SAFARKEENI NAIROBI TO MOMBASA ANIGA IYO XAAJIGA SAFAR 5 SAACADOOD OO TRAIN 🚆 AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 71

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 6 месяцев назад +22

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️☝️🫶🏻

  • @faadumocabdiraxman4219
    @faadumocabdiraxman4219 6 месяцев назад +1

    Masha Allh Nasro Kun dhaaneey Farxad ku dalxiisa adi iyo Lamanahaga quruxda badan Barakobana qali🎉❤

  • @IbrahimOsman-p6p
    @IbrahimOsman-p6p 6 месяцев назад +1

    Mnsha Allah qoys quruxbadan Alaha idin barakeyo

  • @LailaMohamed-o3h
    @LailaMohamed-o3h 6 месяцев назад +1

    Wow Mombasa raha

  • @KeeynaanWarsame
    @KeeynaanWarsame 6 месяцев назад +6

    Team nasra abtdoon one like❤❤❤

  • @MssHanusha
    @MssHanusha 6 месяцев назад +5

    أللهم صل على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 6 месяцев назад

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 6 месяцев назад

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 6 месяцев назад +4

    dumashi soodhawada waa kusoo boqan lahaa hada janis hayo farxad iyo rayn rayn insha allah mombassa raxa❤

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 6 месяцев назад

    Asc abaayo isku wara adiga iyo my dumashi jawi dagan ayaa ku jirtaan masha Allaah ilahay haidin xafido xabibti ❤

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 6 месяцев назад +2

    Masha allah dumashi enjoy beautiful holiday

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 6 месяцев назад +9

    Nasroy ma nabad qabta, snapka wax maso digtit, cafimadka iyo farxada illahey haku siyadiyo xabibty

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 месяцев назад

    Manshaallah enjoyed nasro qurux ❤❤❤

  • @Xaliima-y8o
    @Xaliima-y8o 6 месяцев назад

    msha allah nasro cadey alla ku barakeeyo

  • @AhmedZaki-ys7du
    @AhmedZaki-ys7du 6 месяцев назад +2

    Hotelka hal habeen waa 18000 kenya shilin waa 140 $ waa Diyana beach

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim 6 месяцев назад +1

    Iso boqda asxabta nasro ❤❤❤

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 6 месяцев назад

    Mashaa allaah ❤❤❤ farxada allaha idiinsiyaadasho

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 6 месяцев назад +1

    Masha allah ❤❤

  • @hawahawa3024
    @hawahawa3024 6 месяцев назад +1

    Asc abaayo Nasro hotelka magiciis aniga reer Mombasa welina ma arkin Masha Allah ale ha idin xiftiyo nabad iyo caafimaadka ale ha kuu siyaadsho abyo cimri Dheer iyo cibaado Dheer ale ha ku siiyo Adiga iyo family kaaga kuligiin ale ha idin barakeeyo

  • @SamaraQueen-s5e
    @SamaraQueen-s5e 6 месяцев назад

    Nasro Abtidoon love you so much l ❤

  • @MaryanHussein-oe8ci
    @MaryanHussein-oe8ci 6 месяцев назад +1

    Dumaashi naag waxgarad ah ayaathy allaha idinxifdiyo

  • @NimcoQurux-u3z
    @NimcoQurux-u3z 6 месяцев назад

    Mesha allh ❤❤

  • @UmuAnaschannel-j5q
    @UmuAnaschannel-j5q 6 месяцев назад

    10 sano aku nolla wa mel qurux badan ❤❤❤❤❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 6 месяцев назад

    Manshaallaah ❤❤❤❤

  • @sheymaaqaalisheymaa1809
    @sheymaaqaalisheymaa1809 6 месяцев назад

    Welcome to mombasa raha meesha laigudale , sarova white sands

  • @Ikranitainaali
    @Ikranitainaali 6 месяцев назад

    ala my home land❤❤

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 6 месяцев назад +2

    nasroooy hadaa mompasa tagtay samiira siman booqo waa codsi xbbti😢😢

  • @FatimaGedi-h6p
    @FatimaGedi-h6p 6 месяцев назад +4

    Nasroy wll cidiyaha aad xidhantahay wayso kuma noqonayan

    • @Munocalihassan-8061
      @Munocalihassan-8061 5 месяцев назад

      Guriga markey tagto wey bixisaa fahan kuwa là bixiyo waaye only xiliga wareega là xirta😂

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 6 месяцев назад

    Eesh calaaa😊😊 Dalxiis 🎉

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 месяцев назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @HamdiaaliBoqoreh
    @HamdiaaliBoqoreh 6 месяцев назад +1

    Xabiibi hargaysa❤ maimanaysaa

  • @RidwaanMohamed-x1r
    @RidwaanMohamed-x1r 6 месяцев назад +5

    Ninkaaga ilhy hakuudaayo❤

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 6 месяцев назад

    Mashallah ❤❤❤

  • @xafsacabdiraxman7992
    @xafsacabdiraxman7992 6 месяцев назад

    Masha allh walaguwayay ilahey culeska hakaqado isnabka markanglo adi lekafiriya hadan kawayo wakabaxaa xiis yuu

  • @NuranMohammed
    @NuranMohammed 6 месяцев назад

    You are special 💖 💗 ❤

  • @farahaprilahmett9680
    @farahaprilahmett9680 6 месяцев назад

    Masha allah

  • @ayannageye9376
    @ayannageye9376 6 месяцев назад +1

    Nasra huno arosad ayaan ahay hotel mombasa qiimihsa iyo nolosheeda iso sheg plz

  • @KabchoEbebe
    @KabchoEbebe 6 месяцев назад

    Caffe point Kawar keen

  • @musamuktar4667
    @musamuktar4667 6 месяцев назад +1

    Hotelka magacisa ladahana abayo

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze 6 месяцев назад

    Scw❤❤❤❤

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 6 месяцев назад

    Take nice trip❤

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 5 месяцев назад

    m .a

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 6 месяцев назад +1

    Safarka xiga nasro ilmhaga wado

  • @xalimomaxamed5168
    @xalimomaxamed5168 6 месяцев назад

    Team nasra one like 😘

  • @AbdirahmnOmar
    @AbdirahmnOmar 6 месяцев назад

    m.a😊❤

  • @dayibsonconsultingLtd
    @dayibsonconsultingLtd 6 месяцев назад +1

    Abayo ilmihi yaa kuu hayo sidaan soo qayrumasuulnimo maha ?

  • @saidcali6569
    @saidcali6569 6 месяцев назад +1

    Dumashi ina aderky markan teamka caadi ugu dartay igu salan wiil ree yabar ku salamay dheh😂😂

  • @CabdiwaliYare-k8t
    @CabdiwaliYare-k8t 6 месяцев назад

    Asc❤❤

  • @FeisalCade
    @FeisalCade 6 месяцев назад

    Nasro wainaa racdaa bajajteyda hadaat mombasa joktid maxaa yelay fanskaga ahay

  • @SurayaSuraya-p2y
    @SurayaSuraya-p2y 6 месяцев назад

    Abayo intee joogta

  • @CabdiwaliYare-k8t
    @CabdiwaliYare-k8t 6 месяцев назад +1

    Asc

  • @FartunAhmedUmuzakir
    @FartunAhmedUmuzakir 6 месяцев назад

    Jumar miya

  • @batuloabdullahi4175
    @batuloabdullahi4175 6 месяцев назад

    Hutelka magacisa nososheg nasra

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol 6 месяцев назад +1

    Waxan igin wadina banbaso qunbaha inlacabo wajib miya

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 6 месяцев назад

    Nasra ilmaha adi maba waqti siiyay ina so wadate ahayd

  • @fardosahassan3766
    @fardosahassan3766 6 месяцев назад

    White sand Miya nasro

  • @munocali5531
    @munocali5531 6 месяцев назад +1

    Abayoy dalxiskan lacgta isaga dhameysan cimra iska aden

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 6 месяцев назад

      Wlhy aniguba cimran kusoo raxeysanlaha meesha ugu wacan inlatago masha alalh illahayow Mar cagaha iidhig ayan idha

  • @CraxmanQaasim
    @CraxmanQaasim 6 месяцев назад +1

    Qofyeeydii nasro waxaa away qofkii ugu horeeyo like kuu saaro ama hhh ilove❤you

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 6 месяцев назад +2

    Naa gabadha quraan ma saarnaa naaga lga reebi la ,yahay😂😂
    Wxaan la bur bur nay wxaa kow ka,ah wax iskuma quurno, gabadhaan wxay tiri naag Laylama qabo hdana 90ka waxaas baa ladaba wadaa

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 6 месяцев назад

    Masha allaah

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 6 месяцев назад

    Masha allha ❤❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 6 месяцев назад +2

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 6 месяцев назад

    Masha allaa❤

  • @AbdirahmanAhmed-b7y
    @AbdirahmanAhmed-b7y 3 месяца назад

    Mashaalh❤