Somaliland isaaq ba leh Odaygii lahaa ayuu Ahmed Ismacil ka xanaaqey lakin runta uunba loo sheegay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 71

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 месяца назад +5

    AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 3 месяца назад +6

    Prof Samatar waa nin hadal badan lkn aan xikmad badneyn. Khudbad meel laga jeediyo oo dhowr qof kuu sacabiso ayuu u qabaa wadan hogaankii lagu hanto.

  • @Somaaliman
    @Somaaliman 3 месяца назад +3

    Idoor waa idoor. Waa reer wada walan.

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 3 месяца назад +1

    Isaaqo waa 100/70 Somaliland 30 kale waa lotalinayaa

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 месяца назад +5

    Hooyada iyo isaaq BA was hadad leedihiin yaa idin Ku haysta joga dhulkiina isaqnimadina aamina maxad dadka ula soo Aadan dhulkooda Amin dhulkaga

  • @mrali3601
    @mrali3601 3 месяца назад +2

    Axmad wax kasto ku dhaca wa mutaystay, geed ki uu beeray bu maanta harsanaya
    Nin aan waxa jooga garan waxa so socda ma yaqan

  • @omarhersi7179
    @omarhersi7179 3 месяца назад +5

    Besha cise weyne hadanahay isaaq kabihisa' kenayna ciyarto wanobilaw somalina hanadawato

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 месяца назад +1

      hhhhhhhhhhh ma goojacadaad ka keneysaan

    • @faizam523
      @faizam523 3 месяца назад

      Ciise halkuu joogaa horta. War adna iska aamus yaan lagugu qosline, kuwa jabouti xoolihiinii ku naaxnaaxey iska soo buriya horta habarta khadrana waalna u soo fura.😂😂😂😂

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад

    Wcs.jaamac galad iyo guuleedow

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 месяца назад +3

    ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

    • @faizam523
      @faizam523 3 месяца назад

      BEENAALE, ZAYLAC IYO LUGHAYA MA RIYAAD KU QAADAN??? WAR YAAN LAGUGU QOSLIN.😂😂😂😂😂

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 3 месяца назад +2

    أللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ruqiya-d6n
    @Ruqiya-d6n 3 месяца назад +1

    Ma maantaad is ogaateen akhas bilaa damiir awoowga samaroon waa goblan ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 3 месяца назад +2

    Hargeisa waxaa lagu xasuuqay dadki 77 somali kasoo qaxay waa lafaha aysidanjire

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 месяца назад +1

    Doqon ogaden doolo laga waaye😊😊😊😊laba tanag😊😊😊😊

  • @BURALE2000
    @BURALE2000 3 месяца назад +2

    garaad jaamac wuxuu yidhi rabi iyo ribabliga inaga dhexeeya isaaqow.

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад

    Macalin na maahee waa dira diraa

  • @RahmaDDoni-uh9bl
    @RahmaDDoni-uh9bl 3 месяца назад +1

    Dadkaan seey u noolaan jireen.
    Isaaqu weey wada waalan yihiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Waa xoolo

  • @faizam523
    @faizam523 3 месяца назад +1

    Ina samatarow Soomali kuu calaacali meyso waa abaalkaa, baga ayey sidaa kuu bahdileen waad muteysatey wixii ay ku yidhaahdaanba. Jaahiliin baad isu dhiibtey, awalba meel aan miqaamkaagii ahayn baad cumaamada dhigatey, dad aan kuu qalmin baad is hoos dhigtey baga ayey dhulka kugu jiideen.

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 3 месяца назад +3

    Isaaq waa 2 mid dagan itoobiyaa axmaaro iyo oromo ayaa gumeesto degmada xarshin iyo gaashaamo iyo hartashiikh isaaq dagan hergisa iyo burco waa looma ooyaan 500 isaaq ayaa ku xiran xabsika lascaanod waa kuwa ciilaan 😂😂😂😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад +4

    War iskaga tag meesha oo orod awdal maamul usameyso isaaq wuu ku eryaye maxa kugu dhejiyay

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 3 месяца назад

    Sax waye

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l 3 месяца назад

    Adeer odaygani runtuu sheegay

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 3 месяца назад +1

    LEEFOO HALIQINBAA LURTAN II HORSEEDAYE LABTAYDANEEY LULULKA IGADAA 🎉QADAN QARAN MEXEY ISU YIHIIN ODAGA

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 месяца назад

    samaron waxan u shegayah inay kah tashadan Ayahodah qabil walbah dhulkisah ha kah taliyoh no mor Argagixisadah snm inay u dowladaysoh qabiladah kaleh

  • @ambarashkir3336
    @ambarashkir3336 3 месяца назад

    Yaahuu odeygaan afka xun, qabiil hada qaran ha noqdo😂😂😂😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t 3 месяца назад +1

    War horta hadalku ha idiin danbeye itobiyan kan ad hos fadhidan ka hos kaca kadib raga la hadla o la kaftama way noqon wayday is qariya amuska idin dhama lakin intad itobiya kabaha daba wadan raga hala hadlina kaba qaad waxka xun male qayrka kabo uqad wax kaxun male tolayi cagdherey 😢😢😢

    • @HamdkI
      @HamdkI 3 месяца назад +1

      Ogadenya somali halgankeedii seyid cabdule xasan bay ugumeebeen reer galbeed baa gumeeyey iskamana hoos saari karaan adigu somali baa tahay oo magaca idinka dhexeeya gunimada waad la wadaagtaa waxana tahay ninkay hiiilka u tari lahaa waxadna ilowsan tahay in aaf isku mid u tihiin itopia laakiin bedelkeeda waad ku caayeysaa laakiin caqli keen asaagaa caqli buu keenaaye waana hawl u wada taal wiilasha somaliyeed meel ay jooganba

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 3 месяца назад

      @@HamdkI isaaq waa 2 mid dagan itoobiya waxaa gumeesto axmaaro iyo oromo dagmars gaashaamo iyo xarshin iyo hartashiikh iyo daroor kuwas ayaa xureen u baahan kuwa kale isaaq dagan hergisa iyo burco wada maxaabiis xabsiyada lascaanod kuxiran ayaa u bahaan in la soo furto 😂😂😂😂😂

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 месяца назад +1

      Dds somali ka maqan ma jirto tan kale cida qoriga qadatay wa onlf ya so dhibayay hargaysa xamer mataban garowe

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 3 месяца назад

      @@hodanc6255 waxaa layaabay idoor kasto markuu hadlo waxuu kuleeyahay ogaadeen ayaa axmaaro gumeesto 😂😂😂 asago isaaq waxuu dagan yahay itoobiya wax laku qoslo 😂😂😂

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 3 месяца назад

      @@hodanc6255 Dowlada deegaanka gobol doolo majeertan iyo dhulbahante iyo ogaadeen ayaa dagan gobol dagaxbuur isaaq iyo ogaadeen iyo shiikhaal gobol faafiin samaroon iyo jidwaaq gobol liibaan hayewi gobol sitti ciise

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 3 месяца назад

    MUNAAFAQIIN FAQASH DAAROOD HA'IDIINKUTAAGNAATO

  • @bossman1024
    @bossman1024 3 месяца назад +1

    Inad kolba qof wax ka sheegtan moye idinku maxad latimaden
    Raganimadinu sida miyad KU qanacden wax mabaratan inad dad sida I yahay caqli ka dhigatay ayad dadnimo moden

  • @JibrilJimcoIdow
    @JibrilJimcoIdow 3 месяца назад

    Markiisii horeba ma caqli badneen. Waagii uu Xamar kasoo cararay, hadalkiisii wuxuu ahaa. Somalia 2bo qabiil ayaa iska leh, aniga boos iima banana. Markaasow gobolada waqooyi oo hal qabiil leeyahay, muxuu sugaayay ma in natiijo cusub soo baxdaa, markaad hal qabiil utimaado.

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад

    Odaygani jaamacow wuxuu isku diro ayuun buu raadiyaa.xamar buu is dhex taagay.uu yidhi I doorta Hal codna muu helin .

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 3 месяца назад

    WAABA LAYSARAGDHEH OK🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 3 месяца назад

    Odaygu runwaynaa 😂

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 месяца назад

    Somaliland unukaa leh , waa run been maaha

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 3 месяца назад

    Haddaanay Isaaq Somali rabin Lana noolankarayn ha ka guuraan waalidii casayd ee caanka ku noqdeena ha joojiyaan

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 3 месяца назад

    Nama matalo waa gudi baasto muuse biixi ba ka dhex hadlaya

  • @omarhersi7179
    @omarhersi7179 3 месяца назад

    Isaaq wax sharaf ah malaha hasayeshe gadabuursi wakaadagyahay isaaq oo ogyahay somalina way ogtahay siduu ilahay umadisa ugaadagyahay ayuu isaaquna gadabuursi ugaadagyahay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 месяца назад

    Adeerkiin faarax macalin caqlilaawe sow Seeftu maanta ma dul taal mid shacab waliba cagdheeray prof. Samatar raq ka wayn baa idiin taal ka hadla

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 3 месяца назад

      Shaley ayey aheyd kuwa badan oo mirqaansan markay lahaayeen Faarax Macalin anagaa dacweyney oo ka damneyna waxa Kenya ka docda .Waxaa kale ooy lahaayeen William Ruto laftiisa ayaan Rideynaa si Kikuyu u soo noqoto oo Somaliland loo aqoonsado!
      Caku iyo dad marna mirqaansan,marna qaadireysan.Haddii afxumada iyo futo xumada aad joojin waydo,Cagdheerta iridda Wajaale iyo Awaare joogta laag aadan ka soo kaban ayey dabadaada gaaban kaaga qaacin nownow iyo dhegadhegada haddii aanad joojin!😁😁

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 3 месяца назад

    Somaaliyeey waanu idinka xaalsiinaynaa qofka noocaas u hadlay nama matalo waa qof wayn oo madhan qofka madhani cidkasta waa uu ku jiraa somaaliyeey waxaanu idinka codsanaynaa in aydaan noo qabanin maadaama aanu nagu matalin hadalkaa uu yidhi asagana uu ku koobanyahay sidaa oo ay tahay xaal gole jooga ayaanu siinaynaa cidkasta oo dhibsatay hadalkaa uu yidhi odaygaa wayn ee faaruqa ah odaygaasi waxaa uu ka mid ahaa ragii 1994 dagaaladii sokeeye ka horyimid beeshiisa oo uu basaas u ahaa beelihii iyo maamulkii wakhtigaa joogay ee waliba dagaalka kula jiray beesha uu kasoo jeedo odaygaasi waligiiba waxaa uu ahaa daba dhilif reerkiisa ayuu cadawga u basaasi jiray

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 3 месяца назад +1

    Dhul dhee
    Doqon dhee
    Fulay dhee
    GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE
    GOODBYE SNMLAND

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 3 месяца назад +1

    JAAMACOW TAY SOMALI JECESHAY BAANU LA WADAYNAA LABADA REER EE AAD WADHFINAYSAAN MID WUU IDINKA YEELAY OO 1991 BUU KU CELIYEY SHEEKADA SANAD KADIB WAANU LA QAADANAY HADA EE SIDII HORE HA KA CARARINA AWDALNA HADAY IDINLA QAADATO WAXBA KAMA QABNO ILAMASE AHA

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 месяца назад

    Kkkkkkkk

  • @duca_qaba
    @duca_qaba 3 месяца назад

    Markan samaroon idinma dhex dhexaadin doono cidii aad ula tegi laheydeen sii raadsada

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 3 месяца назад

    isaaq xoog kumu galin boorama bayo ayu kugalay tolwaye aya galiyay daarood un an saarno lba qabil sogali kariwayay ader

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 месяца назад

    Runta usheega dadkan inugu kibray isaaq baaleh waqooyi walaa ciise walaa gadabuursi wala dhulbahante runtuwaata kii ku noolanaya iyo kii kaguuraaya ilaa lowyacado isaaq baale xoog bay ku xoraysteen oocadowgiihaystay kaga qaadeen adeer qosol kumay helin cadowgii qori caaratii aykaga xoreeyen haday edeb yeelan wayan dadka nalanool sidiinay kuriyoon doonan waqooyi baribaanu daganan jiray cagdheer

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 месяца назад

    Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 what is the land. ??? Sheeko. Raqiisa. CID. NOOLA IMAAN KARTAA MA JIRTO ISAAQOOW. KKKKKKK. AMA. QABIIL. KU. BUUQA. AMA. SIYAASAD. KU BUUQA. KKKKKKK. WAALIDA. REER KA ISAAQA SHEEGTA. YAY. U SHEEGI KARAAN. KKKKKK

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 3 месяца назад

    Nafsigii soomaliya ayaa qabtay axmed samatar markasu yimid meel qabiil isaaq la yidhaa ka taliyo oo aan cid kale loo ogolayn

  • @MustafeshmuuseShmuuse2mustafe
    @MustafeshmuuseShmuuse2mustafe 3 месяца назад

    Ogaadeen beenta isdaa gadabuursi dad sidaa loodilo maaha 25 qof ayaaa kudhimatay boorama barigaa waana laga aarsaday

  • @cumarmahamed-sv8th
    @cumarmahamed-sv8th 3 месяца назад +2

    Cagdheertiina reactionbey baratey😅😅😅

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 месяца назад

    gunbuur waa reer ysro layaso

    • @AyanHassan-e8r
      @AyanHassan-e8r 3 месяца назад

      Hooyadaa Baa la yasaa reer daba lameer reer Abaarso

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 3 месяца назад

    Cirro waa nacas Julian, wax u ka bedeli katana ma jirto umad jiran.

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh 3 месяца назад

    su aal labaniinaan maxaad mj ku necebtihiin yaab soo jawaaba

  • @IbrahimMaxamuud-ip2jt
    @IbrahimMaxamuud-ip2jt 3 месяца назад

    Waxa lagu hanjabayo ma ahan awood isaaq waa awood itoobiya iyo gumayste kuuiri kkkk

  • @hassandjamila3107
    @hassandjamila3107 3 месяца назад

    Wa odoy wareray somali makala adk ee isaaqu haxichodo hadi uu xichonwayo uu cabsoon salal iyo awadal dadbaleeh dhulkoda haibsadan badayado iidmaha

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 месяца назад

    waar waa gun buur xun oo guna

  • @AyanHassan-e8r
    @AyanHassan-e8r 3 месяца назад

    Ala waa yaab kolka aad badaw tahay waa iska sidaas Soomali way nacaan isaaqu hadana iyagoo isku markhati furaya ayay cadaynayaan iyago magac uga dhigay meeshan yar ey isku urursheen Somaliland oo ka dhigan dhulkii Somalia dee Amxmaarland may ula baxaan what is wrong???

  • @Abib-i9b
    @Abib-i9b 3 месяца назад

    ISAGOO JAARSO AH AYUU SAMAROON WAX KA SHEEGAYAA.
    1977 AYUU ISAAQ NOQDAY

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 месяца назад +1

    😂😂😂😂

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂