SİDDE LOOGA SHAQEYSTAA DATA SCİENCE MUXUU YAHAY?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 48

  • @skyarmaan3569
    @skyarmaan3569 3 дня назад

    Mashallah wa ku qancay ustaad aad ayaan u xiseya barashda data science 🎉

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Год назад +12

    Ustaad noo soo badi xirfidahan noocan oo kale waad ku mahadsan tahay dadaalka aad noo samaysey.

  • @abdihassen1623
    @abdihassen1623 Год назад +2

    caqligaagu wuu ka horeeyaa soomaalida oo dhan sxb wlhi
    meel dheer baad wax ka eegtaa horay u soco bro

  • @SergiojoaSergiojoa
    @SergiojoaSergiojoa Год назад +8

    Ustaadow I hope to 1M I.a😊😊

  • @user-Ilyaasyamani
    @user-Ilyaasyamani Год назад +1

    Masha Allah aad baa u mahadsan tahay wll.

  • @mohamedqani682
    @mohamedqani682 Год назад

    Shukran course kayga igu dhiiri galisay.

  • @hasanmnur5798
    @hasanmnur5798 Год назад +1

    Waad ku mahadsantahay ustaad soo tabintaaada ee noo soo badi fadlan

  • @iiraan111
    @iiraan111 Год назад

    Masha alh 🎉

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 Год назад

    mahadsanid walal c/rishiid

  • @Cadceed72
    @Cadceed72 Год назад

    Insha allah

  • @cawaleibrahim7148
    @cawaleibrahim7148 Год назад +6

    Ustaad kasoo hadal jasiirada suqadra soomali maa leh mise yemen waxaana dagan dad soomaali ah jasaakalaah ustaad

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 Год назад

    Really really good I am online teacher I use this ❤

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Год назад

    Wow wa barnamij 100/100 an wax badan kafah may oo qima bdn lkn kan soosaray kasi weyn m a sxp 🔥♥️

  • @saladqu
    @saladqu Год назад

    Waa barnaamij M.A. silsilad hanoo ahaato maalmahaan.

  • @Axmaada
    @Axmaada Год назад

    Qiibta 2aad macalin

  • @engmoosko
    @engmoosko Год назад +3

    Wow leegta muqalka aya igusoogaadhy intan 776 waxnNkadhigay 777 👍

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks Год назад +3

    Weykan Sheekh walee Sheekh yada xa4aa sidaa Uma Dhegaysto sxb Adiguna Waxaad nagala Habsaantaa Upload ka maalmajaham wali maxaa 24 saac noo soo badi

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Год назад

    Masuul

  • @AhmadYare-bj7se
    @AhmadYare-bj7se Год назад

    Waxbarashada sodig

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Год назад

    Aftax wacn

  • @caasimcqc2695
    @caasimcqc2695 8 месяцев назад +1

    Ustaad ma xalal baa qof muslim ah in qofkale muslim ah xogtiisa iibiyo isagoon ogaansho ka heyn

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Год назад

    👍

  • @abasibrahimcc2817
    @abasibrahimcc2817 Год назад

    MAHADSANID USTAAD,XIRFADAHA KALENA WAANU KA SUGEYNA IA.

  • @cawaleibrahim7148
    @cawaleibrahim7148 Год назад +8

    Ustaadoow waxaan ahay arday soomalied oo dhigta dugsiga sare waxaan ahay arday ku wanaagsan waxbarashada maadiga sida biology English technology waxaana mustaqbal kaleeyahay inaan noqda ciyaar yahaan dheela kobada cagta banooniga ayaa si wanaagsan u aqaan ustaad ma bonooni ayaan bartaa mise siyaasada ayaan galaa waxaana rajeeynayaa inaan noqdo madaxweynaha dalka somalia insha aalah ustaad iga jaahil bixi hadalkaas adaa qabiir ahee ila tali jasaaka laah kheyr aduun wanaag ku joog ustaad aaqirana janatul fardowso insha alaah kasoo hadal ustaad

    • @SalaadMaxamed-ww1hz
      @SalaadMaxamed-ww1hz Год назад +6

      Sxb anaa kula talinayo waxa jira hadafyo aa ka guul gaari kartid iyo kuwo waqtiga kaliya kaa luminayaa marka ani haddii aad iwaydiin lahyd siyaasada iyo ciyaaryahnada haddi uu wadanku helo siyaasiyeen cadaalad u shaqaynya waxaa lahubaa in wadanka horumar gaarayo marka uu wadanka horumaro khasab waxaa ah in.somalia wiilasheeda ay wold cupka ay ka ciyaaran sxb ani fikrad ahaanteda waxaa ila wanaagsan siyaasada inaa horumar ka samaysid inshallah😎😍🇸🇴🇸🇴

    • @wllxikmaawiofficial2474
      @wllxikmaawiofficial2474 Год назад +1

      @@SalaadMaxamed-ww1hz bal kwrn dadkii dalka badali lahayeen hadii lagu mash quuliyay arimo kale iyo cuqdad
      Dhalinta hada so baxayso waa kuwo neceb askarta sawabtana waxa ay tahay dhalintii oo bilaa sawab loo laayo
      Mid walbo oo aad su'aal weydiiso si sax ah waxa uu kaaga jawabayaa inuu rabo somaliya oo idil inuu ka dhoofo!
      Marka yaa wadanka inuu badali doona
      Wadankeeni waxa uu hagaagi doonaa markii jiridiisa lasoo hagaajiyo::::::::::insha allah somaliya oo hagaagto allah natuso

    • @caynashe.8886
      @caynashe.8886 Год назад

      😅

    • @updifatahcasaanyo9359
      @updifatahcasaanyo9359 11 месяцев назад

      ​@@wllxikmaawiofficial2474 haa laakin wll waa ayo ciida nabadaynasa wadankeenna inagaa dhalinyaradii wadanks ah inagaa maanta dalka u joogna inagaa la inoogu baahanyahay inaynu Dalka waxa hadhay halkaa kasii anba qaado Somalia markeedi8 hore ragg iyo hablo u kacay dhalinyaro ah OO dhexda u xidhay meel fiicanna gaadhsiiyey markay dawldeenii burburtayna jiilkii Dhexe dalka shaqadiisii wey gabeen dalkuna wuu burburay laakin maanta waa maalinteenii aynu daba qabano inta ya433 dalka hadhay. Yaa igu raacsan inaynu dalkeenna horumarino somaliyeed?

  • @MohamedAbdi-d6d
    @MohamedAbdi-d6d Год назад

    Hi

  • @hanadaxmadnuur
    @hanadaxmadnuur Год назад

    ❤❤

  • @ahmedabdikadir5799
    @ahmedabdikadir5799 Год назад

    Ustaad comment si an ku cabbiro maaqaano. Lkn waxaan ku leyhy Allah ku caqliga,cumriga,iyo cibaadhada. Amiin.

  • @Cadceed72
    @Cadceed72 Год назад

    ❤❤🎉🎉🎉

  • @rijaaltaajiray419
    @rijaaltaajiray419 Год назад

    Bro wxaad ka soo hdshaa arinta ka taagan tunisia io marocco ee africanka madow ku qul qulayaan si ay ugu tarmaan

  • @Muudey-kz1qz
    @Muudey-kz1qz Год назад +2

    Data Analyst: Wiilasha Soomalidu Hada habarteen - - Mysql ,Python pandas numpy matlab data visualization Clean +Power BI

    • @nadiaupdyrahman1886
      @nadiaupdyrahman1886 Год назад +1

      Gabdhaha somalida looma ogolo miyana inader ani data analyst aa baranoyahe

    • @maryammukhtar5207
      @maryammukhtar5207 Год назад +1

      @@nadiaupdyrahman1886 ma gabar bay u ogolyihin inay waxbartaan

  • @axmedabdirahmanadam4389
    @axmedabdirahmanadam4389 Год назад

    Somalia ma uga shaqesan Kara anigo joogo data science jwb

  • @SalaadMaxamed-ww1hz
    @SalaadMaxamed-ww1hz Год назад +5

    Ustadow ma aqaan sida aad comentiga u arkeysid lkn haddi ad aragto waxaa ka codsan laha in suaalahyga aad iga jawaabto mahadsanid 1= dadka africa ka soo jeeda ama somalida haddii aan rabo inaa atomic nucliyerada iyo bombooyinka haddi aan rabo inaa barto malay ogolanaya 2 = waxa jira buug baraha bulashada qabsady sanadadii lasoo dhaafy oo la dhaho mashruuca ladagaalnka nuurka waxaan rabay inaa faahfahin dheerad aad iga.bixisid mahdsanid😍😎

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 Год назад

      Aniga fikirkayga : wey iska cadahay inaan 5taas veto marnaba ogolaanaynin in xogta Nuclear ka africa iyo dunida sadexaad aý gaadho oo Waadiga Og ninkii Pakistan u sameeyey dhibkii uu ka maray iyo siduu ku dambeeyey macdala waaba adigoo leh african u baranaya

  • @dulmanahaqarsoon6882
    @dulmanahaqarsoon6882 Год назад

    ikhyaar ayaad tahay walaalkay,aad ayaan kuu jeclahay gacni jacayl walaaltinimo,kumana aqaano,waxa aan ku jeclaaday waa maskax furnaanta barnaanijyadaada ,waxaan codsanayaa haday suurogaltahay inaad barnaamijka maalinle kadhigto,waliba kuwa taariikhda somalida iyo daahfurka cilmisayniska,waxaan joogaa ogadenia or somaligalbeed,jigjiga,mahadsanid

  • @mustafnuur8439
    @mustafnuur8439 Год назад

    Hada kabacdi lima gadi dono 😂😂

  • @husseinturkychnnel1898
    @husseinturkychnnel1898 Год назад

    First

    • @kaadhiM
      @kaadhiM Год назад

      Isoo badal nooh😅😅

  • @husencabdicasis6938
    @husencabdicasis6938 Год назад

    Ma 80 80