ManshaAllah Sh Saalax Mucalim Cabdullah sh ilahay dartii aan kuu jeclahay dadka adiga ku jecelna ilahay dartii aan ku jeclahay. Walaal sh saalax intee kala xariiraa??
AIlaah Ruuxii Uu Raali Ka Yahay, Dadkuna Waxaa Qasab Ku Ah, Iney Raali Ka Noqdaan, PalMeshan Daawo, Run Ahaanti Waad Qushuuceysaa, Ilaahow Intaa Raali Ka Tahay Nagu Dar, Insha Allah,
Masha ALLAH sh salax liibaan aduun iyo aakhiro
Mansha Allaah Sh Salah Illahay Cafimaad Taam ah hasiiyo iyo Cimridheeri Cibaadoleh
Ilaahay habarakeeyo sheikheena
احبك في الله شيخنا الفاضل شيخ صالح معلم عبد الله الله يسلمك و يحفظك من كل شر
Masha alah alow cadaabta kaa xoreee sh saalx macalim fiicnan lahaydaaa hadaaan kusalaami lahaaaa sh saalx ilohow kudaaaaa cafimad an kugu duceyay inta cimrigaaga kadhiman Aamin Aamin Aamin
Masha Allah shiiq saalax mucalin alle hakuxifdiyo
mashAllah .. Alle aya jeclade umadi daan aya jeclate. sheikh Alle dartis ayaan kujeclahy
Masha Allah Anah gurme Salani donaa ShiQnah shi Salaad
Masha Allah shiiqeena Allah haku caafimaadiyo aduunka iyo aaqiraba
masha allah, sheikh cimri dher Allah ha Ku siyo, wad na wacdisee, illah ha kugu abal mariyo janatul fardowso iyo anagoo dhan
ManshaAllah Sh Saalax Mucalim Cabdullah sh ilahay dartii aan kuu jeclahay dadka adiga ku jecelna ilahay dartii aan ku jeclahay. Walaal sh saalax intee kala xariiraa??
Ismaaciil Axmed Gaas sheikh salaax mclin nin an ka jeclhy dunida korkeed ma saarna manta naarta Allah haka xoreyo janadana Allah hakugu bishareyo i.a
Wll waa laguu geynaa hadaad dalka joogto tell 616191437 igala soo xiriir
@@Horseed-TV nagu salan sheikh wllo illahey dartisa ujeclanhy alle hanoo cafiyo sheikh
Ilahayow macisia nagadig kuwa jecel sheqan ilahay dartisa
Wakuwaa walaalaha dhabta ah ee Illahay darti
Sheekh Saalax sheekh Illahay darti baan kuu jeclahay
Illaha inaga dhigo Maca Nabiyiina Wa Sidiiqiina Wa Shuhadaa Wa Saalixiin
Tabarakallah Sheikh
Maaasha Allaaaaah. Alle haku dhowro Adduun iyo Aakhiro, Annagana Alle hanagu anfaco Cilmiga aan kaa dhageysanay.
Alle haku barakeeyo Sh Saalax Aduun iyo Aaakhiraba. Dhawr wacdi baan kaa dhageystey oo qalbiga dhaqaajinaya, waa qof niyad wanaagsa sheekhaanu talow xaggee buu joogaa? Waddankee? dadkuu la nool yahay baa faa,iidey baan kawadaa.
Sheekhen Ilaahay ha caafiyo Wuxu sheekhu jooga qureceel
shikh salax mucalim alle haku xidiyo aamin aamin
masha allah sh.salax illah hakaa abaalmariyo wacdigaaga wanaagsan
M.A sheekh salax allaha kuxifdiya
اللهم اجعل لنا من الذين يستمعون القول فيتبعون احسنه
Noor Abdi d
@@dehulusow8918😊2
Allaha noo xafido shiiqeyna jaliilka ah ee sh saalax mucalim cabdulahi
manshaa Allah Sheekh ilahay hakuxafido ilahay haka ajir siiyo
masha alah, sheiy qunaa sheiq salax ilahey haku xifdiyo adun iyo aakhiro,
Wlh waan qiiroday sida ay usalaamayaan mshllh allow culumadeena noo barakey adaa waa xidee aamiin
Masha alah sh salax ilahay qer ha ku siiyo
jazaka laah sh Saaalax Mocalim
waa muxadaro wanagsan
Mnsh Allah sh.saalix Alle haku dhawro Aduun iyo Aakhiropa
Mashaallaah allahacaafiyo
Shiiqsaalaxmacalin.cimrigiisa
Alahanudhaaraayo
Masha allah allaw kudaa shiq salax
Mansha alah ilahow culimadeena diinta xambarsan noo daa
masha alaah masha alaah sh.salax macalim cafimad tam ah iyo cimri dher alaha kusiiyo
Allow sheqena nocafi sheq salx allow nibarakee culumadeena
Mashallh sh wanjelahay allahakuxafido adun iyo akhiro
شيخ صالح من اهل الصلاح والفلاح ولا نزكيه على ربه
mashllh shiekh salax ilah madaxadaaa ha rajiyo Amin
Masha allah
masha allah sheekh saalax waan jeclahay ilaahay hadhowro
maansh allah
ilaahow nooxifdi culimada dhamaantood
mnah allah waan jeclahay shiih saalax
mashallah sheikh allahaha kuxidiiyo inshallah
aduun iyo aaqiraba ilahy korhakaayelo shq salxa mucalim
Cafimaad tama alahayoow sii yaa Rabi
Jazakalallahu khayran axsanaljk sh Salaax Macalim alaha barakubarakeyo sh
Iiaahay caafimaad sariico ah. Hasiiyo sheikheena
Masha Allah ilahay haku xifdiyo
Masha Allah ilhey cimri dheer haku siiyo
shukran jezakallah sh saalax
Mash allaha
allaha xifdiyo shiqa
ilaahey haku xifdiyo inshallah dhaman culumaday
Alle ha Ku xifdiyo sh saalax mucalim
mashaalah sh.saalah macalin
man sha allaah alle xiftiyo sheekha man sha allaah
Masha Allah
Aabeeyoow halkan waa halke waa wadanke mashallaah
AF saxa laahu lisaanaka wana wara laahu qalba sh saalax wa anta.
Mash allaha
masha allah janatul firdowso allah kugu amaal mariyo
jazaaka laahu kheeran Shiikh ilaahey haku xifdiyo
Manshaalh ilhow kuxafid oo kucafi
Shiek salax ilahay darti ayaan kuu jeclahay ilahow cimrigaaga nooraaaji
jazaakumulahu khayran
masha allah illaahey haku xifdiyo sheekh salaax
alhaa
Alloow ku xifdi shiiq saalax
mashaa alah
ILAAHAY madaxaaga ha noo raajiyo macal caafi iyo caafimaad
ما شآء الله شخ سالح
بارك الله
alle haku xafido sheekh salax macalim
mashaallah
mashaa allah mashaa allah
masha allaha sheikh saalax ilaahy haku xafido
Tanado Ali masha allh shikhqeena allh hanoo xifdiyo
Masha allh
Sh saaalax jeclahay
Mansha Allah sheikh
Jazakalah Alfa khayran
shiq saalax allaaah ha ku xafido
Masha alalh sheikh saalax
ilaahey hakaa abaalmariyo
M.a
Xafidu kallah
AIlaah Ruuxii Uu Raali Ka Yahay,
Dadkuna Waxaa Qasab Ku Ah, Iney Raali Ka Noqdaan, PalMeshan Daawo, Run Ahaanti Waad Qushuuceysaa, Ilaahow Intaa Raali Ka Tahay Nagu Dar, Insha Allah,
Abdirashid Sahal aamiin walaal aamiin
Abdirashid Sahal allahuma aaaaaamiiiin
Aamin Ya'rabi
mnsha allh allll ku xafido
manshaa allah
Subxanallah axıbatu fillah ya sheikhana
مشاء الله الله يحفطك
sh jazaakallah
Masha allag
mnshallah sh salax mucalim cabdulahi
Scw sh saalax allaha kugu jaaziyo kheyr aduun iyo aakhiro
Mashallah
Masha Allah ilahay ayey dartii isku jecel yihiin fiiri farxada Ka muuqato ilahow muslimiinta xafid oo kor ka yeel ad ban idin jeclahay walalaha muslimiinta rag iyo dumar salaan ayaan jarmalka idinka so diraayaa iina so duceeya wllyaal inuu ilaahay wada xaqa igu sugo
Aamiin wllo alle hanagu sugo dhamanten
@@sacdiyaalisalat1698 aimiin wllo
sh salah alaha rali kanoqdo lakiin shicada radi ya sheeqana sidi sh adan qudubi
wuuu radiyay shiicada waxaa radi oogu fillan ka difaacida saxaabada rasuulka scw
waa ku jeclahay shiikhoo beena mi iga aho
Mansha alllaaaaaaaha ilah hayowu culumada madaxeda noraaji wanu jecelahaye yaarbi🙌🙌
Mashallah allah
ilahow barakeeee
Ilahow barakeeee
M. a
ما شآء الله جسا ك الله خر شخ سالح
Sh Mansha Allah Kuxifdoyo
Axmad abdi Afrah جزاك الله خيرا
Shiikh Saalax Ninkii la kulmay ayaa nasiib leh,
mnshallah
Layla caday masha allh
Massallah
masha allah tabaraka laah
Mnshaala sh salx ilhay ka raali noqodo waxaa layir qof lajecelahay hadaa arato oo ilhay dartii loo jecelado inta aan jecelaan baa ilhay jeceladaa mnshalaa Sh salx janad ilhay kula kulamiyo xabiibkeena scw iyo asxaabtii amiin
Allaha kudhoowro anakan kuwii ku camalfo hanagadhigo illahay dartiis ayaan kuu jecaly ee intee kaalasoo xariiraa
Mashallh ilahey hanodeya culamadena wanagsan
Mashaa allaah sh saalix macalin allaha ku caafiyo fidunyaa walakhira amiin amiin amiin
Illahaw
Mucalim
Mansha Allah
Wana uhibuka ya shequnaa filaahi
احسن
Shik saalax
m
Noxidii
Salah
sh adan qudubi wa nin kamid sufiyada oo hada shiico noqday marka aanlaka amusen halaradiyo oo halo aqli celiyo maxayelay wuxu ahan jiray nin wanagsan hada kahor iyo sh maxamed cabas macow