abayo qof ku yidhaahaday jidhkaaga itus runtii mustaqbal kaama rabo ilaahay qalbigaaga ha qaboojiyo wxn rajaynayaa inaad qalbigaaga ka saarti sidii riyo xun oo ku soo martay marka soo toostay ilaawday oo kale iskaga dhaaf 😢😢😢ilaahay wxn kaga rajaynayaa inuu nin waanagsan oo qalbigaaga dhaawacan daaweya ilaahay ha ku diro insha'Allah 😊😊😊
Allah u qaboojiyo qalbigeeda . Mar wlba nh ay duceesto hbnkii xilidambe soo kacdo labo rakaco sunno ah dukato ay nh soon to , illhy haddu ka badbaadiyey god cadaaba ah alxm wye , abtigeeda nh wax wlba ay kusameesey nh ay mar walba ay raali galiso ileen abaal uu galay iyo waalid u yhy . Illaa uu ka raaligaliyo .illhy ha uqaboojiyo qalbiga . Ninkaaas shartiusa illhy ayaa badbaadiyey alxm dheh Abyo mcn .😢😢
Wllhi xanuun waaye aniga maba jecli video call aduunka u nacbahay dad badan ayaa sidaas isku dagaal nay wllhi aniga 😢 maalin wuu ka shalydoonaaa insha allah allah hakaa dulqaado murugada abaayo ragga qaar ayaaba sidaan ah
Abyo rabi qalbigaada ha kuu booga dhayo waana la hubaa wxii aad rabi dartiis uga tagtid wax ka kheer badan ayuu kuugu bedelaaa taas waa mid la hubo lkn adigu rabi isku dhiib una sheego oo la munaajoo rabi sidii inuu ku hor taaganyhy ula hadal kana bari marka ugu horeeso inuu qalbigaada kaaga saaro teeda kle kaas wax qalbi lagusii haayo maba ahin mana mudna inaa ka murugootid ee bax dheh
Mahadsanid sida marwalba Qisoyinkaga quruxda badan iyo waxtarka inogu sogud biso wll supar🙏
Najma
@@MaanKirish hee
Subhanallah Subhanallah Subhanallah Allaah ninkaas xaqa ha tusiyo
Subxanalaah ninikaas allaha wafjiyo xaqa rabbi alxmdulillaah ugu horeyn waxa mahada le alehi kuwafjiyahy qeerka hadan allaha ku wafajiyo abshirta iyo qeerka rabbi allaha kuu Qabojiyo qalbiga allaha kugu bedelo waxa ka qeer badan waxa mahada iskale ilheygi ku mootiyay sharatiiza Marwalba badi ducada iyo adkaarta hadad ku xirantahay rabbi waxaba kahalabimaayan walasheey macn waxan ku dhihilahay la saxiibi walidikaaga iyo walalahaa siba hooyo macaan inti lala saxiibo waxa ufican una wanagsan hooyo macn wana hubaa ahdii adaad marhoro lawadagile heed waxyabaha kusoo maray tala fiican lakiin maqonen waxkasan waa qadiri rabbi walasheey qaaliya waxn ku rejeynayaa faraxad iyo cafimaad waxna halkan ka salamayaa ugan mahad celinayaa ilaheey ka sooow walaalkeey subru caraba oo guulu weena ka qaatay mesha walaalkeey allaha ku xafido aduuun iyo aqhiro
abayo qof ku yidhaahaday jidhkaaga itus runtii mustaqbal kaama rabo ilaahay qalbigaaga ha qaboojiyo wxn rajaynayaa inaad qalbigaaga ka saarti sidii riyo xun oo ku soo martay marka soo toostay ilaawday oo kale iskaga dhaaf 😢😢😢ilaahay wxn kaga rajaynayaa inuu nin waanagsan oo qalbigaaga dhaawacan daaweya ilaahay ha ku diro insha'Allah 😊😊😊
Ilaahey swt qalbigiisa haku soo aadiyo I.a abaayo
Iska sabar dhib mlhn abaayo maalin un waa ka shaleyn doonaa I.a
M.a abaaaayo mcn walhi waxa dar allle ooga tag tit badal qer qabo waad hele kasna walhi jecl iyo rabitan kuuma hen ❤❤❤❤ ee qalbiga alle haku qabojiyo 🥰🥰🥰 abaayo alllle ayaaaa ku jacel alx alx alx abtina ninka uuku keno iska yel lacala hoooo qer
❤💖
Allah u qaboojiyo qalbigeeda . Mar wlba nh ay duceesto hbnkii xilidambe soo kacdo labo rakaco sunno ah dukato ay nh soon to , illhy haddu ka badbaadiyey god cadaaba ah alxm wye , abtigeeda nh wax wlba ay kusameesey nh ay mar walba ay raali galiso ileen abaal uu galay iyo waalid u yhy . Illaa uu ka raaligaliyo .illhy ha uqaboojiyo qalbiga . Ninkaaas shartiusa illhy ayaa badbaadiyey alxm dheh Abyo mcn .😢😢
Wllshei kaasi wax mustaqbala kaama Lehane alle qalpiga hakaaga saaro marwalba ku ducayso inuu alle qlpiga kaaga saaro امين يارب امين يارب 🤲🤲😭
Ilahay qalbiga hakuu qaboojiyo abyo ❤
Abayo alxm dheh hadiiba dhibkiisa io xumantiisa ku dhaafiyay alle badal qayr qabo haku siiyo
Haki it's so heart touching just trust in Allah every thing will be fine later on 😢
Abayo allah qalbiga hakuqawojiyo abti Utah oona raligali abayo😢😢
Allah qalbiga kuuqabowjiyo abaayo
Alle Haa ku barakeyo adun iyo aqeero wll
Subxanala ninkas oo kale faidoo kumusanlahayn wallahi abayo waxan kuu dhixilaha iskasabar dulqad namuji ilahay naxaristisa lagamaqustoo inshaallah waxan kuu rajeynaya inad calaf wanagsan ilahay kusiyoo oo nolashina isladhameysatan oo abtigana uku cafiyo
Wagiso hanun badan wlhi allah aya mel ficn kusindon insha allah abayo mcn 😢
Amin amin😢😢😢😢😢😢
Shukran walalmacan illahi hakubarakeyo ❤❤❤❤ 😊😊😊 😢😢 balance waye inasharaf teiida kuciyareno
Shukran abwe ❤
Abyo ilhya qalpiga haku qabojiyo wa xnun wlhi ilhya bari saltu leyla tuko saliga nabigana badso 😢😢
ilaahay mid kafiican alahausahalo waakuxamahay soori abaayo a
Xanun waye ale badal kisa haku siyo atna wa dadashay 😢
Subxalaah😢😢😢😢
Shukran wll illhey hakuu gargaaro❤❤❤😢 sorry abaayo
Wllhi xanuun waaye aniga maba jecli video call aduunka u nacbahay dad badan ayaa sidaas isku dagaal nay wllhi aniga 😢 maalin wuu ka shalydoonaaa insha allah allah hakaa dulqaado murugada abaayo ragga qaar ayaaba sidaan ah
Shukran🎉🎉
Wllshy allah ku cafiyo
😭😭😭😭😭💔💔💔
😭😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😢
Alx haduu allah kaa badbaadiyay I.a abti waad hashiinaysan niyada qeer usheeg
Wax kheyr ah allaah kugu bedelo wll
Shukran
Waa iska sidaas wiilasha qaar laakin me mye sub xaanalaaah
Wllhi xanuun waaye aniga maba jecli video call aduunka u nacbahay dad badan ayaa sidaas isku dagaal nay wllhi aniga 😢
🎉🎉🎉
🎉🎉
Abyo rabi qalbigaada ha kuu booga dhayo waana la hubaa wxii aad rabi dartiis uga tagtid wax ka kheer badan ayuu kuugu bedelaaa taas waa mid la hubo lkn adigu rabi isku dhiib una sheego oo la munaajoo rabi sidii inuu ku hor taaganyhy ula hadal kana bari marka ugu horeeso inuu qalbigaada kaaga saaro teeda kle kaas wax qalbi lagusii haayo maba ahin mana mudna inaa ka murugootid ee bax dheh
Ax ax😢😢😢😢😢😢
Ilhiy xaqa hatuso
😢😢😢😢😢
🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤😢😢😢
Gabar makuwakilatay wano abura kahoreyay
❤❤❤❤😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢
Badal qerqabo allaha kusiiyo
Walaahi aniga waxaan dhihi lahaa gabdhas inaad u wel weshaa maaha nin ku dhahay jirkaada itusi liana waxay aheed inaad maalintasba uu kudhahay jirkaada itusi goaan inaad ka qaadato marka aniga waxaan ku leeyahay waxaad tahay qof ilaahey jecel yahay waxaana taas kuu cadeeynee in ilaahey ku jecel yahay inuu ilaahey kuu kashifay inta aadan guri wada gelin kawaran marrkii guri uu kula galo in aad geli laheed nolol ciriiri ah amaba nin wax uqarsan xanuun uu ahaa marka daaiman ilaahey wuxuu kuu diidaa waa wax qofka qayr uah adiga ayaa ahaa cafiifad ilaaheyna wuxuu kula rabaa sowj cafiif ah marka ha umurugoon adoon ilaahey shartisa xun kaa leexiyey balse waxay ahead inaad ku faraxdo
J
Subxanalaah ninikaas allaha wafjiyo xaqa rabbi alxmdulillaah ugu horeyn waxa mahada le alehi kuwafjiyahy qeerka hadan allaha ku wafajiyo abshirta iyo qeerka rabbi allaha kuu Qabojiyo qalbiga allaha kugu bedelo waxa ka qeer badan waxa mahada iskale ilheygi ku mootiyay sharatiiza Marwalba badi ducada iyo adkaarta hadad ku xirantahay rabbi waxaba kahalabimaayan walasheey macn waxan ku dhihilahay la saxiibi walidikaaga iyo walalahaa siba hooyo macaan inti lala saxiibo waxa ufican una wanagsan hooyo macn wana hubaa ahdii adaad marhoro lawadagile heed waxyabaha kusoo maray tala fiican lakiin maqonen waxkasan waa qadiri rabbi walasheey qaaliya waxn ku rejeynayaa faraxad iyo cafimaad waxna halkan ka salamayaa ugan mahad celinayaa ilaheey ka sooow walaalkeey subru caraba oo guulu weena ka qaatay mesha walaalkeey allaha ku xafido aduuun iyo aqhiro
😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😢
Wlahi qiso Aad iyo Aad u xaun badn wlahi adigo daacd u ahyd nnh asiga nh ku qiyaany Abbti mvn adiga dartisa iskga daaysy Alla badal kheer qawo Ipaahyi haku siiyo iska samr maalin uun wuu ka shalnya shartisa Alle aya kga nad baadiye wllshydii mcn qalbiga inuu ilaahyi kugu qabojiyo wllshydii mcan abti mcn xoog saar in Aad raali galisisid wll mcn abti mcn Alle haku soo jeediyo qalbigisa😢😢😢😢😢
🥹🥹