Abtirsiga beel waynta Majeerteen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 дек 2024

Комментарии • 759

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 6 лет назад +72

    Aan ku saxnee absame waa afar
    Jidwaaq absame
    Wayteen absame
    Baalcad absame
    Ogaadeen absam
    Iyo aderkood cabdi kuumade ama galimays waxaadan aqoon afka lalama gallo ree barigu waa dad indha adag

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 6 лет назад +3

      Gar yaqaan somali jjjjjjkkkkhhhh odeyga waa ka shiftey

    • @yasminaden676
      @yasminaden676 6 лет назад +1

      Jidwaaq baa bacdi ah Bartire iyo Roble. Roblena waa Abaasguul iyo Yabare

    • @qodaxtosh3314
      @qodaxtosh3314 6 лет назад +1

      Gar yaqaan somali BAALCAD ASAL WAA AJUURAAN

    • @qodaxtosh3314
      @qodaxtosh3314 6 лет назад

      Yasmin Aden YABAREE DIRRNA MAAHA DARODNA MAAHA EE WAA DAD KA SOO JEEDA HIBROW TAARIIQDAAS WAA LAHAYAA

    • @ANomad1
      @ANomad1 6 лет назад

      @@qodaxtosh3314 Yabare waa Abaskuul gees uga taagan Abaskuulka kale.

  • @facultyofmemes135
    @facultyofmemes135 6 лет назад +266

    MAXAMUUD MAJERTEEN (WABENEYE) Wixii majerten ah like igu qabta

    • @salem0105
      @salem0105 6 лет назад +4

      BAHD GuY waaw ma sha Allah , walaale aniguna waxaan ahay inan wabeeneeye ah reer ali baan ka si ahy ( reer mudug ) adna walaale ?

    • @zeinabhassan7753
      @zeinabhassan7753 6 лет назад +1

      Wuxu. Khalday. Kumade. Wuxu. Ukala. Baxa. 4. Wa. Ogaadeen. Iyo. Jidwaaq. Iyo. Weeteen. Iyo. Baalcad
      Kombe. Wuxu. Ukalabaxa. Hart. Kombe. Iyo. Gari. Iyo. Jeeran. Iyo. Xarlo. Combe

    • @salem0105
      @salem0105 6 лет назад +1

      BuskudCup ma sha Allah aniguna sidokale , yaa ka tahay reer Cali ? anigu reer nuur feyte baan ahay

    • @farhannur7585
      @farhannur7585 5 лет назад +2

      majeerteen waa dadka ugu badan soomaali marka ogaadeen lagareebo 245 qabiil weeye beelweynta majeerteen dadkii hore waxay dhihi jireen inta madax madoow iyo majeerteen yaabadan

    • @xasancusmaancabdulaahi9346
      @xasancusmaancabdulaahi9346 5 лет назад

      Wa mudanthy in lagu saaro lipah

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 4 года назад +63

    Majeerteen boqortooyada somaaliyeed 🙏🙏🙏 cumar maxmud iyo siwaaqroon ader/abti habo/eedo waa wiilkiiniye liketa ha ila dhaafina bilaa caleyk ...

    • @onebnicee1795
      @onebnicee1795 4 года назад +1

      Anigaa ah

    • @abdirahman1799
      @abdirahman1799 4 года назад

      Gulayso ina ader qali

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 4 года назад +1

      @@abdirahman1799 BOQORTOOYO SOMALIYEED ???? YAA U CALEEMO SARAY SOMALIBA MA AHEE REER JINI BOQOR ????

    • @abdiguinean4940
      @abdiguinean4940 4 года назад

      Boqortooyo hadda mexee heestaan refugee ayaan nahay naga dhay ciyaarta

    • @maxamedcabdinuur2819
      @maxamedcabdinuur2819 3 года назад

      @@abdiguinean4940 hhhhhhh majeerteen waa beesha kaliya ee ugu badan beelaha soomaali , majeerteen waa beesha kaliya ee afar gobol kaligeed leh aana kuu sheego
      1 Gobolka Bari majeerteen baa leh
      2 gobolka nugaal majeerteen baa leh
      3 gobolka mudug majeerteen baa leh
      4 gobolka wardheer majeerteen baa leh .
      Adeer soomaali majeerteen baa ugu laandheeraysan majeerteen baa leh dowlada puntland majeerteen baa ah boqortooyada daarood marka adeer nacabka cagta hoosteeda 🥾 baanu niri majeerteena mashaa'allah illaahow noo siyaadi waanu is mahadinee .

  • @danielowen440
    @danielowen440 5 лет назад +47

    Majerteen ba ugu dhul weyne ugu awood badan ugu xoolo badan Somalia o dhan inte Majerteen ah like i sara

  • @dahir022
    @dahir022 5 лет назад +114

    Majeerten ( cumar maxamud ) Daarood idin meeye 🖐💥

    • @nasronasrobbe1405
      @nasronasrobbe1405 5 лет назад +8

      Hhhh wakana cumar mahamud rer mahad

    • @salmaancabdi642
      @salmaancabdi642 4 года назад +7

      Hhhh waakan cumar Maxamuud reer aadan

    • @chevycartel8313
      @chevycartel8313 4 года назад +5

      Reer mahad

    • @ahmeddaadevlogfashion9576
      @ahmeddaadevlogfashion9576 4 года назад +7

      Wana kanaa zhp reer xirsi

    • @dahir022
      @dahir022 4 года назад +6

      Soo dhawada anna wiil KhalafJalaf ah ayaan ahay Wow. Uma qabin familku inu RUclips-ka saas ugu badan yahay, 💉✊🏾

  • @MAGAALOYAR
    @MAGAALOYAR 5 лет назад +55

    WAXII SALEEBAAN MAXAMED LIKE SAARA...

  • @asiyoaska8070
    @asiyoaska8070 5 лет назад +70

    Mj 💯❤ Maxamuud ibrahim
    ( Reer maxamuud ) boqortoyo tolky like isara

  • @hibaaqhilaac7608
    @hibaaqhilaac7608 2 года назад +12

    viva 9 ilmo xajiijle maxamed nolays from cali xajiijle💪🥰

  • @mohamedshire1006
    @mohamedshire1006 4 года назад +70

    Majerten (Rer biciyahan my tolkeygah idin ma arko) 👍😅

    • @ibrahimchip6252
      @ibrahimchip6252 4 года назад +1

      Adeer waan jognaa

    • @beproud5447
      @beproud5447 3 года назад +4

      i love reer bicidyahan... waa walashiin cisman maxamud ah🥰🥰🥰🥰🥰

    • @risktaker9119
      @risktaker9119 3 года назад

      Love you guys here is Nuux maxamud

    • @risktaker9119
      @risktaker9119 3 года назад

      @@beproud5447 oh reer abtigeey keep booming boo

  • @ab2cd1fat2x
    @ab2cd1fat2x Год назад +6

    Majerteen (Anigo Cali Xajiijle ah baa wxaa idin leeyahay dhamaan tolkayow salamulahi🖐️

  • @hanadmacallin6875
    @hanadmacallin6875 3 года назад +22

    Wiil MJ ah, ahna iska dhal Ugaadeen & Majeerteen. adba waad iska garan, isu taga, ugaden iyo majeerteen natiijada ka dhalan karta. 😍
    Ogaden, Majeerteen, Dhul bahante, Warsengeli, Mareexan iyo dhaman inta ila wadaagta Dhiiga Daarood Ismaaciil, wan idin jeclahay. Likta ii saara. 🖤❤😍

  • @abdallahaji5506
    @abdallahaji5506 5 лет назад +64

    Abdirahman majeerten😍😍((RER TABALLE)) majeerteen o dhan love sara🤣😂

    • @c.m.g3802
      @c.m.g3802 2 года назад +1

      Waryaa ma ina xaaji ahmed baa tahay

    • @anasjaamac6584
      @anasjaamac6584 2 года назад +2

      Adirahman majerten (rer TABALE)like iisara

    • @anasjaamac6584
      @anasjaamac6584 2 года назад +2

      Rer TABALE power cid villda

  • @ayuubabdisamad7859
    @ayuubabdisamad7859 2 года назад +14

    majeerteen mahamuud saleeban ciise maxamuud abokar ciise ugaar abokar axmed khayr salamulaah dadkaygiyow🇸🇱❤

  • @toon-xabaalanmedia405
    @toon-xabaalanmedia405 4 года назад +27

    Wixii Amartiwaaq ah like iigu dhufta alle idin ma cadaabee 😀

  • @AhmedAli-il6uz
    @AhmedAli-il6uz 5 лет назад +43

    Siwaaqroon 🇸🇴

  • @apdirashiid5531
    @apdirashiid5531 3 года назад +10

    Majeerteen (reer Bicidyahan) on love majeerteen

  • @Basil1309
    @Basil1309 4 года назад +10

    Maashaa Allah. Muuse Nooleys (Idigfacle) Ugaasyadii Saalax Siciid like saar

  • @xasancusmaancabdulaahi9346
    @xasancusmaancabdulaahi9346 5 лет назад +50

    I love almajeerteeniya❤❤❤💋💋

  • @neemanboymn9710
    @neemanboymn9710 6 лет назад +26

    Ali ibraahim(rer bicidyahan lo yaqano)
    Maxamud ibraahim(lo yaqaano rer maxamud)
    Maxamed ibraahim(saleebanada ka farcamaya)
    Baan bartay

  • @kingkenzokwansa
    @kingkenzokwansa 5 лет назад +23

    Daarood gabigoodba wa gob waana Ahl Ul Bayt ka Rasuul ka (scws).
    Majerteen (Cismaan Maxamuud Saleebaan)

    • @beproud5447
      @beproud5447 3 года назад +1

      🙋‍♀️🙋‍♀️

    • @لطيفة-ب3ث
      @لطيفة-ب3ث 2 года назад +1

      Ina adeer 💚

    • @queenidman9186
      @queenidman9186 2 года назад +1

      Cismaan maxamuudnimo🇸🇱❣️❤️

    • @BEEBOY66
      @BEEBOY66 9 месяцев назад

      Maxamuud Salabaan
      CISMAN Maxamuud
      Bahder
      Reer Boqor. In my 🩸 💪🏾🇸🇱👑

  • @ShaakirShaciye
    @ShaakirShaciye Год назад +2

    Cali xijiijle ❤🎉isoo raca❤

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 6 лет назад +13

    This is DNA from Darood. i love to heard that and I love to learning my identity and of course where I come from originally.thank you uncle sultan mohamed sultan yousuf. You have the history of my grandpa “daarood” Rest In Peace.incha-allah.sultam Mohamed you have got the highest of the highest quality level of education and of course the history of “DAROD”how ever, it’s good to know who I’m.where I come from.who really i’m, and finally, my clan after Darold.again and again many thank’s indeed sultan Mohamed sultan yousuf spoken man from the Darod community in the face of the planet.!!!!!🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @risktaker9119
    @risktaker9119 3 года назад +10

    Viva Nuux maxamud! Raggi 9ka abgaal dhulka la jaray

  • @shukrisharaf1967
    @shukrisharaf1967 4 года назад +8

    Reer abigay waa darood majerteen malamud slban cumar maxamuud maxamed cumar 😘😘😘❤❤❤❤😘😘❤💯💯💯aniga maheri carab slx reer xildiid

  • @mushtaqjamaal6531
    @mushtaqjamaal6531 6 лет назад +53

    awoowgey cali majerten Allah kunaxariistoh

    • @shakirxaajiabiib3733
      @shakirxaajiabiib3733 5 лет назад

      Awoowga allaha unaxaristo

    • @Aa-nj5gz
      @Aa-nj5gz 4 года назад

      Maxaad boonbale isugu ekeesiise - uf iyo aqash adiguu cancer kuu danbeeyaa!

    • @risktaker9119
      @risktaker9119 3 года назад

      @@nasibudarbi2600 Waa iidoor xun malaha

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 года назад

      Halkeebuu ku asan yahay su aal

  • @salahahmed641
    @salahahmed641 4 года назад +25

    Viva SIWAAQROOOON💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @fahad_cigaal
    @fahad_cigaal 4 года назад +8

    Awoowe cabdiraxman sheekh ismaaciil al jabarti alle janadii fardawsa hakaa waraabiyo 🤲 wixii MJ ah kanasii ah cumar maxamuud
    Kana sii ah ree khalaf is muujiya ❤❤

  • @shuuriye115
    @shuuriye115 6 лет назад +10

    Masha allh reer abtiyashey majerten kor ahaada waligiina I love you 👌👌👌👌👌👌

  • @anasjaamac6584
    @anasjaamac6584 2 года назад +4

    Majeerten (rer TABALE ) iso fllow garay power tabale

  • @mohamedkadawe6042
    @mohamedkadawe6042 2 года назад +8

    Cali xajiijle ❤❤❤

  • @ubahcooking9224
    @ubahcooking9224 4 года назад +10

    Masha allaah duriyatii darood ismaiil illah hana waada xafiido gablalax iska dhalah baan ahay ogaden iyo majeerten landheree ayaan ahay like 1000 iyo 100 Subscribe ninkee dhiglohow ssmey ❤

    • @beproud5447
      @beproud5447 3 года назад

      💖💖💖cisman maxamuud

  • @asiaali6443
    @asiaali6443 4 года назад +8

    Majertenw wixii calisalbeen ah like

  • @beproud5447
    @beproud5447 3 года назад +5

    masha allaaaaaah😍😍, ilahaaow il idinka hay darood ismaciil gob gob dhashay baa tihiin, ilove you where ever you are my people🥰🥰🥰🥰

  • @abdallejama7086
    @abdallejama7086 4 года назад +3

    Laqndheeraha majeerteen maxamuud saleebaan like iigu qabta

  • @ziadera2137
    @ziadera2137 6 лет назад +6

    Inyar aan kaa saxo Cali saleebaan waa curadkii saleebaan maxamed waxay leeyihiin beeldaaje. Cali saleebaan shan will ayuu dhalay waxaana la kala yiraahdaa cowlyahan cali, ismaaciil cali, cumar cali, biciidyahan cali iyo siciid cali illaah ha barakeeyo iyaga iyo faracooda dambe Amiin

  • @ridwannorabdi236
    @ridwannorabdi236 5 лет назад +19

    Cusmaan maxamuud
    Muuse Suldaan
    Faarax muuse
    Reer Colow cali dheere

    • @shinaya2639
      @shinaya2639 4 года назад +2

      Abtigay my mom
      Cisman maxamud
      Muse suldan
      Farax muse
      Ugaaryahan
      Reer samatar cabdi

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 года назад

      Boqortooyo ☺

    • @MohamedAbdi-nk7gs
      @MohamedAbdi-nk7gs 4 года назад

      Me too muuse suldaan reer cali dheere

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed 6 лет назад +21

    Binadamka oo dhan nabi Adam ayay ka yimaadeen , yaa diidan. (( و جعلناكم شعوبنا و قباالان لتعارفو، ،،ان اكرمكم عند الله اتقاكم

  • @Abdul-ls1uy
    @Abdul-ls1uy 3 года назад +6

    Cali ibaraahim (reer bicidyahan); reer xaamud, reer waceys, reer maxamed gala.eri, reer sugul, reer xildiid, reer samatar, maxamuud yoonis, ismaciil yoonis.

  • @ayuub3301
    @ayuub3301 5 лет назад +21

    Mjerteeeen😚

  • @abdulazizmahmoud3636
    @abdulazizmahmoud3636 5 лет назад +39

    Siwaakhron ❤❤

  • @Kumaaqaan
    @Kumaaqaan 5 лет назад +15

    Awoowe cabdikarim noleys ( tiftif ) majeerten

    • @zhugeliang2121
      @zhugeliang2121 4 года назад +2

      Shp ma rerkasa thy

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 года назад +2

      www abdikriin nolays tiftif cadi maha

    • @Kumaaqaan
      @Kumaaqaan 4 года назад +1

      @@zhugeliang2121 haa sxb

    • @Kumaaqaan
      @Kumaaqaan 4 года назад +1

      @@abdallejama7086 niyahow ma ila argtay

  • @zakariaabdilaziz7561
    @zakariaabdilaziz7561 5 лет назад +4

    Viva Amaanle wixi Boqortooyada like ta igu qabta

  • @SalmanAhmedSalah
    @SalmanAhmedSalah Год назад +1

    Viva Ismaacil saleban 🦁

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py Год назад +3

    Viva wadalmuge ❤

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 года назад +3

    One 😍All majeerten, lkn run ahaanti 5ta MJ ugu waa weyn now
    Cumar maxmud, (Mudug)
    Ciise maxmud, (Nugal )
    Cusmaan maxmud.( Karkar)
    Cali saleeban.( Bari)
    Siwaaqroon. (Gardafuu)

    • @Captainjees
      @Captainjees Год назад

      Inta kale uu tiriyay jeebka miyaad gashatay mise cuqdad ku haysa ayaad ku rebeysaa 😅😅😅😅😅 inta kula dhalatay hadi laga reebo maxad daremi lahed magaca aad mesha ku qoratay uma qalantid ee cuwdadloga somliyeed ku qoro😅😅😅😅

    • @Easy_way1
      @Easy_way1 Год назад

      @@Captainjees Cuqdad Somali haday ihayn lahayd Somalia Maan dhisen iyado Qab qable Xamar haystan ban ka Xoreeyay wll

  • @apdiyare8241
    @apdiyare8241 3 года назад +4

    Awoowe Aadan ibrahim jibraahil Allaha u naxaristo

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 6 лет назад +15

    VIVA DAAROOD

  • @yusufyareyusufyare9179
    @yusufyareyusufyare9179 4 года назад +4

    REER TAbale like II saara

  • @luullove2213
    @luullove2213 5 лет назад +1

    Reer tabale reer ayeeyadeey inta qabyaalad ma ahan ee waxii aan garinayn inay bartaan weeye wana kuumahadsantihiin intii soo dhigtay inta kaheshay like isaara

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 года назад +3

    MAJEERTEEN WAA 106 LAFOOD
    qabiilka ugu dhulka wayn somalia Mulkiilayaasha somalia

  • @maryamhhhuvgyjyy6
    @maryamhhhuvgyjyy6 4 года назад +4

    Majerten cisman maxamud muse suldan 💕 waa boqortoyo a

  • @mohamedmohamud173
    @mohamedmohamud173 3 года назад +4

    Mj❤ muuse nolays ( idigfacle) love you all somalis

  • @indiaeregschannel5298
    @indiaeregschannel5298 3 года назад +6

    I was never taught about qabil growing up and I will probably never teach my children but MJ ( Omar Mahamud) & Mareexan ( Reer Dini) whoop whoop 💕 iyo Somali weeyn 🇸🇴❤️

    • @risktaker9119
      @risktaker9119 3 года назад

      Just stfu you think that’s funny??
      Well you will change your mind when you see how they treated our boy Sharma in That village

    • @indiaeregschannel5298
      @indiaeregschannel5298 3 года назад +1

      @@risktaker9119stfu?? our boy??? You must be trippin or something... I dont know who you or " our boy " is so as you were!!!

    • @Lvrry416
      @Lvrry416 3 года назад

      @@risktaker9119 whos shawarma lool what they do to him anyways

  • @mjlaaga1925
    @mjlaaga1925 3 года назад +5

    ismaciil saleeban❤

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 5 лет назад +6

    Majeerteen 7 madhalin ee wuxuu dhalay sideed (8) ee dib ugu noqo oo sax??

  • @kartiilemedia9486
    @kartiilemedia9486 4 года назад +2

    Mohamed nooleeys hadaa tahay like saar

  • @adamjama5682
    @adamjama5682 3 года назад +2

    Amaanle waxii ah like igu qabta

  • @zakjameel4137
    @zakjameel4137 6 лет назад +8

    Alla yaa cizak. This man is not a tribalist . Stop being jelous. One of the reasons why religion was revealed is to protect family blood lines. There's nothing wrong with this man. He's a historian. The only thing I mind is when he said Cismaan is Darood Kings. They're not even Majeerteen Kings. Cismaan Maxamuud doesn't need to be Darood Kings. It's enough to be Baqortooyada Cismaan Maxamuud. More than enough in fact. Viva Majeerteenya! Viva Daarood!

    • @saynabcabdi1090
      @saynabcabdi1090 2 года назад

      Mansha cismaan maxamud wa rerka 5 jeer wax i aha iyo kandna ba

  • @abdallahaji5506
    @abdallahaji5506 5 лет назад +20

    😍❤💞💪Taballe wr majeerten o dhan ban awoowe u nahy🤣🤣🤣car diiida wakaase 😀Wiixinuba AAWE ayad kaso far camteen qeelada yareeya farac baa tihne kkkk

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka6180 5 лет назад +10

    Wixii CALI JIBRAAHIIL AH soo yaaca Nacalaa sheedaan ku yaal ee

  • @mohamedabdihasan2218
    @mohamedabdihasan2218 5 лет назад +2

    Cali xijiijle like isaar

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 лет назад +2

    Aniga oo ka soo jeeda Beesha Reer Sheekh Isaxaq, waxaan runtii ku faraxsanahay jiritaanka Beesha Daarood Ismaaciil oo ah runtii Lafdhabarka Somalida, haddaba maxaa khaldan haddii uu yahay Daarood nin Yemeni ah, maxaa keenay magacyada; KOOMBE, HARTI, XARLE, JIIRAAN, KABLALAX, ABTIRE, IWM, Meeye magacyadii Carbeed, mahadsanid

    • @risktaker9119
      @risktaker9119 3 года назад

      Magacyadaas ma ayagaaba carab aheyn?

    • @الحقيقهمره-ج2ث
      @الحقيقهمره-ج2ث 3 года назад

      قبائل الجنوب العربي يطغى على اسماءها الالقاب وهذه صفه عربيه فلاتستغرب.. إذا كان اليمن والمهره والبدو القاب تطغي على الاسم الحقيقي فمثلا تجد شخص اسمه سعيد لكن الناس تعرفه بلقبه مجيشن او بر فضلون اوو.. فهذا شي طبيعي بل دلاله على صريحه على عروبة الدارود. ثم إن الدارود لم تنسب نفسها لاحد بل كتب النسابه العرب من قام بنسبها اليه.. فالمهره يعتبرونهم اخوتهم والقبيله السادسه من قبايل المهره الكبيره والعقيليين الإشراف ينسبونهم لهم... فالقضيه محسومه والنقاش فيها كما أرى وانا مهري ويمني منتهيه فالدارود يمنين سواء كانو من المهره في اليمن أو من اشراف الحجاز.. والناس مؤتمنه على انسابها ولكني انا شخصيا اجدهم يفتخرون بصوماليتهم اكثر من افتخارهم باي شي اخر.

  • @maizaquruxxox9145
    @maizaquruxxox9145 4 года назад +7

    Absame kala baro wallo😂waa
    Jidwaaq Absame
    Ogaaden Absame
    Wayteen Absame
    Balcad Absame

  • @abdullahimo
    @abdullahimo 3 года назад +3

    Wixii cali saleban like saar

    • @jh-mt6yw
      @jh-mt6yw 3 года назад +1

      Warya aniga omar ali salebaan baan ahay, qabilka jooji iyo somalia ha dhisno

  • @ahmedkaarshe4846
    @ahmedkaarshe4846 6 лет назад +4

    masha allah ilaahay hasii badiyo majeeteen taladana haw hayeen tolkood iyo somali waynba

  • @siciidcabdiraxmaan1995
    @siciidcabdiraxmaan1995 5 лет назад +9

    Waxii warsangaliyah adeerow lik iisaarah

    • @beproud5447
      @beproud5447 3 года назад

      reer ayeeygey, like an ku saarey

  • @mohamedaynab2061
    @mohamedaynab2061 4 года назад +3

    AniH Qabiiökaygu Waa Somali💙🇸🇴💙

  • @muhamuudbille9158
    @muhamuudbille9158 4 года назад +3

    Beenlow aniga Daarood ayaanaha waliba Mareexaan Laakiin Zxp hhhhh Xaggaad Kusoo aragta Dhadhaaradii uu awoowe shaaha kukarsaday 😂😂😂 lol Daarood Nimo Weeye Majeerteen ayaataha nio Waan ku garan Faankaaga Majeerteen Reer Bariga ahaa ayaataha Ee Bahasha naga dhis nio

  • @neemayasin6716
    @neemayasin6716 3 года назад +1

    Majeerteen ismaciil saleebaan

  • @mahamoudhirsi3144
    @mahamoudhirsi3144 4 года назад +7

    Boqortooyadu Amaanle meeday mise waad duutideen

  • @saidali8662
    @saidali8662 4 года назад +1

    As.c wan ku salaamayaa suldan wax badan ayaad noo iftiimisey waxna waad illowdey ilma ibraahin jabraaiil waxaa ka mid ah xuseen ibraahin oo lada reer bicidyahan

  • @sahraa7750
    @sahraa7750 6 лет назад +19

    Intaad odayaasha dhintay Allaah hawnaxariistee magacyadooda xifideysid quraanka illaahay iyo axaadiis nebibiga adigoo xafida ayaa kaaga khayrbadan waxaan kasoo horjeedaa inlagu faano awowyaasheenii dhintay hadii layska illaawilahaa qabiil qabiilba laysuma gumaadeen anaa kaa badan iyo anaa kaa badana laysuguma faaneen nin waliba inuu somali yahay islaam yahay wadankaana uuleeyahay oo ilaashado ayuu ku dedaalilahaa anigu qabiil qurux uma arko

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 6 лет назад

      Sahra A Are you Majeerteen?

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 6 лет назад

      Sahra wax xun mauusan sameey wall,,,, Culumada waa weyn ee Xaramka katujisa magacyada eey wataan waa magacyadii qabiiladoodawall maxaayeelay isku aqoonsada ILaahay baayiri,,,,,, balse Soomaali hadaanahay waxeeynu leenahay dhaliila badan ee taas aan iska wacyigalino in shaa Alaah.

    • @sucdihagi5088
      @sucdihagi5088 6 лет назад

      Alla ka cabso boqor wa Allah subaxana watacaalaa war ilaahey ka baq wax ka kheyr badan dadka u sheeg

  • @sirinyusuf4105
    @sirinyusuf4105 4 года назад +6

    Wadalmoge❤️❤️

  • @bahjomaxamed8084
    @bahjomaxamed8084 2 года назад +1

    Rer cumar

  • @garconschaer3959
    @garconschaer3959 4 года назад +1

    cabdikarim noleys tiftiif awoowe alle haku naxariisto

  • @mohannarashka4473
    @mohannarashka4473 5 лет назад +3

    Maansha allah boqortooyadii daaroood ismaaciil

  • @faisoabshir2736
    @faisoabshir2736 3 года назад +1

    Majeerteen wabeneye❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aaminaomar1329
    @aaminaomar1329 6 лет назад +2

    ceebqabiilka balaadhan mansha allaahu meesha hakusobandhigin iliyo ishaaro waajirtaa harti makalayara ee iga aamus

  • @caaishamaxamadcaaishamaxam5009
    @caaishamaxamadcaaishamaxam5009 2 года назад

    Masha Allah boqortoyo belwyta majerteen amartiwaaq wn fcnhy my dhiiga 🥰❤♥️♥️♥️♥️💯

  • @yaskacadey6855
    @yaskacadey6855 Год назад +1

    Filkigaac xijiidle❤

  • @haldhaaqurux8078
    @haldhaaqurux8078 4 года назад +7

    Iam majeerteen AbdiLe nolays💞❣

    • @salem0105
      @salem0105 4 года назад

      daanweyne ma sha allah!

  • @Landofpuntltd
    @Landofpuntltd 3 года назад +1

    Cabdalle Noolays (Daanweyne) Al Majeerteen !

  • @nawaaldaahirmaxamed333
    @nawaaldaahirmaxamed333 3 года назад +2

    My tolky maxamuud ibraahiin

  • @abdiyare4292
    @abdiyare4292 2 года назад +2

    I’m Amaanle and this is fiction adeer beenta nagetay you foul the history your old dirty buster, they plan was to knock me out the top of the kingdom 👑 Amaanle true king. Think about the Somali you mislead with the poison ☠️

  • @MAGAALOYAR
    @MAGAALOYAR Год назад +1

    *QABIIL AAN FARCAMIN MALEH* 😂

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Год назад

    Abti ma jecli inaan ku dhaliilo laakiin markaad leedahay majeerteen saddex jeer baa loo baqay oo uu madi ahaa waxaad tusaale u soo qaadatay Jibraahiil iyadoo aad ogtahay in majeerteen kale oo aan Jibraahiil ahayn ay joogeen sida wabbeeneeye iyo Siwaaquroon. Mise majeerteen wuxuu kuu yahay Maxamuud Saleebaan oo keliya?

  • @maymuunabdullahihassan1039
    @maymuunabdullahihassan1039 3 года назад

    Waa wareey waa howl wayn aniga saas umaba aqoon cumar maxamuud maxamed harti
    Baan moodayay

  • @sundusmahamed6024
    @sundusmahamed6024 3 года назад +2

    Calijibarhil😍😍😍😍

  • @keynanfan7012
    @keynanfan7012 4 года назад +1

    Maxamuud saleeban waliba cisman mxamuud oo boqortooyadi ah war nii salamay tolkeeyow

  • @abdirahman1799
    @abdirahman1799 4 года назад

    Msha allh my tolkay my dhiiga
    Allow isku kaaya daa allow iskaya jclaysii marexaan ba naga baadiyo baye alllow soo hanuuni I'm mahamed harti majerteenia boqorada 🟩⬜🟦 ❤🙏

  • @ibramoha2688
    @ibramoha2688 5 лет назад +2

    Cali salebaan curadkii majeerteen.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 лет назад +2

    Ilaahay wuxuu dhacay isku garta qabiilka somali se way isku gumaadeen

  • @bashiirbile7826
    @bashiirbile7826 3 года назад +3

    Viva wadalmoge 😍

    • @mmb8978
      @mmb8978 2 года назад +1

      Halkaa kaga hay
      Ma foga

  • @maxamudcabdiraxmanowcumar8196
    @maxamudcabdiraxmanowcumar8196 6 лет назад +3

    Nuurkiqabe xajiijle ma ahn ee waa yuusuf xajiijle (nuurkiqabe)

  • @nasteexocaliyusuf7120
    @nasteexocaliyusuf7120 4 года назад +2

    Majeerteen calizaleeban ah

  • @faisalissa3216
    @faisalissa3216 6 лет назад +7

    Viva Beesha Ismaciil Jibraahiil

  • @beproud5447
    @beproud5447 3 года назад +2

    inta timo madoow iyo majeerteen yaa dabadn?😂😂😂

  • @maryankhalif5522
    @maryankhalif5522 3 года назад +1

    ALI jibjibrahil 😍😍❣

  • @farhiyaabdi5804
    @farhiyaabdi5804 4 года назад +4

    💯Taballe 💯

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Год назад

    Majerteen in one only 12 milion in the world.