Film-kii Sir iyo Caad, Part 6

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 926

  • @QARNISTUDIO
    @QARNISTUDIO 11 месяцев назад +368

    Aad baad ugu mahadsantihiin sida wacan aad noogu dulqaadaten hadan nahay xogmaal team leaders dadaal nooma yara noo dulqaata anagana madadaaladiina ayan ka shaqeyn doona inshallah

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 11 месяцев назад +20

      Illàheey ka baqa waqtiga lagu jiro aduun waa gabagabo ,Waxaa dhacaya waad ujeedaan ,Dumar waawayn ooqaawan .Illaheey jmka baqa .Runtii man daawan .Laakiin qoralkiinaan baa isoo jiitey inaan wax ka dhaho .Falastiin sida loo galaayo inaad wax ku qadatan bay ahayd ,Dhamaanteen .

    • @bosteeyoaxmed4965
      @bosteeyoaxmed4965 11 месяцев назад +8

      Adinka mudan xogaa lasoo dadaala xalqadaha

    • @FartuunIshaq
      @FartuunIshaq 11 месяцев назад +3

      Thanks ❤

    • @hajiraabdiaziz5016
      @hajiraabdiaziz5016 11 месяцев назад +3

      Thanks 🙏 ❤

    • @MahuraanCfhx
      @MahuraanCfhx 11 месяцев назад +4

      Inadeer labo cisho nooga so dhiga please 😊

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 месяцев назад +221

    Halal Afkaaga kasoo baxa waxaa ugu sharaf badan Saliga Nebiga Muhammad)ﷺ:📿😢❤

    • @sihaamita
      @sihaamita 11 месяцев назад +3

      صلى الله عليه وسلم ❤

    • @MaxamedCllaahimuuse-eg4hi
      @MaxamedCllaahimuuse-eg4hi 11 месяцев назад +4

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله الله وسلم صلى الله عليه وسلم وسلم الله الله وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

    • @MaxamedCllaahimuuse-eg4hi
      @MaxamedCllaahimuuse-eg4hi 11 месяцев назад +4

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله الله وسلم صلى الله عليه وسلم وسلم الله الله وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

    • @sowdosiman5578
      @sowdosiman5578 11 месяцев назад +2

      Scw❤

    • @faaisomustaf175
      @faaisomustaf175 11 месяцев назад +1

      Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 11 месяцев назад +132

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤

  • @hogaamiyaha_reer-comment.773
    @hogaamiyaha_reer-comment.773 11 месяцев назад +66

    The best person ever is prophet mohamed scw ❤❤❤ ku sali nabiga wll ✅️ Allah is one❤❤❤

  • @somaliahanolaato723
    @somaliahanolaato723 11 месяцев назад +51

    Film somali sameyso abid kii ugu qatarsanaa walahi kan film Waa dhaafay❤❤🎉🎉 Xogmaal Wada xul buu noqday cajiib

    • @ahmadsams5681
      @ahmadsams5681 10 месяцев назад +1

      Haaa wlh filim wuu h
      Dhafay kan

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 месяцев назад +57

    الي مع فلسطين يحط لايك هون 👇
    Qofkii taageera falastiin, like ku dhaaf halkan👇
    فلسطين في القلب دائما وأبدا 💔🇸🇴🇵🇸

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci 11 месяцев назад +32

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @AdenIsmail370
    @AdenIsmail370 11 месяцев назад +51

    The talent of Mohamed Paracetamol Waa another level guuleyso bro.
    Creating and directing of this amazing show isn’t easy task.

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 9 месяцев назад +4

    This series is like Turkey series beautiful place or houses. Styleka. No more other series from Turkey’s. We have the best. Thanks to all involved .

  • @fariixaaxmed6414
    @fariixaaxmed6414 11 месяцев назад +22

    Waaaw cawa fadumina maa arkooya mise waa indhahyga Yasmin iyo fadumina waaw filimka lagama sheekaynkaro❤❤❤

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 11 месяцев назад +35

    Mohamed pracetimool you are legend but you forgot one man LAANDHEERE KUSO DAR 😎🔥🎉

  • @kaariyemedia7031
    @kaariyemedia7031 11 месяцев назад +26

    Film Somali wangsan weeye Kani anigu Bollywood And Holly Wood film Somaliga ayaan kaga Kalsoonahay Horey usocda ❤

  • @ZharmaVic
    @ZharmaVic 11 месяцев назад +24

    Habar Habar Loo waayey waa Habaar baan Maqli jiRey😂
    FaaduMiiNa qoFta iga edbi inkaztoo habartaazi qaLpigayga QaadaTay😂😂😂

  • @ubaxshire3842
    @ubaxshire3842 11 месяцев назад +45

    I can't wait inte kulmayan fadumina iyo sumayo hooyadeed😂🫶😂😂

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 11 месяцев назад +35

    Waad la soo daahdan e pal at least minutes no yra badiya inta igu raacsan isoo raaca❤

    • @ubahmahadbashey1890
      @ubahmahadbashey1890 11 месяцев назад +1

      Wankugu racsanhy wllh😢wenagu cileeen waqtiga😂

    • @abdirahmanahmed5440
      @abdirahmanahmed5440 11 месяцев назад

      Haa 7 days inay ka dhigan bay ahayd ugu badnaan

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 месяцев назад +15

    inta aan waligood canada tagin ismujiya ismujiya 😢🤣🤣🤣❣
    اللهم انصر فلسطين على الظالمين ❤🇸🇴🇵🇸

    • @KaafiyahHaji-pg8xd
      @KaafiyahHaji-pg8xd 11 месяцев назад +1

      أللهم أمين يارب العالمين

  • @NasraSaid219
    @NasraSaid219 11 месяцев назад +27

    Tina needs an award for her excellent performance ❤

  • @cabdullahicattoo1386
    @cabdullahicattoo1386 11 месяцев назад +21

    I enjoy it wlh I like the way asad's wife play her part n mentally smart

  • @simanhaji3552
    @simanhaji3552 11 месяцев назад +5

    Mamada Sida ay wiilka magaca ugu micneysay waan ka helay madaxedan filimka ku daawada masha allah hadal yaqaan waye maamada❤☺

  • @ahmadnuromar3757
    @ahmadnuromar3757 11 месяцев назад +2

    Filim ka bulshadu aad bay u
    Xiisaynaysaa e haloo soo..
    Badiyo fadlan jilayaasha..
    Iyo cidii ay khusayso hanoo
    Soo badiyaan wabilaahi
    Towfiiq

  • @abdihakiimmahamuudaadan1560
    @abdihakiimmahamuudaadan1560 11 месяцев назад +7

    Marka hore waan idiin wada salaamay kooxda film ka oo dhab waxaan idiin ku salaamay salaanta is laam ka asalaamo calay kum

  • @ahmedzaki2115
    @ahmedzaki2115 11 месяцев назад +9

    Filimka haduu macaanaday hadaaad ba ku soo darteen fadumo miina lkn 1 waqti aad ka dhigteen ❤❤❤

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 11 месяцев назад +14

    Omg 😱 thank you so much for all yr efforts teams paracetamol I. Can’t wait to watch tonight on my big screen

  • @MishAbdi
    @MishAbdi 11 месяцев назад +26

    Alla fadumina😂😂 filmka hadu mcn noqde plz fadumina ila dhamadka hano jogto

  • @isabeelrasey7079
    @isabeelrasey7079 11 месяцев назад +6

    Mel fcn ku go ay wlh i can’t wait next week thanks team xogmal sida markasto noo gu so gudbisan film mada qurux bdn

  • @caynibootiyow
    @caynibootiyow 11 месяцев назад +17

    Masha Alh Ilhay Haa Idnla Garb Galo Angna Sher Ta Iyo Lik Taa Nagu Dyaa Love You Xogmal Midaa🥰

  • @Raul_77I
    @Raul_77I 11 месяцев назад +3

    Islaanta laadirada wlhi musasalka iyada shido o damiso side rabto ne ka yelata jiliinkeda an caadiga eheen dartiis film kaan mrku dhamado Best Acting award hala siiyo plz

  • @Mohamed-k6y2z
    @Mohamed-k6y2z 11 месяцев назад +1

    AduNYada waaa Laga dhiMaNaYaa
    Alle Ha iNa soo hanuuniYo dhameeNteenpa walalaYaaL
    Inta walalaheen ah ee xanuunsana alle hacaafiYo intii dhibaataYsana alle hakasaaro

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel 11 месяцев назад +8

    ASC DHAAMAN DADKA SOMALIYEE ISOO CAWIYA ILAAHEY WAXAN AHEY AABE CURYAAN WALIBA SAAXIBI CIYAAL AH furuhu waa somaliya labarku wuxuu kabilaamayaa lix sadex afar lix sagaal todobo lix ibir afar waakas labarkeygu ilahey dartii😢😢😢😢

    • @zelma_ahmet
      @zelma_ahmet 11 месяцев назад +2

      قيام الليل tuko wll 2 rakcadood then ilaahay weydiso waxaa rabto uku ajiibayaa waqtigaas eh 2:00am iyo wixii ka dambeya. Alle arsaqad xalaal ah hku siiyo wll.

    • @MulkiAbdullahi-g2s
      @MulkiAbdullahi-g2s 11 месяцев назад +1

      Qof qaatay ku dhaqma waanadada ilaah ka dhigo❤

  • @MaxamedJuxa-kf6vi
    @MaxamedJuxa-kf6vi 11 месяцев назад +207

    Allah Is One ❤

    • @calicilmi-kl9cr
      @calicilmi-kl9cr 11 месяцев назад +6

      ❤❤❤❤❤

    • @ansalmaxamed6110
      @ansalmaxamed6110 11 месяцев назад +5

      ❤❤❤❤❤

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 11 месяцев назад +6

      ALLAH AKBAR ❤❤

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 11 месяцев назад +4

      ALLAH AKBAR SOUBANALLAH MASCHALLAH ALHAMDOULILAH ❤❤

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 11 месяцев назад +4

      ALLAH AKBAR SOUBANALLAH MASCHALLAH ALHAMDOULILAH ALLAH AKBAR SOUBANALLAH MASCHALLAH ALHAMDOULILAH

  • @Ibrahim.Haashi
    @Ibrahim.Haashi 11 месяцев назад +56

    Sumaya’s mom isn’t easy 😂😂

    • @MsbMoha_02-jf8tg
      @MsbMoha_02-jf8tg 10 месяцев назад +3

      And know fadumina is coming..😂😂

  • @iloveyoumum2922
    @iloveyoumum2922 11 месяцев назад +10

    ❤filinka macaan micnaha waa filin si fcn oo qurux badan loo jilay weliba jiliin dhameys tiran oo caalamka la socdo mahadsanidiin dhamaan jilayaasha iyo bro baratismol ❤

  • @safiyahassan9308
    @safiyahassan9308 11 месяцев назад +3

    Horta filimkan waxaan ku arkay wax aanan filimaantii hore ku arkin oo ah kuwii hore qofka waxuu samaynayo wuuba kuu sii sheegi lkn kan waxa dhan hoos hoos baa loo sameynayaa hada maamada waxaa warka u gudbisay ayaan ninkeedana way shaqo galisay maamadu caadi maaha guulayso tiina inaadeer dhamaantiin guul wacan ❤❤❤

  • @Mohamed-k6y2z
    @Mohamed-k6y2z 11 месяцев назад +1

    AduNYada waaa Laga dhiMaNaYaa
    Alle Ha iNa soo hanuuniYo dhameeNteenpa walalaYaaL
    Inta walalaheen ah ee xanuunsana alle hacaafiYo intii dhibaataYsana alle hakasaaro❤❤❤

  • @cabdisamedmaxamed6950
    @cabdisamedmaxamed6950 11 месяцев назад +15

    Filinkan zoo badiya Waa codsiye ❤

  • @MohamedAbdi-hw8ku
    @MohamedAbdi-hw8ku 11 месяцев назад +1

    Waa wareey anagoo LA yaaban laadaradiii baa fadumiiina LA keenay wlhi flimku hit bu noqday m.a

  • @sagalfeisal6298
    @sagalfeisal6298 11 месяцев назад +11

    Flimku haduu baxar noqona😂😂 team
    Tiina

  • @waxkabarowayahadunidazahru4638
    @waxkabarowayahadunidazahru4638 10 месяцев назад +1

    Ilaahow hooya la an hanaga dhigin 😢waba iga dhigty anige ilmahyga cimri dheer iyo cafimd an ku korsado oo cadawga ugu ceshto isiii😢❤

  • @beINgUpdyka
    @beINgUpdyka 11 месяцев назад +10

    Excellent and hardwok Mohamed Paracetamol guuleyso brother ❤

  • @hayatahmed4560
    @hayatahmed4560 10 месяцев назад +2

    The boy use Mohamed name for this film is intelligent,perfect and good hard worker today he is best actor please support him to give him many films I am big fans from France 🇫🇷 Europe keep going my Muslim brother May Allah bless.

  • @hakimaeidle7875
    @hakimaeidle7875 11 месяцев назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂ooooooof oooooooof fadumooooooooooo ahaaaaa filimko imigo mcn yahay

  • @user-bilanzara
    @user-bilanzara 11 месяцев назад +13

    Waxan Arkayaa Tina siday proud ka ugu tahay wiilkeda kulmiye jaceylkay uhayso Aabihii kuwo klena 😅Aabohda laga dhex Arkaa 😂 😅 waa aragti uun

  • @fardowsafilsan1565
    @fardowsafilsan1565 11 месяцев назад +20

    Filimka haduu filim naqday Hadeyba timid faadmina😅😅 Lkn 2 cisho Ayey mcn kuahaan laheed😢

  • @abdirizaksaid4296
    @abdirizaksaid4296 11 месяцев назад +2

    marka hore ma fiirsanjirin filimkaan mar hadey faaduumiina ku soo biirty aniga xaadir ayaan ahay 💐🩸💯

  • @NasteexoShariif-o7e
    @NasteexoShariif-o7e 11 месяцев назад +24

    Walalayaal ku saliya rasuulka scw ❤❤

  • @King-Zizey
    @King-Zizey 11 месяцев назад +2

    Xogmaal see cml waad nagudaahisene.
    Thanks inbadan runti waan jeclahay musalsalkan.

  • @habsoahmed6997
    @habsoahmed6997 11 месяцев назад +19

    FINALLYY IVE BEEN WAITING FOREVER

  • @ManAlone-px2hd
    @ManAlone-px2hd 11 месяцев назад +1

    Film macankiisa xitaa wan darami waya kanacada I cunaysa part 1ilaa part waykala sii macan badan yihin wcn sugnabo waa part 7 wwww mazing film
    Waligay film somali jisha sidan u macan ma arkin dhan walba waa ka dhamaystiran yahay

  • @Dcowlid
    @Dcowlid 11 месяцев назад +7

    Sumaya hooyadeed iyada ayaa Soo dirtay naagta sumaya ninkeedu shukaansaday. Haddana waddadii ay Ku sii kale kaxayn lahayd ayey wadaa😢.

    • @nimcogureynimcogurey-nn8sn
      @nimcogureynimcogurey-nn8sn 11 месяцев назад +2

      Haaaa wa sidan ufikirayey iyadana ninkeda dabin lo dhigaya sasan filayaa😢😅😅

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 11 месяцев назад +28

    Faadumiina funny is not easy😂😂😂😂😅

    • @FaadumoCabdi-ll2vt
      @FaadumoCabdi-ll2vt 11 месяцев назад

      Teba ladhahaa habrta😮

    • @maymuunadan1773
      @maymuunadan1773 11 месяцев назад

      ​@@FaadumoCabdi-ll2vtmaya Dan hada so ka shay waye😂

  • @munaali6200
    @munaali6200 11 месяцев назад +11

    somayo hoyadeed waba gangistar omg iyada i jecleysiisay musasalka dhan❤😂

  • @raxmajamac3923
    @raxmajamac3923 11 месяцев назад +3

    Yaasmiin filmka holacbay ka dhigtay wlhy good acting wlo

  • @hanihappy6475
    @hanihappy6475 11 месяцев назад +12

    Fadumiina is coming 😂😂😂 Sumaya hoyadeed waa loo yaabaaa😂😂😂😂😂

  • @mariaqaali
    @mariaqaali 11 месяцев назад +8

    Fadumiino aaa waa laysku arkey jookarna waa sugeena😊

  • @jamiilojiddan3267
    @jamiilojiddan3267 11 месяцев назад +1

    Away away fadumiina aqwaanta shactirada aaa filmka noo dhereye❤❤

  • @FatimaQorane-z9x
    @FatimaQorane-z9x 11 месяцев назад +6

    Inaan film Turkish ah dawanayaan ismodaya hadal maka rayo filmkan plz noola soo dhakhsada❤

  • @naimamoha3903
    @naimamoha3903 11 месяцев назад +3

    Flmku hadal ma karo. Team tina mase team fadumina 😂 tina qalpiga

  • @sundusqaloombi-fd4wm
    @sundusqaloombi-fd4wm 11 месяцев назад +24

    Musalsal kaan ma jecli inuu idhaafo 😂😂😂😂

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 11 месяцев назад +2

    Yasmin Tina wa fariid masha Allah

  • @naimamoha3903
    @naimamoha3903 11 месяцев назад +3

    Qofkaasi wa fadumina miiii film ki mac bu si noqdebe ❤😅

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 11 месяцев назад

    Masha allah wlhi filimkan cajib waye ❤❤❤ wan kuheystaa inkasto janiska igu yar markan kagaro ban dawadaa inkasto sacudi qadamo ka ahay alx shaqaa sharaf lehee igu qata asxabey from sacudi carabiya ayan idinka dawadaa keep going all and ane ❤❤

  • @rahmanather8962
    @rahmanather8962 11 месяцев назад +49

    The way fatumina entry 😂❤

    • @amiir-saet
      @amiir-saet 11 месяцев назад +1

      ❤❤❤😂

    • @TheunkownOne-fn8tq
      @TheunkownOne-fn8tq 11 месяцев назад +2

      Surwaaaal wakanaaaa eeee tagantahay wllhi😂😂

  • @aadirie4
    @aadirie4 11 месяцев назад +1

    I really like the character Tina finally a somali tv show that doesn’t depict woman as weak gold diggers and I wish she ran her own business instead of living off her rich husband, but at least she is strong independent woman

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 11 месяцев назад +2

    Masha alaah filimkan anoo jeclaay ❤love hadane fadumiinaabo soo gashay waa kasii fiican yahay bo

  • @asmaabdirishid1421
    @asmaabdirishid1421 10 месяцев назад +2

    Walaahi filimka baryahan waan kadhacsanaa haada mcaan 😂🤭

  • @manamunye8330
    @manamunye8330 11 месяцев назад +38

    Sumaya mom was scared 😂😂😂

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 11 месяцев назад +1

    Fadumunina ayadana Farax Mutiile haloo keeno asaa budh la dhacaayee kkk Hats off to you guys.

  • @ubax7758
    @ubax7758 11 месяцев назад +10

    Inta anay xalqadi dhaafin 😅😅😅

  • @Malyuunqurux-w7w
    @Malyuunqurux-w7w 11 месяцев назад +1

    Mar waliba waxa ku jiraa dadka ugu horeeyo ee misasalka dawada😢❤

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 11 месяцев назад +15

    Fadumiin isn't easy Naagta cakis ciyow😂😂

  • @Maxkamadda-runta
    @Maxkamadda-runta 11 месяцев назад +1

    Sumayo hoyadeed wa jilaa buuxdo awards u qalanta

  • @najxjeego6733
    @najxjeego6733 11 месяцев назад +15

    Sumaya mom amazing wlhi😢😂❤

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 11 месяцев назад +1

    Isgaad gaad badan ayaa meshan ka socdo wallee waa sir iyo caad oo run ah

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 11 месяцев назад +3

    Waow fadumina aya soo gachaay habar habar loo wayay waa hoog 😂

  • @MunaShafat
    @MunaShafat 11 месяцев назад

    Qalbiga ifuur walal maxamed barastimol iyo walalkis ❤❤ isku daya inaad qalbiga isku furtaan maxaa yeelay waa wax wanag san ❤

  • @AbdikariinShukri-on3ky
    @AbdikariinShukri-on3ky 11 месяцев назад +4

    wllyal aad baad umahadsan tihiin horta lkn islanta shurwalka xidhan ilahy ka cabsa dhaha musalsal fican noo soo gudbisaan markaa ka ilaaliya wax diinta iyo dhaqankena wagsn ka hor imaanaya maxaa yeelay nabigu scw wuu nacladay dumarka raga isu ekaysiiya

  • @maysanquen873
    @maysanquen873 11 месяцев назад +2

    Ww nice filim and bro baratismol med keep going ❤

  • @maxamedcabdirahmaan-oq9pk
    @maxamedcabdirahmaan-oq9pk 11 месяцев назад +19

    Sumayo hooyadeed cadi ugu raaxaysanee flim ku lahaa guriga sanboorka ma rabee kayga iigu imow 😂

    • @Hanmor3412
      @Hanmor3412 11 месяцев назад

      😂😂😂 kibirka ka tan batay

  • @asmacali111
    @asmacali111 11 месяцев назад +2

    Ayan sagal sumay gabdho asturan masha allah jilinkoduna waa top❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 11 месяцев назад +12

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @wathifaibrahim
    @wathifaibrahim 3 месяца назад

    Love ni Kuma yangu..... kwa kiswahili........

  • @Axmad-legend
    @Axmad-legend 11 месяцев назад +3

    Kusali nabiga scw❤

  • @deqoelmi8835
    @deqoelmi8835 11 месяцев назад +1

    Yaasmiin and faadumo miini yaa iskukenay ❤❤❤❤❤❤❤❤kkkkkkkk

  • @SabirinSaciid-kf5sz
    @SabirinSaciid-kf5sz 11 месяцев назад +15

    Mamada qac badana😂😂musalsalkapa ayada igu heso❤

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 11 месяцев назад +1

    Awoow awoow caadi maahan filmka walaahi faadumiina aa ku jirto 😁😁😘😘😘😘🥰🥰🥰

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 11 месяцев назад +5

    Ar Faadumiin 😀 boota badnaa 😀🏃

  • @mssqosol
    @mssqosol 11 месяцев назад +1

    Habar habar loo waaye waa habaar viva fadumo miina😂

  • @zakidhaqane1378
    @zakidhaqane1378 11 месяцев назад +50

    Sumaya her mum is amazing 😂

    • @Muhiima_sharaf
      @Muhiima_sharaf 11 месяцев назад +6

      Hhhh Hada Fadumiina lo keenay shekada hadeey macanatay😂😂

  • @qaaliquman.official696
    @qaaliquman.official696 11 месяцев назад +1

    Filimka qeebtaan fadumina soo gashy baan kabilawy tik tok intan ku soo arky iyado borso weeyn fadumina aktard weeyn filim eey ku jirto lama dhafi karo qoftan ❤😂😂

  • @iloveyouallah5129
    @iloveyouallah5129 11 месяцев назад +7

    Asc wr wb dhamaan kooxda wan idin salamaya waxan idinku baraarujinaya dumarka inay is asturaan waayo waxa nahay dad islaama marka fadlan ku dadaala asturnaanta

  • @SahraAhmed-f1u
    @SahraAhmed-f1u 11 месяцев назад +1

    Yaasmiin tiina waan jeclahay waana taageeraa

  • @zahramohamed9372
    @zahramohamed9372 11 месяцев назад +3

    Ayyy fadumiina 🤩❤️❤️

  • @ahmedarab6922
    @ahmedarab6922 11 месяцев назад +2

    sumayo suu hooyadeed Qarijiqood anoo jooga ayaan kabaqayaa! pracetamool qalbi adagaa.

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 11 месяцев назад +11

    Musalsalkan twice a week nooga dhiga walaalayal,
    Mahadsanidin

  • @OSMANOMARMOHAMED-k5c
    @OSMANOMARMOHAMED-k5c 11 месяцев назад

    asxpey clip-ka ugu horeya ee uu ku bilowda flilmka fiiriya calaamada u ku bilowda xogmal team waad nooqariseen xiisaha flimka ayaa nala tagey

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 11 месяцев назад +8

    Tina is a TALENTED beauty Masha Allah

  • @HajaraMoalin
    @HajaraMoalin 11 месяцев назад +1

    Qebta kale away😮

  • @fatimamahdi9387
    @fatimamahdi9387 11 месяцев назад +7

    Fadumina haday timid filmku dab buu noqonyaa😂😂

  • @UmaymaDahir-hv1px
    @UmaymaDahir-hv1px 11 месяцев назад +1

    Isoraca asxabta dariska iyo darbiga ila dawada🥰
    musalsalka ladhoho magiciisa filo dawada khatar waaye

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 11 месяцев назад +3

    😂😂😂😂Filimka haduu macanyhy waa loo jilba jabsanaaa😭😂Fadamiin is not easy 😂