Waa saddax qeebood kuwa diidan waanada gabadhan caqliga badan: 1)dumar dhaqan xumo awgeed lagu soo furay; 2) qaar aan waxbarasho diimeed iyo tarbiyad fiican aan nasiib u helin markay soo korayeen; iyo 3) kuwo wadamadaan Yurub ama America ku wareeray oo gaaladu maskaxda ka qabsatay oo aaminsan so-called gender-equality or feminist movement etc. Dhamaantoodna ilaahay baan u baryaynaa inuu soo hanuuniyo Amiin Amiin Yaa Allah.
Maamada kuma fogaanayo lakin waxaa badan kuwa sideey uraxleynayeen kobihi ka dhamaden cidla looga dhaqaqay nin iyo carruurtisa kala ilaaliya cunada mac ninka sii waa waxa nagula qunfulay ee dumarka badanaa anemic ugu wada dhacday intey naftoodi iloobeen marka islaamaha waxoodu waa lugoyo gabadha ayaa mudan in loo adego cuno nafaqada leh lasiyo ayada dhaleyso nujineyso marka diinta darajadey nasiisay hanaga qaadin qadaamo naqda ayan u arkaa waa fikirkeyga xorta
May sidaa kama wado mamadu abyo ee adna is daryeel ibadlagana daryeel ninkagana daryeel marka aad isaga daryeesho oo nolozha macankeda tusto asagana wuu ku daryela oo uu ku jeclanaya why wanaaga badan wanaagun ayaa ka dhasha Ee mamadu is ilaw kuma laha see isku ilaawe inaad qurux badnato ayaa la rabaabe Alle ha ku fahansiiyo intii dhiman abayo
Dumarkii xishood ka ayey ka tageen alaha soo hanuuniyo wax yabo aan dumarku ku hali karin ayey ku hadleysaa waa aqiro samaan alow so hanuunin waa xiligii qatumada marka seey sidaas u hadleysaa
Hablaha qaar wax bilaa macnaa bay soo qorayaan ee maamadaan xaqiiqdey kahadashaa sirta nolosha qoysku waa taas waayo meesha maxaan kasoo doonay ama aan guurka kudoorbidey sow maahn inaa Nolol wangzan helo ani iyo kaan nolosha kumidowney marka maamadan waxbadan halaga barto illhy ha xafidee💋❤❤❤❤❤
Asc maansha allaah Mamawaano waa Hooyo macaan illaahey ajar ha ka siiyo Nina ka soomaliyeed Allaha soo hanuuniyo calamari Allaha Tuso aaaaaaaaaaammmiiiiiinnnnnn
Mama jazaakilaahu qeyr guriba ma burbureen hadii la is jeclaado guryaha waa noo hagaagi lahaayeen allaah ha na dhowro nimaankana xaqa allaah ha tuso yaa raxmaan
Waa islaantan oo kalo waxa dumarka bahdila oo leh nin kana boqor ka dhig gabadhana booyaaso ka dhig. Horta nadaafada iyo udgoonka waa wax diinka barkeed ah ama xaas ahow ama single ahoow waa wax loo baahan yahay ee maahan wax inaad u sameyso inaad qof ku soo jiidato. Jeceyl ku siduusu waa inuu sharuud la aan ahaado. Jaceyl shuruudu ku xiran tahay jaceyl maahan. Gabdhow idinku isjeclaada markas baa laydin jeclaane. Furiinku waa xal illaahey usoo dajiyey dad ka isfahmi waaya in xal loohelo. Hadaan furiin jirin sheekada ila meereyso bay ahaan lahayd. Yaan looga dhigin gabdhaha wax ceeb ah.

Riwaayadii Waxay tidhi(haddii la i furo ma feedhbaa i jabi fil kaygaan raacayaa? Way isu jawaabtay,oo muxuu igu ma furi ma mid baa iga fiican. Fiicnaatu waata xaajiyadu sheegayso .ee la soco
😂🤣😁😁🤙🤙iyaaah maamada shaqo culus waaye waxad shegosid gorme nasino raaxo tala midna ma ahan magow mku jiri is adoonsi caadi waaye aniga ubaahan koolkolin care garen qiimen nin naag isku mid ma ahan anaga in lano roonado waaye no jilec for man
Iyaah🙄🙄🙄somalida markeey 45gaaran waali sariir la dheha ku dhaca dumarka markeey caruurtu u korto waxeey moodan sidooda in aay gabdhaha yar yar bilaa camal yihiin
Waxaan is odhan karaa nimanka waa laga bad badinayaa arrinkooda Ninku ma jecla ka badbadiska badan wlhi way ku kibraan oo waxay u xiisan in qadhaadhka loo daaro mayaca badani ma fiicna habooy Lkn reer garoowe caadi maaha way biyo dhici rabaan dhawaan maamadan baa shaandho meer u qaadatay ManshallaH 😂 Wali ma guursan lkn markaan guursado inshallaH marna jannatu dunyaa ban galin lahaa marna waan kasoo matajin lahaaa nolosha macaankeda ah in aan meel uun lagu eekaan
Dadka dhahaya mamadanu wax fican bay samaynaysa waxan u arka just in mamadan haadan laga turayo wayo somalidu waxay dhahda nin tur leh suu u sexdo asaga yaqan waxan kawada labo qof o is qabta siday u wada nolanayan ayaga yaqan wixi wano guud ah wa cadi lakin wax yalaha qar o ay ku hadlayso mahan wax ku habon wayo mamadan wa sodoh so in ay ka xishoto wax yalaha qar aya habon
Waa saddax qeebood kuwa diidan waanada gabadhan caqliga badan: 1)dumar dhaqan xumo awgeed lagu soo furay; 2) qaar aan waxbarasho diimeed iyo tarbiyad fiican aan nasiib u helin markay soo korayeen; iyo 3) kuwo wadamadaan Yurub ama America ku wareeray oo gaaladu maskaxda ka qabsatay oo aaminsan so-called gender-equality or feminist movement etc. Dhamaantoodna ilaahay baan u baryaynaa inuu soo hanuuniyo Amiin Amiin Yaa Allah.
Si fiican baad hadalka u dhigtay Mr SOMALIWEYN CHANNEL
Walaahi waad asiibtay dumarka gabadhan wax ka sheegayo waa kuwo guurkii ku soo fashilmay
Gabadhaan waa gabdhihii asliga ama tayada fiican lahaa ee ma aha kuwan lagu khasaaray ee meelaahaan taag-taagan
Meesheeda hadalka dhigtay - Jazkallah khayr
Maxay jaceel ka yaqaanaan dumarkaan jaahiliinta ah
Somali run baa dhibta maamada xaqiiq ayee ka hadshay ee dhahaga furka ka baxsha
Qofku haddii uu kaa Aqoon badan yahay waa laga faa'iideystaa.
True
Maamada kuma fogaanayo lakin waxaa badan kuwa sideey uraxleynayeen kobihi ka dhamaden cidla looga dhaqaqay nin iyo carruurtisa kala ilaaliya cunada mac ninka sii waa waxa nagula qunfulay ee dumarka badanaa anemic ugu wada dhacday intey naftoodi iloobeen marka islaamaha waxoodu waa lugoyo gabadha ayaa mudan in loo adego cuno nafaqada leh lasiyo ayada dhaleyso nujineyso marka diinta darajadey nasiisay hanaga qaadin qadaamo naqda ayan u arkaa waa fikirkeyga xorta
Sax walahi adi naftata haa ilopin waye
Maash ahAll
Wallee inaanankaayeelin taas
May sidaa kama wado mamadu abyo ee adna is daryeel ibadlagana daryeel ninkagana daryeel marka aad isaga daryeesho oo nolozha macankeda tusto asagana wuu ku daryela oo uu ku jeclanaya why wanaaga badan wanaagun ayaa ka dhasha
Ee mamadu is ilaw kuma laha see isku ilaawe inaad qurux badnato ayaa la rabaabe
Alle ha ku fahansiiyo intii dhiman abayo
3
Talada raga haloo badiyo ragay wax ka qaldanyihiin gabdhaha waa wanaagsanyihiin
Fikir Nin ku Hadal
Masha allaaaah waa hooyo fcn kasakallaaaah Allah haanagadhigo kuwiii waanadeeda qaaaata
Calaamadihii Aduunya Gadoonka maalinba qayb baan arkaynaa!!!, Hooyo soomaaliyeed oo si macshar ah gabdheheedii iyo wiilasheedii daawanayaan waxay doonta ku hadlayso, hadii gurigeeda la tagana waxay ku hadlayso wax ka badalan lagu arkayo cajiib.....Alloow na astur...
Manshallah - sifiican bay gabadhu u waanisay gabdhaha
Wlh wa runteed asagoo mingaladii kasoo jarmaaday wan arkay. Janada allow kugeey. Well done habo
Dumarkii xishood ka ayey ka tageen alaha soo hanuuniyo wax yabo aan dumarku ku hali karin ayey ku hadleysaa waa aqiro samaan alow so hanuunin waa xiligii qatumada marka seey sidaas u hadleysaa
Maamadan waa run lakiin sheekada maalin bay dhamaan iska socoto waa waqti kooban
Maamadaan waa inaad fahantaan bulshada ayeey u hiilineeysaa. Waa macalimad sharafleh isguulada ayaa lagu dhigtaa waxa aykahadleeyso
Mamada waad ba soo qadatee inaad hadal mudnaanleh meesha qortaa wanaagsaned
Waa runtaa sxb
Runtii waa hooyo qaali ah,oo mudan in dhaxal lagala hadho,allaha ku xfdo mamo.
Mamadani. Sida. Diintu sheegtay iyo. Xishoodkii gabadhii soomaaliyeed ee hore bay. Inoosharaxday. Balse raga waqtiganina madnoosharaxdid. Iyo. Qaayinnimadooda. Wal ciyaadibilaah??
Mnsha allh hooyo Nolol mcn ayay kashekenaysaa 😍💕😊
hooyo allah ku barakeeyo waxaad shegay so waa hadal mug iyo misaan leh
MaSha'Allaah maama qaali ah waaya arag ah si weynoo qiima badan u baraarujisay gabdhahena Somaliyed kheerbadan guuuleyso maamo.
Mma xawo
Gabar nucaas ah
Lama helo
Waxaan kaa Codsaneynaa
Wacyi galinta badhi
ilaahey haku xifdiyo
Aduun iyo aakhro
Sadaqo jaariyo ah
Allaha kaaga dhigo
Kilibkan Aamiin
Qof ku marku ku qemeyo ayaa la qemeyaa ee run tan ma la isku shego
Waa sax lkn qiimaha inaa adiga bilaabtid sow kama fcno wlo
Masha Allah waxaa tahay run sheeg Allah ku barakeeyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Hablaha qaar wax bilaa macnaa bay soo qorayaan ee maamadaan xaqiiqdey kahadashaa sirta nolosha qoysku waa taas waayo meesha maxaan kasoo doonay ama aan guurka kudoorbidey sow maahn inaa Nolol wangzan helo ani iyo kaan nolosha kumidowney marka maamadan waxbadan halaga barto illhy ha xafidee💋❤❤❤❤❤
Nolasha macaan maxaa kamida abaayo?
Waa tay ka hadashay maamadu 🙂
Asc maansha allaah Mamawaano waa Hooyo macaan illaahey ajar ha ka siiyo Nina ka soomaliyeed Allaha soo hanuuniyo calamari Allaha Tuso aaaaaaaaaaammmiiiiiinnnnnn
Mamo waqtigaagii afka dhunkasho mala yaqaanay????
Waxay kahadashay dhab xaqiiq dumarku u baahan yihiin
Mama jazaakilaahu qeyr guriba ma burbureen hadii la is jeclaado guryaha waa noo hagaagi lahaayeen allaah ha na dhowro nimaankana xaqa allaah ha tuso yaa raxmaan
Aamin
Qofku marku ku qiimeeyo aya la qadriya qaar badan ayaa inta la kool koliyay cidla kaga dhaqaqay
See looga tagaa. Madhacdo
Walee hablaha reer puntland waa ilbax run sheeg ah sida hoyadaan allow Ku dhowr Run sheeg baad tahay
Malaha Mamooy waxaad kahadlaysa" xuurul ceynta Janada' kuwaan Jiini bahyar ladoho ayey wada qabane🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 me number one!!!
😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😝
Mohamed mamd waxy kahadshy koly anigu waan ku dhaqmah lkn hal mid banan yelyn mida ah nink agtad talefon haku hadlo no taas
جميل جدا
Xaqa naagaha kahadla dumaraw sida raga hawhadlina nimanku ma oyaan laakiin Soomaali dumarkoodii baa dayacan xaqoodii lags waayayey
Waa islaantan oo kalo waxa dumarka bahdila oo leh nin kana boqor ka dhig gabadhana booyaaso ka dhig. Horta nadaafada iyo udgoonka waa wax diinka barkeed ah ama xaas ahow ama single ahoow waa wax loo baahan yahay ee maahan wax inaad u sameyso inaad qof ku soo jiidato. Jeceyl ku siduusu waa inuu sharuud la aan ahaado. Jaceyl shuruudu ku xiran tahay jaceyl maahan. Gabdhow idinku isjeclaada markas baa laydin jeclaane. Furiinku waa xal illaahey usoo dajiyey dad ka isfahmi waaya in xal loohelo. Hadaan furiin jirin sheekada ila meereyso bay ahaan lahayd. Yaan looga dhigin gabdhaha wax ceeb ah.
Waa islaantan oo kalo waxa dumarka bahdila oo leh nin kana boqor ka dhig gabadhana booyaaso ka dhig. Horta nadaafada iyo udgoonka waa wax diinka barkeed ah ama xaas ahow ama single ahoow waa wax loo baahan yahay ee maahan wax inaad u sameyso inaad qof ku soo jiidato. Jeceyl ku siduusu waa inuu sharuud la aan ahaado. Jaceyl shuruudu ku xiran tahay jaceyl maahan. Gabdhow idinku isjeclaada markas baa laydin jeclaane. Furiinku waa xal illaahey usoo dajiyey dad ka isfahmi waaya in xal loohelo. Hadaan furiin jirin sheekada ila meereyso bay ahaan lahayd. Yaan looga dhigin gabdhaha wax ceeb ah.
Habayar mcn waaba ka badbadisay sidaa nasiixo ma ahee waxyaalaha qarkood walaga xishoodaa allah kaa rail nowodo inaad wax wanaajinaysid bad isu haysataa cajiib!!! !!!
Love this video wlhi m.a thnks abyo barlin
Asc
Jannada allaha
Kugeyo
Mma xaawo
Runbad shegtay
Exactly!
Baarliin maamada kamaad xishoon😂😂😂😁
hadii la ifuro ma feer baa ijabi eedo nafdayda iyo dan ilmahaygaa rux lays iiga baahan ama hadago mam hajoogo kuyar hadalka bam
Riwaayadii
Waxay tidhi(haddii la i furo ma feedhbaa i jabi fil kaygaan raacayaa?
Way isu jawaabtay,oo muxuu igu ma furi ma mid baa iga fiican.
Fiicnaatu waata xaajiyadu sheegayso .ee la soco
Naagihii reer puntland habar baa balaayo ku akhriyaysa subxaana laah
Kkkkkk
Anigaa jiritankeygi away markaan nin naag guursaday cidiyaha ogabaxayaa on qalbigeyga iyo darenkeygaa biniadamnimada an qarinayaa muxuu asaga yahay
😂🤣😁😁🤙🤙iyaaah maamada shaqo culus waaye waxad shegosid gorme nasino raaxo tala midna ma ahan magow mku jiri is adoonsi caadi waaye aniga ubaahan koolkolin care garen qiimen nin naag isku mid ma ahan anaga in lano roonado waaye no jilec for man
A caleykum walayal, Runtii Gabadhu wax jira ayey idiin sheegtay oo qeybka ah reerku inuu raagu. Adigu waajibkaga gudo ayay dulucdu tahay. MashaAllah,Aniga hada iigu horaysa muqalkan, waxay ka hadlayso waa diin..Ninkaaga hadii aad adeecdid, balanqadku wa jano.. "Dhoolo cadeynta walalka wa sadaqo" xadiith weeye S.C.W. Anigu waxan qaba ,ninku Allow sahal haduu yahay, in dhaqan wanaagu badali karo.
Xaawo, Allaha ku xafido
Thank you 🙏
Somli jclka si qaldn bay ufahmeen in hal qof lee la raro wlee kaam yeelin
Waa runtaa Somali jaceelkooda waa adoon u noqo ninka
Waaryaa dumarka mnsha Allah hooyo romantic ah ayaa u soo baxday lkn Dee waa haday Ku camal falaan
Masha Allah boowe
Casharku wuu nagu socdaaye😅😬
@@bilanabdlhi1333 haaye inad dhagaysataan uun looma baahna waa inaad Ku dhaqantaan
Iyaah🙄🙄🙄somalida markeey 45gaaran waali sariir la dheha ku dhaca dumarka markeey caruurtu u korto waxeey moodan sidooda in aay gabdhaha yar yar bilaa camal yihiin
Caqligaaga Allaha kuu barakeeyo macaanto intay yaryihiin jaanis mahelaan xiligan cml odaygii waa ka doqoobay marka afka ka raaxaystasn
Waa sidaa xiligaasay soo baraarugan inta hore caruurbay sida digaaga udhalayan ooy waan samraya daa hayan markay 45 gaadhan ayuu stress ku furmaa ooy jacayl ay yaraanti waayen raadiyan alle hayska daaye😂😂😂
Kkkkk
Hhh cml la,an ban nomalesa
0991596237waan
Keep gonig
Waxaan is odhan karaa nimanka waa laga bad badinayaa arrinkooda
Ninku ma jecla ka badbadiska badan wlhi way ku kibraan oo waxay u xiisan in qadhaadhka loo daaro mayaca badani ma fiicna habooy
Lkn reer garoowe caadi maaha way biyo dhici rabaan dhawaan maamadan baa shaandho meer u qaadatay ManshallaH 😂
Wali ma guursan lkn markaan guursado inshallaH marna jannatu dunyaa ban galin lahaa marna waan kasoo matajin lahaaa nolosha macaankeda ah in aan meel uun lagu eekaan
Cajusoaan xishood laheen yahuu cajuuso
I agree to you
007io
763
Zuhur Aden crzy😁👌👌
Mansha allh wallee mamdan wawxgarad halkhy
❤
MnshaAllah illahy haku daayo haku xifdiyo
Mamada hn gabd shrfleh u doonte
Ii geeya
Baarliineey Dabcaser walashii maahee Mmadan Runtey Idiin shegtaye Qaata Gabdho jigraaar baa idinka so hartaye 🤪🤔
waaw waa islaaan fani ah maasha alah wll.mcn
Mansh Allah
Walaahay waa gabadh qaali ah Allah yaa noocaas kawada dhiga
Masha Allah 🤣
Masha allaah
Manchallah habo gaali
Hooyo gabdhaha diinta ku waañì iskadaa howshaasee XAQIIQADII wax Bdn waad ogthy
_zanchina
adiga ma wahaabiyad baa tahay?
Dadka dhahaya mamadanu wax fican bay samaynaysa waxan u arka just in mamadan haadan laga turayo wayo somalidu waxay dhahda nin tur leh suu u sexdo asaga yaqan waxan kawada labo qof o is qabta siday u wada nolanayan ayaga yaqan wixi wano guud ah wa cadi lakin wax yalaha qar o ay ku hadlayso mahan wax ku habon wayo mamadan wa sodoh so in ay ka xishoto wax yalaha qar aya habon
Warka qaado batuulo
masha Allah afkaga Cano lagu qabay hoyo
Masha Allah baaraka Allah mamada Allah haka jazaa mariyo khayr
Waad mahadsan tahey Walaalo waxaad tahey waayo arag runta ayaad sheegtey laakiin somalida ma fahamsan nolosha aad ka sheekeyneyso ma heyno dumarka aad kasheekeyneyso dadka afsomaliga kuhadla lagama yaqaano
Nin somali waxas iyo waxkadaranba hada usameso wax madaremo mana fahmo islaantay ha isdaalin ragii hore daacada aha wadhintene
Aniga iisameeya walaahi in aanan guriga ka baxayn
Oo guriga inaad dhex fadhidid maxay macna samaynaysaa, inta laguu sameeyay laba jibaarkeed hadaan lagaa helayn
gabdha hawalin nin ladhukado meeshan majoogaan
Waa ikan aniga diyaar ah
Kii kuu dheganuhul u dhega nukloow kii ku laadana haraati iyo flera badi
Nacnacaga waran wx ma jaray
mansha,allah
Ok
Waxaan aad shaaraca kaga sheekaynayso sax ma aha, hablahana meel asturan baa wax loogu sheegaa inankastaana sida ay gurigooda ku joogto ayay gurigeeda la tagtaa
You are great. 😍
Mayeeeey habo mcn ha i furin waa ku baryaa ma dhihi kari hadii la I furo ma feeraa i jabeysa yahuu balaayo ha bariso asagee
WALAAHI TALADA XAAWI BIXISAY OO AH IN GABDHUHU HAYAAN MUXIBADA IYO KALGACAYLKA QOYSKU WAA RUNTEED. ARIMAHAASINA WAA BAAHIDA AY RAGU U GUURSADAAN
HADII DUMARKU SIDAA YEELAAN RAGANA WAXKASTOO LAGA RABO WAA LAGA HELAYAA
ILAAHOOW XAQA WAAFAJI HABLAHAYAGA SOOMAALIYEED.
Alla yacisak ❤❤❤
Allow iidaa ninkeyga insha allah wn kudadaali hadu rerkyga dhismay ❤️💋🫂
Walee inusan meel aadeyn Run sheeg baad Tahay
Islaamahan bal waxay nagu sheekaynyn noolshiiba nin dabo oorod bay Ku soo koobty oo way nooshydii marka ma boonbalanahy mana dano lahyn🙉
Manshallah mama Mcn nolow waliga
Masha Allah
Sadia farah
Masha Allah
Sadia Farah
Waxaan nolol gabar soomaaliyeed laga helaayo ma aha oo Wallahi ah 💯
noolow adiga iyo hablaha puntilaandba.
Ma jaariyadisa ahay Hoyo, 9 bilood baa ligu dhalay mamma,
Hadaa maxaa tahay .maxaa lagaa guursanayay walaal gurigiina iska joog dee
Habar walan
,we xshood Islam weynbaatahay
Eedadan buuk haqorto gabdhuhu ha ka faa ii deystan
Waw masha allah
waleee waar heedhe gabafh trianing kaa qaadatay waa in layso qabtaa
Manshaallah interesting wankaheley🙏
B
hhhhhhhhhhhhhhhh maamo wax badan og
Hhhhh xamdi xaali hadalkaan waa ku qanacaday sow maha
Masha allah
Xishoo Àleh ka baq ee hadal wanaagsan ku haladal ama is ka aamus
dadka oo dhan ayaay wanaaga ka hela, Laakiin ninka oo qudha maaha. gabadhuna haddii uu sida ay ula dhaqmayso ula dhaqmi waayo oo u qaato inay jeceshahay oo ku kibro waa dhib. Ragga Somaliduna maba yaqaaniin badankoodu nooca soo dhowaytu hooyadani sheegayso. Hooyadani waa fariid waxa ay ka sheekaynaysaa waayo aragnimo ay ku dhistay reerkeeda
😀😀 Amazing topic 😄😄
Kkkkkkkķkk afa adakaaa
Masha alaaah waad mahadsan tahay moomo
Aallah mamadaan raqamkiida iiso radiya waan u bahanahy yaa aallah aallah kara kiiyo
Nin nin nin 24/7 nin .what about naagahan silcay yaa umaqan iyaka.
Bal ma aragtya nin nin naagaha ilhaba umaqn
Jiza kallaahaa woo mcn
Hal aayad quraan iyo xadiis mashegeysid
Dawa ayad kashekeyneysaa
Labada is qabto aya kaa aqanaan waxa kadhaxeyo
Wa xaqiiq wllhi mamadu runtay ka hadashay ilahay hyna tuso khyrka
Mashalaha
Xaawooy.caawa.ma.adoo.da.daasa.sxwol.jasair.ka.sheekaynaysaa.inaadeer
ruclips.net/video/xlWuXlZHlDg/видео.html barliney war cimamada halagu tuuro adiga iyo xajigadaba
Gabdhihii carabta maanoo maleysaa somaali aa nala dhaha jiljileeca mana qaan
Mashallah
Diinta haku gafin Gabdh aadan wali guursan dhunko subxnlh
Midkii alle ku edmay bay dhahday marka gurikena dagdaan
السلام. عليكم. ورحمه. الله
Mansh aallh
Keep going hooyo
Ninka jis miyaa wayabaye sheko beene ayeeyo hesaa
Hhhhhhhhhhh
NAAGTII DAHABKEEDA DIIDDO , WAA INEEY RAADSATAA GURI KALE . DAHABKEEDA , SHARCIYAN WUU KA GADAN YAHAY .
IYADAA ISKALEH , LAAKIN , SHARCI AYAA LOOGA GATAY .