Furashadii Masjidul Aqsaa Geesigi Muslimiinta Salaaxudiin Ayuubi ||
HTML-код
- Опубликовано: 31 мар 2023
- flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
👉Abdihaliimalli@gmail.com
#qulasada flimada
#abdihaliim_ali
#captain_majid
#wiilkaabdiazizi Развлечения
Masha Allah geesigii laygu samiyey salaaxudiin alyuubi al ansaari insha Allah masjidul aqsaa wuu ka xoroobi donaa gacanta gaalada inshallah
Abowe saxabi miyuu ahaa?
@@abshirohassen5 my
Asxab wxa ah uun cidi wakhtigi nabiga joogty
Rumaysayna
Lkn kan waa wakhti danbe
Kusaliya xabiib keena muxamed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Markale ayaynu gacanta kudhigo doona qudus❤ I.allah
i.a
Nabi muxamed (nnkh) kusalia muslimiintooy ilaahayna adeeca in sha alaah
Ilaahee ha u naxariisto salaaxudiin ilaaheey jinada iku kln sii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Ramadan kariim qulaasada filimada
Masha allah Ilaah ajar haka siiyo
Maasha Allaah ilaahay ha u gargaaro muslimiinta qudus❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊
Marar badan ayn radinayay salaxu diin qisadisa wad mahadsan tahay wll ilahay haku sharfo❤
Daacad kama aysan Aheene Cabsi ay Musliminta ka qaban aye heshiskas uqadeen
Salah diin musan aheen Nin kaftama wa geesiga Musliminta Allah Unaxristo 💔😭
Qofki ugu horeeyay 😊❤
Mashalah ❤
M.a mahadsnidiin wlhi shalay is dhahaayi salaxu diin noo so suubiya hdana commentga ma arkayan is dhahhy Tnx wlhi ilahy ha idin barakeeyo ❤
Maan sha Allah
ماشاء الله تبارك الرحمن 🥰 جزاك الله خيرا اخي 😊❤️ عبد حلىم 🥰
Masha allah
Ramadaan Mubaarak
رمضان مبارك🌙
Masha Allah
Ramadan kariim
M.a the gold voice move forward
Keep going legend
Keep going wlkey I love you
Nabiga Scw
Waa filaayay inaa kasoo hadli doontid qisada salahuddin ayyubi mahadsanid Walaalkay😊🥰
Maashaa allah
Qofkii ugu horeeye ee comant ka bixiye😢
Mashaallah wll
Marki uu dhimanaye salaxu diin waxa uu yiri:Lagama yaaba inta uu dunidan saran yahay qof uu dhigiisa yahay dhiig muslim damirkisa nool yahay in ay galada qabsadan qudus hadana wey heystan inaga raali naqo geesigi islamkow🥺💔
Waa aniiga
@@shakirabditaem29 😂😂
salahuddin ayyubi geesi🦁
m.a nabi ibrahim kasosheke
🧡🧡🧡💓💓🦋
Keep going pro 🎉
Allah HaKu barakeey0😊
Meeqa saac aa ka dhiman afurka
Allahu akbar
taarikhda saxaabada nooso gudbi mahadsanid
AADBAAN IDIIN SALAAMAYAA SAAXIIBAYAAL ASC RAMADAAN MUBAARAK
Scw s cw scw ❤
Thanks bro❤
Masha Allah ❤
Let's go 💕💕
🥰🥰🥰🥰
Jazak allah khaire
✅✅✅✅✅✊✊✊✊☝️☝️
Wow
Farxadada meshay taalo ayaaa adigana nafsadaad taalaa mar walbo qofka kaa farxiyo ayaa si dhab ah kuu jaceyl😘sɪᴅᴀ ᴀᴅɪɢᴀ ᴄᴀᴍᴀʟ ᴏᴏ ᴍᴀʟɪɴ ᴍᴀʟɪɴ ᴅʜᴀᴀғ ɴᴀɢᴀ ғᴀʀxɪʏᴀ
😭💗
Salaahu diin al ayuubi❤🎉
Qisadii dulqarnayn kasoo hadal wll ❤
Lagend
الله أگبر
RAMADAAN KARIIM
Captain kasoo hadal halgamaamii reer suudan oo ah dhaqdhaqaaqiii mahdiga plz codsi Waa hadaa heleee😢
M.a
ɴᴏᴏ sᴏᴏ ʙᴀᴅɪ sxʙ 🥰🥰
Mashallaaaah ❤
❤❤❤🎉🎉
XASUB LEGEND PLZ FILMKN XGE KA HELA WAN RAADIYA INTA 😢❤
I love it it is very good ❤️🤑😎
King bald win🎉
Ok wll❤
Muslim ☝☝
Mashalah
Scw
Captain majid filimada inoo soo badi wllhi waa uxiisey💗😑
Qisada salahudiinul ayuubi kas00 hadal
I like you wlhi manshallah abowe
part2
manshlh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Add aCOMMent...
P2
😍😍😍
❤❤❤❤❤
Kabtanaa qulaasada filamada noo soosooceli plz
Jazakallh❤
qudus intee la dhahaaa zxp ?
🥰🥰🥰
😣
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc❤❤❤❤❤
Aniga ayuub ledahay
Sxb adoo mahadsan filinka Don't Run la dhoho nosoo turjun waa codsi
❤❤❤❤aa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jil media maxa wanka waye playstore
Ad bad umahadsantaha wllkayow, waxan ushegaya dadka aan aqon kutubta tarikhda o camo ka ah diintooda in galadu filimanta gesiyadii islamka ay ka sameeyeen in ay dhalan rogeen oo wax badan ay ka khaldanyihiin intasna halaga warqBo👈🏻
wll qosadi saxabigi juleeybiib kasohadal😊
Shp saxaabada wet badanyihiin ee wad oo kuwo kale noso duba
Tataarka kasoo hadal ama jagisqaan
541❤❤
Ani wax mafahmin 😢😢😢😢
Zxb. Qisada hadaad fahmiweyso kutubta ka aqriso ama buuk soo gado ama chanalka kale ayaa jira ee daawo
Sxb kaso Sheekhe Romanki Iyo Muslimiinta
Abowe waxaan oo Kale marwalba nosoo dhik
🐏
☠️
Cᴀᴘᴛᴀɪɴ ʀᴇᴘʟʏ😢
😢😂😂😂
Aragtida film xambaar sanyhay waa inay gaalo waligeed ba haysa tay qudus inayn hada wax macno ma soo kurdhinayso inu salaaaxu diin wangsanaye
Abdihalimow zambi runa dilacy film kaso hdl 😂😂😂😂