PRANK KII UGU XUMAA WEY OYSAY XITAA GARIGA OO SOCDA AYEE KA DAGTAY QOSOLKA ADUUNKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Subscribe for more #cumeer #bigfan #prank

Комментарии • 1,7 тыс.

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 3 месяца назад +502

    Team sundus say uoroday 🏃‍♀️‍➡️lee alabeerka😂 ismuujiya hee🙌👍👍

  • @HiboAwaleh-xv4bt
    @HiboAwaleh-xv4bt 3 месяца назад +54

    Tani waa markii ugu horeysay ee aan kuu qosolay parak😂😂 sundus waa fanny ❤

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 3 месяца назад +787

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤

    • @Saabiryare-n2o
      @Saabiryare-n2o 3 месяца назад +5

      Scw

    • @Sowda7661
      @Sowda7661 3 месяца назад +2

      صلي الله عليه وسلم❤

    • @IshaMaxmud
      @IshaMaxmud 3 месяца назад +1

      M,a Koko

    • @sucaadomaxmed3877
      @sucaadomaxmed3877 3 месяца назад +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤

    • @kadra9957
      @kadra9957 3 месяца назад +2

      SCW SCW SCW ❤❤❤

  • @MaryanNuur-i3q
    @MaryanNuur-i3q 3 месяца назад +29

    Walhi kan prank wuu dhaafay xalay anoo soo fiirsaday hadana usoo laabatay. Waxa igu qosolka badnaaay.
    Laa ilaaah sundus maxaa laga rabaa😢😂😂😂😂😂

  • @abdimajiidabdullahiali1447
    @abdimajiidabdullahiali1447 3 месяца назад +198

    Wlhi waan fuuray sundus leee fiiriya adinka😂😂😂 daacad lilaahi waaye cumeyr zxpw adi taatiko waad dhameesay😂😂😂

  • @QULUBTA
    @QULUBTA 3 месяца назад +47

    Wll ilahay idinku dhaarshe 1k Basa I gaadhsiya khyr Ayan so gudbiya 😭😭😭😭😭

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 3 месяца назад +274

    Team sundus hadaa nahy waa inaa aarsanaa😂

  • @Inacusmaaneyy
    @Inacusmaaneyy 3 месяца назад +15

    Prank ugu runsanaa intaa arkaaye prank soomaali waaye wlhi kan Sundus orod badnaa m.a😂😂😂😂😢😢

  • @Cumeer_big_faan
    @Cumeer_big_faan 3 месяца назад +690

    Inta soo oraday Marka arkeen prankiga like 👍 😂

  • @RuwaydoJamac-r8o
    @RuwaydoJamac-r8o 3 месяца назад +23

    Pranki gii kowad oo Somali sameyso oo run ah😂😂😂❤❤

  • @nasteehoCabdulaahi
    @nasteehoCabdulaahi 3 месяца назад +1067

    Inta Prank Marke Aragtay Soo Carartay Like😂💋🔝

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 3 месяца назад +9

    Aar sundus waa funny wlhie waan daacad qoslay mo farax iso xasuusisay🏃‍♀️😂 gift raagalin inanta u eegi wiilka yarow😅😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 месяца назад +214

    Kusaliya nabigena muhammad scw kadib asxabta salaada ha ilawina markasta inshaAllaah waxad jeceshahiin wad helesan❤🕋☝🏼

  • @saynabahmed-
    @saynabahmed- 3 месяца назад +11

    Cumeer waa naxdin caadi ah oo dharxidhan😂😂😂😂

  • @UbaxMuxiyadiin
    @UbaxMuxiyadiin 3 месяца назад +197

    team sundus hadanahay waan arsaneynaa😂😂😂😂

    • @Zumiiinourr
      @Zumiiinourr 3 месяца назад +1

      Sundus mid maha sida loo ordayo eeg adi😭😂🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 3 месяца назад +11

    Wlhi daqiiqada intaan 7:33 markey ma reysay caloosha i hurty lkn marky 8:04 cararty qosol igu dishy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdicaziizbadde24
    @Abdicaziizbadde24 3 месяца назад +121

    Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw
    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @HanaAbdi21-iu8nl
    @HanaAbdi21-iu8nl 3 месяца назад +4

    Cumeeer aan dawaday mana qoslin beeen dgeh😂😂😂 Nafta orad ayy kugu aaminta maqli jire alla sundusaaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 месяца назад +112

    Team sumirko only like ❤❤ sundusteyda Caashaqa kabax Cumeerko 🎉🎉

  • @HothoMuhumett
    @HothoMuhumett 2 месяца назад +3

    Kusaliya xappiipkeena muxamad scw scw ❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 3 месяца назад +77

    🏃‍♀️😂Waan soo cararay prank markan arkay prank jcl leee😂 cumeerko thank you

  • @XamdaCabdinaasir
    @XamdaCabdinaasir 3 месяца назад +8

    Markaso kale waxan igu soo xadirtay mahmahdii ahayneH nafi orod bay kugu amiintaH😂😂😂❤

  • @naciimaAbdullhi
    @naciimaAbdullhi 3 месяца назад +105

    Team sundus waa soo aarsaneynaa insha alla👋🥺😂

  • @Sabirin22
    @Sabirin22 3 месяца назад +6

    Alla beerka wllhi Sundus qosolka iga dhamaysay caawa😂😂😂😂

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j 3 месяца назад +88

    Team sunduz hadaa nahay waa arsaneyna cumeerow adkeysi lahoow 😂😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 месяца назад +4

    Sundus mskinta wrerisaa ku xirten moalimow kulhaa anile ha ishegin sxipow ceyda io amira dbal dgydoda wey is dbaylan cumer io kokone sidokle coming soon 600k subscribers wllka 👏

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed 3 месяца назад +163

    Inta markay prank maqashay soon caraway 😂🏃‍♀️

  • @abdiwalimustaphe
    @abdiwalimustaphe 3 месяца назад +7

    jah suu udhahaayo sundus adi maa mindi kuu quudha☹❤💫👌war nio labadiinanwarka maad cadeeysatan waa xiiqnee💢🤷‍♀

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 3 месяца назад +110

    Ala manooli 😂😂 nafta orod ku aamintaa fakatax🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @AnbiyoDhicisow-m8d
    @AnbiyoDhicisow-m8d 3 месяца назад +3

    Waa muqalka ugu qosolka badan aan arko cumeer no soo badi plz😂😂😂😂😂😂

  • @musaymoabdi8509
    @musaymoabdi8509 3 месяца назад +53

    Alah wa ka nxay whi markay oyday sundus maskin wye cumeray ha ka cabsin😢😭😭

  • @queen-caday3227
    @queen-caday3227 3 месяца назад +14

    Sundus way idiin jilaysa waa naag reer mudug ah😂😂

    • @IkraanCadey-l5n
      @IkraanCadey-l5n 3 месяца назад +1

      Haka sarto hee rer muduv😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅

    • @IfraxAhmadIfka
      @IfraxAhmadIfka 27 дней назад

      xeerka reer midug kuma jirto

  • @Cumeer_big_faan
    @Cumeer_big_faan 3 месяца назад +686

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

  • @RumaanhusainMohammad
    @RumaanhusainMohammad 3 месяца назад +12

    Team sundus hdaa nhy waa inaa soo aarsanaa 😂😂

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett 3 месяца назад +107

    NAFI ORAD BAY KUGU AAMINTAA SUNDUS WAY KAGA DHABAYSYY😂😂😂😂

  • @yahyayahyitoo6780
    @yahyayahyitoo6780 3 месяца назад +2

    AwaaayAwaay Sundus qosolkee igadameese Wallahy 😂😂😂😂sey uorode lee .Nafta macanaa😅😅😅😅😅

  • @Aliiza21
    @Aliiza21 3 месяца назад +92

    Alla sunduz wa gawadha kiliya team 27 ugu maskinsan wllhi 🥺😂😂😂

  • @SabnaGcl
    @SabnaGcl 3 месяца назад +4

    Waa pranki waali ah xanaaa funny calol jileec Sundus adiga miyaan midi ku quraa cajiib 😂😢❤😮

  • @ikraanfaaraxCali
    @ikraanfaaraxCali 3 месяца назад +136

    Inta so oroday marky arkeen prnk😂like

  • @abdillahiabdillahimahamed2958
    @abdillahiabdillahimahamed2958 3 месяца назад +1

    😀😀😀😀😀😁😁😁😁 waaa qoslay walaahay sundus sidaaas baan kaa rabaa baxso walashay walahay cumeer wuu kaaa inkaarsaday🤣🤣

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 3 месяца назад +32

    Waka Xumahay Cumeer saa inaa Ugasho mahayn Sundus lkn wan Arsanay naaaa Rali Galiya Gabdha waryaaada uf😢😢

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 3 месяца назад +4

    Sundus koko ayey ka aar satay inta lasocoto 👍😂

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 3 месяца назад +53

    😂alla sundusaa sey u cararty ilaa hadda iga hormuuqato cumeer intuu dagaanayy ayada xagaas bay sii mareysay macalimoo wuu soo qaban waayah😅 sorry sunduseyyyy ❤😢 cumeerko gifts raali galin ugeey yaah

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 3 месяца назад +4

    Macalimoo kulahaa dadka islaamood guryahooda uga soo tag😂😂😂😂

  • @updullahisiyat9831
    @updullahisiyat9831 3 месяца назад +68

    Inta kabo laan soo orday markey prank maqashay like😅

  • @ikranxuseen1112
    @ikranxuseen1112 3 месяца назад +1

    kaligay ano qol jogaa ayan dawaday 😂😂😂😂😂 saaan u qoslay cawaa😂😂😂 sundus saan samayn laha weyi
    Cumeer big fan iyo mocalimoo kadaayaa ciyaarta 😂 sundus

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim5245 3 месяца назад +76

    Plz plz gabdha yar qalbiga wnagsn ledahy kadaaaaya dhibka😢

  • @RahmoAbdi-iu7tt
    @RahmoAbdi-iu7tt 3 месяца назад +6

    Wllhi tiktk kusoo arkey rooraa inti kuimaadi 😅😅😅😅😅qof ilamid ah majiraa

  • @FarahhosseinUpdy
    @FarahhosseinUpdy 3 месяца назад +46

    Cumeer the legend iga qoslisay wlhi😂

  • @NasroIbrahim-ei3mw
    @NasroIbrahim-ei3mw 3 месяца назад +3

    Cumeer 600k🎉wllahi wan sugila ahay🎉🎉🎉❤❤❤

  • @safazum4078
    @safazum4078 3 месяца назад +49

    Cumeer sundus adaan kula rabaaa❤😂

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama 3 месяца назад +2

    Inta tiktok ku soo aragtay ee soo oroday😂😂
    Waxbaa balahayga yaacay😂😂😂

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 3 месяца назад +80

    Team sundus wan so arsaneyna don't worry 😂😂😂

    • @CabdiKhadar-kr4mr
      @CabdiKhadar-kr4mr 3 месяца назад +1

      Team Sandusky wan so arsaneyna don' worry😂😂😂

  • @Akshuu-e3p
    @Akshuu-e3p 3 месяца назад +1

    Alle hooyoy sundus say u jabsatay😂😂😊 Somali meel walpo joogto dhagax tuurow iskama dayan😂

  • @maxamedcabdidaahir1590
    @maxamedcabdidaahir1590 3 месяца назад +36

    8:06 walahi waa muqaalkii igu qosolka badnaa ee aan dawado 😂

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 3 месяца назад +3

    ku sali xabiibkeena mohamed scw scw❤❤❤❤

  • @Nimco122Cabdiraxmaan12
    @Nimco122Cabdiraxmaan12 3 месяца назад +65

    Inta markey prank maqashey so buubtey😂😂😂

  • @ayubcharityfoundation8151
    @ayubcharityfoundation8151 3 месяца назад +2

    Cumer xasid ayaa tahay maskiin way at sas ugu gashay sundus wlh wan jacelahay 😂😂😂😂😂

  • @Fatimaabubakar..715
    @Fatimaabubakar..715 3 месяца назад +23

    Ala sudus aqli badna sunka tartiib u furtey cabaar ayey sugtey ka dib fakatax saa u qoslaaye waa daaley walhi😂😂😂😂

  • @sumiita__03
    @sumiita__03 3 месяца назад +7

    Tiktok ku so arkay orod is so taabaty youtube isn't easy 🥹😂😂but team sundus so aarsada😂😂

  • @CanabCudoon-zc5bb
    @CanabCudoon-zc5bb 3 месяца назад +52

    Alla sundus maskiin waad ka gashatay😂

  • @shadiyo066
    @shadiyo066 3 месяца назад +2

    Prank 😮😢 waan ku haystaa wlhi sundus lee kusosamey nh😂😂the

  • @SahraHassanHaji
    @SahraHassanHaji 3 месяца назад +38

    Cumeer San xaq mahn e sundus cafis weydise gift 🎁 raali galina sii hadaa team cumeer nhy qld wye saan

  • @BisharomohamedaliBilanwarsame
    @BisharomohamedaliBilanwarsame 3 месяца назад +1

    Ala wlhy san uqoslayey beerki ixanunay wlhy sundus funny waye m.a waa nag farid ah oo is ilaalisa ilahay hakataxadaree😢

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen 3 месяца назад +16

    Prankeyd lasameyo aano qirsan arki jiran lkn cawa sa uqosolay wadaly😂😢😢markay sundus orday wa furaya wlhi cumer dhib max kale heysto😂😢😢

  • @SahroAadan-mb6ie
    @SahroAadan-mb6ie 3 месяца назад +1

    Zundus wllhi waa laga gishty 😢😢😢
    Lkiin orodka bisinka farda u moody😂😂😂😂

  • @NacimoCaddey
    @NacimoCaddey 3 месяца назад +26

    Ana ugu horeeyo cumeer bigfan balis rabley 😁💗😮😅😊😢waku barya😢

  • @MaxamedCilmi-r5y
    @MaxamedCilmi-r5y 3 месяца назад +1

    Wlhi waan oyay saan uqoslaayay alla inaad ururisaay ahyd barnkiga oo ascabtoo dhan ku samaayso cumeer

  • @MunoMohamed-yo4lh
    @MunoMohamed-yo4lh 3 месяца назад +24

    اختي اللهم ارحمه رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الاعلى 😢🤲

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 3 месяца назад

    Cumeer qof kadhib bdan team 27 kama soo baxaayo😂😂😂 sundus orodkeda😭😂😂🧞‍♂️😂

  • @SeynabAli-rb3cx
    @SeynabAli-rb3cx 3 месяца назад +49

    Gabdhan yar ciyaarta kadaaya Macaalimoo Inyo cumeerowa❤❤

    • @Lajacley
      @Lajacley 3 месяца назад +1

      😂😂😂😂😂

  • @FadumoSalaad-ty8vw
    @FadumoSalaad-ty8vw 3 месяца назад

    Walahi caadi mahan San uqoslay nafta orade kugu aamintaa cumeer gawadha raali gali miskiin sundus waa arsaneenaaa lakiin😂😂😂

  • @sarashiiq
    @sarashiiq 3 месяца назад +16

    Waan Soo cararay prank markan arkay prank jecel lee 😅😂 cumeer Thnk you 😂😅

  • @SamirAbdi-n5l
    @SamirAbdi-n5l 22 дня назад +1

    Sundus Wllhi saan uqoslaye wan dhintay😂😂😂

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 3 месяца назад +28

    Sundus iyo cumeer prankiyadoda waa ku hystaa😂❤

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc 3 месяца назад +1

    Alla nafta macana Alla sundus sida u orotay lee wlhi sida u quslayey wa furay 😂😂😂😂

  • @Kin_ceyda
    @Kin_ceyda 3 месяца назад +110

    imtixanka wa sebtiga ducada waa dhankina 🤲

  • @mohamedabdiosman5716
    @mohamedabdiosman5716 3 месяца назад

    Wxn dhihi kara Best prank in 2024 Cumarko 😂😂😂 Wlhi Cawada Qosolka igadhamesay Sundus😂😂😂

  • @maandeqcabdullaahicabdi55
    @maandeqcabdullaahicabdi55 3 месяца назад +30

    Naaag gaban orad madhibo😂 wlee sundusaaaa nafta urodee amintaa ben ma ahan😂😂

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 3 месяца назад

    Cumeer gabadha noo raaligo waxaas ma yeelaayo hadii aan team sundus nhay

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 3 месяца назад +44

    Sundus maskin😂ar cumer mid mah😂😂

  • @queennisha5614
    @queennisha5614 3 месяца назад +1

    Wlh saan uqoslaayi wan fuuray😂😂😂 Cumeer dib badnithaa 😂

  • @RuweydoMohamed-zm5pz
    @RuweydoMohamed-zm5pz 3 месяца назад +38

    Maclimu sundus ayu rawa sundus cumeer aye rabta cumeer nag cadan ayu rawa😂

  • @sumayaabdirahman8408
    @sumayaabdirahman8408 2 месяца назад +2

    Ileen wuu jecelyahay ❤

  • @mariaclaraofficial8118
    @mariaclaraofficial8118 3 месяца назад +22

    Alla cumerow prnkigan wxy ahyd ina su uds amus dhahdid koko io amira io samiya ku smysid kadib so daysid manala tashatid uf😂

  • @Gaminggirl48-48
    @Gaminggirl48-48 3 месяца назад

    Inta jecel in uu cumeer gaaro 1m like ❤🎉

  • @ruqiyahMaxamuud
    @ruqiyahMaxamuud 3 месяца назад +27

    sundus fakatax kadhacday wale war gabdha dhibka kadaaya wayba oroday😂

  • @fireboy-v5h
    @fireboy-v5h 3 месяца назад +2

    Wallaahi sundus funny waaye 😅😅😅😅😅😅 beerka ayaabicasaaday

  • @NuurtoJaamac-d6t
    @NuurtoJaamac-d6t 3 месяца назад +37

    Cumer kana waryaaba badan 😂😂😂😂😂

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 3 месяца назад

    😂😂😂😂 Cummeer Waa Iga Qosal Siisay Inta Aad Prank Samayn Jirtay Kan Aa NR1 Ah 😂😂😂 What A Funy

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 3 месяца назад +43

    Inta Markay prank aragtay so carartay😂😂

  • @Micraaj-.1997
    @Micraaj-.1997 17 дней назад

    Hahahahah markay ashahadatay qosol igudishay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Alaha aniga waxa masamaynin😂😂😂maxa la iga rabababababab😂😂😂😂😂😂

  • @lozano-c8w
    @lozano-c8w 3 месяца назад +14

    Wa idin salamay yaqeyyy team cumerr wa idin jeclahy wallhi😂❤

  • @aragsanhaaji9930
    @aragsanhaaji9930 3 месяца назад +1

    Cumeer kulahaa aniga adiga miyaaa toorey ku quuuraaaa😢❤

  • @Ayaan-jaamac
    @Ayaan-jaamac 3 месяца назад +38

    Team sundus waan arsaneena😂

  • @SADAQSHEIKH-qu7ym
    @SADAQSHEIKH-qu7ym 3 месяца назад +1

    Sundus Maskiin waye wllhi ee dhibka kadaa🥺 😢 cumerow

  • @AnasCawad
    @AnasCawad 3 месяца назад +25

    Markuu cayda gaariga wado amiiraa safka hore fadhiisata makuu armaan wado koko safka hore wadhiisata markuu cumeer wado sundus safka hore fadhiisata yaab aniga😂😂

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 3 месяца назад +3

      Markii cumeer wado xitA koko Horey fadhisata waxs wax mia😂

    • @Safiyo-p3z
      @Safiyo-p3z 3 месяца назад +1

      Wawalalo isfahmey weye wilasha yer yer weye inte gynayan 😂

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 3 месяца назад

      @@Safiyo-p3zma adaa isku raba wiilasha😄

  • @fadumojaamac3771
    @fadumojaamac3771 3 месяца назад

    😂😂😂😂kuukuu ku samee cumeer aboowe walahi way oradi kulaha sug aaa😂😂😂😂😂😂

  • @BishaaroBilkher
    @BishaaroBilkher 3 месяца назад +45

    Qofki ugu hore yay comments soQara Like isara team cumer ❤😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 3 месяца назад +1

    Sundus cadiya u oysay wa arkakaxday run run u oraday waxaan prank ma aha wadna istaag waaye