SAHRA ILAYS | BEST OROMO SONG | CIYAAR CAJIIB AH | MASLAX MIDEEYE VS NADIIRA | 2020 MUSIC VIDEO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • CAWAYSKA CALANKAAN U SIDANNAA
    SAHRA ILAYS
    SHABCAAN ADAN
    FATXI NUURA
    MOHAMED KADHERI
    SALMA NUURA
    ADAN GALAYD
    SAMSAM SHARAF
    BEST NIIKO
    SINJAALADHA - NAJALATAA WALJAALANAA
     SINJAALADHA - BEST OROMO SONG 2020
     EREYADA & LAXANKA
     SICIID IBRAAHIM DOOL (GUREY)
     MUSIC: FURINLE
     CODKA: SAHRAH ILAYS
     BEST DANCE FEATURING
    MASLAX MIDEEYE & NADIIRA NAYRUUS
    ..............................................................
    PRODUCED BY - ABDIASKARI
    ©ABADIASKARITUBE 2019/2020
    ...................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    NIMCAAN HILAAC
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Комментарии • 230

  • @shoukriasayf9148
    @shoukriasayf9148 4 года назад +28

    Here are the lyrics and the translation in Somali
    Siin jaladhaa na jalata wal jalana = I love you you love me we love each other
    Qama kiya ijaa kiya wal barbana siin barbada wal barbana = jiirkaygoo indhahygo waan iis radina waan ku radiya
    Wajiin qubana wajiin jirrana jalala ha jabaysiino = waan isla dagayna waan isla nolanyna jecaylka ayno adkeeno
    Qalbi kiya lubu kiya natti hin jabatiin = qalbigaygo wadnahygoo ha igu adkaan
    Yoo wal arganee galata rabbi nara hin turin dafi kottu = hadan iis helay wa alle mahadi ha iga ragin horay u kalay
    Jabadhuu zahra tenya 💚❤️
    Maslax he is dancing Oromo shaagoyyee Hhhhhhh

    • @amiintaraq7210
      @amiintaraq7210 4 года назад

      Dacarta hanagu kaakicin nacalaa oromadiii ku guday ku yaaal ish ish

    • @shoukriasayf9148
      @shoukriasayf9148 4 года назад +2

      Amiin Taraq
      Waad bukta ee orod isa so dawee wll allha ku cafiyo

    • @amiintaraq7210
      @amiintaraq7210 4 года назад

      @@shoukriasayf9148 wlle ma buki ee anu oromada ka soo horjeedaa

    • @shoukriasayf9148
      @shoukriasayf9148 4 года назад +1

      Amiin Taraq
      Dad illahay aburtay sidee uga so horjeedi miyey danbi kugo ahayn

    • @hibaqsheikhyussuf5653
      @hibaqsheikhyussuf5653 4 года назад

      @@amiintaraq7210 wazimu wewe

  • @hanadali9173
    @hanadali9173 4 года назад +12

    kkkkkkkkkka cajiib ereyo mcn iga dheh ❣ maslax mideeye ciyaarta waad garaneysaye fariid

  • @uksoma927
    @uksoma927 4 года назад +9

    Mashallah my beautifully people Allah Protect u love each other ♥️♥️♥️♥️

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 года назад +7

    AniGu Heezta mapa u jEeDin mazlax mideeye nadiira iyO zhacpan ayEy iiGa zhiDnayn inta ila midka like🖒❤🖒

  • @poqoradanolosha3732
    @poqoradanolosha3732 4 года назад +5

    Ilov Oromo people.❤️💜

    • @haboonaxmed8316
      @haboonaxmed8316 4 года назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍

  • @shamciyaelemo4329
    @shamciyaelemo4329 3 года назад +5

    Love from Oromia !! ❤️❤️

  • @caayaausmaan881
    @caayaausmaan881 Год назад

    Intalaa jarsoo dagaa Qalloo bareentoo oromoo nuuf jiraadhu Shanyii Afraan Qaalloo ❤️❤️💋💋

  • @reo9475
    @reo9475 4 года назад +10

    Maslax mideeyee aad ayuu ciyaarta u garnayaa🇸🇴💙

  • @somaligalbedsomaliyaleh8853
    @somaligalbedsomaliyaleh8853 4 года назад +5

    Masha alah oromo waa walalaheen itoobiyan ma ahan oromo🇸🇴❤🌳😘😘😘😘

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 4 года назад +11

    Masha allha Allow somalida mid kura inaga dhig allow qabyalada naga dayaa Somalia 🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hakajeesan4168
    @hakajeesan4168 4 года назад +11

    Maslax mideeye walal qali hore usoco.
    Horumar wacaN

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 года назад +22

    Somaligii Ayaan Fahmi Laana'ay Markaasad Oromo Noosoo Daynaysaan
    Any Way Maamo Sahra Ileys Keep going 😊

  • @shukrixaamud6325
    @shukrixaamud6325 4 года назад +3

    Kaliyaata waxaan kafahmay kootu inay tahy kaalay😂😂😂intakalana waan iskala dhacsanaa anoon fahmyn👌

  • @bilehashiali1016
    @bilehashiali1016 4 года назад +26

    Inta somalia🇸🇴 jecel love
    👉♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    👉♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @roobleamed3421
    @roobleamed3421 4 года назад +2

    Oromada barigii hore Qoti baa la dhihi jiray ,Naagtana waa Qotiyad.

    • @jacfarcbdulahi8717
      @jacfarcbdulahi8717 4 года назад

      Sax wa qoti

    • @heluye7657
      @heluye7657 Год назад +1

      Qotti is afaan oromo. You guys were called qoti and you stole it😂 anyway sahra ileys is one of your own ppl and one of the men dancing is ogaden

  • @umaymaabdirahman9917
    @umaymaabdirahman9917 4 года назад

    Qofna asalkiisa Kama fogaado sahra oromo weeyan hadana wayka faanta oo samali ayaan ahay ayay tiraa yaab

  • @djmudishaka8706
    @djmudishaka8706 4 года назад +3

    M. a hormar wacan ayan idinrajeynaya somaliyey dhamantina isha allahu

  • @ferhanahmednur7233
    @ferhanahmednur7233 4 года назад

    Camerist meesha ma joogee adeeer wax soo bara intaydaan cameroda u dhiiibin

  • @susuahmed1973
    @susuahmed1973 4 года назад +1

    Walahi bari dhawayd ayan ogaday inay sahra ilays oromo tahay asal ahaan

  • @mohamedhussein8000
    @mohamedhussein8000 4 года назад +4

    Ilove Oromo song and Oromo people from
    Somali diaspora and we share many things with Oromo culture and ethnic

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official 4 года назад +16

    *somali muxamed ilahy inigu dharshe subscrabe ha ila dhafina adiga wxaba ka dhimimeyse aniga wxa ayey i thy*

  • @dervishswag3896
    @dervishswag3896 4 года назад +4

    Maslax waa nadiira oo nin ah.

  • @gouledmoussa3133
    @gouledmoussa3133 4 года назад

    Hhhhhhhh waar wiilk ciyaar cusub ayuu meesha keenay maslax mideeye horay u soco forever brother

  • @mariaqueen6053
    @mariaqueen6053 4 года назад +3

    abdi askari waan daaaley saa usugayey maslax walalow naga xishoo wxn kle dhan marabni 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @beerlulab9008
    @beerlulab9008 4 года назад +2

    Nadiira maslax bay ku haysata asna wuu ka rooraa 😅😂😂😜😜😜😜😜

  • @hibaqsheikhyussuf5653
    @hibaqsheikhyussuf5653 4 года назад +3

    Maslax ciyartisa wax kale❣

  • @haliimoabdullahihaliimo8118
    @haliimoabdullahihaliimo8118 4 года назад

    Fasiraada qofkii ubaahan waan ufasiraayaa welcome viva fanaanadeena

  • @nimcosagal7605
    @nimcosagal7605 4 года назад +8

    Ma salax mideya gacntu wa qolofe qalbiga kusalmy

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 3 месяца назад

    Wow Zahara ilays legendary

  • @caaqilka
    @caaqilka 4 года назад +13

    abdi askari marax baa noqoty heesta maslax iyo fatxi soodaah maxaa ugu dhaganthy niyaw

  • @Zaara656
    @Zaara656 4 года назад +2

    War yaa noo fahma oo muslina
    Meesha manay dad oromo ahina joogin war noo soo gurmadada dee
    Sahra ilays way ka dartee

  • @AhmedXMacalimu
    @AhmedXMacalimu 4 года назад

    Boorka Daansiga Mideeya dhesha wacan Waan kugu taageerayaa.
    Boqorada Xafad Dhan sidado Neyrus Deshada StageKa Inaan Ku Fiirsado waye Kameeero waan ka daalay😃😍

  • @Samira-js2gm
    @Samira-js2gm 4 года назад +4

    Heesaha somalida ayaan fahmi waynee ma tu qalaad baad noogu darteen 🤔😯

    • @eblaosman1277
      @eblaosman1277 4 года назад

      Waalal waa iga quslisiseey 😂😂😂😂😂

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 4 года назад

    Yaahuu oromo inaadku heesto ma qaymaad mooday

  • @masterflava2334
    @masterflava2334 4 года назад

    Hargeyza ogaden ba iskugu tagay Wale😂😂😂 maslax, fatxi nura, Mohamed Khadari😘ogadenimo💓😁😘😂😂😂

    • @saynabsiman4182
      @saynabsiman4182 4 года назад

      Hargeisi waa meel cidwalba u furan farxadna laga helo bila cabsi lagu ladhay xoriyad Soo dhawayn

    • @masterflava2334
      @masterflava2334 4 года назад

      @@saynabsiman4182 m, a re hargeyza wa dad wangsn oo Qalbi furan 💏❤

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl7746 4 года назад +3

    War walhi maslax jaaska oromada ee shagooyaha la dhaho u yaqana

  • @somalilandinternationaltae2156
    @somalilandinternationaltae2156 4 года назад +1

    Waaaaw Hora lo soconaya

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 4 года назад +2

    SAHRA ILEES mana caahooysaa apay, hana turjumo sxpylw🤗🤣

  • @abdurahimahmed8938
    @abdurahimahmed8938 4 года назад +4

    Oromo and somali there's love between each other 💙💚

  • @fanaxcawil4763
    @fanaxcawil4763 4 года назад

    Waa Ruux waalan wiilku ee Is daji ku fhaha Fanku ma aha is waal

  • @hodanakarin4813
    @hodanakarin4813 4 года назад

    Ndiiro nayrus iyo masslax maxaa hely

  • @balqiismuxumed7871
    @balqiismuxumed7871 4 года назад +3

    Anu heestu ima muqanba maslax iyo nadira ciyartoda I cajabisay🤣🤣

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl7746 4 года назад +2

    Nio heesta maslax io fatxi soo daa ama iska hayso mxd ugu dhagan tahy

  • @haniahmed1021
    @haniahmed1021 4 года назад +1

    Waaaaw galatomi👌👌👌😍😍

  • @feasalhanad1094
    @feasalhanad1094 4 года назад +5

    Waan necbahay Oromo people

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 4 года назад +2

      Feasal Hanad qowmiyad dhan lama nici karo

    • @feasalhanad1094
      @feasalhanad1094 4 года назад +1

      Maraykan xasidiin weye aad baan unecbahay

    • @poqoradanolosha3732
      @poqoradanolosha3732 4 года назад +3

      Waa umad Muslims qarkood markaa dhamaan tod lama nici karo waa walaheen😍

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 4 года назад +1

      susan pink waa runtaa qowmiyad kastaa dad wngsn baa ka buuxa marka lama wada nici karo gaar ahaan shicibka

    • @manalmohamed4829
      @manalmohamed4829 4 года назад

      Feasal Hanad Sido kale wa cadoow xasidin ah Uff Oromo garacyada

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 4 года назад +1

    Shabcaan Aden woow

  • @cadadleyNews
    @cadadleyNews 4 года назад

    Oromiya waa walaale heen Walaahi waa jiidhkeenii❤❤❤

    • @dheymancadey5174
      @dheymancadey5174 4 года назад +2

      Manihin itobiyaan oromo kaxun majiirto balayada idinla ur badnaatay qof itoobiya tagay ogaan karaaa iney wasaqda itoobiyo oroma thy

    • @alecrichman4115
      @alecrichman4115 4 года назад +2

      @@dheymancadey5174 ya kuwaydinya

    • @dheymancadey5174
      @dheymancadey5174 4 года назад

      Wan sheegaya weydiin yaan uku baahanahay

  • @sadiyaisman
    @sadiyaisman 4 года назад +1

    Maslax horay usoco 😍😍😍😍😍👌👌👌👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Hazelhazeal
    @Hazelhazeal 4 года назад +2

    Ana uhoreya waw

  • @SleepyGouldianFinch-tj1jq
    @SleepyGouldianFinch-tj1jq 3 месяца назад

    ZAraa activisty somali girls and artist

  • @sky_d1564
    @sky_d1564 4 года назад +1

    we proud of u zahra oromo

  • @skoriihhfss8610
    @skoriihhfss8610 4 года назад

    Waaaw sabontu teenya adawi nuraa cabseete

  • @balqiishussein4011
    @balqiishussein4011 4 года назад

    Heedhe oromona mxaa laga doonay heesi somaliga aha miyay inaka dhamaade annaa dhawr calaacal oo calool xanun ah haya e may iitimado bal 😓

  • @Xamuudichannel
    @Xamuudichannel 4 года назад +2

    We lovE Ethiopian 🇪🇹🇭🇺 ❤abaaL gaara iDiN haYa la.antod maanta aduNka anigu m joogen wlhi❤❤❤❤🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @mariyaobsiye1892
      @mariyaobsiye1892 4 года назад +1

      Wasaq xun tahy nacasyahow itobiya xee kuu qabatay. Ileen doqonimada caqligay kaa sartay

    • @xuseennuur2858
      @xuseennuur2858 4 года назад +1

      itobiyaan wa cadaw yuhuud xabad aya naga dhaxeeyso sorac wecel somali matihid doqon yana kuwasin

    • @xuseennuur2858
      @xuseennuur2858 4 года назад

      @@mariyaobsiye1892 kalay guska idhuuq

    • @xuseennuur2858
      @xuseennuur2858 4 года назад

      galay guska idhuuq

    • @xuseennuur2858
      @xuseennuur2858 4 года назад

      @@shaadiaofficial7006 galay wan kuwasee dhilo siikan kawasaa hoyadaa was

  • @maqdashiyare4054
    @maqdashiyare4054 4 года назад

    Somali oo dhan mesha kaliya ee ay ku faanto hoyadi fankay hargaysa oromo miyaa ku qabsan rabta uf waxan yaa mesha dhaafiya

  • @halimo.osman63
    @halimo.osman63 4 года назад +1

    Afsoomaaligii ma dhamaaday cajiib

  • @wlqaniceahmed6518
    @wlqaniceahmed6518 4 года назад +1

    Naydra Natrus Ciyarta mataQaano Eraydana Kasi Daran Lkn Wey Xogsaneysaa

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 года назад

    Mam0 SaHrA iLayz 😅 Gar iy0 Gar darr0 pA anaa ku watA 💚💬❤

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub5631 4 года назад

    Nacayka ka buuxay eee Somali nacaybka ahay ayaaanba la yaabanay in Aw ku jiro Dhiig Ethiopia ayaa keenay bahi kuwa Hargaisa joogo eee muqdisho neceb Gala soo baaaro in ay Yihiin Ethiopia Af Somaliga baratay

  • @duselicho8048
    @duselicho8048 4 года назад

    ikosawa sana

  • @fuaadsheikhali8633
    @fuaadsheikhali8633 4 года назад

    Sahra ileys waxey maanta ku heseysaa luuqadeedii hooyo
    Waayo iyadu waa jaarso waliba qeybta Oromo da ah lkn jigjiga markey soogashey ayay af somali ga baratey iyadoo maqaaxi kule mglada waxa codkeda ka heley al fanaan digfeer isaga soosarey oo fanka soogaliyey kooxdii ileys band ee jigjiga waana halka ay mgca ileys ka qadatey ama ka raacey
    Waa history geeda intaan ka aqaan
    Koley qofku waa barankaraa luuqad wana ku heesi karaa fanaanin somali ah oo kuqadaha kale ku heesa ayaa jira sida English Swedish

  • @nafisaomar2818
    @nafisaomar2818 4 года назад

    Dafii khootu dhakhso kaalay jalaala jacayl hhh

  • @chalamuhammad4305
    @chalamuhammad4305 4 года назад

    Gabadha wanaksan

  • @mustafamuse4921
    @mustafamuse4921 4 года назад +1

    Love jarso garre oromo music somali music

  • @cadadleyNews
    @cadadleyNews 4 года назад

    Dad waynahq reer Somaliland waxaan u sheegayaa oromo inaynu nafmida nahay walaahi waa dadkeena

    • @nazirziyad215
      @nazirziyad215 4 года назад

      ibrahim Shariif 😂😂😂🖕🖕🖕

  • @abdinorsom8441
    @abdinorsom8441 4 года назад

    War tani intaan aqaanay waa dhaaftay cidii garanaysaa ha fasirto

  • @hudaabdirazaq6953
    @hudaabdirazaq6953 4 года назад

    Yaaaaaaa deee sidni xaqmhne

  • @haldhaadumar3511
    @haldhaadumar3511 4 года назад

    Walle Lacagtu waa Cajiiib xitaa wax Aanad Garanayn waykaa Yeedhsinysa islaantu siday u Kartay waxan=== wal Barbaarna== Kulahaa Hhhhhh

  • @cadadleyNews
    @cadadleyNews 4 года назад +1

    ❤❤❤❤Sahra ilays❤❤❤❤❤❤❤❤❤Jacaylku yuu jabin hajabinin

  • @ferdosferdos8104
    @ferdosferdos8104 4 года назад

    I love you all somali land👍🆗️💯✔️👌🤝😘😍

  • @mohamoudcarte6381
    @mohamoudcarte6381 4 года назад +1

    Jaarso markhireba oromo ahayen

  • @maxamedyusuf9513
    @maxamedyusuf9513 4 года назад

    Nadiro naryuus way yaabantahay waxy ledahay rer waqooyina hadalkan ma u qarsoona INADER waxba ha laybin islaanta ayaa naga fogty😂😂😂

  • @nasraabdale3750
    @nasraabdale3750 4 года назад +1

    Aggaah oo maxa cadibay oo udirsaday

  • @cadadleyNews
    @cadadleyNews 4 года назад +1

    Jalala jacayl❤❤❤❤❤❤

  • @maryanruundhiilow5256
    @maryanruundhiilow5256 4 года назад

    Ewalbo jarsi ay ahay bilesh somali ugu dhax rafataa

  • @asmaabdalla9409
    @asmaabdalla9409 4 года назад

    Meeday oromadii deee😂😂😂😂😂😂🙏maslax oromo muu la koray waba ya eee

  • @nafisaabubaker4162
    @nafisaabubaker4162 Год назад

    Taa bira iti nu idai

  • @simberewaqo7373
    @simberewaqo7373 4 года назад

    Wow 😮❤️🥰🥰👍🏾

  • @iqromaxamudheybe9199
    @iqromaxamudheybe9199 4 года назад +3

    Wax kale farom hargeysa baryahan ine kacsanyihin ya ila arkay

  • @fuadmohamed7258
    @fuadmohamed7258 4 года назад +2

    agah war waamaxay af oromadu tola'ay

  • @maqdashiyare4054
    @maqdashiyare4054 4 года назад

    Waxan waa siyaasad isaaqi oromo walalanahay oo isku dir ayaa nahay miyay ka dhabeeyen
    Somali waxaa arki jiray ka faanta af oromoda kuwan lkn wayba ku hesyaan laba mid baa noqonaysan
    Ama ethiopia idin qabsan ama nabad iyo nolal shanta sane soo socota inshalah nabad iyo nolalal
    Ilahay haa idin galiyo yaa rabi

    • @zaynabmohamud8777
      @zaynabmohamud8777 4 года назад

      Luqmaan Cabdi waar aabaha wase sahri isaaq maaha waa gabadh jaarso ah OO oromaa hooyada isaaq wasye

    • @roobleamed3421
      @roobleamed3421 4 года назад

      Isaaq ha aflagaadayn waa qotiyad naagtani

    • @siciidmaxamed6622
      @siciidmaxamed6622 4 года назад

      Kkkkkkk nadira nyrus kudhex walo

    • @nadiailyas5131
      @nadiailyas5131 4 года назад

      Adiga Ethiopia ku heesato marka maxa daadka ushegi, ila imika iska xoreyn weeyde. Somalia nee ciidamo Ethiopian aya jooga dadka laqabsanayo waa inika. Nabar iyo Naxdin iyada amison kaare ku ilalisa waxe xukumaan iska daaye, SNM baa walii nool saa faqashta udiilne baa idinkane nili dili.

  • @ethiobestnation3469
    @ethiobestnation3469 3 месяца назад

    ❤💚❤️👏👏👌

  • @mohammedtofiqe5737
    @mohammedtofiqe5737 3 месяца назад

    ❤❤❤

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk9211 4 года назад

    Chenelada oromada inaad dhigty ay ahayd

  • @hanadqalbi4685
    @hanadqalbi4685 4 года назад +1

    Awalba Oramay ahayd jarsa ah manta waayba cadayzatay

  • @dervishswag3896
    @dervishswag3896 4 года назад

    Maslax waxaad moodaa in koronto lagu qabtay

  • @yacquubyaqo
    @yacquubyaqo 4 года назад

    Habartan weyn maxa kalifay😔😔

  • @xawatako7189
    @xawatako7189 4 года назад

    Awlbaa sow naag jarzo may aheen 😂

  • @cawilcali4557
    @cawilcali4557 4 года назад

    Nio wxn nagada oromadu

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 4 года назад

    Waxaan ka fahmay kaliya kelmada barbaade oo ah waanu baahanhay

  • @qulhinaadawa2207
    @qulhinaadawa2207 4 года назад

    Jalala hajabesinu love

  • @desta9086
    @desta9086 4 года назад

    somali aforomo hasoftu kkkkkkkkkkk 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @saidali5400
    @saidali5400 4 года назад +2

    Waaxid 😅😅

  • @pdirahmanapdiasismhameddag7680
    @pdirahmanapdiasismhameddag7680 4 года назад

    amaan miyaa mise cay weeye

  • @dhugomsasuteortokichagadul3137
    @dhugomsasuteortokichagadul3137 4 года назад

    amazing

  • @kingyoutube7406
    @kingyoutube7406 4 года назад +2

    Wuxu ma oromo ayeey aheyd

  • @hanadqalbi4685
    @hanadqalbi4685 4 года назад

    Dafi khotu. Dhaqsa kalay

  • @kooshintv7498
    @kooshintv7498 4 года назад

    Mideeyo dance noocee

  • @ilwaad6411
    @ilwaad6411 4 года назад

    Warkaa be iga tag

  • @saidaomar5060
    @saidaomar5060 4 года назад

    qash badanaa lahjada hargeyso