BUQDHARKEYN OO DAGAAL LAGU QABSADEY IYO CEERIGAABO OO HUB IYO CIIDAN LADUL DHIGEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 27

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863  5 часов назад

    MUUQAAL KAAS SOO DAAWASA OO FOGEEYA PLS ruclips.net/video/BkxTFKY9QEM/видео.htmlsi=TU2U9osNpeXRspms

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 4 часа назад

      Duli liita nacas wasaq.. It is useless people like you who is unwise and donot understand the issue. This is not war between clans this a war between Somalia and Somaliland,

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 4 часа назад

      Ey qanjidha weyn naga aamus. Jaahilow who can not understand a fig.

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 4 часа назад

      Kalab cadow kalkala baatahay like like many of kith

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 3 часа назад

      Do you know what is Somaliland = British Somalilands Border, Jooji afqadhmuun

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 3 часа назад

      Doofaaryiow this is a national issue not Laasanood or Ceerigabo, People like you are the ones who failing Somaliland.

  • @Adualeh
    @Adualeh 56 минут назад

    Waa habar jeclo SSB ninkaasi gabyayaa❤❤

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 5 часов назад +1

    Alaah ka baqa cidii weerar wadaa wey qal danyihiin allaahu akbar awooda Allah iska leh

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 4 часа назад

    Waa habarjeclo abwaan qanciye

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 4 часа назад

    Asc, walee wiil badan waa la waayin waxaa idin Sugaya Habar Jeclo iyo G36 Habar Yoonis, cibaado, tacsidu ha badato.

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 4 часа назад

    Muxuu ahaa dacawgan fadhiga xunle walee in sidaadii xero riyaad dabada laguu gelin 😂😂😂

  • @abdiwahabDahir
    @abdiwahabDahir 4 часа назад

    waa nin habar jeclaa wixii wanaagsanibaa ma idinkaa dee qamaan bulxana sheego habar yoonisbaad uga durugteen degeladiiniye

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 3 часа назад

    Raga ma meel bay u hurdaan Ceergaabo jogaa ee uu leeyahay 8/25/23 oo kale baan rabtaa in Aad noqotaan yaab nabadu waa macaan Nabaad baa u fiicneed Harti in badan baa la baryay oo lala hadlay oo ergo Loo diray may nabada qaataan xumaan baa ka danbeene iyo dhiige hoy jooga

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Час назад

    Somaaliland cadaw kale kale aan gudaheeda ahayn waayo Muuse biixi intii uu joogay wadanka waxuu waday xumaanta ISAAQ dhexdiisa ah waayo maanta SACAD Muuse waxuu sheegtaa Togwajaale Ciise Muusena Berbera laakiin ma Oga Daarood inuu ku so maqan yahay oo doonayo inuu ISAAQ ka dhigo gun iyo wax aan la aqoon Taana waxa ugu wacan maanta sodon jirka Habarawal iyo GARXAJISka HARGEISA isku Haysta 😭😭😭😖

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 5 часов назад

    Ninkan waallan iya ka miyir qaba midna arxan kuumas hayaan waana ilma adeer

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 часа назад

    Daarood oo dhan ayaa dagaalka gelaya marka runta la sheego.

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 4 часа назад

    Dulmiga mafiicna kibirka walagu jabaa aniga wagii laascaano mise hada waxbadan ba iskakeybadaley xaqiiq in isaaq markaan lagagardaranyahy ayadoo lahelikaro wadahadal hashiis isfahan ayadoo lahelikaro indagaal lagu baaqo dagaal micnihiisu waa dhimasho daawac burbur barakac cabsi waxbarasho la aan cidii kubaaqdey aya kujabeysa markaan hadalkaan meelkuqora isaaqna waxaan laayahay dadkaan way idinkagardarayihiin ee gacmaha isqabsada aqalkiina kudhinta tiihore anagoo soomali oo dhan aya kugarabtagneen dagalkii laascaano balse tan wakukeligood wayna kujabayaan mar dhiig badan daato kadibna ayagaa nabada soo raadin doono dhamaadka filmka wasidaas anigu labada maahi balse xaqa wa inaad sheegi karto adigoon cidna kabaqaan

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 4 часа назад +1

      Runbaad sheegtay dagaalkii laascaanood anoo reer soomaalilaana waan kasoo horjeeday kanse waa sidaad usheegtay daarood baa gardaran oo raba dhul isaaq helina maayaan insha allaahu gardarada way kujabi

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 5 часов назад

    Muse dalka kama tagin ee kursigi madaxtoyada ayu ka tagay…. Marka huwan inay so hawaysato Somaliland waka xaran Muse iyo Cirro wa isku mid

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 2 часа назад

      Muse ma cid ka baqda ayaa jira. Miyaan Baalihisa wax Marin.
      Shalayna daalim baad ahayd sida aad sheegtay. Maantana Daalim baad tihiin.

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy 3 часа назад

    Hal abuur ku tuff huwanta dhex hakanoqon

  • @Xiingalool
    @Xiingalool 4 часа назад

    Doqon,,laba beelood ......

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 4 часа назад

    Kkkkkk xaajiidamer siidad u diidey somaliland inan laascano kaa miid haain ceerin u ogoolow

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 5 часов назад +2

    Daarood magacyo xumaa harti kaalay i was iyo qaar kaloo Badan hhhhhhh

  • @KhadarCaliibraahin
    @KhadarCaliibraahin 3 часа назад

    Nacas aamu ninka dagaalka ku jiray ayaad amaanaysaa hal abuur maxaa kaa si ah

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 5 часов назад

    S c w