenba Umadda Somaliyed Hambalyo Kuleenay Sidaa Ugu Adkeesatay Kuwii Kaa hor istaagay waagii Hore iyo Kuwa Hada kusoo Jeediyey Waanu la xisaabtameena Abayo Hore Usoco Noosoo Dhici Kursiga Umada Somaliyed Xaqa Uleedahay Adiga Gabar Somaliyed Ah Jabuuti Ninka utaagan Waa Cafar Maanta Cafar Wakuwaa Xabada Ula taagan Somalida Kilinka Somali Galbeed Guuleyso Foosiya❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 месяца назад +1

    ADIIGU WAXADA TAAHEYE WAXA KUU RAADSO NIINKI KAA DHINTYE IYO ABAHA MIIDNE MAA NOOQONYSIDE

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 3 месяца назад

    لا حياه لمن تنادي
    Xasan gurguurte Ayaa ibsaday kursiga

  • @hoodoabdilahi3350
    @hoodoabdilahi3350 3 месяца назад +2

    Mashallh waa hooyo habar yonis ah❤

    • @samirr546
      @samirr546 3 месяца назад

      In garxajis u kaco oo kursiga saaro ayey ahay
      Dhinacaa iyo somaliland waa kuwa qoob iyo qaylo isku daro ee waayo hada!!!

  • @axmedcabdi9087
    @axmedcabdi9087 3 месяца назад

    Madaxda dalku waa kuwo aan alle barakeen, waayo masiirkii umadda ayey dan shakhsiyadeed ayey dhaafsanayaan. Madax afrika khayr badan badan kooddu maleh.

  • @hadhagalenewstv8403
    @hadhagalenewstv8403 3 месяца назад

    Okay go heah do not give up your dream

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 3 месяца назад

    Hatanaasulin xasan soomaaliya uma shaqeeyo waa barasaab cumar geele u shaqeeya

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 3 месяца назад

    Hatanasulin
    hala kaco somaliyeey karab istaag haloo muujiyo walasheen.

  • @abdirahmanshiine-rh8zb
    @abdirahmanshiine-rh8zb 3 месяца назад

    Yuusuf X Aadam Qabile (Aabihii Aqoonta)

  • @almher8883
    @almher8883 3 месяца назад

    " Haybad waxad ku ledahay dhulkaaga hooyo"

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 3 месяца назад +1

    GEESIYAD GEESI DHALAY GUULAYSO OO HORE U SOCO ALLAAHU MACAAKUM
    MRS FOWSIYA XAAJI

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 месяца назад +1

    Farmaajo dhiiga Tv idoorey 😮😮😮 hassn Sheekh idinka Irir Samaale ku doorte
    Darood dhiiga

  • @DhabkahadalDhabkahdl
    @DhabkahadalDhabkahdl 3 месяца назад

    Allaha kugu guuleeyo foosiyo caadaqaatayaasha qabiiltayaasha aomaali oodhan ayaa kugarabtagan ilaahayna wuu garab siinayaa

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 3 месяца назад

    Ha tanasulin foosiya yuusuf xaji adanay xildhibaan weliba haday ku surta geli weydo jabutina ka ciide oo dawladahaa kale u olole awooda muji meesha hadan cidiba sidaad wax u aragto kula arkayn

  • @nuuxjaamac5797
    @nuuxjaamac5797 3 месяца назад

    Meellagaa jeclaabaad❤ ka carartay 😂iminkana hargeysa iyaduumbaa hooydaaya

  • @jamadiriye1336
    @jamadiriye1336 3 месяца назад +1

    Foosiya qofkasojeda waqooyiga qalinka koofutu uma ogala waa sidii hore aynu kukalatanay ay tagantay wakhigaga iskasug ilahay iyaa arkaya waa inan

    • @Cilmi-s1z
      @Cilmi-s1z 3 месяца назад

      Tii Tanzania looga reebay, maxaa lagu galay?

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 3 месяца назад +1

    Somaliya dalka keliye madxweyne fadaarka ila madaxweynayasha mamul goboleedyadu ay yihiin dilaalin iyo daba dhifyo sharafta dadkooda iyo dalkooda ka door biday iska dhaadhicintoda, jabuuti waxay u sinayaan iyo kenya sir ayey ka hayaan max ku sheega somaliyed oo lacagta ay xadan ayey dhigtaan bangiyada jabuti

  • @mustafatalaal5734
    @mustafatalaal5734 3 месяца назад

    Adigoo Isaaq ah in aay Somali waxba kuu ogaleen maadan ogayn... boqol caruur ah hadaad u dhashid

  • @moomar4185
    @moomar4185 3 месяца назад

    Foosiya waa qof qaaliya oo qof la agdhiga jirin laakiin nasiibdaro somali bay ka dhalatay oo Xassan Gurguurte Madaxwayne u yahay. Goaankaa geesinimada leh waa kii Aabaha Yusuf xaaji aden waana kii laha HANOOLAATO SOOMALI BAAD IGA HORJOOGTAANE,adna waad ku bannaan tahay waana mid taariikhda galay.

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 3 месяца назад

    Ambassador fawsiyo mustaqbalka waa UN ,secretary general inshallah

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse 3 месяца назад

    Somaliland long life

  • @cabdilahi-z1z
    @cabdilahi-z1z 3 месяца назад

    foosiyay eedo dalkaga bahi kuu qaba soo dhowow from somaliland

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 месяца назад

    AABO xasan sheekh ayay yiraahdeen: Reer saylac markuu somalidiidka Amxaarsoo xambaaray: Ma aaninayno Reer somalia ka Goynaya. 2024:

  • @MH-dl7bp
    @MH-dl7bp 3 месяца назад

    Waa yaab!! Naagtan maxaa u qarsoon? Kursiga Somaaliya ayaa leh waxayna u adeegsani sidii maslaxada dadka iyo dalku ku jirto ee meel fadhiiso oo fawdada daa.

  • @LibanAli-bj5en
    @LibanAli-bj5en 3 месяца назад +1

    Manala soo aragtay waxu horta jireba arkay..

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse 3 месяца назад

    Jabuuti ayuu xasan gurgurte ka ibiyay kursiga ad ku riyoonaysay e africa nin bahan ayaa Somalia madaxweyne ka aj

  • @MohamedSuleman-f3s
    @MohamedSuleman-f3s 3 месяца назад +1

    Waxa laguu katooray waxad tahay reer waqooyi ee ubane hawiye adigj shakh siyan geesi nimo ayaad muujisay lakin xasan sh rerkisa ayuu ladoonahah

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 3 месяца назад

    Ma gaydid Kursiga aad raadinayso

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 3 месяца назад

    Necbiyaa calaacalka viva the repuplic of Somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 месяца назад

    Wll sorry😢😢😢😢😢😢😢

  • @youzarsifmohamed6031
    @youzarsifmohamed6031 3 месяца назад

    Dadkaasi sidaasi u dhaqmaya aya Somaliland ku sheega somali neceeb!!! Iyo Somaali diid!! 😅
    🎥waa end

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      oo yaa kaa soomali neceb soydinkan dadkii idiin shaqynaayay ee idin ogola gawracay

  • @maxamuudmuxumud9494
    @maxamuudmuxumud9494 3 месяца назад +1

    Hanbayo hadalkaaga dartii hadii waxkasta dhacayan ama dhicidoonaan hankaaga iyo halganka aad ugu jirto hurumarka dalkaaga iyo dadkaaga kelmeddaa asdtiri baan kugu garabtasganahay markaanu nahay shacab weynaha soomasliyeede waxna haka nusqaamin waxa haku siyasdin way dhamays tirantahaye

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 3 месяца назад

    Waxaan taagersanahay go aanka foisiya yusuf x adam

  • @fardawsamaxamed
    @fardawsamaxamed 3 месяца назад +3

    bagaa laguu diiday marka horeba waa dawarsanaysay

  • @sabaaxmaxamedxasan5976
    @sabaaxmaxamedxasan5976 3 месяца назад

    Somaliland baad ka soojedaa ayaa laguugu diidanyahay ee somalilandbaa la ictiraafayaaye ha ka hadhain waanu ku garab istaagaynaa marka Lana ictiraafeee

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 3 месяца назад

    Madaxweyne Cumar gelle waakaa bannaanka is keenay waa walaalkeen ku haaya in uu cadow ku yahay umadda soomaliyeed imisa goor ayaa laydin sheegay.

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 3 месяца назад

    Kenya hadana Jabuuti hakayeelin asaga iyo kuwa maamuul gobaleedka ma.ogala in ay is casilaan first our country 😂

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 3 месяца назад

    Jabuti oo 700,00 ah half canfar ah ayaa 20 milyan oo Somali kursigii laga siyay m/w khaa in wadan ah taarikh madaw

  • @marwaadan9248
    @marwaadan9248 3 месяца назад +1

    Waxa laguugu diiday isaaqnimo waxa tahay baadi halawday

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k 3 месяца назад

    Xildhaan haka tanaasulin

  • @KatunAdan
    @KatunAdan 3 месяца назад

    Ha kaharin doorashada

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 месяца назад

    guuldaraada edaynta isleh oo way ku cadho baxaysaa ee u daaya doqonta !!! from saylac

    • @AbdirishiidYasiin-sz7br
      @AbdirishiidYasiin-sz7br 3 месяца назад

      Hooyadaa saylac wastay laxlax dhazhay dantaada utasho qof aadan lataytal ahyn haka hadline

    • @maryanmohamed6688
      @maryanmohamed6688 3 месяца назад

      Naa Nacasyahay maxay Ku Guuldaraysatay, Ma Iyadaaba La Gaadhey Codayntii!!!! Wax Aanad Garanaynin Baad Dhex Fadhiisataye.

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 3 месяца назад

    Foosiyaay foosiyaay foosiyaay ifan adeer lama Rabo wadani lama Rabo wadaniyad xasan shiikhna ma rabo wadani waadna ogtahay cidina kaama badiso allaad leedahay nasiibkaaguna waad ku guulaysan kursigaas adeer waa inoo maalinkale iyo xasan shiikh qore maxamuud xirsi jaamac oo aad garanaysid xamar Dh/te guul iyo gobonimo insha allaah

    • @Abdullahi-b6k
      @Abdullahi-b6k 3 месяца назад

      Reer waqooyi wadani ma laha illaahay kuuma sahlo waxay doonayso waa kla go,a somaliya

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      @@Abdullahi-b6k Dalkayaga somaliland baanu wadani u nahay maxaa naga galay soomaaliya

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 3 месяца назад

    OH WAAN KA XUMAHAY MAAMMUL XUMADA XASAN
    DUFKUBAX !!!

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 3 месяца назад

    Marwo waxaa loo reebay magaceeda dambe ayaan Tooxow ahayn. Iminkana Fowsiya waxaa loo reebayaa magaceeda dambe ayaan Yabarow ahayn. Xasan culusowna tooxow iyo yabarow uun buu taageeraa.

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 3 месяца назад

    Nin dhurwayo diidaa marbuu dhidaro raacaa maxaad u dhalacaysa slan oo aad kursigoda farisato madama 4*5 maxase laba nin oo kursiga ay fadhiyan daarod iyo hawiye ah iyadoo labadii aqal barlamanka kuu codayeen hada ma oran karto hawiye iyo daarod baa iy hashiyen adigoo og xasuuqii slan inaan qaramada midobay ka hadlin masuul ka hadlay soomali waxa ka hadlay qudbadisii ugu horaysay marxuum madaxweynahii soomaaliya cor claahi yuusuf waan ka xumahay xasuqii slan xabad danbe slan lalama aadi karo waa in wado hadal lala galaa qaramada midobay iyo caalamka waxan ka codsan in hub kadhigis lagu sameeyo kuwa hubka sita si ciidan ajnabi ah la keeno waana la keenay dhidarada dhulka ay dagaan fowsiyoy dadkaga ayaad dad ku tahay hadana waxay ka xun yahiin gabar isaaqa oo heerkaa gaadho fowsiyo siyasada xisaab ku baro from ahmad cali putlan

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 3 месяца назад

    OH XASAN DHULKII AYUU GATEY EE KURAASTA CAALAMIGAANA MAGAY !!! (YAAHUU XASAN CULUDOOW) !!!

  • @abdisamadmahamud9366
    @abdisamadmahamud9366 3 месяца назад

    Edo fosiya miyaanad ogay inaadtahay marti

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 3 месяца назад

    Kkkkkkk waar ma Djibuti bay u shaqeeyssn mise dalka Somalia? Duli Alle idin bad aakhiro iyo aduunba

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 3 месяца назад

    Fawsiyo miyaaney baran xasan dhiiqo inuu balanta uu galo oo uusan oofin

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 3 месяца назад

    Ceeb ALLE kuudil HSN SHEIKH waa dilaal han maleh miyaa

  • @omardafle3614
    @omardafle3614 3 месяца назад

    Ayeeyo naga fadhiiso cidina ku dooranmaaysee

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 месяца назад

    Habar iyo Oday Innan iyo Innan Hadaynu Uun Muqdisho Oo aynu second class people ka nahay tan iyo 1960 kii Oo aynaan nacsanimo ba ka korayn sow illaah daraygeeda inama dhigin waxaasu wax kale maha ka Isku kal Sooni la'aanta iyo ka Abaal kadarida Dal keena Hooyo Ee Somaliland waxaa cadayn u ah sida hada gabadhani u hadlayso Ama ay u barooranayso isuma haysato in ay tahay gabadh laandheere ah Oo Dal iyo Dad jira Oo Somaliland la yidhaahdo ka soo jeeda haday isu arkayso in ay leedahay Dal toban jeer ka weyn Jabueti da murashax nimada looga wareejey shafka ayey garaaci lahayd vito bay tuuri lahad waxay si cad ugu dhawaaqi lahayd in ay leedahay Dal iyo Dad in ay Dal keeda iyo Dad keedu Xaq u leryihiin Aaya ka tadhigooda waxaanse is leeyahay waxa layaab ka badane malaa meesha waa laynagu sirxay Oo waxbaa laynoogu qabtay

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 3 месяца назад

    Guuul hooyo foosiyo

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 3 месяца назад

    maxey ka dhaheen rageenii uu xasan labeebka ka dhigey wasiiradii xildhibaanadii xasan isaga iyo xukuumadiisa ayaa taariikh madow ku astaansan hayeelin shacabka soomaaliyeed ayaa kula jira gurguurtow god madow ku dhac ilaahaan kuu barinaye soomaaliya god madow ayaad ku ridey wadni ku hor istaagan ma noola geele lacag madhiibee miduu qaato ma ahee ma sawiro ayuu kaa hayaa mid waaban aragnaye

  • @asxaabi
    @asxaabi 3 месяца назад

    foosiya waa xunahay somaliland ma ciyaar xiyaar ayey xornimadeedu ula soo noqotay, waxay ogyiin waxa meeshaas yaalla oohin ayuunbay iku danbayn

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 3 месяца назад

    Marka dhan laga eego way fiican tahay in qofku hadaanu meel fog wax Ka arki karin inuu xaqiiqda Soo taabto

  • @maxamedaxmed8215
    @maxamedaxmed8215 3 месяца назад

    Iska imow wasankaaga wxa
    Laguu takoorayaa waa Ina
    Yusuf fahan

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 месяца назад

    Libaax Hassan sheikh. Reer somalidiid ah somalia ka yeeli mayso Kale Goynta Umadaan: sorry waqooyi:

  • @hassanyusuf4494
    @hassanyusuf4494 3 месяца назад

    Sababta laguu takoorayaa waa cidda aad tahay ee Somaliland.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 месяца назад

    waxaad tahay islaan wareersan waayo ho are you xagee u dhalay idigu armay tani soomaliand dan utahay inaan lagugu haraacin soomaliand ooba ilaah nagakaa qabtay😅😅😅

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 месяца назад

    Xasaan dhiiqo xaar burash ah buuh meelwalbah naagah maarmariyey. Waah qoof muunafaaq ah oh beenale aah aax Faramajo maa oogaladeen dhaaqan xumadas

  • @mohamedwarsame8135
    @mohamedwarsame8135 3 месяца назад

    Isaaq baad tahay Markaa Isaaa ma geyo kursigan

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 3 месяца назад

    Madaxda Soomaaliya Waa Niman Dawlado Kale U Shaqaynaya,Oo Dalkii Iyo Dadkii Ay U Dhaarateen Aan Daacad U Ahayn. Waxay Dawlada Jabuuti Doonayso ee Halka Milyan ee Qof Ahi. Maxaa U Diiday Hanka Dawlada Soomaaliya Oo Shan Iyo Toban Milyan Oo Qof Ka Masuul ah.

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 3 месяца назад

    Waxan ka baqayaa in Geele 2 sano m/weyne Somali aan idiin noqono hasan sheikh ku yiraahdo

  • @AhmedHussein-ze4pe
    @AhmedHussein-ze4pe 3 месяца назад

    Baga yaad u calacali nacasimo aya ku gayse😂😂😂😂😂

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 месяца назад

    Imisaanu kulahayn dadkan iskaga hadh ina xaaji aadaney

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 месяца назад

    GUULAYSO FOOSIYA AQOONYAHANAD

  • @ismailyusuf609
    @ismailyusuf609 3 месяца назад

    Xasanow maxaad inanta aqoonteeda,kartida,iyo wadaniyadeedaba kalsoonida iyo taageeradaba ka haysata min raas kaanbooni ilaa raas casayr,ama soomaali oo dhami higsigeeda ku taageersantahay aad u hortaagantahay tartankeed iyo hankeeda sare? Xasanow ha iska lumin xurmada laguu hayo.