Xafiiska ra'iisul wasaaraha oo lacag gaarsiiyay qoys dhawaan 5 carruur ah ku waayay daadadkii roobka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    Licensee: Phostine M Wafula
    Registered Project Name: SSR
    License Date: May 6th, 2020
    Item License Code: C2E6PTUD4J
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 13

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 3 года назад

    Allah ha ugargaaro walalkiina somaliyeed

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 3 года назад

    insha Allah

  • @abdisalanmohamud1814
    @abdisalanmohamud1814 3 года назад +1

    Guriga Ha Loo Dhiso

  • @kaahinosman2251
    @kaahinosman2251 3 года назад

    IlahYow ugar gaar

  • @monahassan809
    @monahassan809 3 года назад

    Illahay badal kheyr qaba ha siiyo. Meesha warta oo la aasin wax ba looma qaban

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 3 года назад

    Buulo xubeey ma ahaan e waa isbaartibadi hore e degmad wadajir

  • @roda1149
    @roda1149 3 года назад

    Shashada dhiga numbers loogu so hagasho cawimo

  • @fadumoaddow5228
    @fadumoaddow5228 3 года назад +1

    Kuwa dhaqaalaha umada gacanta ku haayo guri ha siiyaan hormood zekada wax ka siiya ina jimcaale sii masaakiinta dhaqaalaha aad masuulka uga tahay umada

    • @mohameddahir4147
      @mohameddahir4147 3 года назад

      XASAN CANDILAHI GACAL DHIBKA GARAY ILAAHAY HA UGA GARGAARO AMIIN.
      WAXAA MUDAN IN DADKA IS WEYDIYAAN XASAN WUXU WEYDISTAY IN HOY LA SIIYO.
      WAXAA MUQATAY IN HOYGA ILMUHU UGA DHIINTEN XASAN ISAGA USAN LAHAYN
      E SIYABO KALE U KU DEGENAA, BALSE XASAN WAXAAN KULA TALIN LAHAA IN HADU GARANAYO GURIGAAS CIDI LAHAYD U WARSADO CAFIS

    • @aadanaadan9109
      @aadanaadan9109 3 года назад

      Sadaqada iyo sakada kuma waajibin un kaliya Hurmuud , ee qofkasta oo awoodo , ee wll cidna sigooni ah farta ha ugu fiiqin , hormuudna waa shirkad Soomaaliyeed maaha wax qof leeyahay.

    • @abduwahabahmedmahamed547
      @abduwahabahmedmahamed547 3 года назад

      Dadka sheeganaya dooladnimo manta ma waxee keenee oo laiya cunto iyo jiif noooooo looma baahna taas waxa muhiim eh waa guri lagu abaal mariyo dadkii wax kasoo gaaray roobkii alle noo keenay alx

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 3 года назад

    Ciidanka rooka marku da ay dadka ha gurmadan

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 3 года назад

    Dooladi waa awoodi weysay guri in ee dajiso dadkii biyaha wax yeelaha kasoo gaartay cunto iyo wax lagu jiifto waxa kasii muhiim san guri 4 sano ayee wadanka u talinayeen ma awoodi waayeen masakiintaas meel ee dajiyaan waa ceeb ween