Weydiimo Xalqada 6aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024

Комментарии • 136

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 года назад +63

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @anfacabdullahi1123
    @anfacabdullahi1123 2 года назад +3

    Qasim , ibraahim, Abdullhi umu kaltuun umh faadumo ruqiyo iyo saynan 7daas wayo ilmha Nabigeena muxamd Scw ♥️♥️♥️♥️

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 2 года назад +24

    Dhalinta Soomaaliyeed mar walba hadii saan loo mashquulin lahaa wax is ku dhagan la ma arki laheen wllh رمضان الكريم🥰

    • @zamzamabdulaahi2857
      @zamzamabdulaahi2857 2 года назад +1

      Haa walhi sax wye wax bdna wee ka faa iidi lahayen aqoon io amaalbo

    • @liibaanibrahim2507
      @liibaanibrahim2507 2 года назад +1

      @@zamzamabdulaahi2857 aad iyo aad, WLL 👍🥰

  • @maryanhaji6252
    @maryanhaji6252 2 года назад +39

    Meeqa caruur ah ayuu dhalay النبي محمد صلى الله عليه وسلم
    Maaaha suaasha wll ee waa خديجة ردي الله عنه meeqa ayee u dhashay weeye su’aasha ?
    waxee u dhashay 6 caruur ah oo kala ah 2 wiil iyo 4 gabdhood oo kala ah :
    Wiilal:
    1)Al-Qasim
    2)Abdullah
    Gabdho:
    3)Zainab
    4)Ruqayyah
    5)Umm Kulthum
    6)Fatima
    6 waa isku hooyo midka 7aad oo ah Ibrahim wa dhashay Maria al-Qibtiyya radiyallahu canhu wll sidaas u ogow.

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. 2 года назад +1

      M.a wllshey si fcn u faah faahisay❤✅

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 2 года назад

      Maashaa allaah walashay sifcn aa usharaxday lkn markaad radiyalaahu qoraysay daal ayaad qortay intaa uun iskasax

    • @rinaadahmed9653
      @rinaadahmed9653 2 года назад

      Aniga saa u fahmy hadey saa tahay waa 6 caruur khadiijo dhashay RC

  • @mohamedjama9551
    @mohamedjama9551 2 года назад +6

    m.a barnamij fcn bulshada wax tar u leh aad ayaad u mahadsan tihiin shaqalaha astaan Tv👍👍 we support

  • @suldanasusu8846
    @suldanasusu8846 2 года назад +12

    Subxanallah ninkii caruurta rasuulka scw garan waye ma mudna in uu tartamo

  • @abdalla2421
    @abdalla2421 2 года назад +6

    Waa arin fiican ee halkaa kasi wada barnamijka. Tartamayashana nasib wacan

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 2 года назад +10

    Waydimo aad ayan ugu helay wlhi

  • @A...A...A383
    @A...A...A383 2 года назад +2

    Waan tageera barnamijkan iyo hoo hadiyad horay u socda astaan tv guul in sha allah

  • @Galool._media.
    @Galool._media. 2 года назад +7

    Astaan Barnamijkan Aad ayuu wax tar uleeyahay lakin aniga waxan dhihi lahaa xarfaha af soomaalia haulage dhigo side B
    T
    J
    X
    Waxan kaloo jeclan laaha in lagu soo kordhiyo hidaha iyo dhacan somalida suaalaha

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +7

    RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕.
    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @medaden7396
    @medaden7396 2 года назад +4

    mashal barnamijka wa iuo ficanyahay From djibouti

  • @mrkl9165
    @mrkl9165 2 года назад +6

    HALA HALA TVGA 📺 UMADA SOMAALIYEED

  • @farhiabashiir7598
    @farhiabashiir7598 2 года назад +6

    M.a ustaad Xasan 🤗

  • @asmakasim1019
    @asmakasim1019 2 года назад +4

    Kkkkkk ma nabiga scw caruurtiiso garanwayay subxaankow

  • @rinaadahmed9653
    @rinaadahmed9653 2 года назад +4

    Nabiga scw 6 caruur ma dhalin ee suaasha iska saxa waa 7. Caruur

  • @CAPTANKEYMEDIAOFFICIAL
    @CAPTANKEYMEDIAOFFICIAL 2 года назад +1

    Waa in lagu celiyaa Qaasim wuu ka jawaabay su'aashii khadiijo inta caruur oo ay u dhashay nabi mohamed nnkh waxay u dhashay 7 Caruur ah

    • @xawoaalim2107
      @xawoaalim2107 2 года назад

      6 bay u dhashay wll ilmaha kle mariyaa u dhasahy saas ubaro

  • @yasir7210
    @yasir7210 2 года назад +3

    Dagaalkii sokeye ee somalia aanba aqoonin waxiina aqoon ma ahan waa i dhaafi qofkaan aqoonta wa diini caafimaad xisaab tcnologie iyo taariikhdena waxa kale waa xujada bakhiiliinta

  • @b4umedia796
    @b4umedia796 2 года назад +4

    Mashaa alah aktive boy

  • @Bellacadey7473
    @Bellacadey7473 2 года назад +2

    Jwabta moqdisho iyo bossa 1112
    Astan TV see cml hee

  • @xamarwene4301
    @xamarwene4301 2 года назад +6

    Sidee uga qeeb gala

  • @khadirosman1793
    @khadirosman1793 2 года назад +1

    Maasha allah wiilkii ugu suaalaha adkaa congratulations

  • @axmed76official47
    @axmed76official47 2 года назад +2

    Team asTaan isoo BooQda waLaaLaHaY

  • @ahmedyahya2208
    @ahmedyahya2208 2 года назад +3

    Barnaamijka waxa hanoon in laga reebo walaaca aad ku beereysaan tartamaha hadii uu sheego kaliya ufiiriya plz

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 Год назад

    Illahay wxuu kudhahay suurada Al-Baqra chapter 2 aayada 185 sidasaa filaa hadanan qaldanayn waa bisha quraanku soodagay

  • @qaaliqueenqaalimxamed9453
    @qaaliqueenqaalimxamed9453 2 года назад

    Astaan tv waxaan jeclaan lahaa inaad su'aalaha diiniga aad ubadisaaan

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 года назад +2

    Ramadan mubarak 🤦‍♀️❤️💯🇸🇴

  • @abdirahmanabdi1165
    @abdirahmanabdi1165 2 года назад

    Qoofka garan waye khadija inta carur ay uu dhashay nabiga

  • @danuu3067
    @danuu3067 2 года назад +3

    Manshalh wiilka barnamijka daadihinaayo qof walba wuxu dareensinaa inu lajecelyahy abaalmarinta mesha ugu sereyso inuu gaaro
    Qofkana hadalka wuxuu kasii qadaa dhiragalin
    Manshalah

  • @abdinasirguusha9948
    @abdinasirguusha9948 2 года назад +3

    @Abdinasir Guusha kadawada barnamijkaan sualihiisa oo Koban mahadsanidin

  • @ruunabdulkaadir2637
    @ruunabdulkaadir2637 2 года назад +3

    10,000

  • @nafisaaxmedcabaaze1541
    @nafisaaxmedcabaaze1541 2 года назад +4

    Cabaas muqdisho iyo boosaaso waxay isu jiraan 1112km

  • @maashofficail8837
    @maashofficail8837 2 года назад +1

    Asc bahda astaan sln sharafed aaan idiin WADA salamay dhamaan bahada shaqda iyo shaqaalaha ee waxn idinka codsanaa barnaamijkada iyo Aflaanta iyo hadiyada iyo weydiinimada kuli in lakala saaaro waan ku wareereeynay

  • @lyrics-fk5os
    @lyrics-fk5os 2 года назад

    Ninkan wariye professional waay3 wlhi..........

  • @maryamomar1692
    @maryamomar1692 2 года назад +4

    R.wazaare rooble miyaa ninkaan

  • @yasir7210
    @yasir7210 2 года назад +2

    Dadka dhiira geliya hana ku adkeynina maadaama sanadle le uu yahay.

  • @claahinuurmaxamuud9156
    @claahinuurmaxamuud9156 2 года назад +4

    War niyoo aan kaso qeyb gale waa halkee

  • @cabdibasidanakhlan9821
    @cabdibasidanakhlan9821 2 года назад +2

    barnamijka hab online ah maloga qaybqadan karaa dadka aan muqisho joogin igaso jawaab wllo

  • @motime2018
    @motime2018 2 года назад +2

    Buundada ugu dheer waxay ku taalaa china 🇨🇳

  • @ikraanmohamud6490
    @ikraanmohamud6490 2 года назад +5

    Wiilka u danbeyay su’aasha (A) ayuu dhahay markii hore isagaa walaciyay 🤦‍♀️

  • @rahmohuseen1049
    @rahmohuseen1049 2 года назад +3

    caadi mahan

  • @mustafhumow8111
    @mustafhumow8111 2 года назад +2

    barnajimka weydiimo waxan codsan laha in ad ku so kurdhisan xisaabta ama mathematics

    • @cuud4726
      @cuud4726 2 года назад

      Wllow dadka mabaxaar galin rabtaa

  • @anfacabdullahi1123
    @anfacabdullahi1123 2 года назад

    Lkn qadiino 6 mariyo ibrahim dhashy

  • @dr.abdirashidabdi7349
    @dr.abdirashidabdi7349 2 года назад

    Anigu diyaar baan ahay halkee igala soo xariiraa

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 2 года назад

    meesha lacag baa taala😂🥲

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +3

    Mashallah

  • @mariepheten7783
    @mariepheten7783 2 года назад +2

    😘😘astaan

  • @A...A...A383
    @A...A...A383 2 года назад +7

    Horto dadkan commentigu baryo badna uf inan akhriyo ayaan ba u nacay nada kala daya wlallayal bila caleeg

  • @faizanorelmi477
    @faizanorelmi477 2 года назад +1

    Waaan ubaahanahay inaan kaqeyb galo

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 года назад +9

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💟💕

  • @xusnizalaat5854
    @xusnizalaat5854 2 года назад +3

    D

  • @abdussamadgalog8650
    @abdussamadgalog8650 2 года назад +5

    Wth! The guy said he doesn't know about the kids of the khadijah to the prophet (ppuh).
    😳

    • @zuuhusien8503
      @zuuhusien8503 2 года назад +2

      Ani xdee suaasha waan kula qabaa

  • @queenfalis9550
    @queenfalis9550 2 года назад +1

    🥰🥰🥰❤❤wariyaha m.a

  • @munaluula9156
    @munaluula9156 2 года назад

    Caruurtu waa 6 midakle kale gabar kale baa udhazhy

  • @munamk9872
    @munamk9872 2 года назад +3

    B

  • @jandrakwhduo1118
    @jandrakwhduo1118 2 года назад

    Halii sheego fadlan

  • @cumarmouse2035
    @cumarmouse2035 2 года назад +1

    4

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 2 года назад +3

    Mogadishu to Bosaso 1394,0 KM Waaaye Sida uu Googleha Sheegaayo!
    Aniguna ku dhawaad 1500,0 KM ineey tahay ayaan Maqli Jiray ee Astan TV Su'aashan Jawaabteeda Ma iska soo hubiseen walaalayaalow?

    • @AJ-ff9pj
      @AJ-ff9pj 2 года назад

      Walal wa saxanthy 1394 km waa dhulka ama gaari marka uraaceyso
      Lkn diyaarada ayaa ah 1112 km marka sidaas ufahan insha Allah.

    • @1Ilyasin.
      @1Ilyasin. 2 года назад

      @@AJ-ff9pj Mahadsanid wll, blse Su'aasha Ma aheyn Mid khayixneyd, tusaale ahaan dhul ama cir 😅🙋‍♂️

    • @AJ-ff9pj
      @AJ-ff9pj 2 года назад +1

      @@1Ilyasin. waa runtaa lkn adigaba jawaabaha maka aragtay 1300. kkkk
      Jawaabaha lagusiiye aya marwalba kalabexeysa jawaabtaada, jawaabaha lagusiiye wexe uqornaayeen sidaan, 1112, 1111 1113, 1114,
      Sidaas ayeeyna jawaabta saxda kutahay 1112 km. Marka ina sidas ufahanto iskuday walal.

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 2 года назад

    nio buundada ugu dheer aduunka chine ee ku taaal maxey

  • @cumarmouse2035
    @cumarmouse2035 2 года назад

    Allcimraan

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 года назад +2

    Kan isagaa inanka qalday

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 года назад +1

    1299

  • @cr7gammer35
    @cr7gammer35 2 года назад +3

    Mesha lacag free ah lagu cunaya wlhi ✅🤣

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 2 года назад

    Suaasha asagoo gartay aa laga duway

  • @abdimajidchanel2914
    @abdimajidchanel2914 2 года назад

    Asc astaan tv sidee ogaqebqadankaraa barnamijka anigo oo kusogan milkabaxsan dalka
    Yacni online maogaqebqadankaraa wlll

  • @hodanwacdi5309
    @hodanwacdi5309 2 года назад

    Sideee ku qabay qadan karaaaa please

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 года назад +1

    Americsn civil war 1861

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 2 года назад

    Kaayga hore waa ku dhacday 😂

  • @cumarmouse2035
    @cumarmouse2035 2 года назад +1

    A

  • @xasanmaxamuud9912
    @xasanmaxamuud9912 2 года назад

    Muqdisho iyo bosaso was 1112 ee ma ahan 1111

  • @mukhtaarxuseencumar5574
    @mukhtaarxuseencumar5574 2 года назад

    Tilifoon number majiraa miyaa

  • @abshirabdulahi8780
    @abshirabdulahi8780 2 года назад

    Awyl 200 oo sano bay dhisan thy

  • @aliadow4183
    @aliadow4183 2 года назад

    Mogadisho iyo bosaso 1111km iskujiraan

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 года назад +1

    Ibnu khalduun

  • @muniraahmed2668
    @muniraahmed2668 2 года назад +8

    Nabi Mohamed csw wxuu dhalay 7 caruurah.
    1 Fatima
    2 Ruqiyah
    3 Zaynab
    4 Umu kalthum
    5 Cabdullah
    6 Qaasim
    7 Imrahim..
    So barnaamijka raali galin ha ka bixiyaan arinta qaladka ahayd ee wiilka loo bixiyey.

    • @ascadcadde8133
      @ascadcadde8133 2 года назад +2

      Ibrahim khadiijo ma dhalin maariya bintu qidba u dhashey

    • @ilhanomar6367
      @ilhanomar6367 2 года назад +1

      Qadiijo lix ayee dhashe, midka 7-aad waxaa dhashay maariyatul qibdiyah.
      Soo wey saxanyihiin.

    • @maryanhaji6252
      @maryanhaji6252 2 года назад +3

      Meeqa caruur ah ayuu dhalay النبي محمد صلى الله عليه وسلم
      Maaaha suaasha wll ee waa خديجة ردي الله عنه meeqa ayee u dhashay weeye su’aasha ?
      waxee u dhashay 6 caruur ah oo kala ah 2 wiil iyo 4 gabdhood oo kala ah :
      Wiilal:
      1)Al-Qasim
      2)Abdullah
      Gabdho:
      3)Zainab
      4)Ruqayyah
      5)Umm Kulthum
      6)Fatima
      6 waa isku hooyo midka 7aad oo ah Ibrahim wa dhashay Maria al-Qibtiyya radiyallahu canhu wll sidaas u ogow.

    • @alcadalamedia3392
      @alcadalamedia3392 2 года назад +1

      Walaal suaasha Saad umaleysa ma aha waxaa laweydiiyay nabiga scw scw xaaskiisii khadiija meeqa caruur bay udhasay jawaabtuna waa 6caruur masha allah

    • @akramofficial143
      @akramofficial143 2 года назад +1

      Khadiijo oo kaliye aa lagarabay waxeyna udhashay 6 caruur

  • @kuwajecelrasulka
    @kuwajecelrasulka 2 года назад

    0

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 2 года назад

    Shaatiga cad kani ma bedelo miyaa

  • @anisaabdi7335
    @anisaabdi7335 2 года назад

    Shittt adaa Afka ugashay 1955 Cabaasow😩😂😤 He said 1961 …. Ku qabto Cabaasow🤗

  • @cumarmouse2035
    @cumarmouse2035 2 года назад

    Qudus

  • @cumarmouse2035
    @cumarmouse2035 2 года назад

    Qardho

  • @hamsegabose1299
    @hamsegabose1299 2 года назад

    Mogadisho io bosaso miyaa 1111km isku jiraa? khalad waaye su aasha

  • @nuuraxmed5445
    @nuuraxmed5445 2 года назад +1

    Astaan tv waxaan leeyahay haa kulaabteen su aashii ahayd rasuulka scw xaaskiisii khadiija allaha karaali ahaadee waxay udhashay A 7 caruur B 5 caruur C 4 caruur D 6 caruur hadaba jawaabtu waa A 7

    • @rithwanalii
      @rithwanalii 2 года назад +3

      Qadiijo Nabiga 6 caruur ayey udhashey nabiga cugiisa 7aad waxa dhashey mariya Al qudbiya 🙋‍♀️ina kala fahmta rajeynaa

    • @nuuraxmed5445
      @nuuraxmed5445 2 года назад

      @@rithwanalii zx wll waa runtaada

    • @sadiamohammed609
      @sadiamohammed609 2 года назад

      @@rithwanalii saas weye jawbt 6

    • @adnajaama5898
      @adnajaama5898 2 года назад

      @@rithwanalii Ibrahim khadiiija ma dhalin

    • @rithwanalii
      @rithwanalii 2 года назад

      @@adnajaama5898 ani ma dhahy wa dhashey marka 🙋‍♀️

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 года назад +8

    inta bisha Ramadaan loo Dambi dhaafo Allha kugu daro hadii aad subscribe ii saarto aamin wll qaali Ramadaan Mubarak

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 2 года назад +6

    Xasan A ayuu doortay blse adigaa qalqal kufuray laabtiisa inuu 1,000 dollars 💸 qaato uma qorneyn blse sababteeda adigaa leh 😅🤦‍♂️

    • @fadxanuura6369
      @fadxanuura6369 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣 walhi nus saac baan qoslayay taas baan been aheeyn wariyaha qalqal galiyay waan lasocday live ka xaly 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cumarmouse2035
    @cumarmouse2035 2 года назад +1

    D

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 года назад +1

    1299

  • @cabdalamuuze8977
    @cabdalamuuze8977 2 года назад +2

    Dagaalki sogeeye ee mareykanka wxo dhcay 1865 mxa ka qaldan astaan

  • @cumarmouse2035
    @cumarmouse2035 2 года назад +1

    D

  • @cumarmouse2035
    @cumarmouse2035 2 года назад +1

    D