DAR TIISA AYAA LA II GOOYEY?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • higsino.1 #supercarab #2022 #qiso

Комментарии • 130

  • @rayaanaxmed8470
    @rayaanaxmed8470 2 года назад +1

    Ax ax ax waa xa nun walhi alle ha is keen soceliyo aamiin ha waaro jacelka daa cada ah aamin

  • @haniahmedmohamed7048
    @haniahmedmohamed7048 2 года назад +35

    ha guulaysto jacylka wan dareemi kraa mcnh jacyl ❤😢😢

  • @bushrasaciid1405
    @bushrasaciid1405 2 года назад +1

    Ma.super carab allahakuxafido sir

  • @shariifomuhumed3355
    @shariifomuhumed3355 2 года назад +1

    Abaayo haka quusan inaad hooyadaa cafis waydiisato wiilka wuxuu kudhahay waa sax haka quusan hooyo mcn way ku cafin doontaa insha àllah anagana waan kuusoo duceyneynaa inay wax walbo ay noqdaan sii dii hore abayo mcn illaahey haku garagalo macaanto aniga wax walbo waan kuu quuraa allah hakuu fududeeyo

  • @jaliliyanoalveswiilbrazil7726
    @jaliliyanoalveswiilbrazil7726 2 года назад +1

    Wllhi waa qiso xanun badan tala daan sin laheyn waxa sii yay wllkei na marna sxbkena walal talo wngsn aya tahy keep going my king 🙏🙏

  • @xulaymaosman7760
    @xulaymaosman7760 2 года назад +5

    Hoyo waligeeda waa hooyo wey naxriis bdn thy lkn adiga haka daalin inaan xiriiriso inshaa allaah wad guuleysnee xbbti qalbi jabkii ku so mareyna iska ilow badal kheyr qawa inshaa allaah

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 5 месяцев назад

    Alllow imri dher iwdo soban kusiyo insha allah wllkey ❤❤❤

  • @maslax__dejong
    @maslax__dejong 2 года назад +2

    Wlhi waa qiso murugo leh jecelka waa xanuun badan yahay waana waji badan yahay markasta ilahay bari jecelka haguulaysto jecelka haguulaysto 💯❤️🙏

  • @xuseencabdiqaadir3586
    @xuseencabdiqaadir3586 2 года назад +19

    wll subar carab qisooyinkaaga aad aya ujeclhy❤️

  • @cabdishakuur6542
    @cabdishakuur6542 2 года назад +6

    Suber carab keep going masuul sare

  • @kingnetionkingnetion2613
    @kingnetionkingnetion2613 2 года назад +3

    Marnaba kamadaalo ileen khisoyinkadha diringelin isiiyaan weliga jiir o joog supercarab

  • @hibocabdirisaaq2208
    @hibocabdirisaaq2208 2 года назад +10

    Wlhy waa dhibaato😭lkn ani waxan kula talinlaha walasheda somaliyeed waxaan leyahay abaayo😭 hooyo utag markasta oo kudheh hooyo wanqaldamay oo gabadhaada o qalad kashay baan ahay e icafi hooyo mcn la ateeda lama noolaankaro lkn saa hooyada uga duceysanlheed waa inaad wado kasta umarta hada manta dhimato hooyo o kuxanaaqsan wlhy culey aaad uween by kugutahay lkn abaayo waxkasta same wainaad hooyada cafis kadalbata oo labadalugood kadhunkata abayo😭🙏

  • @hanadhaka6617
    @hanadhaka6617 2 года назад +1

    Hooyo waaa naxaris iskaa barbaaari waaa walid abyooo illahey qalbigaaa haku qabojiyo hoyooo hakaaa qusaaanin inaad utagdo wx klee walaa helayaaa hoyoo qof helayo mjro

  • @meriemosmanyussuf7081
    @meriemosmanyussuf7081 2 года назад +5

    ALLE DIB HA UMIDEEYO AMEEN❤

  • @samaaracadeey1433
    @samaaracadeey1433 2 года назад +3

    Jah jclka waa xalad xun😢😢😢😢😢😢 si kasto ayey ahaato jclka ha guuleysto😓🥺😓🥺😓🥺😓

  • @shukricusmaan6340
    @shukricusmaan6340 2 года назад

    wllhi jacelka wasun.al.hooyad.hakusojediyo aamiin

  • @shamsoibrahimmohamedShamsoibra
    @shamsoibrahimmohamedShamsoibra 8 месяцев назад

    Jecal xanuunkiisa io faxadiisaba waan arkey lkn xaguuleysto jeclka suber carab guuleyso waligaa

  • @najmayousuf4045
    @najmayousuf4045 2 года назад +5

    Walal qalbigeeda akhirka waa hanan hooyo waa naxariis bdn thy guriga ku laabo lugaheeda qabso maalinkasta hana ka daalin aad aakhirka waad guuleysan insha alh alle qlbigeeda ha ku soo jeedo

  • @queennastesha6415
    @queennastesha6415 2 года назад +1

    SubxanaAllah Alla xanunun badhana bismillahi Rahman rahim illahayow qalbiga kuqaboji rabiyow 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 2 года назад

    Hooyo mcn ineey kuso dabcdan rajenya insha allaah hooyo waa hooyo caradeda jaceylkey ku qabta ku qarson haga dalin raali galinda hooyada mcn waxlibna weey isbadali donaan insha allaah😰😌😰🙏

  • @cabdicaziiz5568
    @cabdicaziiz5568 2 года назад +1

    Super carab hormar wcn

  • @nawaalahmed9892
    @nawaalahmed9892 2 года назад +1

    Hoooyo waa baar wax dhalaY 🥺💔marna kaama maaranto abaaayo adina haka quusan hooyo😥

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 2 года назад

    Qalbigda rabi hakuu qabojiyo abyo mcnto adbaan oga xumhay run ahaanti dhawca kuso gray🥺😰🙏

  • @munishmunishaa5178
    @munishmunishaa5178 2 года назад +6

    Saad story😢😢😢😢Abaayo Taa Cashir hku noqoto Hooyo Waa wlid mlin un Wey kucafic donta Ee Haka Qusaan Mal wlbo utaag Oo dheh Hooyo icaafi I.a Wxn kurajeynaya In and Familkaga Dib U Midowdn🙏🥺

  • @sumayasaidmohamed5840
    @sumayasaidmohamed5840 2 года назад +3

    Dhawaca jirka waa laga so kabsan kara lkin dhawaca qalbiga💔 marna lagama so kabsan karo qofka hadii aad qiyano jacel kusameyso waxa laga yaba malmo ama sanadoyin in noloshisa hadu magacda so xasusto qof kasto xuman uqado shukansiga ma ahan ciyar geem ah aa ciyareysid waan qasary waan guuleysty wan ku jeclhy waxa Lola jeda wxy tahay waxaan samaynaya wax adiga ku qalmo wax ku qiimeyo adiga Ayan kusharfya sister hooyo mcn waxa laga yaba sida aad uga fikireyso kadarn in ay iyda tahay blse wax kasto haku qadato sida aad hooyo ama familka ula midowi laha iska day markii hore adiga oo dhibks oodhan sameyn bey wxy ahyed in aad iska guursto ninkas ama inta aad familka qeyb kamid la kashto sida hooyo ay go. Aankeda uga laban lhy

  • @salmanmathey7943
    @salmanmathey7943 2 года назад +8

    Keep going walal

  • @umukhayrmusdapha3672
    @umukhayrmusdapha3672 2 года назад +2

    Masha alh wll super carab runtii qisooyin dhab ah o xanun badan ayaad nooso gudbisaa aad baad umahadsantay waxan uducaynayaa inanta wlshy ah waayo xanuunka qofga curad ka ahi uu maro wan dareemi karaa qofga curadka ahi wixu hogaamiye uyahay dhamaan inta qof e la dhalatay waalidkana boos wayn ayuu ugu jiraa masuuliyad aya saran alle maamada cadhada haka so celiyo hana garadsiyo inay inanteeda cafiso qof kasta waa la waayi karaa wana laga fogaan karaa lkn farxadda familkaga hadaad waydo wax ka xanuun badan ma jirto qof kasta wu ku cidlayn kara lkn waalidkaga iyo wlaalahaaga ma ka maarmaysid allow uso sakhir inanta nin jecel oo u noqoda sawj salixa adigana mahadsanid wll alle haku sharfo

  • @yaasirmaxamed8689
    @yaasirmaxamed8689 2 года назад

    Ma sha Allah

  • @mryashchopra9637
    @mryashchopra9637 2 года назад +1

    Keep going zxp ku taakeeraa💯💯💯💯💯

  • @mohamedsidowzubair7045
    @mohamedsidowzubair7045 2 года назад +1

    Wllhi wa xanun sxb wlshen dhib aya Ku dhcy runti
    Lkn waxan Kula talin laha mar un ineysan niyad jabin waa walid qof laga go'i Kara ma ahan gar ahan waa hoyo lagama hari Karo mida kle wax walbo ay dhacan dhibwalbo uu dhaco hooyo ubadkeda iskama deyriso iskamana fogeyso wll tala ahan waxan ku dhihi dunidan inta Saran wax hooyo Ka uur jilcan ma joogo marka isku day mar walba inad wajigaga tusto bahida aad uqabto aad dareensiiso keliya talefon haka wicin wajigaga marwalbey aragto inadan kama marmin ay xaqiqsato waa macqul iney Ku cafiso waayo curudeda tahay guriga lagaga baahan yahy wll allh Ku sahlo helista hooyo🌹🌹

  • @farhanmohamed3489
    @farhanmohamed3489 2 года назад +5

    Wooooow🥰🥰🥰

  • @WellnessWaveWorld5411a
    @WellnessWaveWorld5411a 2 года назад +2

    Wlhi runtii waa qiso cajib ah waxana ogani karaa qofki murugo jcl somaray aniga wxan dihi lahaa abyo nolashada cid ankuqadarineynin nolashada hauburburinin inkasto qabigatha usan kabixi Karin abyo tedakale hooyo utag kunadeh hooyo mcn icafii runtii wey kucafini doontaa

  • @nicmosheexoofficail5683
    @nicmosheexoofficail5683 2 года назад +1

    Wllo ilhay hausoo jeedsho hooyodeed ilahy habarido ina ilahy qalbigeed naxariis ugu beero saqda dhexe hakacdo hatu kato hana ducaysato

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 2 года назад +1

    M.a abwe wallhi aad ayn ugu xiranahy qisoyinkaga Wna jclhy

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 года назад +2

    Abaayo macaan ilaahow qalbiga kuu qabooji waa run hooyo macaan waa hooyo ee ku lalabo way kuuso dabce ilaahow qalbigeeda kuuso jeedi ilaahow nolo qiimo badan oo aad habi ku tahay ku sii ilaah baryadiisa badi ilaah waa caadil waxkasta asgaa awood u leh

  • @c.risaaqmaxamed5729
    @c.risaaqmaxamed5729 2 года назад +3

    Wallhi waa qiso xanun badan lkn waxaan lee yahay marnaba ha ka quusan inaad hooyo xariiriso maalin uun wey ku cafinaysaa

  • @abdifatahyare2104
    @abdifatahyare2104 2 года назад +2

    Masul sare wan ku wata keep going

  • @suraleycarab
    @suraleycarab 2 года назад

    Illahy ha ka dula qaado murugta walashwy hooyo aallah uso celiyo

  • @aaminomursal2870
    @aaminomursal2870 2 года назад +1

    Alle hawsoojeediyi hoyadee qabigeeda aammmiin yaa allh

  • @simaninaxasan5576
    @simaninaxasan5576 2 года назад +1

    Wllhi waa qiso xanuun bdn I,a gabadhas waxan rajeynaya farxadda familkeeda iney dib u hesho 🤲😰

  • @yussufmowlid1369
    @yussufmowlid1369 2 года назад +9

    Keep going walal mahad sanid

  • @zamzamabdi7301
    @zamzamabdi7301 2 года назад

    Mashallah

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 2 года назад

    Ax ax xanuuka jaceyl dhibadna 🙏🥺😰naag zxp geda wax lagu dag dago maahn run ahnti

  • @WelcoTTWelcoTT
    @WelcoTTWelcoTT 2 года назад +6

    Jcl Iyo Qiyanadiisa KalinimaaN kador Biday 😪🤦‍♂️😪😪

  • @abdiwaliahmed1305
    @abdiwaliahmed1305 2 года назад +1

    Niyow qisooyinkaag macan badaanaa ma gacan kusameysaaa🤣🤣🤣

  • @bashiqaran8800
    @bashiqaran8800 2 года назад +2

    Inshallah hooyada dib wad u hileysa wll ha guulesto jaceyl ka

  • @salaadoabdullahi7642
    @salaadoabdullahi7642 2 года назад +1

    Masha allh ❤

  • @saabiriinali6559
    @saabiriinali6559 2 года назад +1

    I.a abyo hooyo mcn wey ku cafindontaa mr walba haka quusan

  • @kulkajribrahim4375
    @kulkajribrahim4375 2 года назад +2

    👍👍👍👍

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 2 года назад

    Jacayl maahan kaas Walid loo goynaayo
    Ha guulaysato baarinimada
    Mommy ❤️💔🥺

  • @iqrayahya5361
    @iqrayahya5361 2 года назад

    Jclka dib ayu leyahay🥺 Allah dib haumithryo

  • @zabnabintucabdi3868
    @zabnabintucabdi3868 2 года назад +6

    Bal kawrn qofka jacaylkisa aan maqlin 102 days 3 bil io 12 bari🥺😭jacylku dhabta marna ma dhamaado qofku haduu ku jecel yahay dhibka wuu kula marayaa finally alx after 102 days farxd xigty qisada noloshyda😭😭😭jacylka dhabtaa marna ma dhamaado si walba caqabd hauqabsato finally waa gulaysanesan🥺😭

  • @iftinahmed995
    @iftinahmed995 Год назад

    really walhi hooyo lagama quusto ee cagaha qabso wllshayeey 😭😭😭😭😭

  • @xamdiadamxamdi5970
    @xamdiadamxamdi5970 2 года назад +1

    Naag saxiib magasho 😥😭😰

  • @quuensalmish281
    @quuensalmish281 2 года назад +1

    Keep going pro ✅💯

  • @ninwaynofficial9825
    @ninwaynofficial9825 2 года назад

    M a taladayda adiga igaga hormaray

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 года назад

    Ilaheey ha u sahlo say ula midoobi leheyd hoodayed

  • @sukenaabdi4112
    @sukenaabdi4112 2 года назад

    Ilahy qalbikoda ha usojediyo

  • @saynuuqurux7765
    @saynuuqurux7765 2 года назад +1

    qofka sikastaa u jeceshahy tan waalidkaa ayaa kawayn 😭😭💔

  • @bahjoabdulahimohamud6580
    @bahjoabdulahimohamud6580 2 года назад +1

    Hoyo haka qusan ina mar walbo ina cafis way diisato 😭way ku cafine I.a

  • @yusufmuhumed5057
    @yusufmuhumed5057 2 года назад

    Walal Qisaba Qisaa Kaxanun badan Fadlan Waxan Kula talini Lahaa Iney 3 Malin Sonto Allah Ey Barido Kadib Malinka Udambeyso Said Ubadi Ducada Malinka Afardna Guriga Tag HanaKaso Bixin ileen Hoyo Kuma Qaleyso Macqul iney Ku Tunto Lkn Udambees weykuso rajuuci I.a Wanakuso Duceynayaa Dear Sister Ov Mine

  • @zamia4466
    @zamia4466 2 года назад

    Ala mxan uxise hoyoo Ruun 😭💔

  • @ahmedlee5671
    @ahmedlee5671 2 года назад +3

    Walal xage kalaso xarir waxan Inan kula qebsado qiso

    • @Higsino.1
      @Higsino.1  2 года назад

      Walal Instagram real_supercarab ama what's youtubka saran

    • @maryan2136gmail.
      @maryan2136gmail. 2 года назад

      Asc wlle@@Higsino.1

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 года назад +2

    Subxanlh waqiso cajiba lkn hooyo utag hakadalin waykucafiyine

  • @mulkiadan5581
    @mulkiadan5581 2 года назад

    🥺🥺🥺Ax ax wlhi aad ayey uxann badanthy 🥺🥺

  • @fatheribrahim9599
    @fatheribrahim9599 2 года назад +3

    Nice

  • @salaadoabdullahi7642
    @salaadoabdullahi7642 2 года назад +1

    Congratulations ❤ 🧡 💛

  • @fadumoxalane6591
    @fadumoxalane6591 2 года назад +1

    Wllshey waa ka xumahay lkn hooyo waa hooyo ceebna maleh nin hday khasab kugu dari lahayd waxa laga yaaba inanmy ayadu is lahayd nolol qurux basan u same gabadhada marka abaayo iska samir hooyana alle ha kuu soo jeediyo inay ku cafidana ka dalbo gabdhaha sxbadod khaiyanaya plz wllhey gabar sxbtaya jacaylkeda ku bartay ha khiyanina plz wll carab adna aada umahadaan tahay wll qali no soobadj qisoyinkan mahadsanid👏💕

  • @shaandheyaofficial9859
    @shaandheyaofficial9859 2 года назад +2

    Waa. Qisaa. Xanunu. Badan. Ax.

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 2 года назад +1

    بسم الله Walaal waxaan aniga dhihi lahaa gabdha ninka ay sheegeyso iyo gabadhaba horta qashinka haku darto liana 2qofood waa labo aan udamqan iyada mark haku dadaasho sidii hooyadeed ay uraali galin laheed ayi bdhariiqa ha umarto in badan sajuuda haku duceeysato in ilaahey qalbiga hooyadeed ilaahey raxmad ugaliyo ileeyn qalbiga ilaahey ayaa maamulo waana hooyo waaridka warkiisa hadaan wada maqli la heeyn wax walbaa weey inoo hagaagi lahaayen ilaahey towfiiqda hana wada waa fajiyo mida xigtaana saaxibta weey ku qiyaantay ninkana wuu ku qiyaamay waxaan ku dhihi lahaa iyagana iska cafi laakin dhibaatada kaa soo gaartey labadooda darsi hakuu noqto mar danbe inaad iska fiiriso qofka aad Amineeyso mayahay qof rabigiisa xiriir fiican la leh darsi hakuu noqoto waxa lagu jiraa saban adag oo ncsw noo sheegay in laweeydono cid aad wax ku Aamintaa marka is jir mar danbe yeeysan kugu dhicin umuurahaada waxaa lagu koobaa naftaada bes

  • @fadumoabdikadir9325
    @fadumoabdikadir9325 2 года назад +1

    Haguleysto jacelka inshallah

  • @wlaldeeq850
    @wlaldeeq850 2 года назад +1

    Haka quusan hoyo maalin uun wey ku cafin dontaa waa la hubaa lkn maalin walba horteeda istag 😭😭

  • @nimcoosman876
    @nimcoosman876 2 года назад +1

    😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @sagaldiamond8752
    @sagaldiamond8752 2 года назад +1

    Hooyo😥😥

  • @shugrishacni8907
    @shugrishacni8907 2 года назад +2

    Waxn rajeynaya inay kucafin doonto Hooyo
    Hooyo marnaba ubadkeda kama maranto abyo ee harajo dhigin

  • @sundusabdinasir2210
    @sundusabdinasir2210 2 года назад +1

    Wll plz sheeko yinka jacaylka nagada. Shekooyin kle nogu badal. Noloshu single bay ku mcnthy intaad kolba qof kadaba waregaysid👍

    • @sagaldiamond8752
      @sagaldiamond8752 2 года назад

      Hool yeelo😒😒

    • @sundusabdinasir2210
      @sundusabdinasir2210 2 года назад

      @@sagaldiamond8752 naa waxy hawl mxya 🤔 orod aduu hawl yeelo dadka replying ha u soo galinee noo cago kle wan garnaya waa noocu jacaylka ragaaadi yay 😂😂😂 Qumayo

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 года назад +3

    Mashlh hmblyo 30k

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 года назад

    Emotional 😢

  • @iftinahmed995
    @iftinahmed995 Год назад

    baga kasii waau istahiila in lakhiyamo walhi 😢

  • @nimcomooge2558
    @nimcomooge2558 2 года назад +2

    Whi wa qiso jacely xanun badan

  • @xamdiadamxamdi5970
    @xamdiadamxamdi5970 2 года назад +1

    Ax jecelaa 😭😥

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 5 месяцев назад

    Sorry Abayo mcn wad guley san donta marwelbo haka dali hooyo mcn wey naharsbdab tahay 😢😢😢

  • @maxamedculusow2942
    @maxamedculusow2942 2 года назад +1

    zxb waxan anigu kulatalinaya Iney guriga Hooyo albabkisa orqxu ugu sobaxo uguna dhaco Qasab waye wlhi Hoyo eyedaa kudam qaneyso lkn Hadi albabka laga furin wayo Xitaa Halban Hana noqjn ilaa Qoraxu owkadhack subax walbana Usoo dhelmo guriga Hoyo mcn

    • @maxamedculusow2942
      @maxamedculusow2942 2 года назад

      wlhi Zxb aniga Xitaa dhibatoyin Badan Ama qisoyin badan Ayan lakulamy Hqdana Manan Helin qofaan Lawadago zxb marka Hada waxan Rajeyna inaad Iga gudontio Hadey Macqul tahy zxb

  • @hassanmohamedali4312
    @hassanmohamedali4312 2 года назад +2

    Jacel waa jacel

  • @drhodanhassan9747
    @drhodanhassan9747 2 года назад +1

    😢😢😭

  • @samaaracadeey1433
    @samaaracadeey1433 2 года назад +1

    Mid kale kugu darsanaa inta Aadan u aadin hooyo 2rac tuko si uu alle kugu garab galo I.a abaayo mcn alle ku xirnoow waayo alle naxriistiisa lagama quusto maalin uun wey ku cafin dontaa I.a siidiina hore io si ka Finca ayad ku soo wada noqon dontaan abaayo niyada qeer u sheeg

  • @lulmaxamad6738
    @lulmaxamad6738 2 года назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sowdobashiir4937
    @sowdobashiir4937 2 года назад +1

    Hooyo wa hooyo

  • @mohamedqani3185
    @mohamedqani3185 2 года назад +4

    Zxp carab malin walba qiso nogasosheke adomahdsan

  • @qaaliahmett2268
    @qaaliahmett2268 2 года назад +3

    Duco waalid waa dahab samir abayo 🥺

  • @ghshheuyyegusyywg3622
    @ghshheuyyegusyywg3622 2 года назад

    Hooyomc 😭😭😭😭😭😭

  • @dadapoi2049
    @dadapoi2049 2 года назад +1

    😪

  • @maxamedckarin3739
    @maxamedckarin3739 2 года назад +2

    Cagee jugular wadaa qisoo yinka zxb

  • @caashojimcaleadam1360
    @caashojimcaleadam1360 2 года назад +2

    You donwery

  • @salaadoabdullahi7642
    @salaadoabdullahi7642 2 года назад +11

    Keep going 💯

  • @zamzam892
    @zamzam892 2 года назад +2

    🥺

  • @abdulahimohomed3483
    @abdulahimohomed3483 2 года назад +1

    ay ay dhalay ayuu aHa wiilkaas

  • @manchesterboy7042
    @manchesterboy7042 2 года назад +1

    KISTO WA LIIGALEY TALIYE 😄😄

  • @HabsaMaxamad-gj9xb
    @HabsaMaxamad-gj9xb 8 месяцев назад

    Runti mardambee haa iskugulamin

  • @NajaxAli-u6c
    @NajaxAli-u6c Год назад

    Najax ali ❤❤