Abwaan Ilkacase oo Heesihi Hargeysa iyo Muqdisho kashifay micnaha ereyada iyo Heesihii hore Fan....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 20

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 23 дня назад +1

    Ilkacase Nin Weyn Oo wax badan Og

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 3 месяца назад +1

    Kuwani waa xoolo, waxaad moodaa inuu weli joogaan 1980, waana kuwa xintama ee heestu sheegtay

  • @OzilTifow
    @OzilTifow 4 месяца назад

    Aan wada jirno walaalayaal❤❤❤

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 3 месяца назад

    Koozda general dauud ee cidamda somalia ayaa qaaday umasyaha qabiilka iyo qarinimdu waa dab iyo gaas.

  • @Libaax285
    @Libaax285 4 месяца назад

    Umadyahay qabiilkiyo qaranimadu waa laba aan is qaadi karinoo weligood is qabanayn waxaa qaaday kooxdii heegan ee ciidanka police ka soomaaliyeed waxaana alifay general cabdi bashiir indha buur ilaaheey jannatul fardowso ha ugu deeqee.

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 3 месяца назад

    Isaaq neceybku xadka ayu goostey, waxba ka qaadimeysiin.

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 3 месяца назад +1

    Reer Koonfur miyaa Etoobiya la dagaalamay? 😅😅

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 3 месяца назад

      waxwalpa waad maqlaysaa dadkaan taarikhda ma baadhaan miyaa talow mise wa lyska indho tiraya talow xaqiiqda rer koonfur wana waalayaan

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 3 месяца назад

    😂😂😂 waa qiyaame de rer koonfur omacsida ka dhacda liido dhacdaba dhacdo kadaranthy miyaa anaga gaalnimo nagu eedaynaya subxaanalaah

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 Месяц назад

    Waar kani waa qadaad wayntii oo aamisan wixii hore waar isaaq mooyaane wax 50 abwaan lahaa majiro way kuway heestu sheegaysay xaasid baad yahay

  • @MrkeepgoingTrueman
    @MrkeepgoingTrueman 4 месяца назад

    Somalia waxaa fiican in Somaliland fasaxdo waayo shacabka Somaliland gooni u istaag ayay rabaan

    • @rushhassan1808
      @rushhassan1808 4 месяца назад +1

      Qabiiil yar maaa la fasaxaaaa hhhhhhhh. Somalilad waxay ka dagaaaaan hargaysa togdheer half dhulbahate leh awadal samaroon. Cirgaabo hal dagmo ayay ka da
      Gaaan hhhhhh yay xukumaayaaan

    • @hassansomali4014
      @hassansomali4014 4 месяца назад +2

      Bad-badadooda ayaa ku jirta oo waa HAL QOYS oo aan wada socon oo inta wanaagsani aaney ogolaaneyn.

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 3 месяца назад

      Qabil dhulkisa qabilkaale masuul kamanoqde isaaq intoda makufilantahaay oo magoikaraan? dhulbahante iyo samaroon marabaan inaay somali kagoanee

    • @MrkeepgoingTrueman
      @MrkeepgoingTrueman 3 месяца назад

      @@FatumaOsmn
      Somaliland waa Dal sida Somalia dal kale u tahay khalad dhacay 1960 oo ina Cigaal sameeyey ayaa dib loo saxay cidi rabin dhulku ku nool yahay aduunka wax weyn weeyaan oo dadka oo dhan ku filan.

    • @ahmedfarah5848
      @ahmedfarah5848 3 месяца назад

      ​@@rushhassan1808af qadhmuune

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 месяца назад

    Dhaqaale ahaan ma go'i karto oo iskuma fila, arrinkaasi waa been, Djibouti oo ka yar oo ka dad yar oo ka bad yar oo ka dhul yar sidee ku tahay dawlad?

    • @warsamewaberi3792
      @warsamewaberi3792 Месяц назад

      Jabuuti baad ku waallateen ee djibouti waxay ku taallaa maritime strategy badda cas iyo Aden Golf waxaay Suez Canal u jirtaa 800k Singapore way ka yartay dad ahaan iyo dhul ahaanba waddanka Ethiopia waanay ka qanisantahay Africa oo dhan.

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 4 месяца назад

    ASC UMADA SOMALILAND REPUBLIC WAA DAL XOR AH OO MADAXBANAAN IYAGAANA DOORTAY GOONI ISUTAAGA AY HAYSTAAN

  • @kepeterbegse8614
    @kepeterbegse8614 4 месяца назад

    Beenaale