Diyaarada Itoobiya Oo Markale Soomaaliya Ku Xadgudubtay | Barnaamijka Wara-wareyn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #SubcribeHashi

Комментарии • 148

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 21 день назад +8

    Somalida waxay jacel yahiin in la dhibaateyo maba yaqanaan in ay ku wano qataan ee illah ha garansiiyo in ay mel u dhanto illah u sahlo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 21 день назад +9

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢allah cadowgeda Somalia 🇸🇴 hajabiyo

  • @Siciidbadal-pl2wj
    @Siciidbadal-pl2wj 20 дней назад +2

    Mashallah hordhi miid a ماشاءالله بخير

  • @Siciidbadal-pl2wj
    @Siciidbadal-pl2wj 20 дней назад +1

    Asc horfadhi thanks miid waanku farxsanyah warbixita horfadhi 100 boqolkib 💯 waa ruun

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 21 день назад +5

    Waa Sida dalkii soomaaliya loo bahdilay Parliament soomaaliya waxay Ku Mashquulsan yihiin ama ay la soo taaganyihiin Muqdisho anagaa leh

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 21 день назад

      Kaalay ku xaar uraaye dalka jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee British soomaliland government hawadii soomaliland soomaliland baa xukunta badeeda dhulkeeda kkkkkkkkmmmmmmmmmmmm fashilkii udanbeeyay bacaac bacaaC

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 21 день назад +1

      Hawiye nidaam dowladeed waxba kama yaqanaan wll

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf 17 дней назад

    Alle cadowga somaliland ha jabiyo oo faqashtan xaasidka nala daba socota alleh ha jabiyo SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 21 день назад +5

    mashkulida waxa waye hadii dadka dawladnimada manta joogaa aanay kuba kalsooneyn inay dawlad hogaaiyaan

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 21 день назад +6

    😭💔🇸🇴Hadii Adan laheen Dowlad Lakaga Cabsooda 😭💔🇸🇴 Mise Madaxwene Somaliyed oo Mawaadiintisa u Hiliyaa 😭💔🇸🇴Maxaa diiday in Lugu Xadgudba 💔😭🇸🇴🇸🇴💔😭🇸🇴💔😭🇸🇴😭💔🇸🇴

  • @HassanHassan-mt8np
    @HassanHassan-mt8np 21 день назад

    Qaran duleeye dalxaraashe allaha naga qabto

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 21 день назад +1

    Nimanka madaxda iyagu isku sheegtay ee dalkii googooyey ee shisheeyaha u shaqeeya waxay ku qanacsan yihiin waxa socda ILAAHOW KUWAAS 🇸🇴 KA DHEX SIIB 🤲🏼

  • @Drqadraqurux
    @Drqadraqurux 21 день назад

    Anigu iyada ayan raca mar walba Sasba uman fahansanayn
    Thanks wallo🥰

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 21 день назад +2

    Ereteria way caydhisay diyarada itopia ee somaliya dad qarabo laha xasan dhiqo baa qandaraaslalee

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 21 день назад

    waadmahadsantahay walal

  • @manineima4398
    @manineima4398 21 день назад +1

    Guul iyo gobonimo somaliland

  • @zahradurow9525
    @zahradurow9525 21 день назад

    Asc waa bahdil weyn somalia isukantay walaalo ma eeshagi karta wadan kula haysto wadankaga in aat u ogoladid in ay dulimaat ka samayso wadankaga aniga waxan u arkaa waa doqonimo haysata madaxda somaliyeet

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 21 день назад +1

    Xasan Sheekh wuxuu kadhigay shacabkii Somaaliyeed sidii ciyaal agoon ah oo nin cadaw ahi (Itoobiya) meel cidla ah kuhelay. Xasan damiir uu dalka kudifaaco maleh xukunkana waa ku dhagan yahay soo marka musiibo qaran ma'aha?

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 21 день назад +2

    Halaga joojiyo dalka Somalia 🇸🇴 . Ethiopia waa cadowga kowaad Somalia

  • @umretaaj9939
    @umretaaj9939 21 день назад

    waxan waramaya waa 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🍺🍺🍺🍺🍺🍺🍺🤮🤮🤮🤮🤮

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 20 дней назад

    Faqash jabtay rumayso ama ha rumaysan xasan duufle xabaal baa ku duntay maaansha allah illahsy baaa mahad leh moooryaaantii mogadisho waa isqalanaysaa xasan

  • @musamohammed7184
    @musamohammed7184 21 день назад +1

    Waa runtaa soomali dadka shisheeyaa waa ka baqan dadigoogu

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 21 день назад

    Asc wll dowlada somali waa dowlada eber ah oo an garaneen masha ay u socoto waa dowlada camol ah iyo dhagool ee illahow naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @hamsesuldaan1800
    @hamsesuldaan1800 21 день назад

    😂😂😂😂 maxaa keeny xad gudb kan anagaa yaab aragnee😂😂😂😂

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 21 день назад

    Dadka soomaaliyeed iyagaa cadaw isku ah cadawgoodana ma arkaan 💔💔💔

  • @craxmanttraadan1187
    @craxmanttraadan1187 21 день назад

    Thanks

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 21 день назад +3

    Waa wadan deegaan isu badaley

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 21 день назад +2

      Waaa wadan gumaysi ku jira wlhy 30 sano ayaa qabiil ba meel yar lagu xarystay oo ajaanib xero ku ilaashanaysaa dhaqanki iyo diintiina ka badashay

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 21 день назад +1

      ​@@TripleA0825 Somalia 🇸🇴 hormarka ka socda beey Ethiopia ka xuntahey.. guul Jamuuriyada Somalia 🇸🇴

    • @manineima4398
      @manineima4398 21 день назад

      Guul ethiopia ​@@SomaliMaxamed-w9g

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 21 день назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 uraaye hawada soomaliland ta kiiniya ta jabuuti waa isku mid dalkastaa hawadiisa isagaa leh

  • @user-rz6ig2dp8g
    @user-rz6ig2dp8g 21 день назад

    Hawadeena maxaa lakusooxad kudpayaa itopiya maxaynohaysaa horta hanalaso afjaro💯💯😢

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 21 день назад +1

    Waa in lajoji yaa ayada daan

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 21 день назад

    Somalia xage la yidhahda war waxani wey washen iminka waxa uhadhay inay maryaha dhigtan

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 21 день назад

    Tolbeely meeqaa bilood ayaan lahayn war diyaaradaan kamamnuuca dalka

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 21 день назад +1

    DAYAARADA BADAN OO CAALAMI AH, AYA MUQDISHO KA SOO DAGA, GARAN MEYNO WUXU XASSAN SHEKH, DHAQAALAHENNA UGU NAAXINAYO ITOOBIYA, MISE SHARE AYEY MADAXDA QARANKA KU LEEYIHIIN.

  • @khalifmahamed6992
    @khalifmahamed6992 17 дней назад

    Ethics saxaafada ilaali Mr xaashi ‘. hagaaji soomaalidu ma hogato umana dulqaadato bahdilka sidaad udhigtay.

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur 21 день назад +1

    Sasan sheekh baalacag u baahan

  • @user-ko5ds1qd8u
    @user-ko5ds1qd8u 21 день назад

    Xaashiyow aankusaxee soomaalidii hore mise tandanbe soomaalidii hore adaaba iigawarroon oo og taariikhda maanta dal soomaaliya layidhaa majireen hadday quudhsiga qaadanayaa ilaahay kasakow soomaalida maantana madaxdoodii baa quudhsi qaadatay ummad niyad jabsan xaashiyow waxwalba kafilo waayo maaha ummad kusoo barbaartay dawladnimo ,nidaam, waxyaabaha laga diiro ee quudhsigaa laqaadan iyo iwm walaal qabka waxaa bilaaba dawladda iyo madaxdeeda markaasay ummadooduna kudayataa maanta qofka soomaaligaa ee aqoonta iyo qabka leh wax ha usheego walaalkiisa soomaaligaa ee aqoonta lahayn ee lagayaabo inay duruufu kareebeen maanta dunidu luuqad kale ayuu uyaqaanaa bahdilka qofka soomaaligaana ee aan aqoontalahayna wuxuu bahdil uyaqaanaan qaabka deegaankiisa

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 21 день назад

    Wasiirka wasaarda arimaha dibadda fiqi iyo tan wasiirada duulista ah ayaaba xoogaa Share ah ka qaata Ethopia airlines 🇪🇹 midda kale maxay u mammuuci waayeen markii ay qalbka iyo
    Hubka sharci darrada Hargaysa ka dajinaysay.

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 21 день назад +1

    Xasan Sheekh Maxamuud Ma Joojin Karo Waayo .Waxa Uu U Joojinwaayay Ayuu Qabaa??

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 21 день назад +1

    Xasan-aboor ma cabasho iyo calaacal ayuu 24ka saac ku jirayaa?
    Go,aan adag ayay u baahan tahay
    In laga qaato,iyo masuuliyad.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 21 день назад

    Dawlad nimo kamajirto somaliya

  • @user-rq9up8xt9j
    @user-rq9up8xt9j 21 день назад

    Somalia gumaysi bay ku jirtaa ee nafihiina run u sheega xalanaa laydinka taliyaa

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 21 день назад +2

    Iska joojiya dee diyaarada

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 21 день назад

    Ha noogafin bahdil dadka qaataa waa kan amxaarada baryayee

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 21 день назад

    anigu mad aan itoobiya iirlan ahaynba ma rabo inaan qaato markaan u socdo soomaliand hargaysa hadh wanaag

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 21 день назад

    AF BEEEEN BEEEEN DAL LAGUMA NOQDO CAALAMKU WUUU OGYAHAY TWO COUNTRIES DIFFERENT

  • @abdullahiahmed6820
    @abdullahiahmed6820 21 день назад

    Soomaaliya dowlad adag kama jirto kuwaan mooryaantaa shacabka ha iska hor wareejiyaan wadanka madifaaci karaan maalinkasto waxow ku haayaan digniin aan udirnay Mey joojiyaan qaad kooda iyo diyaaradooda

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf 17 дней назад

    CIILQABE IYO CADQAATE ,XAASID MIDNA WAXBA MA YEELI KARO SOMALILAND ILAAHAY BAANU AAMINSANAHEY EE ILAAHAY AAMINA OO XAASISKA NAGALA HADHA WAANU TASHANEE TASHADA.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 21 день назад

    Hab dhaqan mooryaannimo iyo fool xumada ay Ethiopia Ku hayso Madaxbannaanida iyo midnimadeeda dhuleed Soomaaliya hadda ma ahan.
    Xasan Sheikh wuxuu noqday waddada Cadowga Soomaaliya u maro xaqiraadda jiritaanka Qarannimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya.
    Ethiopia si toos ah ayey ugu soo duushay waddanka Soomaaliya, Xasan Sheikh waa iska daawanayey Muddo dheer.
    This is a legacy of Xasan Sheikh Government.

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i 21 день назад

    Dadka Soomaaliyeed ma ogyihiin in aay Diyaarada Itoobiya aay isticmaasho erayga "Domestic flight" marka aay u socoto Hargeeysa, Garowe, Muqdishana aay dhici karto sida iyada oo u socoto, Jigjiga iyo Harar? Ereygaas oo loo isticmaalo duulimaadyada dalka gudihiisa ah!
    Domestic flight "duulimaadka gudaha" International flight "duulimaadka dibada"

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 21 день назад

    Somaludii maxaa ficilkii ja qaaday waar qaadaca diyaarada cadowga itoobiya, bal ufiirso maalinbaan Airport ka hargeysa ku arkay xabashi la socday diyaarada itoobiyan airline waxaan kula kaftamay ma ushaqayn lahayd diyaaradi somali airline oo so noqonaysa intuu igu qoslay ayuu igu yiri waxa badshay itoobiyan airline mana so noqonayso,,,markaa itoobiyanku way ina dhexgaleen waanay ina fahmeen

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 20 дней назад

    Waxad xuguntan Bosaaso iyo muqdisho oo keliya malahidin berbera iyo hargesa dal idinka horeyay

  • @maxamuudmuxumud9494
    @maxamuudmuxumud9494 15 дней назад

    SHIRKA DIYAARADAH ERLIN ITHOPIA HADII AY U HOGAAN SAMI WAYDEY AMARKA KA SAA BAXAY DAWLADA SOOMAALIYA GEBI AHAANBA LAGA MAMNUUCO DALKA SOOMAALIYA IN AANAY SOO GELIN HADAL TIRO WAX MAQABATEE

  • @SuleimandaudAdan
    @SuleimandaudAdan 21 день назад

    Somalia has no strong government.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 21 день назад +1

    Maxaa dalka looga mamnooci waayey diyaaraddan waddanka.??

  • @ciiseCilmi-cw6bb
    @ciiseCilmi-cw6bb 21 день назад

    Asc wagar yaakhi gacanta xasan sheehk gacantiisa bidix haday itoobiya kumoranto turkigu hadhax dhaadiyo

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 21 день назад

    Oo marka jaadka yaa u keenaya madaxdeena

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 21 день назад

    Hzlabahdulo moriyaan rzyaysa

  • @fmg63772
    @fmg63772 21 день назад

    Cayriya diyaaradooda shacabkeena xitaa ma ixtiraanto kaxira hawada karaahiyada soomaalina waa mid soomaali soomaali noow hid iska dhaha waxa

  • @yussufmohamed4208
    @yussufmohamed4208 21 день назад

    Xashiyow waxaan in ay imaanaya hore ugu hadashay odaygii wadankana talo kufilan waa lasiiye marka hadda catow looma bahno ficil wax ku oil ah baa loo bahan yahay..

  • @InaSanyare
    @InaSanyare 21 день назад

    Meesha somali marayso adunka qof xad gudub lagu sameyey o diyarad racay baa dawladuhu ka wada hadlan o xita laga jojiya dadla qofkasi kaso jedo inagana waxay marayan in dalka dhan lagu xadgudbo

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 19 дней назад

    waar somaaliyaay maradaa qadhmuunee bluugahi anaga calankayaga maaha waxaana iskaleh dadka shaydaanka caabuda

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 21 день назад

    Habartii shuuba ahayd wali may nooshahay soonagii barihore dabka karidnay maqsinbaa ufuraa Ama guri ay jidhkeeda ku iibiso Xasan gurguurte ka hor

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 21 день назад

    Maxay u qaadanayaan tikitka Ethiopian Airlines haddii ay helikaran midkale

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 21 день назад

    Somali intanto Taliskan Dayuuska ah joga subax erano haksugin Nadal muklaalka maxi Lo Tuuro wa cuna baxi Baku dhinte

  • @ismailmire1753
    @ismailmire1753 21 день назад

    Salam alekey. .somali weak and navy government, the Ethiopia should be expelled

  • @falaad
    @falaad 21 день назад

    Soomaalidu diyaarad eey leedahay masameesa waayeen musuq maasuq iya qabyaalad ayaa halkaas na dhigtay

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 21 день назад

    Xassan wax uhiman okaliye itobiyanka in nagaystan sa wax kasta walagusameyy xita ficil yar io damiirkii ba dhinty marka.
    Xassan ba waxas somalida usojiiday kudhacaya!😡😡

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 21 день назад

    waar anagu xamar dooni mayno cagdheeryahay cagdheertu dhashay

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 21 день назад

    Meeshi.xasan.said.dani.muuse.somalya.dhigeen.waaye.ee.etopia.awood.malah

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 20 дней назад

    Hassan DhiiQo Kama Jawaabi karo Baahiya Dalka iyo Dadka Somalia 🇸🇴
    Waa Nasiiib Daro dal leh Madaxbanaani oo maanta
    Dal-La mid ah sidaas uu ugu
    Jees jeesayo Xasan inta uu Xabaalo Iyo Dadka somaliyeed isku dirkooda ka shaqeynayo Arimaha Dibada iyo Wdamada Sida Foosha xun uula dhaqmayo haka ka jawaabo😂

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur 21 день назад

    Xasan baahane baa lacag ubaahan wadankina siaasu Kalumiyey

  • @AhmedismailAli-r2n
    @AhmedismailAli-r2n 21 день назад

    Futadaad ka tidhaahdeen dawladba ma tihidin waar diyaarad uma jeedaane xeeshiin dhaca kala quusanaye waar hawadana soomaaliland baa leh banana somaliland ee dilaaca.

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 21 день назад

    hooy hawiyoow dalkan hada idinkaa kamasuul ah oo xukumee neefkan magac xumada idiin soojiiday dalka kaqabta ama dib qof hawiye ah dalkan lagu aamini maayo ogaada

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 21 день назад

    Haddii uu joojin lahaa diyaarada ethiopian mar hore ayuu aby iyo muse ay dareemi lahaayeen daruufo dhaqaale iyo ciriiri.

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 21 день назад

    MADAXADA Dalka Aya Shacabka NIYAD JABIYAY Madax An Koan LAHEEN OO CALOSHOODA LASHAQEEYO

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 21 день назад

    Asc eng xashi hadal bey somalida uga soohartay.
    Somalida maleh ficil iyo in aay kajawaban xad gudubyada lagu hayo waxana kenaayo aqoon uma laha somalida waxa lagu sameynaya marka waa in ay bartan madaxweeyne da somalida sharuucda calamiga ah iyo international law ga si aay ujala gartaan waxa aay xaqa ulleyihiin iyo waxa ayaga xaqa loogu leeyahay.
    Fadlan taas umariya RUclips yada

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 21 день назад +1

    Diyaarada Itoobiya dadka raacaaayo waxay danbi ka galaayaan shacabka Somaaliyeed 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdiRodol-vv5kx
    @AbdiRodol-vv5kx 21 день назад

    Wariye Ethiopian Air ways was ka jaban tahay, Tussle Hydrobad Mogadishu go back 1000$,. Qatar air ways was 3000$ hydrobad mogadishu

  • @OmarSholi-oj8ev
    @OmarSholi-oj8ev 21 день назад

    Somaliland hadafkedi way gaadhay hanbalyo shacabka jamuryada Somaliland
    Han wada ilaashano amniga dalka cadawgu xadku kabaxay dhamanten dhagta iyo ishuba haynotagnato hanbalyo hanbalyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 21 день назад

    Ok do you have the ability to stop Ethiopia airlines from Somaliland. You are talking about somalia not Somaliland

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 21 день назад

    Sida ogu dhaso badan holo joojiyo itopian airline ineysan sogalin hawada somaaliya deg deg talobo haloga qaado dadnimo xumada dowlada maxey tahay talaabo deg deg halaga qaado itopian airline .

  • @alijama6723
    @alijama6723 21 день назад

    XABASHIDU XADKII DAWLADI DAWLAD BILAA IXTIRAAMA CADOW AAN WAXBA XEERINAYN WAY DHAAFTAY XIDHIIDHKA IN LOO JARO XAL AAN AHAYN MALEH ADEEG BAANU JOOJINAYNA XILIGAN INAY DAWLAD KU SHEEGTA SOMALIYA TIRAAHDO WAXAN U AR KAA IN CAQLIYADA UMADA SOMALIDA LAGU CIYAARAYO

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 21 день назад

    Capital Somaliland dheh xaasid bad tahay cuqdadba ku hayisa

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 21 день назад

    Somaliya waxa laraba in LA
    qeebiyo Hal Hal loo cuno wax Kas uulka ah camiilada Madax is sheega ah

  • @mohamedyusef4208
    @mohamedyusef4208 18 дней назад

    Here’s a revised s
    It is imperative that Somaliland shifts away from its reactive policies concerning Mogadishu and takes decisive, proactive actions in its dealings with Villa Somalia. The misguided proposals emerging from the South can be effectively countered by prioritizing the finalization of the MOU without any further delays.
    Should this not be addressed promptly, it will be necessary to take drastic measures, including the immediate termination of all ties with Villa Somalia, along with the expulsion of foreign embassy personnel operating under the guise of Somalia and UN agencies.
    The Somaliland Parliament must be compelled, through mass mobilization, to annul the ongoing discussions with Mogadishu that have persisted since 2012.
    I firmly believe that such actions will create significant ripples throughout the region. If we do not confront these challenges head-on, we risk being overrun by adversaries and endangering the very essence of our homeland.

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 21 день назад

    Don’t waste your time on The Republic of Somaliland 🍏🌧️🍎🍏🌧️🍎

  • @AxmedSahal-f5j
    @AxmedSahal-f5j 16 дней назад

    3:16

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 21 день назад

    𝐤𝐤𝐤𝐤𝐤𝐤𝐤𝐤𝐤𝐤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 20 дней назад

    Iga gaarsii tiishal hhh

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 21 день назад

    Sida amniga iyo kaladanbaynta loo ilaaliyo waa in Dalka hal meel lagasoo dagto si loola socdo dhaq dhaqaaqa qofkasta oo sogalaya dalka

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 21 день назад

    Xasan ow ficil iyo ciidanbaa layskaga celiyaa hantaatac iyo hadal jilicsan waxba kaacelinmaayo

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 21 день назад

    Maanta nah Ethiopia ma waxay ku darsatey hawada somalia?

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 21 день назад

    kkkkk maku dhacaa fulaygan dalka haaystaa

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 21 день назад

    Waxaan ka yaabay way baryayaan iskuma kalsoona duli ilaahay idin bad amxaaraday baryayaan

  • @manineima4398
    @manineima4398 21 день назад

    Moryaaniya 😅😅😅

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 21 день назад

    Ha ooyaan ha baroortaan ku dhinta caradiina hadal haan.buuxsho duliyow

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 21 день назад

    kkkkkkkk xasan xabaali qote jilicsan qofbaahani gob maaha wixii lsdoonaa laga samaaysanayaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 21 день назад

    irir samaleh bah kah musulah waxaa kah socdah somaliyah waa sidad u shektay somalidu I yadah jecel in sidah lo galoh

  • @AxmedCabdi-p4h
    @AxmedCabdi-p4h 21 день назад

    Waryee xasan qalaaf oo waashay s/land waa dal madax banan waad riyoonaysaan reer muqdisho

  • @snw9257
    @snw9257 21 день назад

    Hadal miya lawadi ethiopia waajibkii ay mudneeyd lamamarin.

  • @shariifcumaribraahim7380
    @shariifcumaribraahim7380 21 день назад

    😂😂😂

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 21 день назад +1

    Somaliya goorma ayay gob noqotay, dunida wax liita ayay ka tahay, ethopiyana sida dunida looga arko ayay ula dhaqantay