Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Aderkay Nuur cade horey usoco waaaw iyo ibaq xurmo halkedi ayad dhigten msh alh wayo waayo 👬👍👍👍😻
Horay u soco walalkay digaale Hees iyo badh xasuus hore
Maansha allh hibaaq xurmo cod iyo quuruxba waay haaysaa
Outstanding singers with exciting voices full of delight and joy awesome
Nuur cade wlky qli hore usoco
Heestaan tubeec ma qaadi jirin Ahmed Cali Cigaal iyo Fadumo Abdullahi Maandeeq baa wada qaadi jiray ee walaal intaas iska sax.
wa fan la dhacaayo sow ma aha kkk
Xasus hore wayeeee soo badi hesaha Remax ka ah digaalow pro
Musikada digaale musishanada waan ka aqaanaa
Waaaw Nuur Macalin Maxamed magca Hajiro iyo ihbaq xurmo
Nuur laxanka heesta waa ku ciyaaray intuu codka qurxi islahaa laxanka hees lagaaga horeeyay waxba kama bedeli kartid
Ahmed cali cigaal iyo Maandeeq ayaa wada qaadi jiray heesta iska saxa Laxanka Ahmed cali cigaal mid qarsoomi kara maahee sidee alle idin galay😆
waxaa wada qaadey mandeeq iyo axmed cali cigaal
kama daalo digaale production
Objection ....... Heesta musigeedi originalka ahaa soo dhagaysta please intaydaan tumin. Waad kufsatay heesta Musigeedi Mr Digaale
maraka aad fanka wayni ku bilowdo ee aad wiil yar ismoodo ee aad dhafoorada murxuso waa sidan oo kale
kkkkkkkkkk
Woow woooooooooooow
Fanank nuur acde maahoo.
LolAhmed Ali ciyaal ba iska leeh heeskanDib ugu noqoo heesihi hore
🎃🎃🎃🎃
Ala soomaali garacsanaa nuur madoobe bay u qarinayaan hhhhhhh
Sxb horey usoco
Nuur cade waa fanaan dhaafay
Sxp digaale Ninkan Nur cade hees badan ka reeb oo ka qabo Waa nin cod tolmoon leh oo in badan la wayayeERAYADII : AHM ABWAN MAXAMED CALI KAARIYE LAXANKII : AHN MAXAMED S TUBEECCODODKII : AHN TUBEEC IYO MAANDEEQs
heesta waa cigaal iyo maa deeq, not tubeec.
Aderkay Nuur cade horey usoco waaaw iyo ibaq xurmo halkedi ayad dhigten msh alh wayo waayo 👬👍👍👍😻
Horay u soco walalkay digaale
Hees iyo badh xasuus hore
Maansha allh hibaaq xurmo cod iyo quuruxba waay haaysaa
Outstanding singers with exciting voices full of delight and joy awesome
Nuur cade wlky qli hore usoco
Heestaan tubeec ma qaadi jirin Ahmed Cali Cigaal iyo Fadumo Abdullahi Maandeeq baa wada qaadi jiray ee walaal intaas iska sax.
wa fan la dhacaayo sow ma aha kkk
Xasus hore wayeeee soo badi hesaha Remax ka ah digaalow pro
Musikada digaale musishanada waan ka aqaanaa
Waaaw Nuur Macalin Maxamed magca Hajiro iyo ihbaq xurmo
Nuur laxanka heesta waa ku ciyaaray intuu codka qurxi islahaa laxanka hees lagaaga horeeyay waxba kama bedeli kartid
Ahmed cali cigaal iyo Maandeeq ayaa wada qaadi jiray heesta iska saxa
Laxanka Ahmed cali cigaal mid qarsoomi kara maahee sidee alle idin galay😆
waxaa wada qaadey mandeeq iyo axmed cali cigaal
kama daalo digaale production
Objection ....... Heesta musigeedi originalka ahaa soo dhagaysta please intaydaan tumin. Waad kufsatay heesta Musigeedi Mr Digaale
maraka aad fanka wayni ku bilowdo ee aad wiil yar ismoodo ee aad dhafoorada murxuso waa sidan oo kale
kkkkkkkkkk
Woow woooooooooooow
Fanank nuur acde maahoo.
Lol
Ahmed Ali ciyaal ba iska leeh heeskan
Dib ugu noqoo heesihi hore
🎃🎃🎃🎃
Ala soomaali garacsanaa nuur madoobe bay u qarinayaan hhhhhhh
Sxb horey usoco
Nuur cade waa fanaan dhaafay
Sxp digaale Ninkan Nur cade hees badan ka reeb oo ka qabo Waa nin cod tolmoon leh oo in badan la wayaye
ERAYADII : AHM ABWAN MAXAMED CALI KAARIYE
LAXANKII : AHN MAXAMED S TUBEEC
CODODKII : AHN TUBEEC IYO MAANDEEQs
heesta waa cigaal iyo maa deeq, not tubeec.