Bocor Gaduud aan macmacaan Ka Sameeyay Alaabtan Turkida Caan ku ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 162

  • @MA-oo4hj
    @MA-oo4hj 2 года назад +64

    *Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️

  • @dhirigilisoumada5452
    @dhirigilisoumada5452 2 года назад +32

    Soonka iyo salada allah haku aqbalo amiin isoo boqo walalkeyga ama walasheyda 🙏🙏

  • @iskufilanhadiyojre2180
    @iskufilanhadiyojre2180 2 года назад +10

    Nasrooy gacmaha maxaa kaahelay abayo

  • @farhiyaahmedali7108
    @farhiyaahmedali7108 2 года назад +5

    Gacmaha maxaa kaga dhacay nasra aby

  • @deeqoowlove1190
    @deeqoowlove1190 2 года назад +3

    Thanks nasrooy walaahi furusad aan ku jeclaado ayaad I siisay bocorkaan maadaama aan beerto kun iyo kow jeer mahadsanid

  • @rjsara6484
    @rjsara6484 2 года назад +3

    Somalia saa ku ogeed maaha bocorka lma taban karo qaali

  • @anfaciinapeipe1159
    @anfaciinapeipe1159 2 года назад +14

    Byo nasro wnku xiisnay wlh ramadankan wa no jakirty mcny ❤🥰🥰

  • @ifraaxkaahiye8312
    @ifraaxkaahiye8312 2 года назад +3

    Sonka wan ku tabnay nasray ilah haku so fududeyo waxbarashada🥰🥰

  • @aminaabdillahi9797
    @aminaabdillahi9797 2 года назад +2

    Aad loma karyo vitamins wakadhamaanaa sonkorna laguma daro malab baa lagudaraa iyo Olive oil health waye

  • @hamdiscorner5286
    @hamdiscorner5286 2 года назад +1

    Thanks nasra, wax aan galabta reerka ukariyaa ba garan laa wax fudud oo raqiis ah bad na tustay

  • @umamustaqiim8251
    @umamustaqiim8251 2 года назад +3

    Aqoon guurayada ayaa tahay maasha allaah nasra abtidoon jagaan kugu ahay wllhi

  • @rahmodeer6621
    @rahmodeer6621 2 года назад +1

    Masha allh macan kiisa inta kadareymey gacantaada allha haku barkiyo

  • @meeravlogs1402
    @meeravlogs1402 2 года назад +3

    We are waiting your Ramadan routine 😘

  • @naciiimo8424
    @naciiimo8424 2 года назад +3

    M.a sister allaha ku barakeeyo gacantada

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 2 года назад +1

    Shukran xabibty nasro qurux

  • @iqramohamed5194
    @iqramohamed5194 2 года назад +2

    Wlhi kan waan ubahnay shukran macalimadeyda nasriin
    Shax Turkish ka sugoyaa
    Insha allah

    • @hodanelmi5891
      @hodanelmi5891 2 года назад

      Biyo iyo caleyn iyo sugar leee aha easy waye sis

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 2 года назад +1

    Masha allah qatar aya u karisay inkasto ni an jecleyn bocor kaduudka

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 2 года назад +4

    Wx la cuno bocor gadud u necbhy lkn wn barowena sister🥰

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 года назад +3

    Xamar 4kunaa uyar abaayo aad ayuu qaali uyahay

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 2 года назад

      Yaa wlhi halaqaxo cadiya wayee kun. Asagoo ah Ayan ogaa

  • @dagancali4500
    @dagancali4500 2 года назад

    Waa u xiisnay alaabtaan wlh ayaantaa waxaa kku baranay kaama haayin noso badi

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 2 года назад +1

    Masha allah❤❤

  • @fartuunahmedsaafi6016
    @fartuunahmedsaafi6016 2 года назад

    M.a xafidulaah wllshy qaali Nasra Abtidoon keep going 🥰❤❤❤💘💘💘💘💘🥰🥰🥰💋❤💝💘🥰 ❤ waan kahelay runtii Allaha kuu barakeeyo gacmahaaga

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 года назад

    masha allah thanks abyo maanta samenaa insha allah awal intaa kariyo xawajiyal kudaro shiidi jiray masha allah hada wa tijabinaa

  • @CUNTOMACAANAHCHANNEL
    @CUNTOMACAANAHCHANNEL 2 года назад +1

    MashaAllah abayo

  • @cilmi1254
    @cilmi1254 2 года назад +2

    Guuleyso❤

  • @beautyhacksandvlogshafsa4767
    @beautyhacksandvlogshafsa4767 2 года назад +3

    Macmacanka Turkida nosobadi abayo ❤️🥰

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 2 года назад +2

    Macmcanka naga soo dhis

  • @ruqiyoxasan930
    @ruqiyoxasan930 2 года назад

    masha Allah allow ku xafid nasro

  • @abukarahmed2299
    @abukarahmed2299 2 года назад +2

    Walaal weligey comments kuma so qorin bocorkan aad ayuu u fcn yhy anigo somalia joogo ayn isticmalay weliba subaxdii markuu qabowo aad u mac yhy hurdana waa lga helaa dadka hurdo la'aanta heysto ha ka faa'ideystaan

  • @xafsomaxmed5924
    @xafsomaxmed5924 2 года назад +1

    ilhy amarkiis nasroy bocorka gaduudan majecli lkn wa soo tijaabinaa xbbti

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 2 года назад +1

    Masha Allah Xbt 😘

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 2 года назад +1

    Bocor maxaa laga wadaa

  • @yaasmiinyuusuf6995
    @yaasmiinyuusuf6995 2 года назад

    Asc askuni minxa kasto malaga hellaa oo dalkasto ah mise waa turkey bis ?
    haddaad araktay iisoo jawaab

  • @ifraaxahmed2211
    @ifraaxahmed2211 2 года назад +2

    bocor maxaa weeyana

  • @fardowsomaxamed9811
    @fardowsomaxamed9811 2 года назад

    جزاك الله خير

  • @hamidayusuf8096
    @hamidayusuf8096 2 года назад +1

    Abayo please can you do for us basbousa

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 2 года назад

    M.a nasra abtidoon hormar wacan

  • @abdalavlogs2610
    @abdalavlogs2610 2 года назад +1

    Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso raac wad ila joogi

  • @nasrabaxar4071
    @nasrabaxar4071 2 года назад

    Masha allaha tabarakallaha tahiin waxan kunartay islaan o sudani ax ayaa waxay isisay yado kujirta wiil afka ihanunayay waxay igu tirii marso aad ayu ufican yahay Masha allaha tabarakallaha rer Texas akuaxay

  • @asmahassan9093
    @asmahassan9093 Год назад

    Masha Allh

  • @nasrohassan9441
    @nasrohassan9441 2 года назад

    Absolutely 💯 sister like me really thnks sister 💕 ❤ 💖 😘 💗 guuulleeyso byoh

  • @asmaamfaarax4915
    @asmaamfaarax4915 2 года назад

    gacantada ilahey ha ku barakeyo

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 года назад

    Mash Allah ilhay hakuxafido

  • @mariamaadam5042
    @mariamaadam5042 2 года назад

    شكرا البو❤

  • @nasrabaxar4071
    @nasrabaxar4071 2 года назад

    Ciidas waxay u cunan waxkasto aykudarsadan Masha allaha wa nafaqo

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 2 года назад

    Maasha Allah xbbti 🥰 🥰

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 2 года назад

    Masha Allaah abaayo

  • @amaleyamaley4029
    @amaleyamaley4029 2 года назад

    Mashaa allh xbbtii

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 года назад

    Masha Allah

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 2 года назад

    Mash Allah wllo

  • @maryan764
    @maryan764 2 года назад +1

    Waligey markin qofkariayo 2018 ila hada wan karsada heyl yar kudar wakaheli

  • @faceedkaroon5377
    @faceedkaroon5377 2 года назад

    M.a abyo 🥰thnks

  • @hibanura1929
    @hibanura1929 2 года назад +2

    Caadiysaba isku cadeysay farahiyaa madow kaa galay

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 года назад

    Masha Allah😍😍😍

  • @apdimalik3645
    @apdimalik3645 2 года назад

    M. a apayo rabbi hku xavido

  • @maryanmaxamedcamir4009
    @maryanmaxamedcamir4009 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifraaxshiine8243
    @ifraaxshiine8243 2 года назад

    Masha allah gacan mcn xabbt ❤️❤️❤️

  • @fali2695
    @fali2695 2 года назад

    Mash Allah

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 2 года назад

    M.a maclimadeena nolaw yaqY wax bdn ka fa idnay

  • @xafsocaliciid4527
    @xafsocaliciid4527 2 года назад

    Mash alhaa

  • @indhuroonmxmed3441
    @indhuroonmxmed3441 2 года назад

    m.a abaayo wan baroweyay aad ayan ugu shalay mahad sanid

  • @faizaciise1436
    @faizaciise1436 2 года назад +1

    Labo labo bdnaa bocor kadudaa🥵😫

  • @ruweydaahmed6907
    @ruweydaahmed6907 6 месяцев назад

    Nasro mac macanada fudud oo turki nooso badi yaaqe

  • @muna7993
    @muna7993 2 года назад

    Qofka labaad nasriina queen salaam sre

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 2 года назад +1

    Bocorkaan aad ayuu u fcnyhy xitaa juice ka dhigan kartaa

  • @Aragzan371
    @Aragzan371 2 года назад

    Wcs m.llh xabiiibti 💖💖

  • @maariyacabdale8385
    @maariyacabdale8385 2 года назад

    Intan 8kun ma ahn hda xmr 16 - 20 kun waye nasraay

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 года назад

    Abaayo lwaran ilmaha hdan siisto

  • @ifrahaly1029
    @ifrahaly1029 2 года назад +1

    Kabak tatlısı aa ladhaha wax kale

  • @kooshdul
    @kooshdul 2 года назад +1

    Mugdiga iyo Iftiin ruclips.net/video/qTjt6cpwE40/видео.html
    Mugdiga iyo Iftiin ruclips.net/video/qTjt6cpwE40/видео.html
    Mugdiga iyo Iftiin ruclips.net/video/qTjt6cpwE40/видео.html ...

  • @sucdimaxamid4193
    @sucdimaxamid4193 2 года назад

    Waaw mashallah

  • @maryanmaxamedcamir4009
    @maryanmaxamedcamir4009 2 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @ummumucaad8882
    @ummumucaad8882 2 года назад

    MashaAllah

  • @damlaismail7613
    @damlaismail7613 2 года назад +1

    maashaa allah
    kuwimak
    كويماك noo soo geli

  • @muniirahibrahim9721
    @muniirahibrahim9721 2 года назад

    M.a keep going wlaashe😍

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      ada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso raac wad ila dhamadka

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 2 года назад

    Bocor cade aan naqaane hadane bocor gaduud bocor cadka waan tijaabiyay inkastoo aanan kahelin bal kane waan tijaabinaa turkey macmacaankooda sokortooda saaid waaye

  • @nimamuse8462
    @nimamuse8462 2 года назад

    Rucubku waxay cabe miyaa

  • @SaharaCabdi-nr6ot
    @SaharaCabdi-nr6ot Год назад

    Man sha allaha dumashi

  • @nella__baby4235
    @nella__baby4235 2 года назад

    Bocorku waa maxay

  • @muniraismail7271
    @muniraismail7271 2 года назад

    Anika ayauhoreyo chanalka nasra Abdi

  • @ubahqali9028
    @ubahqali9028 2 года назад

    Mnshalla dadax 😁😁💖💖

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      ada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso raac wad ila dhamadka

  • @mustafapogba7917
    @mustafapogba7917 2 года назад

    First comment

  • @ikranabdi9466
    @ikranabdi9466 2 года назад

    Wcs sister 🥰🥰🥰💯💯Mshllh 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 2 года назад

    Bocor igadaayee ee Bardho malagu sameyn karaa😁?

  • @SaharaCabdi-nr6ot
    @SaharaCabdi-nr6ot Год назад

    ❤❤

  • @ummumucaad8882
    @ummumucaad8882 2 года назад

    Somalia raqiis kama aha maalmahan lama goyn karo

  • @nasrabaxar4071
    @nasrabaxar4071 2 года назад

    Waxa ibartay islan sudani

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 2 года назад +2

    Mashaallah Yummy 😋

  • @umuridwaan8815
    @umuridwaan8815 2 года назад

    Walaal
    Isoo
    Booqo

  • @neyrus_having_Elmi
    @neyrus_having_Elmi 2 года назад

    Nasra ilove you

  • @amalyamani3384
    @amalyamani3384 2 года назад

    Bocor maxaa laga wadaa ma cabe miyaa

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 года назад

    Waanbo kulalaboonaa suugo lgukariyo xitaa macuno

  • @anr4578
    @anr4578 2 года назад

    Nasro mxaa gacanha kga dhacy

  • @drsaragsan5677
    @drsaragsan5677 2 года назад

    Waw

  • @FaridaIsakAbdi
    @FaridaIsakAbdi 2 года назад

    Markaa so noqdo waa kaa rabaa alaaabtaan

  • @nasiibcabdi3955
    @nasiibcabdi3955 Год назад

    Nasro wad i qiyanty 🥰🤣

  • @cawocismaan4692
    @cawocismaan4692 2 года назад

    Bocorka mxa Ladhahaa

  • @xilkasabuukar9275
    @xilkasabuukar9275 2 года назад

    bocarka masha allah faaidoyin fara bdn buu leyahay quraanka laku sheeko soo baar asxabey lkn somalidena cunta unbaa kukarsanaa qarkodne maba jeclo

  • @xamiidawjamac4910
    @xamiidawjamac4910 2 года назад

    Anigu sharaab baan ka dhigtaa

  • @faizacabdixamiid9526
    @faizacabdixamiid9526 2 года назад +1

    Abayo gacmaha maxaa kaga dhacay😥😥

    • @hawaahassan4649
      @hawaahassan4649 2 года назад

      Abaayo What about Kenya war igasosii

    • @hawaahassan4649
      @hawaahassan4649 2 года назад

      I mean abaayo Jamacada Shahado Kenyan ah makusoo xaraysankaraa