Markaad taariikh ka hadlayso marka hore waa inaad aqoon fiican u leedahay waxa aad ka hadlayso. Ibrahim dheere alle ha u naxariisto ,isagaa salka udhigay waddankan.
Baxsane iyo Ibrahim Dheere waa labo nin oo ah Subeer Awal hadana waxa SAX ah in la sheego inuu ahaa Ibrahim Dheere ninkii suurogaliyay in lacag loo sameeyo Somaliland.
Shacabku way codeeyeen lakiin uumay codayn ciro ee waa loogu shubay si iimanla aantooda somalilan u dumin ayaa la dulmiyay mbc markaa ha u qadan in ciro shacabku doorteen.
Ku saliya nabiga ❤
Waa run ibraahin dheere
Bahsanah maa aahyn woo hoo aha ibrahim deera
BAXSANE MUU AHAYNE WUXUU AHAA IBRAAHIM DHEERE NINKA GARANTIIGA DHIGAY, EE CIIDANKANA DHAWR
BILOOD MUSHAHARKS SIIYEY.
Markaad taariikh ka hadlayso marka hore waa inaad aqoon fiican u leedahay waxa aad ka hadlayso. Ibrahim dheere alle ha u naxariisto ,isagaa salka udhigay waddankan.
Ibraahim dheere
Asc wasiir Muj Maxed Kaahiin Axmed oo Xisbiga Kulmiye wareejin doonaa M/weyne MBC dabadii.Tolow yaa bedeli doonaa ku habboon ???
Mr oromo sida ragga wax isaga dhici ama etopia u gudub
Waa doonida aaynu wada saraaney, waxa aan ka baqaya in la yidhaah bari ba halkan dad la odhan jirey qaran ka S/Land ku noolan jireen,
Baxsane iyo Ibrahim Dheere waa labo nin oo ah Subeer Awal hadana waxa SAX ah in la sheego inuu ahaa Ibrahim Dheere ninkii suurogaliyay
in lacag loo sameeyo Somaliland.
Ibraahim dheere ayuu ahaa damiika lacagta
Somaliland waa lagu so duulay
Hadal nin weyn baad ku hadashee halkaa ka sii wad.
Ilaa hada ina biixi ayaa kursiga ku fadhiyey ee maxamed abiib marka baxaayey muxuu u qaban waayey ina biixi isaga iyo ina kaahin
Waxad ilowdey in qabiil kii C/Tuur qabsadey berbera,
Isna uu ku tageersan.😮
Cudurka dadka Af Somaliga ku hadla waxa weeyi QABYAALAD. Dadka Somaliland waxa haysta cudurkaa isaga ah. Hadaba Habar Awal iyo Habar
Yoonis waa beelo walaalo ah oo awood siyaasadeed u tartamaya. Gaarista awooda siyaasadeed waxay ku xirantahay istratiijiyada Beel kasta.
Garxajis. You. Caban. Waxaya. Sameyen. Meela away. Uutalala
Sacad muuse kuli wada afhayeen ayee noqdeen kkkk
Waxaa dhaafo ka waran goojacade?ama laascaanod?
SHEEKO BEEN AH AYAAD ISUGU SHEEKAYSAAN WALLAHI
Kkkk maanta ma qayishay ama ijabaneysay?
Waar Ibrahim dheere ayaa damiintay lacagtii
Kkkk sool dhankeed geesay?
Wr illaahy ka cabso xawayaan ayd thye
Oromiya afsomali bartay iga dheh
Nacas siyaasad barada wr colander ayd wadaa ee hinaasaha jooji
Wd hinaastay dalka waa lawada leeyahy ee miyaad xanaaqdey
Shacabku waa kuwii codeeyay ee war kale keen
Shacabku way codeeyeen lakiin uumay codayn ciro ee waa loogu shubay si iimanla aantooda somalilan u dumin ayaa la dulmiyay mbc markaa ha u qadan in ciro shacabku doorteen.
@fardusaw9688 kkk waad riyootay ee hurdada ka took mida kale sool halkee u geeyey ama goojacade?
@@fardusaw9688adeer doorasho sharaf leh ayaa dhacday siyasaddi muuse ee qudhunka ahaydna waa laga soo horjeestay ee adkaysta deee
@@fardusaw9688 somaliland waa lagu so duulay
Naxli muuse maxaa cudur kugu jira
Orad daawadaadii soo liq caadimatihid 11 comenti ayaad qortay acuudubilaah faqash cilaaj kasoo baxsatay😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂