I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 100

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024

Комментарии • 435

  • @cabdikaafi9659
    @cabdikaafi9659 2 года назад +56

    Kusalli Xabiibkeena Muxamed salallaahu Caleyhi Wasallam ⚘

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 2 года назад +60

    Bisinka mussel selka qeybaha danbe waa holac inta inta nomper 1ilaa 100 dawatey
    Is muujiya
    Thanks aderkey abukar mahdi oll of them them gurmad mahadsanidiin 💘💘

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 2 года назад +17

    Musal salka caawa beelo uu ahaay xayeesiin la.aana wuu ahay thnks abuukar mahdi iyo kooxda gurmad 💝💖

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 2 года назад +68

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 😥😥🤲🤲

  • @xaajyare6544
    @xaajyare6544 2 года назад +20

    Tahbiixda iyo istiqfaartaba badiya. Aad ayuu quraanku. U amaanay. Simply put. Repeat this ever time ( subxaanalaahi wa bixamdihii subxaanalaahil cadiim, Astaqfurulaah wa atuuba ilayk" siday inoo sheegtay suuratu idaa jaa a nasrulaah

  • @fadumaiman3618
    @fadumaiman3618 2 года назад +4

    Ax ax ax calool xumo geesey waa uu ooyay alow sahal amuuraha inaba caadi ma aha waa qiso cajiiba guuleyso abukar mahdi 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 года назад +6

    Ax walaahi meel xasaasi ah uu ku dhamaaday thanks my brother abuukar mahdi 🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 года назад +6

    Waa naxdin walid iyo ubadkisa oo aan is aqoon.
    Rabow intii kala maqan isu ken iyo intii isla joogtane nabaad iyo salama kujooga dunidan korkeda.
    Team gurmaat iyo Abukar mahdi Mashaallah hormar iyo holwanaagsan. Mahadsanidin .

  • @bushramohamedbarre2757
    @bushramohamedbarre2757 2 года назад +14

    Asxaabeey walaalkiin kafarxiya 700k gaarsiiya insha allah🥰🥰

  • @beerlula1047
    @beerlula1047 2 года назад +18

    nin waakan wejigiisa shaqaduu ka celiye maskiintii kaltuun eheyd khiyaanana wuuku wadaa waryaada hablo weligiina haka ogolaanin nin guriga ii fadhiiso anigaa kuu shaqeynaayo waayoo adiguba wax ayaad soo baratay hooyo iyo aabo waxee wax kuusoo bareyn inaa naftaada anfacdo waalidkaaga iyo awlaadaadaba xitaa hadii lagu qayaano mashalaayneysid waayo naftaada shaqadaada iyo caruurtaada mushkilad kuugu filan so naftiina nin ha u badalina .
    tani waa ruwaayad lkn real life hablo badan bee ku dhacdaa

    • @shukulatinapea3488
      @shukulatinapea3488 2 года назад +1

      Wlh abyoy aniga ayey taas igu dhcday naag jmcda dhamesy ahy shaqesan jirty 2020 gursaday sidaan guri ugalay hada so bararugay shaqo ayana bilaway alx 🥰🥰🥰

    • @beerlula1047
      @beerlula1047 2 года назад

      ​@@shukulatinapea3488 hore u soco abyo mcnt reerkaagana allaha kuu barakeeyo 🥰

  • @taskahajibabyy
    @taskahajibabyy 2 года назад +8

    Congratulations 100 Episode Masha Allah The best team; best actresses and actors! I’ve been here since episode 1! Favorite show and I also love Xugo❤️🎊🎉

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 2 года назад +5

    Thanks Ustaad you and all Gurmad team

  • @idrissmed7164
    @idrissmed7164 2 года назад +4

    Hadalka ugu higmad iyo murti badan waha ka dhawajiya markasta axmed deq , good job

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 года назад +5

    I can't believe it wlhi inan qaybti 100 dawanaayo waxad moda inan hada bilaawayo qaybti 1aad thanks abukar mahdi iyo gurmad team

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 2 года назад +13

    #somali flim to the world
    #kooxda gurmad horumar baladhan never give up

  • @gabdhsomaliyed5989
    @gabdhsomaliyed5989 2 года назад +13

    😂😂😂baruud ban ku qoslya. Abukar mahdi sida kle wa u fcn yahy filmka lkn wllo carur yaryar ba dawata filmka wxyabaha dadka waweyn ka sar mahadsanid wxn rajeynya inad farintayda argto

  • @kaptanwehliye4703
    @kaptanwehliye4703 2 года назад +20

    Kaamilow waxaan U malaynayaaa In aad Indha Deeq Furiwayso.
    Mahadsanidiin Team Abuukar Mahdi.

    • @fadumomohamed6760
      @fadumomohamed6760 2 года назад +1

      Kaamil indhadeeq ma furi doono labadoodu ilmay isu dhalidoonaan waana isjeclaan doonaa waxayna metelaysaa jacayilka domalida inuunan dhab noqonin raguna xiiso badanyay

  • @munashAmiin
    @munashAmiin 2 года назад +6

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @rakia143
    @rakia143 2 года назад +5

    Alla bogsiiyo Marka Ahmed deeq kacararay waxaan xasuusty maalin ayuu iga carary wiil aan jeclaa lkn Ani alx kugaheyga Ayaan kusocdy lkn nin weyn oo kaacarary mabursan kartid maalintaas ayaana iigu danbeysy🥲🥲🥲

  • @mssrania7400
    @mssrania7400 2 года назад +6

    MAsha allh best musalsal in somali world

  • @saidyusuf4058
    @saidyusuf4058 2 года назад +13

    Abukar wllo mahadsanid we love you🇸🇴👍

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 2 года назад +30

    Bogsiiya love your acting sis❤️😀

    • @hoodoaxmed4489
      @hoodoaxmed4489 2 года назад

      wlhi waan kahel filnkan aadabn utager

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 2 года назад +10

    hhhhhhh dr xumo waa saaas wlhi dad badan ayaa dr xumo god ugu jiro

  • @ahmednor5847
    @ahmednor5847 2 года назад +4

    maash allaah abuukar mahdi aad iyo aad u mahadsantahay kun jeer team gurmad

  • @jamilaali8511
    @jamilaali8511 2 года назад +8

    I can’t wait next week🌹🌹🌹🌹🌹

  • @farmamuur6316
    @farmamuur6316 2 года назад +3

    Waligey ma arag Film soomaali ah oo ka fiican waad mahafsantihiin gut job

  • @wardahgalbeti7396
    @wardahgalbeti7396 2 года назад +4

    First of all , the ladies are absolutely beautiful love em all 🥰 .
    laakin bogsiyo and anteeno somaligood Qatar siyaado walaahi ,waa ku heestaa. I have no idea what they say nor do I understand there dialogue 😄 😊 😉 laakin somaligood the way they speak so beautiful .laasim somali lamagoodle intii barto.😍😘 fantastic job 👏 I salute you all.

  • @nasteexoliibaan8591
    @nasteexoliibaan8591 2 года назад +6

    😆😅😅 musalsalkan saan u jeclhy anoo fool ihayso xitaa wa daawaday team sida wacan noogu madadaalisayn mahadsanid kun jeer 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @bashiiraxmedmegag6325
    @bashiiraxmedmegag6325 2 года назад +8

    mansha allah. wad mahadsantihii kooxda gurmad

  • @mssqosol
    @mssqosol 2 года назад +17

    Qaliinka labaad waan ku guuleestay kulahaa ilaahoow dhaqtar xumo hano cadaabin😂😂

  • @roukiadajiya2905
    @roukiadajiya2905 2 года назад +3

    Wooooow MashaAllah Aboukar Mahdi real legend nolaadaa huno Congratulation all of you.

  • @Aadancabdixared
    @Aadancabdixared 2 года назад +4

    Ayyyyy qofka ugu horyyy Ayaan ahy thank you 😊 🙏 ♥ ☺ ❤ 😘 abuugar Mahdi

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 2 года назад +6

    Musalsalka boqol waa dhaafaa yess 💪💖💝

  • @abdiwahabmuhumed9907
    @abdiwahabmuhumed9907 2 года назад +3

    Caawa meel calool xanun ayu ku dhamaday thanks legend 🙏

  • @maryansalaat6552
    @maryansalaat6552 2 года назад +6

    Walle ima dhafto manta iyo qeybtii ugu dan beysa Wan idin salamy dhaman tiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅🌺🌺

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 года назад +2

    idil mataladidu looyarad qatara weeyi 👍👍👍 kaamil kaltuun iyo bossbas idhodeeq warkooda waa sugaa

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 года назад +16

    ما شاءالله مبروك علی ابوبکر وکل الاخواتی والاخوانی الاعزاء الله یطول عمرکم ویارك فیکم الله یعطیکم صحة جیدا اللهم امین ma sha Allah hambalyo walaalkay Abokor iyo walaashay faynuus viyo walaalahay kale ragaiyo naagaba leh nasteexo Foziya iyo gabdhaha kalr magaacdoodam ma wada aqaano iyo inamada the good actor bosbas iyo inamadoo dhan si aad iyo aad uwanaaxsan baad umatasheen waxaan rajayn laha inaad 2saaco nooga dhigtaan Allah dartii baan idiin jecelahay I💚 I love you for the sake of Allah ☝👏😍😘💜💚💙💐🌷🌹🏆🏆🏆 you deserve each of you to get 🏆🏆🏆 of Gold cups all my best actress of my brothers and sisters i wrote this comment from Seattle Washington I am also mooge yare mother in sha Allah I will visit you one day Allahma amin ☝👏

  • @amiiraabdi8500
    @amiiraabdi8500 2 года назад +6

    Wn idin salamey gurmad iyo legend abukar mahadi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @halimoabdi7947
    @halimoabdi7947 2 года назад +5

    Top films Team goormad keep going

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 2 года назад +1

    Jahh our Team Best musalsal🥰

  • @aniitacabdi8262
    @aniitacabdi8262 2 года назад +4

    Masha allh wan ugu horeya manta our team we love you keep going 🥰🥰

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 2 года назад +2

    Abukar mahdi maskaxdada allaha ku barakeeyo filin cajiib ah hadooba isku sii xir xirmay

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 2 года назад +4

    Masha Abubakar Mahdi iyo Team kiisa thanks for your efforts.

  • @roukiadajiya2905
    @roukiadajiya2905 2 года назад +7

    This is an exceptional part really

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 2 года назад +3

    Maasha Allaah wll qaali abukar kooxda gurmad guuuuuuuuuul Insha Allaah 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😅🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍😍💘💘💘💖💖💞💞💞💞🙏🙏🙏🤲👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 2 года назад +13

    INDHA DEQA QEBTEN WAX BADAN BAA KA FAIDAY QIYANADA NOCAN AH WABA IGA QARSANED IS ILAALI AHAA😀😀😀😀😀😀. Abukar mahadsanid

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 2 года назад +1

      Kkkkk
      Is ilaali abyo iga maqneed aaaaa
      Nin nagtisa la guursadey oo uu qariyey nagtii cusbed Iyadoo 5ciyala minyaradii dhashey bey ogatey
      Waxan waa wax dhaca abyo
      Feejignow yaan lagu gaadin

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 2 года назад

      @@dchannel2021
      Kkkkkk
      Waruntaa abayadiis🤣🤣

    • @ifraahabdi6767
      @ifraahabdi6767 2 года назад

      @@dchannel2021 waa run sis....

  • @aishaahmed4428
    @aishaahmed4428 2 года назад +3

    Another level weyi wlhi 100 xalqadood iyo this highly presented actions m.A

  • @Hanad_warsame77
    @Hanad_warsame77 2 года назад +10

    Waa Mahadsan tihiin koox aantaageero aatihiin Flim aad sameysaan waxaan ugujeclaay Kaaf Iyo Kaladheeri

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 2 года назад +10

    Abukar next show every episode trailer sameyee sida show yada Aduunka next episode xiiso u lahaado… create 50 secs teasers sxb.

  • @abdiwahab005abdi2
    @abdiwahab005abdi2 2 года назад +3

    Abukar Mahdi brother Hore usoco keep going

  • @maxamudawesmaxamedoffiall5960
    @maxamudawesmaxamedoffiall5960 2 года назад +6

    masha allah allah ha Odin xifdiyo inta wacyigalinta jileysay Waxan Odin leyahay hambalyo Waxman soo firsanay 100 hambalyo horay u socda gull ayan idin rajeynaya maxadsanidin Abubakar mahdi guul

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад +6

    Maasha allaha 🥰🥰🥰👍❤❤❤❤

  • @zamzamaadan1675
    @zamzamaadan1675 2 года назад +2

    Aj meel mc ku dhamaate waainoo qeybaha xega inshaa allaah waxa mahad alle ah allehii qeyb walipa ingasoo gaarsiiyo cemri io caafimad allxm ya rabbi

  • @cabdiraxmaan5226
    @cabdiraxmaan5226 2 года назад +5

    Qofka ugu horeya e fiirsada 100👍👍👍

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 2 года назад +9

    Thanks brother couldn’t wait ❤❤

  • @zahranurhassan5257
    @zahranurhassan5257 2 года назад +8

    Wow mashallah 😍 part 100 wadadashen subscribe iyo like 👍 halasaro asxabto waa filmkii ugushidna

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 2 года назад +2

    Masha allah waa filim mac jug ah yaasalaam wan idin jeclahy dhamantina keep going salan boqortoyo iga mudan tihinee iga gadoma

  • @malakoslo
    @malakoslo 2 года назад +4

    Ayaantan filinkan inan ku xirnaado ayanba bartay musal saladi hindiga asa ii badalay 🥰

  • @amiinguray8573
    @amiinguray8573 2 года назад +4

    Shukran abukar mahdi

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 года назад +2

    Masha allha tabarikllha mahad sanid wll abukar ❤ ❤guul wacan ❤

  • @laylohusein5802
    @laylohusein5802 2 года назад +2

    Waaw anaa uhoreeyo team gurmad iyo abuubakar thanks

  • @miskiaqiil5324
    @miskiaqiil5324 2 года назад +2

    Kaamil sheekadaan maabilaawday, kaceyl kale maaba kasii fakiroosa iyadoo kow iyo lawo laysgaarin

  • @iftinclaahi407
    @iftinclaahi407 2 года назад +4

    Mahadsanid

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 2 года назад +2

    100 Hambalyo Dhamaan Team Gurmad waad mahadsan tihiin

  • @abukarboro1775
    @abukarboro1775 2 года назад +5

    Masha allah gurmad Team

  • @asmanuura448
    @asmanuura448 2 года назад +3

    Markasta waa la socdaa walahi aad idiN taageeraaa😍😍😍😍

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 2 года назад +2

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll
    ruclips.net/video/fDbiwDpCz50/видео.html
    +254791716678
    What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel
    Mahad sanidin
    Umada somaliyeed

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 2 года назад +2

    ASPARO inaba casdi ma aha kuye waan ku khaldamay dhinacan fany actor

  • @jaabircade4067
    @jaabircade4067 2 года назад +2

    Aad io aad aadin taagera mzlka ugu sareyo abuukar mahdi wakusalamay🙏

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 года назад +3

    maasha allaah hore usocda

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 2 года назад +16

    Thank you 🙏 abukar mahdi iyo time kena🙏😘❤💯

  • @hadiyamxmed1797
    @hadiyamxmed1797 2 года назад +4

    Mshalah 🥰🥰🥰🙏mhad sanidin teamkaygii

  • @saynabyusuf7667
    @saynabyusuf7667 2 года назад +4

    Woooow woaw 🇸🇴♥️💯

  • @ayananuur9294
    @ayananuur9294 2 года назад +5

    Masha allaah anaa uhoreeyo manta

  • @CabdirisaaqBaashe
    @CabdirisaaqBaashe 2 года назад +3

    Riwayadi ugu horeyse 1.ilaaa 100 dawado tan weeye waa mahadsantiin abokor mahdi iyo dhaman jilayasha qima leh

  • @hamdiosman194
    @hamdiosman194 2 года назад +5

    Episode 100..hello asxabta..markale...maxa idinkuga xisa badnaa so far....miss safiyo iyo sahal

  • @sahra7553
    @sahra7553 2 года назад +2

    Taliye geeseey waa actor cajiiba

  • @safashaddad5241
    @safashaddad5241 2 года назад +1

    Masha Allah walhi the best films

  • @MariaLoveOfficial
    @MariaLoveOfficial 2 года назад +3

    Waraaa Abukar adi maa saan ii galooyo markiis taliye geesey iyo gabadhiisa kulmeen maad filmka la kudee allow jimcaha nabad iyo cimri dheer, cibaado suuban igu gaarsii oo nagu wada gaarsii ruwaayada meel fiican bey ku go’day jah😢😂🤪.

  • @asmasalan502asmasalan6
    @asmasalan502asmasalan6 2 года назад +7

    Part1_____100 thank you abokor mahdi

  • @fardoosali5415
    @fardoosali5415 2 года назад +5

    Wan idin salamay abuukar mahdi iyo gooxda

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 2 года назад +11

    Thanks 🙏director keen Abukar and All team 👏

  • @phartuunupdy5829
    @phartuunupdy5829 2 года назад +2

    Abuukar tnxs wll mcn

  • @raxmaaxmed5995
    @raxmaaxmed5995 2 года назад +2

    Masha allah asxaabay wan idin ku fana

  • @User_19567
    @User_19567 2 года назад +2

    Muja gradcia Abukar Mahdi you the best bro 😎

  • @shooadamh4088
    @shooadamh4088 2 года назад +3

    1 ilaa 100 Hal qeyb ima dhafin mahadsanid team gurmad 🥰🥰🥰

  • @ubaxsoos3852
    @ubaxsoos3852 2 года назад +3

    100 baa laxiray cawa😚

  • @bilanabdi8976
    @bilanabdi8976 2 года назад +3

    Machallah walal abukar mahdi

  • @sucdisiman5249
    @sucdisiman5249 2 года назад +3

    Masha allha

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 2 года назад +3

    The best musasal

  • @montaasabuukaar7766
    @montaasabuukaar7766 2 года назад +12

    Mashallah ❤️😭❤️

    • @faadumodiiriye888
      @faadumodiiriye888 2 года назад +3

      M.a manta 3qeeb ayaa lasoo dayay nolaada dhamaan kooxda gurmad mama feynuus fani waaa waan kahelay romiyow damac badanaaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @rahoabdulahiabdi2314
      @rahoabdulahiabdi2314 2 года назад +1

      Kk

    • @rahoabdulahiabdi2314
      @rahoabdulahiabdi2314 2 года назад

      @@faadumodiiriye888 wpww is joj

  • @soureremohamed2159
    @soureremohamed2159 2 года назад +13

    Merci frère aboubacker vous avez traduit la vérité car il y a des gens qui pensent être boniche veut dire inférieur et c'est loin de la vérité encore mille merci;

    • @liyaomars
      @liyaomars 2 года назад +1

      Vraiment juste wallah

    • @Hippobottomless
      @Hippobottomless 2 года назад

      @@liyaomars the maid is the usually the first person to wake up and the person to sleep they are very hardworking ppl that always get paid so low and never get the credit and praise they deserve. They deserve respect and honor wlhi.

  • @ilwaadqurux5
    @ilwaadqurux5 2 года назад +2

    Hal malina ima dhafina 1 ila 100 alx allha mahada is kalee Thank you 🙏❤️😩 maa idiin ilabi doono

  • @iqrahajji1309
    @iqrahajji1309 2 года назад +6

    Abuukar mahdi 🙏❤🌹

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 2 года назад +3

    😥😥 aabahay ma tihid xanuun waaye

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 2 года назад +3

    keep going brother

  • @abdikadarahmed1349
    @abdikadarahmed1349 2 года назад +2

    Masha’Allah 🙏 for your entertainment.

  • @hodanfarah4887
    @hodanfarah4887 2 года назад +2

    Saan u sugayay waan dalay thnks abkar mahdi

  • @isha_somali6296
    @isha_somali6296 2 года назад +1

    Kaltuun my best Atariisho ❤🌹❤

  • @fahmiyare9151
    @fahmiyare9151 2 года назад +1

    Zxp abukar saara ama kaaba iga gaarsiisalaan love Baan ku ahay