Masha allah walaal qof aan xisabtamin ciil kama baxo sabab to ah wax walba amar jansi kugu imaado waad iskafineysa murug la aan laakin qof aan waxba meldhiganin murug ayuu ku nolanaya nolashisa Walaal wad mahadsan tahay dhiira gelinta aad u haysid walaalahada somaliyed wad mahad santahay walaal qaali
Masha aallah hambalyo hambalyo ku leeyahay abaayo Waan ku faraxsanahay inaa gaartay 10000 Insha aallah ka badan ku rajeyna Waadna u qalantaa Walahi qaali badan ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah umu mansur hambalyo marka hore waad asiibtey markaad tiri qof Walwal ku nool miyaa istres kunol mise qof xisaabtamey? Aleylehe runtu wey cadahay anagaa kaa faaiidney shukran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Abyo waa runtaa waa dhimasho nolashaas walaahi Mahadsanid sidaa noola jeceshay nolol wanagsan abyo macaanto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adiga mudan abaayo Waad mahadsan tahay qaali badan
Thankz wllo ❤❤❤❤
Adiga mudan abaayo
Masha allh mcnto wad kumahdsanthy dhiiri galintaada
Horey u soco sister
MashaAllah tabarakalaah jasakalaah khayr waa d ku mahadsantahay dhiiri galintaada
Waad maahadsan tahay abaayo
ardayda umu mansuur waan kuu hambalyenaa 10k maashaallaah🥰🥰🥰🥰
Waad mahadsan tahay abaayo
From boqoro ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Masha allah walaal qof aan xisabtamin ciil kama baxo sabab to ah wax walba amar jansi kugu imaado waad iskafineysa murug la aan laakin qof aan waxba meldhiganin murug ayuu ku nolanaya nolashisa
Walaal wad mahadsan tahay dhiira gelinta aad u haysid walaalahada somaliyed wad mahad santahay walaal qaali
Masha allah waa runtaa abayo Adiga waadku mahadsan tahay qoralkaga quruxda badan abaayo
Masha allah abasyo
Waad mahadsan tahay
Mashallah hambalyo umu mansuur 🎉🎉hore u soco qaali
Waad mahadsan tahay abaayo
Warnta abayo inla xisabtama fican wlhi qalin iyo bug qata bishi wax walbana qorata sasan kugu leystay aniga dhira galintadana wad ku mahad santahay qali hanbalyo ayana kuleya hay 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Masha aallah hambalyo hambalyo ku leeyahay abaayo Waan ku faraxsanahay inaa gaartay 10000 Insha aallah ka badan ku rajeyna Waadna u qalantaa Walahi qaali badan ❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Horaay u soco boqaraada
Waad mahadsan tahay Abaayo
maasha allah
Waad mahadsan tahay abaayo
Keep going qaali❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Masha Allah umu mansur hambalyo marka hore waad asiibtey markaad tiri qof Walwal ku nool miyaa istres kunol mise qof xisaabtamey? Aleylehe runtu wey cadahay anagaa kaa faaiidney shukran
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waad mahadsan tahay abaayo jasakalah kher Walashey qaali
Masha Allah gabar kartileh abaayo aqliga Allah hakudhafo wankugu farxaa markan ku arko nosoobadii wankugu faiidnay masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo Waad mahadsan tahay
Mashallah abaayo waxbadanka faaiday mahadsaniid qaali❤❤❤
Adiga mudan abaayo macanto Waad mahadsan tahay
Mahadsanid abaayo wax badan ka faidnay🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💐💐💐💐💐💐💐❤️❤️🥰🥰
Waad mahadsan tahay abaayo
Maschl ❤
Acs abaayo maasha allaah❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Walahi been ma shegaysid aniga shakhsiyan malintaan ku bartay ayan xisab bartay iyo in aan wax mel dhigto mantana wax fican ayan haysta oon meel dhigtay taasna adigan ka bartay wadmahadsantahay sida aad nogu faaideyso
Adiga mudan abaayo adiga Waad ku mahadsan sida markasto qoraalada wanagsan ila wadaagto abaayo
M.a ❤❤❤my role model
❤❤🫶❤️❤️❤️🫶
Asc abayo wada mahad sanid Allaha kuxifdiyo
Abaayo 3 ciyaal heesta 500 bishi Ina meldhigo ok miyaa
Abaayo intee joogta wadalka joogta
Wanan ku fatxaanahay in aad gadhay toban kun
50 dolar baa jimcaha kuso adegi jiray jimci hada 50 waxaa kuso gaday ma aqaan bila qorshahA aana og ceebtisa😂😂
Waad mahadsan tahay abaayo