gabayga abwaan heelaale ujeedadiisu mahalbaa mise ujeedo kaluu kahadlayaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии • 3

  • @dhagacadeinahaashi2206
    @dhagacadeinahaashi2206 Год назад

    Allahayoow kariim baad tahaye unaxaristo abwaan halgame haaleela.
    Abwaan ku hasha wuxuu ku sifaynayaa xornimada micnihiisuna waa gabanimo iyo xoriyad doon wuxuu ugu sifaynayaana somalidu mataqano xorayadee waxay taqanaa hasha micnaheeda abwaan kuna kolba meshii fudud ayuu wax ka tusayaa shacabka somaliyeed 🇸🇴

  • @Duceesane0
    @Duceesane0 Месяц назад

    Allah unaxarito abwaan 😭😭

  • @DooyaDeer
    @DooyaDeer 3 года назад

    asagaa sheegaya wall ee dhageyso uun