Haday gabay noqoto, haday geeraar noqoto, haday guuroow ama saar amaba hees noqoto, isku soo duuboo nooc kasta oo suugaanta soomaalida ah dadka alifa ama hal-abuura Xasan GENAY baan ugu jeclahay , isku qabiil ma nihin, isku gobol ma nihin, mana jirto aqoon gaar ah oo naga dhaxaysa , aan kuu sheego sababta ee xasan hees kasta oo uu leeyahay waxaan ka dhex arkaa muuqaal qurux badan oo soomaalida dhaqankeedii suubanaa xambaarsan, waxaan ka bartaa afkii soomaalida ee saafiga ahaa , hal-abuurkiisu wuxuu i geliyaa Qab iyo isla weyni, waxaan ogaadaa inaan ka dhashay qoomiyad leh af,dhaqan, hiddo iyo sooyaal aan cidna la wadaagin oo iyaga u gaar ahaa, talow maxaan xasan genay u soo qaatay? haa aan kuu sheegee barnaamijkan macaanka badan waxaa ku jira laba heesood oo abwaanku leeyahay, labaduba waxay ku jireen riwaayadii cajabta badnayd ee GALBEED WAA LA XOREEYEY EE WAARSAA GAAGIXISAY, labada heesoodba laba fanaan oo aan aad u jeclahay baa qaadi jiray, Aamina cabdullahi Xirsi (ilaahay cimriga ha u barakeeyee) iyo rabi janatul-firdoosa ha geeyee Cabdinaasir macalin Siciid, heesta MUUQ-DHEER( dadka qaarkiina MAS-CIIDEED bay u yaqaanaan) iyo heesta kale ee LALEEBO . Caawa labo dhalinyaro ah baa qaadaya, gabadhu(JUWEERIYA) iguma cusba oo hada ka hor baan barnaamij noocan oo kale ah ku daawaday iyadoo ka heesaysa, balse wiilka (MAXAMED DHAL-FANAAN) Hada ayaa iigu horaysa , labadoodaba mahadi ha gaadho waxaad boodhkii ku duulay intii bur-burku jiray ka tunteen oo mar kale quluubtayada ku sharaxdeen heesahan safka hore kaga jira fankeena, isma lahayn inaan dib u arkayo codad sidan dahab u ah oo maqalkayaga kasbanaya , Astaan TV idinkana mahadi ha idin gaadho hawl weyn oo caaqiibo leh baad umada u haysaan. GOD SAVE MY SOMALIA
Ya salaam axsan laba fanaan gaar ahaan jaweeriya wad naga shiday boqoradii Aamina Cabdilahi bad ina xasuusisay qaaci shidan bahda musiga ad bad u mahadsan tihiin iyo bahda Astaan
Lamaane is diidan iyo jacaylkan layliya 🥰❤️xabibo Xasan tooxow Uma malaynayo in la heli karo qof ku codeeya heesaheeda sida macaan ay iyadu uso bandhigtay
Kaliya waxaan somaliland ku jeclahay daganaanta marka ay masraxa taaganyihiin, codka, erayaga oo dhamaantood sa ah iyo dareenka heeska oo run ah. Hore u socda
Kkkkkkkkkkk indr qali wad iga qoslisey waayo sidan heesahan ula dhacsana ayuun ban is idhi comment yara firi qoralkaga iga so hor baxay si niyad leh bad u hadashey waxan is idhi indrta ma heesahan qaaciga ah ba ku Socon wayey oo ay fahmi weydey sln sare wll qaliyey kkkkkkkkkkk
Haday gabay noqoto, haday geeraar noqoto, haday guuroow ama saar amaba hees noqoto, isku soo duuboo nooc kasta oo suugaanta soomaalida ah dadka alifa ama hal-abuura Xasan GENAY baan ugu jeclahay , isku qabiil ma nihin, isku gobol ma nihin, mana jirto aqoon gaar ah oo naga dhaxaysa , aan kuu sheego sababta ee xasan hees kasta oo uu leeyahay waxaan ka dhex arkaa muuqaal qurux badan oo soomaalida dhaqankeedii suubanaa xambaarsan, waxaan ka bartaa afkii soomaalida ee saafiga ahaa , hal-abuurkiisu wuxuu i geliyaa Qab iyo isla weyni, waxaan ogaadaa inaan ka dhashay qoomiyad leh af,dhaqan, hiddo iyo sooyaal aan cidna la wadaagin oo iyaga u gaar ahaa,
talow maxaan xasan genay u soo qaatay? haa aan kuu sheegee barnaamijkan macaanka badan waxaa ku jira laba heesood oo abwaanku leeyahay, labaduba waxay ku jireen riwaayadii cajabta badnayd ee GALBEED WAA LA XOREEYEY EE WAARSAA GAAGIXISAY, labada heesoodba laba fanaan oo aan aad u jeclahay baa qaadi jiray, Aamina cabdullahi Xirsi (ilaahay cimriga ha u barakeeyee) iyo rabi janatul-firdoosa ha geeyee Cabdinaasir macalin Siciid, heesta MUUQ-DHEER( dadka qaarkiina MAS-CIIDEED bay u yaqaanaan) iyo heesta kale ee LALEEBO . Caawa labo dhalinyaro ah baa qaadaya, gabadhu(JUWEERIYA) iguma cusba oo hada ka hor baan barnaamij noocan oo kale ah ku daawaday iyadoo ka heesaysa, balse wiilka (MAXAMED DHAL-FANAAN) Hada ayaa iigu horaysa , labadoodaba mahadi ha gaadho waxaad boodhkii ku duulay intii bur-burku jiray ka tunteen oo mar kale quluubtayada ku sharaxdeen heesahan safka hore kaga jira fankeena, isma lahayn inaan dib u arkayo codad sidan dahab u ah oo maqalkayaga kasbanaya , Astaan TV idinkana mahadi ha idin gaadho hawl weyn oo caaqiibo leh baad umada u haysaan. GOD SAVE MY SOMALIA
Waad laheshay si fiican. Waxaan raacsiin lahaa in suugaanta soomaaliyeed aad kahelaysid mid ka turjumeysa dareenkasta oo aad haysato waqtigaas aad dhegeysaneyso
Mahadsanid abdulahi.
Waan kugu raacay in fankii aan naqaanay dib udhac ku yimi. Waxad soo mooda astaan inay wax ka bedeleen oo qalabkii qadiimiga aha lagu garaacayo heesaha.
Wiil iyo Gabadhan waxay leeyihiin cod dahabiyaha waliba gabadha ayaad mooda inay khibrad leedahay. Balse Waxan tebaya inuu qalabkuu music loo baahanyahay In la kordhiyo sida sax phone, trumpo, violine Markaasu musigu macananaya. Balse tamar ba taal waayo dawlad majirto Somaliland , waxa jooga maafiya dadka cashuurtoida Cuna uun.
Waan kugu taageersanahay falaada aad ka qortay abwaanka iyo labada fanaan
Good walal waxan kugu darsanaya wiilka gabadha la heesaya isagana waxa dhaley fanan weyn hore ilahayba weyne oo maxamed la odhan jiray
Waayo waayo xasan ganey abwaaniinta dhaqanka aad ugu xeeldheer afsoomaligana hodan k ah
Aad iyo aad ayaan ugu diirsaday heesta ugu danbaysa ee ah Miyaa xalayta jiifsaday, Si qurux badan buu ugu taagtaagsaday 👏
Foostaa riixssa
Wa runta aad iyo aad
Tafsiirka Quraanka Sh. Maxamed Macallin Xassan
Fadlan ka bax meesha oo qabo masaajidka.
Jooji quraanka aad ka ganacsanayso Quraanku islamka qiima ayuu ugu fadhiya ee fadlan Ixtiram, keliga maaha waad so badateen.
@@adanjamakahin1671 I totaly agree with u!
@@adanjamakahin1671 gaal miyaa tahay. Quraanka haka nabad galo.
@@ibroosdirie603
Maxan ku ahay gaal , adiga argagaxiso iyo shabab ah. Muslin baan ahay Adna igamad dhigin.
@@adanjamakahin1671 masaajidka maxaa ku diiday. Mise ku dhibaysaa quraanka.
Ya salaam axsan laba fanaan gaar ahaan jaweeriya wad naga shiday boqoradii Aamina Cabdilahi bad ina xasuusisay qaaci shidan bahda musiga ad bad u mahadsan tihiin iyo bahda Astaan
Astaan musalsalki haboon mais ka jojiseen habeen danbe nosoo dhiga inshallah ❤❤
Mxa wye saan mah iska dhaf nah hee bisikey wah
@@sacdiyoyussuf8248 abaayo musalsalka meel fiican ayu marayay qeybt 6 markee sodhigen hawen ki kuxige qeybta 7 ayaa sugaayay mana soodhigin mo'oki walahi waxa kudhacay
Waah waah fanaaniintydiiH maxamed dhal fanaan iyo juweeriya wad ishiday wale si wacan ayd ugu raaxaysateen heesaha hmplyo shodhayashydiiH😍🥰
Two beautiful singers I thoroughly enjoyed their wonderful voices
0
@@Ravenangel04Thesamesame
Top fanaani waxaad i xasusiseen waayo waayo keep going 💪 👌 👍 👏 waxaad hesheen macaliim waa ♥ wayn.
Singing as a duo Jaweeriya and Dhaf Fannan is excellent indeed their combined voices are great
😭😭😭😭😭😭😭😭 nin 20 jira iyo wakhtigaa lagdamayee Alow Amuuraha sahal 29mr/3/2022
listening from Juba South Sudan
I enjoyed Juweeria Jano's unique voice when she sang Caku-ee.
Lamaane is diidan iyo jacaylkan layliya 🥰❤️xabibo Xasan tooxow Uma malaynayo in la heli karo qof ku codeeya heesaheeda sida macaan ay iyadu uso bandhigtay
Juweeriya waan caashaqayba 😢. Qurux badanaa oo qaayo weynaa qoftu.
Ustaad Nuuradiin Cali Ammaan, gacantu kuma go'do. Cuudkaaga malaha dib umaad dhegaysane, lama qiyaasi karo hab-dhaciisa iyo xadhkaha aad guitar kii electric-ga ahaa aad mooddo. Noolow Ustaad..❤❤❤
Inaba caadi maaha Waxu ka garaacyaa xariga sagaalaad ee agoonka la yidhaa
Kaliya waxaan somaliland ku jeclahay daganaanta marka ay masraxa taaganyihiin, codka, erayaga oo dhamaantood sa ah iyo dareenka heeska oo run ah. Hore u socda
Juweeriya janno heeata xabiiba xasan tooxow way ku xaragootey, Maraa waaxid cod ma leedahay inantaasi ❤️
Aamina cabdilaahi dheh
Yaa Salaam Jaweeriyo Jano heesta halkeedi baad dhigtay, ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐️🖐️🖐️ Axyaa hees
Juweria janno et une grande chanteuse je l'adore toutes ces chansons (ELLE A UNE VOIX D'OR)❤❤❤❤
Wow! Fanaaniin qaan-gaadh ah kuwan aya lagu tilmaami karaa😊✌
Cabdi nasir Macalina caydiida iyo Amina cabdullaahi xirsi hodan cabdiraxmaan dheere hoyadeda
Xasuus warta Nabadda. Muqdisho
2001 Kii. anoo gabar bartey.deeetana .si uun naloo kala Qariyey ..lol lama ilaawaan dheh Anyway juweyriya.. si wacan.oo waliba masraxiyad leh bey u soo Qaaday
Huuno Mahadsanid. Ustaad nuuradiin
Cuudkiisu waaba wax kale.
Musasalki aaway saa usugaynay wa daalne😥❤
Sodhaqsada
Haa wlh 😪😪
@@sacdiyoyussuf8248 saa talefanka ukartaagnaa dhintay wixi sodhacaba asga umalaynayy😅😅😥
Kkkkkkkkkkk indr qali wad iga qoslisey waayo sidan heesahan ula dhacsana ayuun ban is idhi comment yara firi qoralkaga iga so hor baxay si niyad leh bad u hadashey waxan is idhi indrta ma heesahan qaaciga ah ba ku Socon wayey oo ay fahmi weydey sln sare wll qaliyey kkkkkkkkkkk
The best oud or Kamanest keep up brother u r one of number ones
Wow amazing 💕 juweeriya one of my favourite.keep going up my sister.
Yaa salaam gabadhaan macaanaa toloow halkee kaga nooshahay somalia
I OBSESSED THESE SONGS,HEESAHAAN DHAGEESIGOODA WAAN KU WAASHAY SI AADAAN U JECLAHAY DHAGEESIGOODA
Ubah dookh fiican baad leedahay, dadka jaceylka yaqaana baad tahay, kan runta ah weliba, aad baan u jeclaa markay soo baxday heestani iyo imminka oo aan 50 gaadhay.
Waxaa original kii qaaday Abdiqadar iyo Amina Abdillahi
Dang I can't get enough of the second song ❤❤❤ what a talented singers. 👏
Waa gabar cod aad fiican leh.
Aaye dahab ah,baan u saadinaayaa!!
Talented singers!! Habeenkayga way qurxiyeen
Ama sidaa juweeriya jano iyo dhal fanaan u heesa ama naga aamusa waw
haboon rabnaa wll
Anigu liitigaan ahay weeye halkaasi Yaa Muxammed
Walaalkay maxamed dhalfanaan hore u soco bro
Juweeriyaa waa fanaanad dhameystiran walaahi cumaamadeeda lama haysankaro
Well done , juweeri oo leh cod aad macaan.
Iyo Sidoo kale kooxda musuga.
Beautiful ❤️🥰🥰💕 singer Jaweeriya Janno with a super voice very sweet flowing and enjoyable
Qasatan hablaha me waxan so dhigay vedio muqdisho morning routine ah so dawada inshllah
"Waa xusuustii macaanayd
"Xabiibo xuseen Tooxow Cakuye!
"Mahadnaq Gaar ah Astaan Tv🙏
Cabdi naasir macalin siciid iyo aamina c/laahi xirse ayaa wada qada heesta
Maah wa qaadey cabdi naasir macalin caydiid iyo aamina cabdillahi
Juweriya iyo heesta koobad ❤️🔥
Waaaaaw waxasa layidha fananad
Maanta nin wayn baad keenteen
Nuuradiin cali amaan
Walee wey ka baxday ❤️❤️❤️
Yaa salaam waa laba hoobal oo matali kara fanka somalida . Halkoodi ayeey dhigeen hesaha aay qaadeen
Lisan jiray warmahoo inaga giiji shaqalka jubreriya day
waa laba fanaan oo aad u codmaan juweeriya iyo dhalfanan hore u socda ayaan leeyahay
Maxamed dhalfanaan waa fanaan aad u cod macaan
Waxaad tahay masciideed maariin dhalaal xiga midabka akhtar jabiska 🔥🕯
Astaan tv mahadi korkiina, Eesh calaa xasuuso qiimo badan.
I liked this lady music.
Astaaneey Hees ma rabanee aaway film kii Haboon 😳😳
U sheeg bal 😂😂😂
Wow, fannanad da yar cod macaan.
Allah runtii wan jeclaady xageen ka helaa
Maxamed dhal fanaan, what a surprise voice man lol, mashalah u rock it
Astaan waxaan leeyahay Mic buuran Ee qofka wajigiisiiba qariyey naga badala Imika Juweeriya Wajigeediibaa waa uu baloogay 😡🤔😡
Damn! I am looking at Maxamed Siyad Bare (rest in peace) the Drummer.
Kabanka nuura diina cali amaan 🥰🥰🥰
Heestan anigu haa haa haaaaa ayaan siiyey🤞😍
Juweriya fanaanad cod macan nolow walaalo
Runtii waa fanaanad dhamays tiran cod macaana kaaga daranne xarkaadka iyo masraxiyad cajiib ah dance udhalasho ah waan ka helay runti ilike
ምንድነውንገንአስረጂኝልወቀው❤
Barteediibay dhigtay jano😚♥♥
Musalsalkii habboon aa rabnaa
Heesta muuqdheer w iga gadantay waxay isoo xasuusiyeen amina cabdilahi iyo abdinasir m yaa igu raacsan ?
Yasalaaaam juweriya aad bey iigu socota 🔥🔥🔥
Tafsiirka sh. Maxamed Macallin Xassan
Fadlan qabo masaajidka , ka bax adigu meesha.
Kolay khayriyad caraba ku soo dirtaye.
Jaweeriy ❤❤❤❤❤💋💜❤❤
Juweeriya halkeedii bay dhigtay
Maashallah ❤️
Juweriya❤️😩🖤
c/naasir macalin siciid iyo aamina c/laahi xirse halkedad dhigteen
Juweeriyo jano caadi maaha heestaa sideediibaad ukeentay i like you
War yahee Midan Yara inaba cadi mahan wanku wadana eedo
Waa markii u leebkiyo lisan jiray waramahoo lufan kayga muddi jiray,✅✅✅
No maya maya liqi jiray waramahoo ❌❌❌ jubeeriyay warmo lama liqo, hayna waalin sister.
HHHHH WAA SAX WAY KHALADAY BEDKAAS LKN FANAANKA LAFTIISU BEYDKA UU KHALDAY MIYAADAN MAQAL
Masha.allh
Astaa...t.v
Salan
Sare
JIWEERIYA CAADI MA AHAN FANAANAD UMMADDA SOMALIYEED
Axsan fanaanad waa fanaanka sanadka
Indha aragu litan libiqsiga ku dalan??? xasan ganaya
Haboon baan rabnaa
Dhigaa ugu sharaf badnow
Xasuusa wabari hoyada fanka hargaysa ax axaxaxaxax
Wow nice song 🎵 ❤️❤️🔥🔥🥰
Haboon aawaya
Xasuusa gara galbeda wa laxoreyay xasan ganay 👋👋👋
Waa laba fanaan kale dhiicin halkeed baad dhigteen heesta
Libta maanta qayrkay
Liibaanta sida iyo
Anigu leytigaan ahay
Laba weeye kala foge ....
Cabdinaasir Macallin ereyadiisu inay sidaa ahaayeen baan filayaa.
Dhal-fannaan wuxuu leeyahay
Inta maanta (waa jabanyahay meerisku)
Wuxuu kaloo adeegsanayaa laysi(Lazy)...
Flimka naga soo daaya waan daalnay sidaan usugayne🤨
heestaan waxaa horay ugu looqeeyaay cimrigiisa alle hadaaye Maareeyaha labaad ee tiyaaterka qaranka ahna agaasimaha wax soo saarka hobalada waaberi/hobalada qaranka mudane Maxamed maxamed xasan Barroow
Amazing 🤩
Manta isniin wye aaway musalsalki haboon 🥺
Nice Voice
J Jano❤️❤️❤️❤️
Classic 💞💞
Wxaad naga daayo masalsalka soo daya waxunu waba silice
Ma aragtay kkk san usugeynay wan dalnay
Juweeriya way ku raaxeesatay wale waliba laleebo
12:18 heestasa ku jirta Barmaamijka🤍🎤💚
Musalsalkii away waad laso dahdeen
Haboon rab naaa wall😔😩
Meesha waxaa isku helay kaban macan codod macan waxa dhex jibaxay wayo wayo
cajiib eesh calaa fanaanin
Juweriya waaaa❤❤