Walaale maxamed subayr, mustaqbal ma eegaane, waxaa ay eegaan maxaan hunguriga geliyaa. Illaahaybaan ka rajaynayaa, in wax dhib ah aanu dhicin. Kolay wax Axmed dhaama , ma arag, weligeed beeshaa aan magac dhabay.
Soomaalida aad sheegaysaa show tan civilwar ka wadda kismaanyo oo nabad ah in la isku laayo damacsan saasi ma somalinimaa Reer baydhabo waxay dhahaan hunduraase haddaan kooyey bal iswaafaji midda kale itoobiya showtan peacekeepers ka ah ta seddexaad showtan uu xasan shiikh hubka ka Soo gadanayey maaha ee reer cabudwaaq boobayeen ee xasan shiikh lahaa hubka anaa lahaa ee ha la iisoo celiyo ta afraad xasan shiikh show Kan Ruto madaxwaynaha jubbaland ii Soo khasab aan sameeyo waxaan doono bakhtiga ma cuno laakiin fuudkiisa ayaan cabba
Anigu waxaan Ku talin lahaa in daaroodka jubbaland shir Isugu yimaaddo soomaalida gobolka wax ka degganna axmed islaam U yeesho ciidan la abaabulo cidankaas oo maamulka hoos taga Kenya lala kaashado canshuurta meelwalba Laga qaado oo ciidanka mushaarkooda Iyo dawadooda la ISKA xil saaro dabadeed loo jeesto in la xoreeyo gobolka jubbada dhexe Iyo gedo joorrana wajahad ciidan laga sameeyo oo Si isku Tashi ah loo xoreeyo jubbaland intii Lagu mashquuli lahaa villa Somalia in la Sugo maaha xamar xal ma Soo waddo xitaa haddii Laga maarmi waayo itoobiya la waydiisato taageera millatery ma rabno in ciidankoodu Soo galaan jubbaland laakiin mid xagga rasaasta ah
Allaah ha xafido axmed sheikh maxamed slaam inshaallaah wu guulaysan allaah waday wehel madoono weeye axmed sheikh maxamed slaam
Axmed waa geesi guul insha Allah will ✅️ 🙏
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Axmed waa geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ahmad Ma Doobe Waa Libaaaax Guuuuuuuul Iyo Goabimo Ahmad Ma Doobe waa Libaaaax
Walaale maxamed subayr, mustaqbal ma eegaane, waxaa ay eegaan maxaan hunguriga geliyaa.
Illaahaybaan ka rajaynayaa, in wax dhib ah aanu dhicin.
Kolay wax Axmed dhaama , ma arag, weligeed beeshaa aan magac dhabay.
War maxamed meeshana ino furtay War ba soo dhawoow ugaas
Asc wr wbr
Intee joogtaa?
Been cad weyn ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Tell ka ha laga jaro guriga. Xidhiidhka xamar ha laga jaro. Damul Jadiid Xamar ayaa laga nacay.
Kismayo nabad ayaa ka jirtaaa
Soomaalida aad sheegaysaa show tan civilwar ka wadda kismaanyo oo nabad ah in la isku laayo damacsan saasi ma somalinimaa
Reer baydhabo waxay dhahaan hunduraase haddaan kooyey bal iswaafaji midda kale itoobiya showtan peacekeepers ka ah ta seddexaad showtan uu xasan shiikh hubka ka Soo gadanayey maaha ee reer cabudwaaq boobayeen ee xasan shiikh lahaa hubka anaa lahaa ee ha la iisoo celiyo ta afraad xasan shiikh show Kan Ruto madaxwaynaha jubbaland ii Soo khasab aan sameeyo waxaan doono bakhtiga ma cuno laakiin fuudkiisa ayaan cabba
waxan helay walaljay haldhaa cabdi madar abowe waankusa la maya igu salan xiis fanan
Wx badan ayu tabanayaa mel fog wx ka argayaaaa
Wariye haldhaaa
Anigu waxaan Ku talin lahaa in daaroodka jubbaland shir Isugu yimaaddo soomaalida gobolka wax ka degganna axmed islaam U yeesho ciidan la abaabulo cidankaas oo maamulka hoos taga Kenya lala kaashado canshuurta meelwalba Laga qaado oo ciidanka mushaarkooda Iyo dawadooda la ISKA xil saaro dabadeed loo jeesto in la xoreeyo gobolka jubbada dhexe Iyo gedo joorrana wajahad ciidan laga sameeyo oo Si isku Tashi ah loo xoreeyo jubbaland intii Lagu mashquuli lahaa villa Somalia in la Sugo maaha xamar xal ma Soo waddo xitaa haddii Laga maarmi waayo itoobiya la waydiisato taageera millatery ma rabno in ciidankoodu Soo galaan jubbaland laakiin mid xagga rasaasta ah
Kenya iyo Ethiopia lala kaashado, Soomali sida ayaa u dambeysay
Ahmed Madoobe hala soo xiro waa jaajuus