Maalintii aan hawada Xamar ku duulay 43 sano ka hor - ASLI CABAADE - Xiriiriye: Maxamed Ilasoco

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024
  • Today, 43 years ago I flew over Mogadishu for my first SOLO flight

Комментарии • 191

  • @abdulkadirwalayo1499
    @abdulkadirwalayo1499 4 года назад +57

    Galaabta aniga garoonka ayaan joogay anigo ka socday wakaalada SONNA. Duliye Asli si qurux badan ayey dayarada u kicisay kaddibna way u soo dejisay. Maalin taariikhi ah ayey ahayd. Ilaah waxaan ka rajeynaya in ciidanka Cirka Somalia iyo ciidamada kale dib mar kale loo soo dhiso. Aamiin

  • @nadarabdul5895
    @nadarabdul5895 4 года назад +38

    Ilaahay ha u naxariisto siyaad barre horumar buu la jeclaa soomaalida runtii

    • @muriidicalifaqi25
      @muriidicalifaqi25 3 года назад +2

      Aaamiin aaamiin

    • @faysaliman3213
      @faysaliman3213 3 года назад +2

      SIYAAD BARE KURSIGIISA AYUU KA DOORBIDAY DANTII DADKA SOMALIYEED ISAGAANA SABAB U AHAA BAABA.A SOMALIA ANIGU CADAW AYAAN U AQAANAY

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 года назад +2

      @@faysaliman3213
      waa runtaa siyaad barre waa dulmi badane aad u xumaa soomaalidana isagay ka baratay qabyaaladda.

  • @sadia_844
    @sadia_844 4 года назад +18

    Maasha Allah qof waliba pilot manoqon karo qof geesiya uunbaa noqonkara, waa gabadh Soomaaliyeed oo geesiyada maasha Allah

  • @mahdiyusuf3431
    @mahdiyusuf3431 4 года назад +12

    Mansha Allah you make us proud as Somali around the world you will never be forgotten

  • @bileawil6095
    @bileawil6095 5 лет назад +10

    Mnsha allah alla haku barakeeyo cimriga. wanaagsanaa oo hadal wacanaa oo qalbi furanaa mamo alle haku barakeeyo cimriga iyo cibaado suuban.

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 4 года назад +3

    Wow wow wow wow wow wow mashaAllah tabarakallah Allahu Akbar, we are very proud of you abayo greetings from Germany

  • @israforever4547
    @israforever4547 4 года назад +9

    I wish we could see her face again she is part of our history

    • @hannad879
      @hannad879 3 года назад

      Say wlhi quruxey

  • @mohamedismail1203
    @mohamedismail1203 4 года назад +6

    💙☀️👍🇸🇴😍🌎 waqtiga Qaali Somalia xgee gari lahyd wadanada hormaray xita waa dhafi lahayn

  • @aminamahmoud4382
    @aminamahmoud4382 4 года назад +3

    Asli Hasan, waxaa dashaay habaryartaydha Hawa Aden Salan Allamagan
    I am proud of my sister Ali
    Hambalyo

  • @hodanadam9602
    @hodanadam9602 4 года назад +5

    Masha Allah waan kugu faanaa mama ku noolow naxariista ilahay ❤️🇸🇴

  • @khadkaon1259
    @khadkaon1259 5 лет назад +19

    Maashaa allaah halyeeyad soomaaliyeed ayaad tahay

  • @ahmedbusuri8236
    @ahmedbusuri8236 4 года назад +8

    Maashaa Allaah halyeeyad baadtahay wadankana Allaah haynoo soocaeliyo sharaftiisii

  • @nasiromar7817
    @nasiromar7817 10 дней назад

    Waa Hormarkii MD Mohammed siyaad barre,
    Iyo wax'qabadkiisii uu ku hormarinaayay wadankiisii.
    Waa Hubaal inaysan jirin wax Hormara, oo ka dambeeyay,
    Allow u naxariiso Mohammed siyaad barre Aamiin Yaa Rabbi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 4 года назад +9

    maasha allaah maamo alle haku barakeeyo cimrigaga 🖑🖐

  • @mohaaalii2631
    @mohaaalii2631 5 лет назад +17

    Ilahey cimrigaga hakudhereeyo hooyo

  • @faarahhussein4226
    @faarahhussein4226 5 лет назад +9

    Masha Allah halyeeyad Illaahay haku barakeeyo Insha Allah

  • @abdimohamed1088
    @abdimohamed1088 4 года назад +3

    Masha Allah Allaha Ku Siiyo Caafimad IYO Cimri Dheer Cibaado Suuban

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 года назад +3

    MaashaaAllah Callayka
    Allhammddullillaahi Rabbill Caallammiin.
    HAMBALYO Dulliye Aslli

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 22 дня назад

    mansha allah hooyo Asli waxay aheyd gabadhii ugu horeysay oo duuliye sare noqoto ale cfmaad iyo cimri dheer ha siiyo dad ayey tababar siin karta ❤❤🎉🎉

  • @ruweyda_quruxx3955
    @ruweyda_quruxx3955 4 года назад +3

    Masha Allah habo ilahay cimri dheer iyo caafimaad ku sii💓

  • @dmgproduction5
    @dmgproduction5 4 года назад +2

    Masha allah mamo Asli waa qof qiimo badan iyada iyo halyeeyadii magaca Soomaali kor u qaaday kuligood salaan saraan u taagaynaa✋

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 5 лет назад +26

    Dumrkeenu waa qaali

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 5 лет назад +46

    Waa 60 jir 20 jir ka cod macaan waa xalaal cun nooloow baayo.

    • @guribila9738
      @guribila9738 4 года назад +2

      Dr MAG codkeda 20 loo maleya mansha alaah

    • @mahamedcalin6533
      @mahamedcalin6533 4 года назад +3

      maashaa alaah asli waxaad kamid ahayd quruxdii Soomaaliya ilaahay haku xafido

    • @ahmedahmed-rj7ub
      @ahmedahmed-rj7ub 4 года назад +3

      Dr MAG
      Haa Masha Allah waa gabar qaali ah, waxaan ku barty Dallas tx early 90s, maan ogeyn ineytahy Duuliye. waa Hooyo an lahelikarn

    • @osmanosman509
      @osmanosman509 4 года назад

      Dr MAG
      Maxa ka galay cudkeeda diyaarada

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 4 года назад +2

    *gabadhaan yar baa 60 jir ah hadal macanaa maashaa alaah ilaahay Haku xafido duuliye sare Asli cabaade*

  • @duale4234
    @duale4234 4 года назад +2

    She say I thank for may Allah mansha allah were ever u are allah bless and keep u all the time

  • @mahadabdiali5797
    @mahadabdiali5797 3 года назад +1

    Ugu dambeyn iyadoo Koorso uu udirsaday MW Jaalle Siyaad ayey fakatay dalkoo nabad ah waliba shisheeye Guursatay Runta waa lama dhaafaan! Dhal ciidanka Cirka aan ahay taariikhdana waan hayaa.
    From heroine to zero baad tahay
    Guul iyo Gobanimo🇸🇴💪🏻

  • @abdulkaderaden9864
    @abdulkaderaden9864 4 года назад +3

    Mahadsanidiin dhamaan bahda Madaale prod. ❤🏆🏆🏆🍀🍀🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdullahAbdi-ux7bz
    @AbdullahAbdi-ux7bz 10 месяцев назад

    Ilahay ha unaxaristo ciidamadii ONLF ee shahiiday sanadkaas proud of being Ogaden darood ismaciil

  • @kadijasalah8771
    @kadijasalah8771 4 года назад +3

    Masha allaah illaahey cimriga hakudhereyo walaashey aamiiiiin

  • @drhassanmataan3745
    @drhassanmataan3745 4 года назад +1

    Manshalh maamo asli alle haku daayo runtii wlhy waad gaadhay hamigaagii

  • @rashidreman2553
    @rashidreman2553 5 лет назад +9

    Alla Hablaha Somaliyeed

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 года назад +5

    Long life pilot asli

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 4 года назад +3

    M.alaah habaryar ilaahay ha ku xafido

  • @engkaderabeib1135
    @engkaderabeib1135 4 года назад +4

    Mansha allaah waa guuul

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 4 года назад +2

    Maasha allah illaahay hnookadaay runtii waaxasuus qiiro badan

  • @khadkaon1259
    @khadkaon1259 5 лет назад +11

    Allaha noo soo cesho awoodii soomaaliyeed aammiin aammiin aammiin yaa RABBI

  • @zakicatoosh6405
    @zakicatoosh6405 4 года назад +4

    ilahy cimri dheer haku siyo

  • @libanabduqaderali3980
    @libanabduqaderali3980 5 лет назад +8

    Mansha Alah

  • @mamma6900
    @mamma6900 4 года назад +6

    Waa farxada dowladnimada leedahay

  • @samafalechannel7052
    @samafalechannel7052 4 года назад +7

    Hanbalyo mahadsanid wll

  • @abdulkaderaden9864
    @abdulkaderaden9864 4 года назад +4

    Maasha Allah ❤🏆🍀

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 5 лет назад +8

    Qurux badneydaa

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 4 года назад +5

    Wcs abaayo sharaf ku noolow insha allah😍😍😍😍

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux 4 года назад +7

    Asli Hasan Gadhayadii gesiyada
    Reer Ogaadeeniya nolow huno

    • @mohaaalii2631
      @mohaaalii2631 4 года назад +6

      Walalo gabar qabiil mahan ee waa gabar qaran waad xanunsanaysaaye

    • @mohamedabdiofficial3206
      @mohamedabdiofficial3206 3 года назад

      QAbil wah kumatarayo

    • @iskufilan8503
      @iskufilan8503 2 года назад

      Naa waa naag duduble ah ma adaa ogaden ka dhigay isku xishood bal🤦🏽‍♀️

  • @engabdimajid737
    @engabdimajid737 3 года назад

    You're part of our History

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 2 года назад +1

    Iloohoow uurkayga waad ogtahay iisahal Canada ani iyo walalahay

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 2 года назад

    Mashaa Allah ellahay haxifdiyo gabadheena

  • @mariamabdi3086
    @mariamabdi3086 3 года назад +1

    Alxamdu lilah rabil calamiin ilahay aya mahad iskaleh mshallh

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 6 месяцев назад +1

    Ti saluto tutti il Mio couore
    Xasus aad i gelisey Scuola dhax tuur isla dhigan jirney

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 3 года назад

    Maasha allh wllaasheen peylot asli Qaran Guul iyo Gobonimo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 года назад +1

    Very good pilot

  • @abdiyusuf5894
    @abdiyusuf5894 4 года назад

    Ahmed ahmed thanks wax badan ayad ogtahay cidan ka cirka engeriska iyo pilot yada inta badan isaq ayey ahayen

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 5 лет назад +16

    Halyeeyad soonaaliyeed weeye
    Caku Allow soomaali mideee

  • @ayaanhassen4934
    @ayaanhassen4934 4 года назад +2

    Magac, Taariikh iyo xurmo ayey u soo hoysay magaca ummadda soomaaliyeed iyo guud ahaan qaaradda afrika, marwo, eeddo ASLI XASAN CABAADE, waa gabadh ka soo jeedda gaar ahaanna geyiga soomaaliyeed itoobiya ka tirsan.

    • @geeljiredaljire9188
      @geeljiredaljire9188 4 года назад +2

      hssan yusuf koley sharaf ma lihid oo waxad tahay itoobiyan, gabadha somaliyeed ee taariikhda ku suntan miyaad itoobiyan ku tilmaameysa, taariikhdu ma duugowdo, balse mustaqbalka dadka yaryar ee dhageysan doona waxad u sheegeysa in aad muran galiso guusha somaliyeed, jigjiga ayaa maanta taaladii sayid maxamed laga taagey oo ay itoobiya ku sheegtaa in uu ahaa geesi itobiya u dhashay oo ingriis ka difaacayey in uu itoobiya qabsado, marka qoraalkaga ka saar meesha walaal.

    • @abdimohamed1088
      @abdimohamed1088 4 года назад +1

      Subhana Xaasid Orod Amxaarada Kabaha U Qaad Asli Waa Soomaali Dhalad

    • @عبداللهشريف-خ5م
      @عبداللهشريف-خ5م 4 года назад

      Ereygaa qurmuun ee itoobiya kasaar meesha walaal saad u hadal fiicnayd baad gadaal ka dhooqaysaye

    • @ayaanahmed3421
      @ayaanahmed3421 3 года назад

      Wax dhintey baad tahay hadii qabiil lafaha iyo dhuuxa kaa galay miyaad tidhaadid Somali Galbeed intaad xabashi gumaaday shacabka Somali galbeed oo si walba u baabiiyay dadka somaliyeed ee deeganka ku sugan

    • @warsanfarah9582
      @warsanfarah9582 2 года назад +1

      Asli gobolka hiran degmada buloburde beey ku dhalatay sidey shegtayitobiya shuqul kuma leh balse casharo lama ilaawaaneey udhitay 1977dii hadana wexey sheegtay cadowga somaliya iney casharo udhigi doonto ee adigu itobiyan miyaad TAHAY????

  • @laasgalolmedia2614
    @laasgalolmedia2614 4 года назад

    Allle Haku Dhawro cimri dheer Alle Haku siiyo Maamo asli

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 4 года назад +12

    18 gobol waa looga dabaaldegay duuliso Asli

  • @zakilacaset2325
    @zakilacaset2325 4 года назад +10

    Somalia HanoolaTo GuuL

  • @Cumaridiriscali
    @Cumaridiriscali 28 дней назад

    Masha Allah

  • @mahdysamatar9968
    @mahdysamatar9968 4 года назад

    Maasha allah madax sare

  • @talamoogemedia5993
    @talamoogemedia5993 4 года назад +2

    Ogadeen waa daadka oguu qiibradaa ficaaan.mamoo Asli iyo sayyidka ilaa Ahmed Gureey

    • @iskufilan8503
      @iskufilan8503 2 года назад

      Ogaaden kulaha yaan lagugu qoslin waa naag duduble xoordage ah

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 4 года назад +1

    Bal eraygaa u fiirso Magaca somaaliya magaca somaaliya ayaan maamuus u soo jiiday wlhi waa calaamadaha lagu yaqaano wadaniga dhabta ah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔😭😭😭😭😭 allow adaa awood leh sharaftii aan laheen nosoo celi 😢💔🙄

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 3 года назад

    Thanks alot!

  • @abdikadirali1761
    @abdikadirali1761 4 года назад +3

    Waqtigaasi dumarka Africa tii school dhigata ayaa nasiib laheed

  • @anasaxmed5764
    @anasaxmed5764 4 года назад

    Masha alah wa xasuus runtii

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 4 года назад +2

    Guuuleyso habaryar

  • @mohamedswaleh401
    @mohamedswaleh401 4 года назад +1

    Hadi aan texas imado waan kuso boqonaya geesiyad marwo asli

  • @xasancade9679
    @xasancade9679 3 года назад

    Mahadsanid asli

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 27 дней назад

    aynu uqirno daarood dowlad nimankaa ayuunbaa yaqaan bal eeg towradii from burco

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm Год назад

    of course yes.

  • @saneeysaneey5526
    @saneeysaneey5526 4 года назад

    Waaaw solo

  • @AhmedIbrahim-fl1fc
    @AhmedIbrahim-fl1fc 3 года назад

    Mama asli hassan abade,noolaw,mamma,nagu.qaaliya.ayaa
    Thy

  • @nuradiinmataan8687
    @nuradiinmataan8687 3 года назад +1

    Dhilanta dhalatay burburkii kadib runtii waxay utahay riyo in dad nocas ah iyo dal nocas udhisan u kajiray mararka qaar dalkooda 😥😥😥

  • @ikran3498
    @ikran3498 4 года назад

    Mnsha allh sharaf

  • @hassannortahlil550
    @hassannortahlil550 4 года назад +6

    dumarka somalida ilaa hada sameen weeyn aye Ku leeyihiin

  • @abukarmurudimumin253
    @abukarmurudimumin253 3 года назад +6

    Asli, the first Somali female pilot took part in 1977 war between Somalia and Ethiopia:therefore, she should not go to Ethiopia because Ethiopian govt has killed a lot of Somali intellectuals including Cowke , Sangub and Ali Qaliif Gallayr.

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 Год назад +2

      FIRST AFRICAN FEMALE PILOT NOT JUST SOMALI. Africa naag iyada ka horeysay ma jirto

    • @SharifMuqe
      @SharifMuqe Год назад

      ​@@nastedave9842q¹❤

  • @saneeysaneey5526
    @saneeysaneey5526 4 года назад

    Xiligaa majiriin baahi umada dhan aqli ayaa ilaah Ku mineystay

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 4 года назад +2

    Waa gabadhii African ahed kugu horeysey ee diyarad guuleso wagaas
    Hadda gabdho badan baa duuliye especially itopiyan ka ayaa ugu badan gabdha pilot ka ah.

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 4 года назад

      Lol war beenta kala tag first lady was ghanian

    • @abdirahmaanburhaan5302
      @abdirahmaanburhaan5302 4 года назад +2

      @@M.Duran71 caaqow google searching soo dheh
      First famel poilt africa

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 Год назад

      ​@@M.Duran71Asli naag ka horeysay Africa ma leh

  • @rageaden5702
    @rageaden5702 4 года назад

    Wllo masha allah mommy asli lakin waxan idin weydiyey codka iyo mommy asli is malaha dee bowe innan ba translate ku samaysay na dheh dee agga ciyadha naga daa de Bowe

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 года назад

    ASLI Waa Qaran7[🇸🇴.
    Waa wagii Dadka LA ahaa kenyana Xoolo aheed.
    Xanaanada Geesiyiinta Iyo Waxtarka Dalka7 beey Ku jirtaa Jaaw.
    Muuse Biixi Xataa kama Fujin karo 😆 Asagaaba lagu Buucsan karaa.
    Waagii Ilaalinta CAWAALE uu ugu dhaartay.
    Aabe SIYAADOOW DUULID IBAR.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 4 года назад +1

    Diyaarad was Barbour duulo oo kale
    Laakin ani wey igu adagtahy. Inkastoo
    Diver aan ahy.

  • @biledalmar
    @biledalmar 4 года назад +1

    Asli dagaalkii 77 ma qaybqaadaty?

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 4 года назад +1

    Asli waxay u dhalatay beisha Ogadeen, Maanta gabar Ogaden muqdisho waxba kama noqon karto taasna waa hormarka qabiil ee la gaaray

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 4 года назад +11

    Waxan aad uga xumahay dadka fara kutiriska oo ogsoon dhaqanka xun aan leenahay Ama african nala mid yihin bal waakaas eeg cristiano Ronaldo garoon baa loogu macac daray taalo baa loodhisay ayagoo nool anaguna gabadha kaliya aan gaarsiinay heer carab iyo African ta nala mid gaarsiin bee gaartay asli cidna uguma magac darin ayadoo nool meel maqaam sare leh

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 лет назад +7

    Diyarad aad yar hada macno malahan in laduliyo taxi ahan aya lo kirysta lkn
    1970's waxay ahayd wax aaad u cajiba anyway ilahay dalka hayno barakeyo

    • @abdillaahiawed3697
      @abdillaahiawed3697 5 лет назад +3

      Diyarad dagaal iyo mid ganacsi waa kala duwanyihin illaa hadda mid dagaal in laduuliyo waa adagtahay

    • @mohvolgs2808
      @mohvolgs2808 5 лет назад +3

      Walal Qof Dumar ah oo hadana oo African ah xiligaas way adkeyd. Hada ayey bilabeen wadamada dariskeena ah. Diyaarad dagaal maba isku dayaan Gabadhaha African ka ilaa waqtigan.

    • @ahamedsomali1005
      @ahamedsomali1005 5 лет назад

      Im sure g force is big factor in becoming air force pilot

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 5 лет назад +1

      Hh sheeg qof kaliya oo somaliya oo diyarad duuliya hada hh

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 5 лет назад +1

      DUNIDA ; diyaaradaha dagaalku maaha wax fudud oo sida taxi loo kiraysto xataa xilligan la joogo.. ku darsoo xataa maanta shirkadaha waaweyn ee diyaaradaha caadiga ahi waxay jecelyihiin war jet pilots ka .

  • @trescowtrustnun5891
    @trescowtrustnun5891 3 года назад

    M. a

  • @ahmedabdikarin1891
    @ahmedabdikarin1891 4 года назад

    Alxamdu lillah

  • @KayzeDabjacayl
    @KayzeDabjacayl Год назад

    M.allh Gabadh Ogaadeen😂

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm Год назад

    unukaa iska leh ayaa bedeshay.

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 2 года назад

    Aad iyo Aaad

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 года назад

    Dagaalaka waligeed kuma duulin gessna ayey wadey KU duushey

  • @saneeysaneey5526
    @saneeysaneey5526 4 года назад

    Solo AF Spanish ways
    Somahan mase aniga qaldan

  • @maalmo2454
    @maalmo2454 Год назад

    🧐Filan waa reer American 🤗😂😂😂😂

  • @Hassan-ps9es
    @Hassan-ps9es 3 года назад

    aslihassan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 года назад

    75 sano ayey jirtaa islaantani gessna ayey wadey

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 25 дней назад

    Hadda Dahir Culusow ayaa haweenka Somaliyeed cowradooda dadka uga sheekaya halki
    Beri samaadkina haweenka Somaliyeed hay bad iyo sharafba ku noolaayeen

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi 11 месяцев назад

    Waar waxan turjuma. Meel fog gaadhsiiya videoga iyo historygan wacan. Gabadha.
    Waa first femel Aviation airforce 1976. Pilot M21. Afsiyooni

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 года назад

    0:19 Yaa Kirisbooy u ahaa ASLI ??.
    Muuse Biixi Baan maqlay? Kolkii danbena Eey saa ku bartay.
    Inatareeyadii Burco Waa leey dhiibi jaraye? Maa Cirmartadaan ii dhiibtit 🤔 Siduu ugu haayay.

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 4 года назад

    H

  • @AhmedAhmed-cg1sc
    @AhmedAhmed-cg1sc 4 года назад +3

    Somalidu waa lagu dhexjiraa, maxaa yelay nin baa waxuyiri "isaaq dayuradaha waa laga ilaa'linjiray' ,waa bentiis, Asli waxaa la dulujiray 'pilot Shine iyo Yonia' labaduba Isaaq bey ahaa yeen..

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 4 года назад

    Waa been sawirkeeda maaha