Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
Dadka ree falastiin cidna uma maqna ceela uma qodna dadka qasa way isku tashadeen daanta galbeedna ha tashadaan xornimo aan xanuun lahayn xornimo maaha❤❤❤
Carabti max ku dhacay lkin dhibatada reer falastin allllah kama qarsono ee allllah ku gar garo madaxda muslaminta waa lo hasta dhibatada lagu fiirsana reer gasa maxamed maracada waa ku salamay 😢😢😢
Wlhi bilaahi talahi natanayahu iyo inta difacday waxey hor tagayaan maxkamada ale waliba ayaga oo duleeysan Insha alah
Sxp salada kudadal wa xariirka Adi iyo alle idinka dhexeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maya lama arag
Insha Allah shacabka reer Falaastin iyo rer lubanan dhaanto guul Ayaan Aee ugabaryayna ❤❤❤Amin amin amin amin Alow 🙏
❤illaahow❤ islaamka guul sii aamin aamin aamin❤yaa allah❤
Nio iga daa sxp wllhi hogamiyasha musliminta manta joga wllhi wa munafiqin alle ha idin cadabo ninkii isreal garab siiyow🤲😭
Walal waxan layabe sucudiga
Oo sucudiga uguuhoreyo waa cadow
@@Fouziaabdi-bq1rz sucudiga abayo wa ninkii marekanka kula racay in xamas la bur buriyo ❤️🥺 dhaqale ayey ka dorbiden naf iyo dhiig ubad iyo dumar wllhi hadey mntu rafax furnani lhyd AkM47 kayga wa idiyar shaahid nima rababa ani🤲😭
illaahow badbadi reer falastiin illaahow burbur iyo masiibo kurid mareykan yahuud yurub aamiin
ماشاءالله
Allaah swt ayaa yahuudna dhulka Raboow la jar oo jahanaba ku casuum
Nacalatullaahi calal yahuud nacalatullaahi caleek
INSHA ALLAAH GUUL GUUL FALASTIIN IYO XISBULLAAHI IYO INTA CAAWISO YAA RABBI
Anigu 20 qof ayan ku xidhay maracade show
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
Walaahi waa wax laga xumaado eyda eyda dhashey ee dhaqanka xunle ee cadswga cadawgu dbaley ilaahayaw awoodaadi meedey
Ka edebso arimaha ilaahay laxidhiidha .waxba umadan dhiibane asigu waa naxariis badane xaalada ay ku sugan yihiin shacabka qasa kagama war roonid
@williamwilliam1337 hooyada anaga wasne eyew eygu dhaley xunbayey doobigu tuurey yaa ku yidhi wax noo sheeg
@@liibaanguuleedmaxaa waaye aflagaadada maxaase ninkaan ku ceyneysaaa
اللهم انصر اخواننا في فلسطين و في كل مكان
💔💔💔💔🇵🇸🇵🇸🇵🇸inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo dhamaan shuhadada reer Qaza 😢😢😢
Alla maxaan gunimo qaadanay hadaan nahay umahada islaamka sheegta .😭😭 allow hangu halaagin dunuubtayada Awgeed iyo gaalo isu dulaaynta na haysata
Dadka ree falastiin cidna uma maqna ceela uma qodna dadka qasa way isku tashadeen daanta galbeedna ha tashadaan xornimo aan xanuun lahayn xornimo maaha❤❤❤
Yuhuud nacalad illaahay haku dhacdo
Aamiin
Aamiin aamiin yaarabi
Kuwas ilahay iimaanka haka qaado oo umada ha ka qabto😢
Allahu akbar
Ilaahayoow adigaa gargaar lehe muslimka meelkasta kudhiban ugargaar yuhuudana dabargoo iyo maeykan iyomunaafaqiinta
Maxamed ciise ❤❤❤❤ Thanks
Mahadsanid wll
Qalbi Xanuun waynaa ilaahow muslimka ugargaar
Somalian wanu diyarirn xabisig natayaah es wasaarah yahud
Ilaahay hajabiyo yahuuda
Iyo kuwa lasocdaba
Yuhuudu Nacalad haku dhacdo WA cadow Allah jabiyo😮
Ilaahowa u gara gara reer falsatina
Aamiin
ilaaya hakaxoreyo gumeystaha xasuuqaya e kala ah sahnuniyada & mareykanka o sibuuxda ugawada xasuua falastiin dhabarkana hakajabiyo sahnuniyada & mareykanka insha alaah
Yaa allah yaa rahman allaow ugargar palestine amin amin
Ku.scw.scw.scw..scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم Allaw isreal adunka kaqabo way fasahadiyen yaaa allha
Subxanaka yaa cadim
Musliminta u gargaar
asc. dowladaha carabta naago dirac xiran asxan iran❤❤❤
Allah u akbaar
Naclad haku dhacdo natnyhu iyo ehelkiisa
Wax dawlada oo islam ah oo dunida kajiraa majiran magicii muslim caraba ku ciyaartay
Arabta oo dhan ayagaba taageeraya israaiil waana rabaan in falasiin lawaayo
Allahaunaxariistoaamiinyaaallaahyaaallaahyaaallaah
Alle naxariistii jano haka waraabiyo
Illahayow uu Gar gar muslimkaga
Inaa lilaahi wainaa ileyhi rajacuun
اللهم أنت عليهم وإنت العزيز الغوي يا رب العالمين
Maracade manta wanba qusty manto dhan ku sugayay ❤
Fadlan hanosogdbinn tacadign ookale waa niydjab
allow u hili reer falastiin, lubnan iyo muslimka.
Subxanalah ilaahow yahuuda jab iyo halaag ku rid
Yaa rabbi
carabta lacnat Allah hakurido waxdinten waye walahi
Carabi wa lahayste
Fadlan aniga oo ah dadka aad kuugu xidhan aadna u jecel wararka aad noo soo gudbiso waxaan fakar ahaan soo jeedin lahaa in aadan na maqashiinin tacadigan foosha xun ee qarracanka leh yahuudna wanaag kuma ogin.
Dil waan aragnaa laakiin tan waa mid .............
Allaha xanun badan 😰😰😰😭
❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha caalmka ❤😂🎉🎉😢😢😅😅❤❤
Alaah ilaalnayah falastiin carabta
illahayow rer palastiin nabad uma aadan weynine dhibaatada katulqaad
😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واجعل قبره روضة من رياض الجنة.
Inaali laahi wa inaa ileehi raajicuun
Uff naclatullaah Yahuud
inalilah wainaileh rajicun
Musiiba falstiin deg deg way soo bixin inshallah
Allxmdullillaah 🎉
waa maya sxb
War maxaad kuhadlaysaa marxuuumka maxaad u aflagaadaynaysaa subxaanallaah
Israel ilahy lacnad haku rido
Yaac😢😢😢. Hadal dan wuu iga soo bixi laayahay
Subxanallah 😢😢😢😢😢😢
Maracdde walaal ararka irimaha Sirdoonka kaama heyno
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Jabaab ah ma heysaa Dowlad carab oo wax ka tiri xirista yuhuudka Nathan yahuu waa maya maheynno
Carabiner waa meelmadhan
Wadamada islaamka intaan ka,ahay tunisia inta kele waa nago
Maya ma hayno
Khayr Allaha ku siiyo ma damiir nool baa ku damaya caalimo islaam gaar ahaa carabta?
subxaanalaah xasbunalaah
Dhamaan gaal oo dhan waa munaafuqiin
Maracdw wlh ma dhamesan karo warka😢ala ilahyw wad ujeda umada musliminta sida lo cadabaya😢dhulka lajar israel rabiyow hano cadabin wala lahas dhibatesan dartoda😢😢
wx ka xanun badan ma jirto carur io ciroore la gumaadaayo hadana adan waxba uqaban karin arabti dariska laheydna gaza ee iska firsanayaan😢😢
Wa tuma download carbeed ee hadli karto? Nafta aya qurqurada joogta
Wadamada carabta madaxdooda waa munaafuqiin
Ilahow ugargar rer falastin iyo dhaman uslamka ilahaw gahuuda balayo kusalid iyo dhaman galada
Nacalad haku dhacdo yuhuud iyo intii macooda ahba
Wll may ahayn inaad sheekada dhakhtarka aad soo gudbiso
Fadlan sheekooyinka nuucan ah is dhaaf waayo waa qalbi jab
❤Putin❤Glore❤for❤Russia❤
Alle dhibka hakadu qaado walaaleheen reer falastiin
Carabti max ku dhacay lkin dhibatada reer falastin allllah kama qarsono ee allllah ku gar garo madaxda muslaminta waa lo hasta dhibatada lagu fiirsana reer gasa maxamed maracada waa ku salamay 😢😢😢
ileen carb ciilkamabixiso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ish shee ish
fadlan arinta dr falastiiniga ah naga dhaaf dhiiga ayaa nagu kacaya maadaama aan dadka masaakiinta ah u waxba u qabanayn
Maxeey uaamusayihiin doowladaha islaamka mahaye jawabta adumaheesa jawabt maxamed
M.a
Asc
adoo raaliya fadlan adoo Akhlaa qiyadka ilaa linaya nagada sheeko galmo waan og nahay waxa socda lkn kadaa dhowr mar ayaa ku arkay war bixinadada waxaas oo kale thanks
Wll waannu kugu xiranahy fadlan isku day inaad gaabisa vedioyada 10daqiiqo ilaa 13daqiqo ka dhig
Dawladaha carabta waa Bayden iyo Netanyahu Ayey nago u yihin
Maya
Waan dhawahay zxp
Ok
MadaxdaCarrabta wxa ay yuhudu ka hayansawiro ama kilib rikarto ah
Sxb dowladaha carabta ayaaba ah munaafaqiin
What you mean dawlada London. Iyo dawlada England
Nacalad Allah kurido yuhuuda
Bal maxay nin ay ka kufsan😢😢.waa Arin caawa aad imurug galiya
Ma fiican adigu inaad so qaadti wajikisaa dhakhtarkan waaayo Daad badan ayaa qalbiyaadu xauun ayaa blse warkaga waadd kudarikarta magaciisa blse wuu dhinta uma dhiman kufusi ee waxuu udhintay dhaawcada
😢ereyga Wala kufsade Marka maqle berka ixanunne😢alal yarabiyw😮 jabi yahuda oo dhulka lajar😢
Waxaa fiicnayd halka ay ka kufsadeen doctor falastiiniya inay kufsadaan oo madax waynaha Emirates ka iyo boqor kusheega sucuudiga