Masha Allah my sheikh kinyawe macalin Allah dartis ayaa ku jeclahay wlhi wlhi allahay ayaa kabaryaa markasta nin Adiga cml inuu ilaahay inu Igu deeqo qof Wanagsan sida Adiga u wangsan Allah kubarakeyo sheikh isoduce inuu ilahay I cafiyo iga digin kuwa naaarta lugu xuso
Masha Allaah alahayoow salada nagu hanuni /21/6/2023/😢😢😢
Saladu Waa iftiinka nolsha Alahayo khayirka nawafajiiyo
Sabxaana allaah illaahaw nabadbaadi adigaa awoodlehe oo nagayeel kuwo aad ka aqbashaay saladahooda iyo soonkooda oo unaxariiso qofkastoo muslim ah aamiin yaa rabi
Salaada iiguso duceeya walal 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Shayma Ali Shabel ilaah haku hadeeyo wlshy
Waad tukan kartaa walaal qaaciido fiican ayaan ku siinayaa
Markaad maqasho eedaanka waxaad goaansataa inaad wayso u dhaqaaqdo markaad 1 week wado
Waad la qabsanaysaa waxaan rajanayaa inaad salaada ku dadaashay
Allaha ku fududeeyo wll
Allle haku fududeeyo wlllo
Alaha kuu siqiro
ilaahoow na soo hanuuni oo tiirka islaamka hanaga fogayn ilaahoow quluubtayada ka dhig kuwo ku tiirsan diinta islamka ilaahoow hanaga fogayn tiirka islamka aamiin shiikh Kenyawi jasaa aka khayr zhikh
Allow kuwii mar waliba dintooda iyoh aqiradoda xasusta naga dhiig Allow...... Amiin 🤲🤲😭
Alle ha inaso hanuniyo anaga iyo dhaman muslimintaba allow ina hanuni yarabi Amiin yarabi 🤲🏻 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Masha Allah sheekh allaha ku dambi dhaafo ifka iyo aakhiraba
Mansha allah shiekh maxamed shiekh ibraahim alle haku xafido jisakallahu khayr
mansha allah sheikh maxamed shiekh ibraahim alle haku xafido jisakallahu khayr
Masha allah allah ku xafido sh allah naso hadayyo allahuma aamiin yaa allaah allow salada nagu hagaji
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😍😍😍😍😍
ilaahay haku xafido ilaahayow janada haku galiyo inagana hayna galiyo
JazakALLAH Kheyran Our Sheikh
masha Allah sh keniyawi ilahay mizaan xasanadk ha kugudaro annagana kuwii salaada ilaliya hannaga dhigo allaahuma aamiin
masha Allah sh keniyawi ilahay mizaan xas anada ha kugudaro annagna kuwii salaada ilaaliya hannaga dhiga allaahuma aamiin
Sh kinyaawi danbigaaga Allaha dhaafa adiga iyo waalidka.
ماشاء الله جزاك الله خير
Masha Allh Alha naga qabalo salada 😭😭🎤
Mnasha allah ilahyooow kudaaaa
Mashallah jasakallahu khayr
Mashallah jasakallahu khayr
Jazakalh
Jazaakah laah khahr shiikhanah
Manshallaah Alle haynugu jidka toosiyo
Allah ajar iyo xasanaat ha ka siiyo waanada iyo daliilada aad no so gudbisay anagana hanagu anfaco aammiin
masha allah sheekh ku wiqadata alle hanaga dhigo adigan alle haku xiftiyo
Ilhay hana soo hadeyo oo hanga dhigo nabiga micisa scw
Mansha allaah xifidakalah shekh alle hanagu hadeyo wadada tosan
Mashallaah dadbadn aya ka Mogan saladaماشا الله شيخ كينياوي
jasaa aka lahu khayr sheekh Kenyaawi
Masha Allah my sheikh kinyawe macalin Allah dartis ayaa ku jeclahay wlhi wlhi allahay ayaa kabaryaa markasta nin Adiga cml inuu ilaahay inu Igu deeqo qof Wanagsan sida Adiga u wangsan Allah kubarakeyo sheikh isoduce inuu ilahay I cafiyo iga digin kuwa naaarta lugu xuso
Hoyo Mcnto aaamin yaa rabi allaha naga dhgo kuwi janada ku waara
Hoyo Mcnto amin
Amin hoyo mcnto
Amiin macaanto
Gh
Masha allah sheikh ❤️❤️
Sheekhow aniga wacdigaaga wan dageystay waad mahad santahay sheekhow
Allah ajar iyo hasanaat Allah hakasiiyo
Mzh Allha sheeq maxmed
Masha alh salaada ilaaliya wllyl adunka walga tagin😪😪😪😪😑
mash Allah alee ah nugu canfoc qof ku xidhan oo dhagaysata
Masha allh ilaahow nagadhig kuwiiii qaaaata aaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin yaaaaaa Allaaaaaaah
Mnsha allah sheikh Maxamed sh Ibraahim kenyaawi Jazaaka laahu khayran
mansha allah
masha Allah haku xafido
MSH allh jazaaka llaah sheikh illaahey hanag dhigo kuwo salaada dukado aaamin aamin aamin
Maashaa Allah.....Alloow ku xifdi Allaahumma Allah
M.allh zheikh all haku barkeyo
allahayow wadada toosan na mari yaarab 😰😢😢😢
kmweefh
Mashallah tabaarakallah
جزاك الله خير الجزاء الشيخ كنياوي
Maya
Masha Allah Allah kubarakeyyo
M a shiikh qeer alah kusiyo iyo anikaba
Mashaallah sh kenyaawi ilahey dartiis ayan kuu jeclahay wllhi
asalamu calkum
♥️♥️♥️
masha alh allow guwa salada dugta naga dhig
Masha Allah Masha Allah ❤️
masha alh ilahow ajar iyo xasanaad kusiii shiikh waxaan kuuduceeyay anigoo yaqiiinsan sida aad noo lawadaagtay qeyrka alaha naga dhigo kuwa ku camal fala
iisoo duceeya in ale isiiyo awlaad ahalu sharaf ah
mashaa alaah sheekh kiinyaawi alaa yijsiik khayran
Mn sh allh
Masha allah
Manshalah shekh kinyawi
Maasha Allah
jazaklaahu khayr sheekh
Masha all
Ilahow kuwii kudhaqmo nagadhig
ماشاالله تبارك الله
Mansha alh shiikh
Maashaa Allaah ilaahay ha kaa jasaa i siiyo
Masha allaah sheeqeyga ilaah ha Ku xifdiyo
masha allah alhamdulilah
masha allah alhamdulilah
Masha allah illaahow xaqa nawaafuji
Alle ha nagu anfco
Amiin ya Allah
Maansha AlAAH sheekh kenyaawi AlAHA nagu anfaco
Masha allah sheikh an jecelhy iilahow ku xifdii
masha allah
MANSH ALLAH
Masha alah sheik
Mzha allH allHa hanaga dhiGo kuWii qataa zaldana ilhY hanagu hanuniYoH AmiiiN
Aamin
@@abdulkadirmohamed2900cz
x
Mansha allha
maaaaasha allaaaahh
Mashaalaah
MashaAllah 😭😭😭😭😭😭
Sheikh kenyawi dar aalle baan kuu jeclaaday
habibo. jasaka. laalqeyr
Masha Allah sheekh allah haka jasamariyo
Subxan allah 😢
Masha allah jazakal qeyr
Masha Allah
manshalaah
mashallah 💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💛💛💛💛💛💛💛💛💛❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gf DFS stub vx be 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💖💖💖💕💖💖💖💖💖💖💖💕
Fabsshg💕💖💗💙💚💛💜💓❤💘💔💜💟💝🕶
mn.sHalah shiik mohamet sh kenyawi♥️ilaHow dhamaanteen nasoo hanuuni dhamaantay🤲🤲😭😭😭😭😭😭
Jazakallah khairn sheikh kenyawi
Mnsh allh sheikh kenyawi👏
Masha allah allah ha ku xafido
ilahee ha nagadhigo ku wii salad ku dadalen masha alaa
Maasha alaah maasha alaaha alaha ha kubarakeeyo
Masha Allha sheekh allha qeer kusiyo
Mashallah
iso duceya salada imo ilaah ii fududeeya 😰🤲
masha allah wlhi uu iifaideyay sheekh kenyawi Allah haka abal mariyo
Gamackadiyel
Maasha alaaha I aahey haku xafido
masha alh jazakalah khyre
Yaa rabi no naxarito aamiin
Sheekh Masha Allah alle haku barkeyo
Masha Allha
tabaraka
Allhaa
Jazakallah sheekh
Faisal Faisal mshaaAl
Masha Allah sheekayga
I
mansha Allah
جزاك الله خيراً جزاء وبارك الله لك يا شيخنا الكريم
Alaahu
Waa
Wanaagsan
Mch allah
Mash
culles ba iga saran salada marwalba wa tukada wena iga tagta mar mar ilahow ifududey wan dadalaya in badan 🙏🙏🙏 yaa allaah qafuru raxiim
ilahay Ha inaGu anfaco Yaarabi
mansha allh
Mansha aallh
Ilaahay haka ajir iyo xasan aamin ya rabii
yaa rabi khatumada khyr nogu khatin😭🙏😥
Heart touching video😥♥️
Masha Allah allah hakuxafido
MANSHA Allah Allah hano so hanuniyo
Jasakalaah khayr wllo