Waxa fcn in qof walba qofka jecel qiimeyo bal wiil intaa usoo maray may qiimayso ale jacalku xanuun badana marka uu qofka cildo ka helo qof ijecel sideen u cidlayn fadhiga ayaan ugu kici la haa lkn wiilasha qaar waad ka naxaysa sida loo qalayo hablaha qaarna waad ka naxaysa sida. Loo qalayo ale waxa aan ka baryay inta jacal la tiicaysa in ay bogsadan
2021 ban inyar oo yarka ooynayo kuso arky tiktok kolkas ban is idhi bal ka wardoon inanka mxa ka oohiyay👍❤💯 2018 ban isdaynay jacayl wxan ku jira sdan uhelo money si an naag walba riyadeda unoqdo I love money🤑💸💵💴💶💰💳 ❤💯👍
@@yaasiinhalyeey2317 wll qiso cajiiba on wali qof la wadaagin ayay qisan i xasuusisay wana jecelahay in aan qisadaa kula wadaago xagen kaala so xidhiidhiyaa
Mansha allah asxbey yaasiin ha loo kala kiciyo you tupe kiisa walaahi waa wiil sharaf badan oo somaalinimo ku weyn tahay daacada waayo aragnimo iyo diin leh mansha allah abowe hore u soco ale ha ku xafido💕💕💕💕💕💕💕💕👌
walhi wan ilmeyay heestasi si gooni ah bay i taabta Magcygu wa iqra diiriye dhipaato badan wan kaso maray jacylka xatal aana xanuunadisi io dhiptiisi ma anka nasan Alle qof walpa qalbigisa ha u qaboojio🥺😫
walhi suma walhi wan ilmeyay Jacylka waxka xanuun badan ama ka raafad badan waligay mu iso marin san u rafaaday en ugu dhiptooday wali noloshyda tarikh bay u tahy xatal aana dhipaatoyin badan io xanuuno badan wan marya walina kama nasan dhipkiisi heesta markaston maqlo ama an arko qof qisadydo kale hesta ku ban dhiga wan ilmeeya ilahy qof walpa qalbiga ha u qaboojiyo wiilka dhintayna alle ha u naxriisto 🥺
Am very sorry to heard that 😭😭💔💔 Qofkasto oo Wanagsan marka hore qof aan u qalmin aa kusoo aado oo silic iyo calool xumo bido lkn marki dambo qofkii uu qornaay oo wngsn ayuu helaa 💘 Am still waiting for the day that my special one will come 🙈🙏🏼
Wlhi waan is celinwaayey ilmo aya iga so daadatay xaalada aan ku suganahay iyo heesta inta yar markaan maqlay😢ma ogtahay midkeenii oofin waayey wacadkee💔😢😢
Alle ha u naxariisto wiilkaa waa qiso murugteeda wadata runtii qofowna qof si dhaba kuu jecel haka tagin waxaa ugu sii daran waliba aduunyo inaad uga tagto waayo aduunyadu sideedaba wey wareegtaa maalina meel bay joogtaa lkn qof jacayl aawadii dhuuxa kuu shubi kara yaan sahal ha uga dhaqaajin.
Yasiin wllo qisadn waxad muda in aniga iga hdleso walhi mudo sanad aya la xanun sana iga so garty dhibato ah in an waligey galin anh ka kabsm dunin Dinida inta jogto wax walibo waad arkesa tan aniga xakd cafimad igo wax walibo igo ridy Nolasheda wey wajiyo badn thy bog ayana ka qory si ay jilka danbo uga firsadan 😭😭😭😭
Ax😥😥😥😥😥😥 wlhi wan oyay Sorry wll Ano inan ah baan Hadana qiraya in Aanay naagi Aamin galin Ha Aaminina Naag ciday doonto ha noqote Alle ha u naxariisto wiilasha Ay Galafatayna😥😥😥
Hj Yasin nin jacayl arkay. Aniga ba midii aan ugu horjevladay dad hadeer wa single mother. Ahahahah lkn wali ma ku kama gu in inkasto kafogaaday germany
6 years ba wiil wada soconay akhiran gabar Boston ka timid buu iga raacay 3 sano asgoo Boston jooga buu Gaari u waday buu ilmo jiray 😭😭💔 Manta jeel Xabsi Daaiman ah buu ku jira😭😭 Allaha ugargaaro Nafsigu igalay ba hely Anah wali Jacayl iyo xiriir ba waa nacay Oo cidna Ma aamino Dadd ehel kisa ah buu isoo dira Nehal waca ha I cafiso ku dhaha ani waa hore cafiyey lkn Qofka lama dhaawaco wlhi😭💔💔
Inta maanta oohinta TikTok so racey ee waxa yasin ka oohiyey so firi is tiri fata so taga👆🏼😂😂 war jecel wax hore ka dabo nimid😂😂
😂😂😂
Me to😂😂
aniga kowu☝️
Me😅😅
😅😅
Asxaabta sharsfta leh aad ayaad u mahadsantihiin soodhiwayn tiina qiimaha leh channel ku waa channelkiinii❤️❤️
🤒 wll yaasiin
Wlhi qiso xanun bdn ayey eheed walal yaasin Halyeey wlhi muqal kan waa mrki igu horeyso aan dawady wan kugu xirnaan doona insh
😭😭halyeeey rappi raai kanoqoy
Abwe inaan kula soo xidhiidho ayaan rabaa xageen kaala soo xidhidha pleas
Mashlah
😢😢😢😭Tiktok ayaan kusoo arkay in muddo raadinaye iyadoo dhameystiran I'm one of peaple jecelka u jajaban 😭😭😭😭🤲
War kula mid aan ahay wallhi laakaha aan ka fiiriyay waan ka waayay
Am searching whlle the night
Ani xitaa hadaa so arky
yaasiin halyey iyo kooxdii caashaqa oo isu timi guul iyo gobanimo, waar hawshu ha socotom SAHAL MUXU YIDHI ANAA IDINKA COD FIICAN,👉😂😂🤣🤣😂
Ax🥺😭2021 dawanyah inta igah danbeysaa👍👍👍
Aniga ayaa ka dambeyey wll #nawal Bixi
Aniga sido kle 🥺🥺🥺
@@mohaniking77 anaa kasi dambeeye kaabe
@@shaakiribnunaxar4243 hye bro
Aniga kaa danbeyo😢
Aniga da daawanayaa malin jimco ah 11 bisha 12 2023❤ intii iga danbaysa oo fariintayda aragta isooduceeya dunidan laguwaari maayee😢
Raadin dheer ka dib waniga helay
Inta soo radisey sideyda like dhac
Waxa fcn in qof walba qofka jecel qiimeyo bal wiil intaa usoo maray may qiimayso ale jacalku xanuun badana marka uu qofka cildo ka helo qof ijecel sideen u cidlayn fadhiga ayaan ugu kici la haa lkn wiilasha qaar waad ka naxaysa sida loo qalayo hablaha qaarna waad ka naxaysa sida. Loo qalayo ale waxa aan ka baryay inta jacal la tiicaysa in ay bogsadan
Aamiin yaa allah
Malmahan ayan RUclipska baarayay vidoegan dartiiss😢 dhib ayan kaso maray san uheli lahaa
Isku mid ayaa nahay wllo
Waxay dhaheen shaydaan aan Rag ahayn majiro. wiilashuna waxay dhaheen sharaf aan dumar ahayn Majirto Allah Hanookin Xafido inamo✊
😍
Hadalka wanagsan walagu kala duwan yhy
2023 Dawanayaa Jaceylku Hawaaro😭😭😭
Masha Allah baraka Allah. Wonderful stories. Yaasin qurxloow. Mentally and physically you're diamond. In and out you're Wonderful 👏 💛 ❤
Before one year
Video dhib uso marey wlllhi😭sida Aan uraadinaye aniga dunida waxan ujeclahy ruux aaan iloobin Hadane isagoo nool aan arkin SaaS ay tahy xanuunkiisa iyo xasuustiisa ma hilmaamo 💔😭mo ogtahy ani iyo adi axdi baa inoo dhaxeeye 😭💔mo ogtahy midkenii oofin wayey wacadkiii 😭😭😭😰😰😰
Wiilkan fbga kuarkijiray clibyaroo leyahay inbadanban niyada iska idhi talent buu leyahay you tube amad kuargataa ugu dambayn cawan helay manshalah wlky keep going
2021 ban inyar oo yarka ooynayo kuso arky tiktok kolkas ban is idhi bal ka wardoon inanka mxa ka oohiyay👍❤💯
2018 ban isdaynay jacayl wxan ku jira sdan uhelo money si an naag walba riyadeda unoqdo
I love money🤑💸💵💴💶💰💳 ❤💯👍
TikTok ka soo argay 2024 /1/10 waan soo raadiyay waan soo helay 😢
This is my first time to visit this channel
Heart touching💔🥺
"Yasiin Halyeey Big Respect Ayaan Ku Haya Walaal. Aqoon Hore Kuma Lahayn Laakiin Maanta Oo Kaliya Ayaan Channel-kaga So Booqday.,🙏
Mahadsanid wll and welcome
@@yaasiinhalyeey2317 Thank you Walaal🙏
@@yaasiinhalyeey2317 wll qiso cajiiba on wali qof la wadaagin ayay qisan i xasuusisay wana jecelahay in aan qisadaa kula wadaago xagen kaala so xidhiidhiyaa
Isi jawaab haday maaqul tahay
@@Deeqaabdusalaan hee walaal
Mansha allah asxbey yaasiin ha loo kala kiciyo you tupe kiisa walaahi waa wiil sharaf badan oo somaalinimo ku weyn tahay daacada waayo aragnimo iyo diin leh mansha allah abowe hore u soco ale ha ku xafido💕💕💕💕💕💕💕💕👌
Www masha allah walal qali
walhi wan ilmeyay heestasi si gooni ah bay i taabta Magcygu wa iqra diiriye dhipaato badan wan kaso maray jacylka xatal aana xanuunadisi io dhiptiisi ma anka nasan Alle qof walpa qalbigisa ha u qaboojio🥺😫
2021 🥺ayan dawanaya 🤍
Wlhi inta yar uu wiilki ilmeynayo baan tiktok anan waligey dawan jirin kaso arkay😭💔
Run ahantii jecelku wax sahlan mahan mana fududa
Qof walbo xiriir jeceel wuu sameesan karaa lakin dadka dhan ma wada garanayan sida jecelka loo ilaashado yaa allah🤲❤😭
way adagtay qof aad jeclaato oo daryeel aad ka sugayso misanah ku niyad jabiyey 😢😢
waxaan idinku talin lahaa qof ku jeceo marna haka tagin waligaa!!
Wllhi hor ilahay Ayaan ku jecelhy yasiin halyeey❤️💯🙏🏼
Wow Sahal qardho somaliba ninka aan ka taageero . Walahi qisada wa xanuun Yasiin Hayley
jacaylku waa xanun😥♥️
wllhi wligaa qof qalbiga lagama jabiyo
qalbi jabku waa xanun 😥♥️Illahy hanaga tirtiro xusasaha dadka qalbiga naga dilay😓
Ameeen yaaa rabi 🤲🤲🤲😥
😭😭😭😭😭😭
Qisadan tik tok ban kaso racay wlhi wan ilmeyaa qof ku jecl o dacada waliga nabsi lagma galo😭😭😭😭😭
Allaahu Akbar Takbiir. Love you so much and feel sorry for this guy. 😢 😞 ❤ . Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤
Before 1mo wad ka heshy bn is iri qisadan
❤❤❤❤
YAASIIN YALYEEY thanks saxiib sheekoyin dad wacyi galin u ah baad keentay sobadi
WaLi inta dawanaysa 2024
Keep going bro yasiin nin xigmad caqli
Iyo Wax garadnimo ilahay udhameyay 🙏
___Broken💔heart🔥🔥😓😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wlhi warun qofka jacyl dartiis wuu udhimankara ana arkay yaran qarabo ahayn waliba waxay ahayd xaskisa waydhooftay Australia gashay kadibna waykuboday anxdintu kaqaday isbitalbu ugalay wunkudhinty waxksta intasameyey baaan waxnkadhadhicnwayey iska hilmaam gabdhas markasu wuxuu idhaha haye ooo afka dhikarba kudhacay iyo dhiig la aaan Allah yaah raxma
walhi suma walhi wan ilmeyay Jacylka waxka xanuun badan ama ka raafad badan waligay mu iso marin san u rafaaday en ugu dhiptooday wali noloshyda tarikh bay u tahy xatal aana dhipaatoyin badan io xanuuno badan wan marya walina kama nasan dhipkiisi heesta markaston maqlo ama an arko qof qisadydo kale hesta ku ban dhiga wan ilmeeya ilahy qof walpa qalbiga ha u qaboojiyo wiilka dhintayna alle ha u naxriisto 🥺
2022 aya dawna
Maasha Allaah Yasiin, Qofkaa Ohinkara kaana qoslinkara, Ana nafdaydaan kaala Cararayaa hadda😂😂😂
Wlhi Iam very emotional 😭 yaasiin halyeey qisada uu sheegayo aad bey ii taabatay ilaahay ha unaxariisto wiilkaas 😭😭😭
In badan ban radinayay barnamijkan oo dhamys tiran runtii way xanuunan badanthy qof aad jeceshahy inaad waydo balse wax walba waa qadar
🥺😭 ax wlhy wan la ilmeyay 🥺
Kula Mid Ahay Apyo 🥺😥
Wale jaceyl wuu dhib badan yahay allow dhibtiis naga qari oo dheeftiisa nasoxeji bal allahuma amiin
Ooooq ya allah abowow aamus rag iyo dumar clf wuujira lkn nabsiga hala iska ilaalsho
Nabsi lama dgaashado isago dibadaha yaale
Dukaan lagama iibsado sidii shey marka dihane
Waalaga dnbeeya intuu daaqad kaa furane 😰😰😰
Am very sorry to heard that 😭😭💔💔 Qofkasto oo Wanagsan marka hore qof aan u qalmin aa kusoo aado oo silic iyo calool xumo bido lkn marki dambo qofkii uu qornaay oo wngsn ayuu helaa 💘 Am still waiting for the day that my special one will come 🙈🙏🏼
I’m on my way to u dia don’t worry
Soon in shaa Allah walaal.
Ma heshay tolow qofkaagi saxda ahaa
YaaSiiN HaLyaaY 💪💪💪🇸🇴MaanSha AllaaH GuuleYso Aamiiin Aamiin Aamiin Yaaa Tabi🖕
Wlhi benmaaha walaguu xiisaa yasiin halyeey guul wll aniga hada Dhow baan kubarta
Cimran afkaga cano lagu qabay anoo isleh qisada maad nooga shekaysid baa adigu ku tiri wlhy waa qiso murugo leh
Ilahay labada wiil ha u naxariisto yasiin wllo qalbigaga qurxda badan iyo codkaga ha kuudayo
😢still 2024 🖐
Nice video Waan Kucelceshadaa Walaahida Yaaziin Halyeey Dartii Maazha Allaah Waan Qiiroodey Aad io Aad Ax
This is my first time to visit this channel 😢❤
Wlhi waan is celinwaayey ilmo aya iga so daadatay xaalada aan ku suganahay iyo heesta inta yar markaan maqlay😢ma ogtahay midkeenii oofin waayey wacadkee💔😢😢
Alle ha u naxariisto wiilkaa waa qiso murugteeda wadata runtii qofowna qof si dhaba kuu jecel haka tagin waxaa ugu sii daran waliba aduunyo inaad uga tagto waayo aduunyadu sideedaba wey wareegtaa maalina meel bay joogtaa lkn qof jacayl aawadii dhuuxa kuu shubi kara yaan sahal ha uga dhaqaajin.
Wlh qabiga ka oyay yaasiin waa wiil daremaya xanuunka walalki logestay yaasiin halyay fg kadawanjiray masha 💜💜💜💜💜🥲🥲🥲♥️♥️☝️
Yasiin markuu ooyay qofta kuxigta yaa arkay say uqoslayso way isxelinwayday 😂😂
Qosol gariir baladhaah aniga sidaas cmla
😢😢😢heart broke 💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭
Yasiin wllo qisadn waxad muda in aniga iga hdleso walhi mudo sanad aya la xanun sana iga so garty dhibato ah in an waligey galin anh ka kabsm dunin Dinida inta jogto wax walibo waad arkesa tan aniga xakd cafimad igo wax walibo igo ridy Nolasheda wey wajiyo badn thy bog ayana ka qory si ay jilka danbo uga firsadan 😭😭😭😭
Waxan soo raadiyey 3.3.2k24😢
Waa bil ramadaan habeenimo axad ah 10 kii danbe ramadaan 😢 2024😢 jcl ku hawaaro 😢 😢😢😢
Nabsigu waa belo illaahay nabsi bini,aadam haynaga hayo
Cidna kama socdo Yaasiin lkn waan ku tageeraa wllkay
From tiktok wa qalbi xnun wllhi qof rfadkz a uzo mrtey hdna an ku fahmin okaa dnesty illhy ha unaxaristo wllken qabrigizna alle ha uwaziciyo 💔😭🤲🏻
Amiin ilhy hanxriisto wlhy qaso xunun badna ku dhacde😭😭
Ax wlhi waan ilmeeyey ala jacaylka marka laysla wadi waayo xanuun badanaa😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪
Ax😥😥😥😥😥😥 wlhi wan oyay Sorry wll Ano inan ah baan Hadana qiraya in Aanay naagi Aamin galin Ha Aaminina Naag ciday doonto ha noqote Alle ha u naxariisto wiilasha Ay Galafatayna😥😥😥
Aniga da daawanayaa malin jimco ah 11 bisha 12 2023 intii iga danbaysa oo fariintayda aragta isooduceeya dunidan laguwaari maayee😢
😭😭😭😭😭😭😭ilahy ha u naxriisto intiii dhimtay
Yasiin big repect wllhi abwe allh ha ku sharfo
Big boss yaasiin is the legand
Wlh wuu ka ooysiiyay hadana wuu ka qosliyay raganimo sxb
Wll mcn cidna kama socdo allah dartis io somali nima kugu saray keep going 🌹🤩
Xageed ka socon lahayd qof miyaa ku leh adaa 𝚜𝚞𝚋𝚜𝚌𝚛𝚊𝚋𝚎𝚔𝚊 𝚒𝚜𝚔𝚊𝚊 𝚕𝚎𝚑
@@asadboy2186 😆😆😆😆😆
Wlahi wa qiso xanun badan lakin waxa ay ila tahy in isaga ay ku dhacday qisadani oo uu qarinyo dareenkiisa marka la cabiro😢
San uradinayey waa dalay wllo
Mntan helay
Lkn gabadha maryaha madow maxay ugu qoslysaa qisadan🤔😭😭😭😭😭
Ax ax sorry dad layskuma haleeyo
Wlhi balaan hadan qaadankariin
Haqaadin weliga yassiin horeey usoco edo...
Heart touching😭😭😭💔
Axx wlhi wn oyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilaahy ha u naxariisto inanka🤲🏻💔
Wlhi yaasiin waxaatahay halyeey somaliyeed ilaahay hakuxifdiyo
From laakaha media keep going wllky mcn❤💋
Yasin ha lo kala ciyo yutubka waa nin gobaa walhii
Hj
Yasin nin jacayl arkay. Aniga ba midii aan ugu horjevladay dad hadeer wa single mother. Ahahahah lkn wali ma ku kama gu in inkasto kafogaaday germany
Waa Nabsigii Ay gashey 👈Walaahi Ruuxii Nabsi,galaa Wuu Heli Goorey Noqotaba Aakharana XiSaab Ayaa Utaala Aduukana Wuu Heli Nabsigaa Waa Akiid
Qissa Xanuun bdn waaye wlhi, Illaahey Ha u naxariisto Asaganna. Iyaddanna Cibra qaadasho ku filan weey heshay.
Sorry wllo 😢
Ax ax wlhy ilmo ayaa iguso istagty miskiin wlhy qusadaan wa xann 😢😢illhy hw naxriisto wiilka somliyeed ee jcylka u dhinty😢😢😢
Masha allah 🌷⚘🌷⚘🌱
Cajiib , waxaan Uma leenayaa in ay qisaduba kudhacdey Y. Halyeey.
Wlhy waxbad moda sxbady sheekdii ku dhacdy laakin isagu wax barshu ka doorty jacylkii aysowadeen mudo garysa 4 sano isagina yri akhirkii angu jamcad kenyba aadaya adan burco iska joog 😭😭😭ilaa ay ka tahbiibty wlhy
Yaasiin halyey walalo waa ooyay waan ka xumahay walalkeen allah haku naxaristo walalkeen
Ax wllhi waa wax laga damqado qisada ku dhacday wiilkaa saxiibkaa ahaa rabi how naxariisto wll qli
Ilhy taa bedelkeeda jano howga dhigo
Kkkkk sheeko raaja wllo yasin kharu khan miyad badsatayna mandhow kkkk iga dade
Yaasiinoow ilasoo hdal wll runtii manta iigu kaa horaysa lkn wan kaa helayy iiso jwaab plzz hal mar bes😢😢🥺🤌
Axxx😥😥ar xanun bdnaa walee jeceylkuu xanun bdnaa 😭😭😭😭😥😥😥😥alow qofkii jeceyl laildaranoo dan kakorqad yaa alah😔🤲🤲🤲🤲🤲
Ax ax wlhi calosha ikuxanujisay yasiin wllkey aduuyadan waxan lakuarken majirano sorry intidhimatay alle haunaxaristo🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭
From tiktok so sad wlhy😢
From tiktok tagyera buxda wall😘😘
Ana hda tiktok ka imi
Gabadh yr oon jacaylka waxba ka aqoon baan ahaa berigii ugu horeysey een fidyowgan daawaday lkn maanta waan dareemayaa waayo aniga ayey tanookale igu dhacday
Mnshallh Sahal Qardhood waa Gabay Qiimo badan ninkii gaber xumeeya rag kuma jiro
Wlhi qalbi ayaa aad iixanunay waa qiso cajib ah😭😭😭😭
Allah u naxaristo wilka wan garanaya lakin ma ogeeyn in uu udhintay jacayl yasiin sxb wanagsan baa tahay
Dumar qaar naxariis malahan 😰
Ilhy haw naxariisto janada ilhy haka waraabiyo dumarkuna isku mid maaha qof jacayl dhaba hela wa qof nasiib bdn
Yaasin Wall xaqii wad Iga 🥲🥲🥲🥲 wa arin xanuun ah
Yasiin inta tiktok kaso rcy abowe wakula ooyee
Wlhi bilhi qofkii lasoo dhawacy lee dareemi karo ilin iga imaaday 😢😢😢😭😭ilahayow nolol fcn kaa baryaa dhaman intii xanunkan oo kle arkay 🤲🤲
xaqiiiq
Allaah ha u naxariisto wa qiso xnuun ah wlh wll yaasiin allaah haku xifdiyo
Ax wlhi wn ilmeyay qof ilmynya hdn arko ilinta ma ceshn karo😭
Jcylow mxd dhib kenty
Never cheat a person 😢😭🥺💔
6 years ba wiil wada soconay akhiran gabar Boston ka timid buu iga raacay 3 sano asgoo Boston jooga buu Gaari u waday buu ilmo jiray 😭😭💔 Manta jeel Xabsi Daaiman ah buu ku jira😭😭 Allaha ugargaaro Nafsigu igalay ba hely Anah wali Jacayl iyo xiriir ba waa nacay Oo cidna Ma aamino Dadd ehel kisa ah buu isoo dira Nehal waca ha I cafiso ku dhaha ani waa hore cafiyey lkn Qofka lama dhaawaco wlhi😭💔💔
Yasiiin wllo wlhi waad iga ilmeysiiisey😭😭😭