I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 101

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

Комментарии • 783

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 2 года назад +143

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 😥

    • @amizhfarxzan2371
      @amizhfarxzan2371 2 года назад +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 2 года назад +2

      Salalahu calayhi wasalaam ❤ ♥ 😍 💖 ✨

    • @fardowsaabdullahi4817
      @fardowsaabdullahi4817 2 года назад +2

      Scw ❤️💕💓💕💓💕

    • @hebelhebel2128
      @hebelhebel2128 2 года назад

      @@essiahassan5157 heesta kadaaya

    • @hoodoaxmed4489
      @hoodoaxmed4489 2 года назад

      wlhi waan naxasan waxan moday ino dhamaday filnakii lkin alxd wakan

  • @ifrahiftin3105
    @ifrahiftin3105 2 года назад +41

    Filimkii ugu waqtiga dheraa oo aan arko hampalyo team gurmad 👏👏
    Mahadsanid abukar mahdi

  • @kadijamohamed9368
    @kadijamohamed9368 2 года назад +17

    Abukar mahdi walalo nagu salaan mama feynus sheikh dahir waan jecelnahney anagoo ah shacabka somaliyed ilaah ha noo dayo amiin 🤲👑❤🥰🌺

  • @munashAmiin
    @munashAmiin 2 года назад +30

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 года назад +53

    Nabiga ugu kherka badan ugu neh danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 2 года назад +21

    Hooyo iigu soo duceeya fadliga jimcaha dartiis in ilhy u naxariisto 🤲🤲

  • @abdow4104
    @abdow4104 2 года назад +14

    اللهم صل وسلم على نبينا مُحمد وعلى آله وصحبه أجمعين🌹🌷❤🤲

  • @sirdoontv9557
    @sirdoontv9557 2 года назад +18

    Nabigena maxamed scw wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani rumeeyo 😭

    • @mssqosol
      @mssqosol 2 года назад +1

      Waan ku saaray wll waan iska beer jilicsanahay😮

    • @sirdoontv9557
      @sirdoontv9557 2 года назад

      @@mssqosol sharaf iyokaraamo dushaada ha ahaato

    • @fartuncadey
      @fartuncadey 2 года назад

      Wan ku saaray wall

  • @cabdikaafi9659
    @cabdikaafi9659 2 года назад +5

    Kusalli Xabiibkeena Muxamed salallaahu Caleyhi Wasallam

  • @Aminaadan720
    @Aminaadan720 2 года назад +7

    Mama faynuus Mansha.allaah qoftii loo washay ma nuskii ladanaa, indha deeqna ma waxaa tahay xeradii xalane labada gabdhah isku meel ayaa laga weeraray abukar Mahdi thanks good job 👏 👍 ♥ 🎶 ❤

  • @yaasircatafad7469
    @yaasircatafad7469 2 года назад +41

    Cajapo wallee mucjisaa tahay😂😂😂
    Allow haku cadaabin ayeeyo❤💯💗

    • @hdtv5157
      @hdtv5157 2 года назад +3

      Wllhi fayruus waad iga qoslisee malaa’igtu hakaa qosliso kkkkkk

  • @ummusafwan2477
    @ummusafwan2477 2 года назад +26

    finally boss bas qofti uradinay wuheley 🥰😂😂😂😂

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 2 года назад +6

    22:04 caloosha i hurtay wllhi ilow walaal la‘aan hana dhigin yaa Rabbii intaan heysana muslimka aabe iyo hooyo iyo walaalba uga dhig yaa allah 🤲🤲🤲🤲😭😭🥹🥹♥️

  • @maryamaahmedkulane1370
    @maryamaahmedkulane1370 2 года назад +7

    Masha allh mama feynuus wll abukar mahdi waat mahat santihiin dhamaantiinba guul aaa nii rajeynaa

  • @xamdiabdullahi224
    @xamdiabdullahi224 2 года назад +5

    Bariis jubo la,aan dhadhan mleh filmkana maamo feynuus la,aanted ma dhadhamayo👌xaalada bogsiiyo waa run walal haddad heysato wax walbo ayagaa kuu qabanaya dharka wee ii dhaqaan waxan banaankauga baahdana ayagaa ii qabta allaah ii dhaafo

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir 2 года назад +2

    Mashallah waxan islaha filimkii waa la jaraaya aad iyo aad ayaad uu mahadsantihiin thanks

  • @naimamahamud5714
    @naimamahamud5714 2 года назад +26

    Emotionel Sara iyo abaheed qofaan aabe arag dareemi kara sidayda😭😭

    • @mssrania7400
      @mssrania7400 2 года назад +2

      Wlhi taasi xqiiq ah 😭😭

  • @salmaahmed1968
    @salmaahmed1968 2 года назад +5

    Best actress mum faynus I love 💘 her may you live long life.

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 года назад +5

    Film 100 xalqadood dhaafay oo soomali kana igu horeeya we love team gurmad

  • @hamdahussein3646
    @hamdahussein3646 2 года назад +3

    Xayaysiiska abdi Holland iyo nimco dareen waxan kuso xasuusta abahay ilahay haw nariiste markuu alaab noo keeno intuu dhoola cadeeyo ayuu na siin jiray mantana abahay laba sano ayuu aasan yahy 😭😭😭😭aabe ilahay hakuu naxariisto

  • @roukiadajiya2905
    @roukiadajiya2905 2 года назад +5

    Mama Feynuus gaafka gaada boska hostada ayey ka shidaantahay wana filayey kafia inay noqonayso dhayladii vitamin C thanks Aboukar Mahdi and all of you gurmaad.

  • @abdillahijamadjibril6745
    @abdillahijamadjibril6745 2 года назад +1

    Faynuuz wan wata alle cimriiga haku barakeeyo iyo cafmadka mamo faynuus

  • @haniisse5090
    @haniisse5090 2 года назад +4

    kkkk cajabo gabadheeda iyo boss bass jacaylka cusub wacdaraa soo socda nice 👌🔥

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 2 года назад +4

    Alx xalqadii 1aad ilaa101aad alleh ayaa mahad iska leh iyo abukar Mahdi thanks pro

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 2 года назад +3

    Our living lagend 💙Feynuus 💙 we love you hadaa nahay umada somaliyeed oo kugu faanto . Nolow
    TEAM GURMAD 😍our brilliant stars ⭐️ ⭐️⭐️⭐️

  • @aishahared4688
    @aishahared4688 2 года назад +2

    Thnks ustaad abuukar

  • @Muzno
    @Muzno 2 года назад +2

    Mansha alh horay usocda kkkkkkk feynuus la.aanted abaar.alle.ha barakeyo Manshall alh

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 года назад +16

    Jumca wanaagsan Azxaapta iyo team ka Abubakar mahdi 😍

  • @suhaylaforensic234
    @suhaylaforensic234 2 года назад +2

    Dhamaantiin waan idin salaamayaa team gurmad gaar ahaan mamo feynuus sh.daahir plse iga gaadhsii fariinta abukar mahdiyaw mamo wanku salaamay alle cimriga iy caafimaadkaba haku barakeeyo wanku jeclahay waxaatahay furaha filmka. Imika waxan leyahay adigay kaa shidantahay cajaboy gabadhaadii yarayd 🤠🤠 adigana waad mahadsantahay abukar mahdi dhamantiin ilove you from wadankii

  • @xamdixul2174
    @xamdixul2174 2 года назад +2

    Best films sxb abuukar mahdsanid sxb adga iyo koxda

  • @abdiaziz92
    @abdiaziz92 2 года назад +1

    Gabadha boss bas bartay inaba wey qurux badan tahay runtii masha Allah

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 2 года назад +4

    Zakariye kulahaa
    Mariidow wlalkay suu wax ucunayo
    Xididkii amatetka miyaa ka goysay hh
    Big Actoress cajapo
    Kulahaa may may na iga aamus
    Gabdhahan yaryaroo labada xabo oo
    Ingriiska la ordaya inay waxgaranayan
    Isku maleeya funny mamo baarakalahu
    Good job my team.gurmad one love💯🙏✊🏻

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 2 года назад +3

    Mahadsanid abukar mahdi adi iyo kooxda

  • @faiza8032
    @faiza8032 2 года назад +26

    Mama faynuus jecliya bahale iyo talamugow kulaha 😹😹😹😹😹noolow maamo ❤️❤️

    • @abdiadan8930
      @abdiadan8930 2 года назад +1

      Kkkkk walahi way iga qoslisay xataa anoo labada reer midkamida ah hadana niyada igama jirin ineey sheegi doonto baahale muuse ama tolomoge muuse 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @faiza8032
      @faiza8032 2 года назад +1

      @@abdiadan8930 😹😹😹😹anigaba wlhi reerka markay sheegtay maamada waan dacad qoslay 😹😹😹

    • @sacdiyosimsn6625
      @sacdiyosimsn6625 2 года назад +1

      Mama feynus ogaden waaye wali m z

    • @faiza8032
      @faiza8032 2 года назад

      @@sacdiyosimsn6625 ileen dhiiga mamada iso jiiday 😩❤️❤️

    • @faiza8032
      @faiza8032 2 года назад +1

      @@samrahassan396 waa ogaden abayo bahale iyo talamoge ❤️

  • @mssrania7400
    @mssrania7400 2 года назад +2

    Musalsalka aduunka ugu jeclhy tnx team gurmad 🙏🙏🤍🤍🤍

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 2 года назад +8

    Manshalaah Maamo faynuus maanta rasaas aan caafi aheyen oo darndoori 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍 ridow yaah caadi ma ah Maamo 😍😍😍😍😍 boss bass na banbino gaadow yaah🥰🥰🥰🥰🥰🥰👌👌💃💃💃👌👌💃

  • @ugasabdi2514
    @ugasabdi2514 2 года назад +2

    Thank you kooxda gurmad

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 года назад +3

    Mama feynus manshallah , ilaahay ha inoo daayo, wa nuurka musalsalka, cimri dheer iyo cibaado suban. She is soo funny

  • @mohomedhassan5324
    @mohomedhassan5324 2 года назад +3

    Abuukar Mahdi waa inaa 1000ka xirtaan filimkan score jabisaa inta wadana alaha udheereyo cimrigeeda

  • @anfaaldugsiye419
    @anfaaldugsiye419 2 года назад +4

    Masha alaah wan helay Qeybta wan kahelay

  • @wild12344
    @wild12344 2 года назад +2

    I love it so so so so much

  • @xaliimamahdi2542
    @xaliimamahdi2542 2 года назад +1

    😢😭😭 waan ka xumahay bogsiya lkn in sh alah wad ka baxaysaa kalinimada &walaal la aanta abahaa ayaa walashaa kaa weyn ku bari doono

  • @ahmednor5847
    @ahmednor5847 2 года назад +2

    maash allaah abuukar mahdi aad iyo aad u mahadsantahay team gurmad

  • @hasanjamac7997
    @hasanjamac7997 2 года назад +2

    Maansha alah maamo faynuus lagand cimri dheer maamo

  • @elyazheybe70
    @elyazheybe70 2 года назад +3

    Baruud Policka, Kaamil, Bossbaas xagooda waa ka dhintey. Hayooy Baruud kii Asalka ahaa waa soo Caafimaadyy. 💪🏽😄

  • @maxamudawesmaxamedoffiall5960
    @maxamudawesmaxamedoffiall5960 2 года назад +5

    waaaw iskoorcusub 101bart tankiyouu Abubakar mahdi

  • @furoole
    @furoole 2 года назад

    Thanks team gurmad waan idiin salaamay dhaman Indha deeq bosbasas haka dhaafto qalbi iyo hadalada jaceeylka ah hadii kale kaamil wadnaha ayaa istaagaayo

  • @maxamedyarw4764
    @maxamedyarw4764 2 года назад +1

    m alaah guul iyo guuleysa

  • @osamaabdi6136
    @osamaabdi6136 2 года назад +4

    Bogsiiya caloosha hana hurin pliiz waan ooyey wlaahi

  • @abdulqadirali1971
    @abdulqadirali1971 2 года назад

    Guriga Cajabo weer baa soo galay aadala aadaa Cajabo

  • @feisalmohames6580
    @feisalmohames6580 2 года назад +6

    New chapter for Boss Boss Vs Mama Faynuus( Cajabo)

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 2 года назад +3

    Ar mama feynuuusaa caadi maha cawa muna xafiis wala galah

  • @maryanguledabdul3493
    @maryanguledabdul3493 2 года назад +15

    Mama feynus maamo fani ah🤣🤣

  • @suadabdi2831
    @suadabdi2831 2 года назад +3

    This girl is amazing actors

  • @liikkaaqliikkaaq6966
    @liikkaaqliikkaaq6966 2 года назад +14

    Mama feynuus so funny wlhi Allah noo kaa daayo ku jecliyaa 👑👑♥️♥️💋💋

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 2 года назад +1

    Thanks 🙏

  • @fatimasheikh7860
    @fatimasheikh7860 2 года назад +12

    21:00 I just found out I was crying. Sorry bogsiyo 🥺🥰

  • @bushramohamedbarre2757
    @bushramohamedbarre2757 2 года назад +2

    Thank you abuukar Mahdi🥰🥰🥰👍👍

  • @fadumaiman3618
    @fadumaiman3618 2 года назад +1

    Maasha alaah maama faynuus caadi ma aha walaahi waa I qoslisay 😍😍😍😍😍😍😍

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 2 года назад +2

    Dugsiiya ayaan love ku ahay😘😘

  • @hadiyamxmed1797
    @hadiyamxmed1797 2 года назад +4

    Mama faynus qosol.miran weye wlahi cwa wa dab filinku wwww🥰💯💯🔥🔥🔥🥰🥰🥰

  • @farhiyaali9803
    @farhiyaali9803 2 года назад +3

    Cajabo baalahey ksrifeesa qofkasta films matalaaya wey lakulmena without cajabo like cunto bila cusbo ah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hidayomayrale3577
    @hidayomayrale3577 2 года назад +1

    Wad iga qoslisay caawa walhi mama faynuus ❤️❤️❤️

  • @Suraleysuraley22
    @Suraleysuraley22 2 года назад +4

    Mama faynus wlhi waa funny yadan film ku dawdaa😅😅😅

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 2 года назад +2

    Maasha Allaah Maasha Allaah kooxda gurmad wll qaali abukar shukren wll guuuuuuuuuul Insha Allaah 🥰🥰🥰🥰💘💘💘💘💘👌👌👌👍👍👍👍👍🥰🥰🥰😘😍😍😭😭😭💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @deeqamaxamuud9861
    @deeqamaxamuud9861 2 года назад +8

    Boss baas cajabo gabadheeda ayuu ka helay

  • @haliokiye6606
    @haliokiye6606 2 года назад +2

    boosbaas iyo cajabo walaahi waan isla rabaa inay is arkaan sodoh ha u noqoto halays bartee labadu ba actriin aan caadi ahayn

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 года назад +2

    Waaaaaw masha alah my brother keep going my tiim gurmad 😘😘

  • @dagancali4500
    @dagancali4500 2 года назад +3

    indhadeeq ookiyaalahaa qosol iku dishay😂😂😂✌

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 2 года назад +1

    Baarud maasha allaah waan iska kaa gudbiyey inuu mariid ku dili rabaan u maleynaayey

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 2 года назад

    Waa jumcee kusaliya Rasuul kena maxamed Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰.

  • @abdirashidmaxamud9751
    @abdirashidmaxamud9751 2 года назад +7

    Boss bass iga qosliyey hindi jil is lahaaa dhiiqadi ugu xumayd lugaha lakay 🤚😂😂😂🤟♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @fatmasheikhuna7403
    @fatmasheikhuna7403 2 года назад +2

    Masha allah

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed726 2 года назад +5

    Mamo Faynus cawa furey tahay ❤🥰💋

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 года назад +1

    Insha allaah

  • @amirabeauty345
    @amirabeauty345 2 года назад +2

    Mama cajabo umadena mahan walahi shactira badanaaaaaaaa dhaman jilayasha ruwayada wan odiin salamay

  • @jaabircade4067
    @jaabircade4067 2 года назад +2

    Abuukar mahdi aad baa u mahadsanthy wll qaali 🥰🙏

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan 2 года назад +2

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll
    ruclips.net/video/fDbiwDpCz50/видео.html
    +254791716678
    What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel
    Mahad sanidin
    Qur anka an Ku dadalno Insha aal

  • @abdiwahab005abdi2
    @abdiwahab005abdi2 2 года назад +2

    Abukar Mahdi Hore usoco keep going brother

  • @farhiahashi3136
    @farhiahashi3136 2 года назад +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @atiaabdi5215
    @atiaabdi5215 2 года назад

    Ax waan murugodey markey sii egtey abehed taliye geysey ee isna qalbiga uu istabtey ...wlhi run baa laa moda sida loo sameyey the best actor 🥰🥰🥰

  • @Nagib_Ismail
    @Nagib_Ismail 2 года назад +1

    Film ku saan doonayay ayuuu noqday 101 xalqadood ayuu marayaa halkaan doonayay waa dhaafay shaqo wacan reer gurmad team hore u socda

    • @faizaabdi3673
      @faizaabdi3673 2 года назад +1

      Ruwayadan ileen nimankane wey dawadan 😂 kk

    • @EARTHSPORT200
      @EARTHSPORT200 Год назад

      @@faizaabdi3673 hhhhh tan riwaayad way dhaaftay film aad u habaysan weeye oo i cajabiyay rag maxa u diidaya inay daawadaan ku yara nastaan riwaayad ilaa 2003 daawanaynay yaakhii 🤣🤣🤣🤣

  • @farxiyahassan9484
    @farxiyahassan9484 2 года назад +2

    Hal mar dheh bbe kulahaa haku celcelin ok cashadaan sax miyaa waa naxay hhhhhh alla berka 😂😂🥰

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 2 года назад

    Filinkuba haduu shidmay romeo maseyrka wajilay runtii keep going guys

  • @FartunHussein1
    @FartunHussein1 2 года назад +12

    🤣🤣🤣 Indha Deeq sax waaye Dafla lee Only ninkii ilmo loo dhalay ayaa latiriyaa inta kale wax jira maaha

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 года назад +3

    Mashaallah
    Hormar iyo guul wacan. Cajabo waa Cajabo funny Mashaallah.
    Team gurmaat iyo Abukar mahdi Mahadsanidin.

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 2 года назад

    Bisinka musalsalka waa holac bosbas iyo kamil qiyano aabeheed ma jirin iyaga keeney
    Shugran them gurmad iyo adeerkey abukar mahdi❤❤
    Inta asxaabteyda 1_101 dawatey is muujiya welibana farta
    Nihal bintu ilyaas
    FROM TURKI STANBUUL

  • @faisalmohamed2772
    @faisalmohamed2772 2 года назад +1

    Maama faynuus msh
    Alaah way iiga qoslisay

  • @medali4581
    @medali4581 2 года назад +2

    Mahadsanid ina mahdi

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 2 года назад

    Wxan dhax kujiraba mnta safka hore yan comment gaa oga jira Thank you abukar mahdi iyo time keena😘❤💯🙏

  • @edebsantiihinadayib7242
    @edebsantiihinadayib7242 2 года назад +11

    Maamo fayruuz waa wada qosol wlahi😂😂

  • @afnaanismail9574
    @afnaanismail9574 2 года назад +1

    Maama faynus fani weeyi msha allaah

  • @sagalcadey3376
    @sagalcadey3376 2 года назад +2

    Team gurmad wn idin salamay 😍

  • @MohaMoha-vm7nt
    @MohaMoha-vm7nt 2 года назад +2

    Jumco mubaarak

  • @araweelo728
    @araweelo728 2 года назад +4

    7:18 Mariid oo qoslay maanta😆😆😆

  • @soureremohamed2159
    @soureremohamed2159 2 года назад +28

    Maman feynus une vraie humoriste qu Allah te garde kkkkkkk

    • @xoriyoidow2945
      @xoriyoidow2945 2 года назад +1

      Maamo feynus dhiba badan kkkkk lama Kala dhero

    • @sumayoabdi643
      @sumayoabdi643 2 года назад

      She said that’s child abuse 😂😂😂

    • @omaimaabdalla6336
      @omaimaabdalla6336 2 года назад

      Naa ma xalana thy maye school bulisaya ahay 😂😂😂ar faynusa

  • @samruushsamira6213
    @samruushsamira6213 2 года назад +3

    War labadan osgadgadeyso uma jedan miya boss bass iyo gabadha yar 😅😌

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 года назад

    Thanks abukar mahdi and my team gurmad ❤️❤️❤️

  • @mohamedabdi6545
    @mohamedabdi6545 2 года назад

    Thanks ustaad abuukar

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 года назад +2

    Asc Mashaallaah asxaabta 🌹👍