❤MAANSHAALAAH ❤ AADO DALXA SHAQO WA NAAGSAN BAAD DHAMAAN SOMALI OO DHAN U HAYSAASIIBA SSC KHATUMO. UMAD BADAN BAA KU DHAGAYSATA ILAAHAY HA KU XAFIDO AAMIIN🤲🏼
KKK AR HEEDHE WIILKA YAR OO MAREEXAAN ASAGA SHAQSI AHAAN U YIMID WANA WIIL D5 AH OON KAA FOGEYN, SOW MA OGID IN AY KA QEYB GALEEN DAGAALKA SHAQSIYAAD AAN AHEYN D5 SIDA WIILKII XAWAADLE OO REER ABTI LOO AHAA, WAR XISHOO WARIYE DHALXA 100%, WAA NIN DIIN LEH OO WALIBA AY KA MUQATO, SUBAX KASTA WAAN DHAGEYSTAA WAX QALDAN HAL MAR KUMA ARAG “MA GAFE WAA ALLAH SWT” EE OGOW AAD AYUU U SADAALAA WUXUU KU JIRAA INTA YAR OO WARIYAASHA AH OO DIINTA & DHAQANKA MUSLIMKA AH LEH OO WALIBA KU DHAQMO ALLAH SWT AJAR HA KA SIIYO ALLAHUMA AMIIIIIIN.
Walhi waa naxdin iyo qaracan💔🥲 haday taas run noqoto waa Gunimo wayn ee wax ha lagaqabto. Mamulka uu u dagaalamayay waa inuu arintaan wax ka qabtaa.In‘shaa Allah kheir🤲🏽
Wax aanad soo hubsan in aad soo bandhigto. WAA QALAD waa gef iyo ceebayn. Waayo. Wiilkani naftiisa ayuu u hurray TOLKIINA siday u dhici KARTAA waxaani oo kale
Wallaahay baanaan uqarinayn balse suduu uga war heli waayey maamulku waxaan umalaynayaa inaanu ogayn balse waa inaanu caawa uhoyan lana soo xidhaa midgaankii xidhay in isaga laxidho bedelkeeda kama dulqaadanayno ceebtan
Falowbaan kuu ahaa waxbadan hadakadib kuuma noqonaayo ninyohow mararka qaarkad waxad umaleysa in aan barcaqliya lagugu arag waxaso kale markale ha unoqon butland🫢🫢🫢🫢🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
nin tolnimo iyo naftiisa u soo horay dagaalkii Laascanood in loo soo xidho nin gaadhi saarna ka dhacay waa qalad teeda kale 1500 dollar lacag saas u badan ma aha waxaa ka qiimo badan naftiisa buu soo horey dagaalkii. si deg deg ah xoriyadiisa ha lagu soo celiyo raali gelinna ha laga bixiyo.
ASC DHALXA AJAR ALLAH SWT HA KAA SIIYO IN AAD DULMI DIID TAHEY, TALO AHAAN WIILKAN YAR OO HIIL U YIMID, MEEL FOG KA YIMID, AAN U DHALAN BESHA DHIBTA DHACDEY UUSAN MASUUL KA AHEYN QOF DHACEY!!! UGU YARAAN U ARURI LACAGTII UU BIXIYEY, INTA KU DHIMAN & WALIBA JICSIN ABAAL MARIN HA LOOGU DARO, QOFKA NAFTIISA UGU QALISAN WUU HIBEEYEY SIDAAS AYAA LOOGU ABAAL GUDEY WAA IN LOOK URURIYAA MAGTIISII LANA RALI GALIYO, MADAXDA JEELKA WEY CEEBESAN YIHIIN WAA IN WAX LAGA QABTAA OO WALIBA LAGA QAADAA MAS’ULIYINTA XABSIGS
wiilka yaree tolkeena ee nafta inoo hibeeyey hala raali geliyoo si deg deg ah ⚠️⚠️😡⚠️⚠️ xaal marin baa inagu waajib ah waa in laga farxaiyoo weliba Gabar na loo dhiso. inuu ciishoodo waxay la mid tahay ineynu gun nahay oo aynaan tolnimada wax ba ka aqoon😢😢😡
Maxa ku dhacay masuiliyinta ssc iyoiyo shacabkiba maxa dhacay waxan waa ceeb wayn adigu mad Wargelisid intadan mad mamulka iyo shacbka Cada qaataha soo xidhay imanka laga qaad dalxow wll dawlada bal u rag waxad ka duubtana intadan so bandhigin bal gancsatada iyo Dawladaba aintasi waa sharaf dhac subxan allah
Wiilkaas mareexaan ee jeelka bariga Laascaanood ku xidhan haddii ay runtahay arrinta u sheegay dhulbahante wax tuuliimo loogu soo gurmado ma aha. Imaanlaawyaasha wiilka haysta iyaga xabsiga hala dhigo wiilkana hala sii daayo , xaalna hala siiyo. Haddii arritaasi run noqoto cidd danbe oo daarood ahi idiin soo gurmanmayso.
Muuxuu soo doonay ,maanta ha ogaado inaanay jirin wax DAAROOD ladhaho,waryaa ha ku deeqdo Mareexaan nimadaada iyo Soomaalinimadaada , uma baahna qaaraan ee dadkiisa ugudbiya iyagaa ku filade.
qalaska adigubaa waad ka bixin karta mar haddii tolkiisa garab u ahaa u dagaalamayay in la xiro maysan ahayn waa in loo caruuriya ahyd inta ku harsan la baxasha lacagtuu sheegayo. immisaa ku harey hala so sheego.
Kan horay ban u shegay waa horgaleh u shaqeyah Argagixisadah snm wuxuu fafiyah been iyo in u fayus ku radiyoh war benah waxan u shegih lahah wasirkah warfafintah in nocan okaleh lagah so saroh Qanun mar walbah wuxuu no so shegah warar benah war doqonkan hadu jogo lasaanod waa in runtah lo shegah nocan waa kuwah fafiyah wararkah bentah ah
Waxa wanaagsanayd inaad arinka soo hubiso kadibna aad lawadaagto cidda ay khusayso.
Waa hagaag so hobso, wuxuu xaq u leeyahay ha lamariyo, hadalkiisii hagaag umaanaa maqale,,Runta gaadh,😮.
Gabadhaha reer ssc ee qurbo joogta ah waa in lahelaa gabadh wiilka guursata oo dhoofisa insha allah
❤MAANSHAALAAH ❤ AADO DALXA SHAQO WA NAAGSAN BAAD DHAMAAN SOMALI OO DHAN U HAYSAASIIBA SSC KHATUMO. UMAD BADAN BAA KU DHAGAYSATA ILAAHAY HA KU XAFIDO AAMIIN🤲🏼
Kan horta waalaga fiicanyahay
Aduunka waaxaa udaran doqon la adeegasado laakiin iska dhiga
Beenawaas
Yaakuusoo dhiibey hada waxaD cadeenaysaa in mareexaan ku jirey dagaalka
Sheekadaan waa gacan ku sameeys
Imisaadku qaadatay
Horaan u maqlay in aadsheegtay waxyaalo badan oo sidan ookale
Qalbiyo badan dhaawacayo
Oo Reer SSC sheegeen in aad ku ceebeeyso Qorshahooda
Hadalkaagan iyo doqoniinada iyo damiirdarada lagugu til.aamo waa isleeyihiin
Waxaasookale Dadaka looma soo gudbiyo waxna ku helimeeysid dadkuun baa kugunacaya
Cadoowguna waa kugu jeclaanayaan
Ileen awelba maangaabkeey wadanjireene
KABTAN AYUUBAA OGAAN LAHAA HADII WIILKEENU KU JIRO
HADAADII RAGANIMO KUGU JIDHO
MAAMULKA
GARAADADA BAAD U SHEEGILAHEEYD
DABAAL YAHOW
KKK AR HEEDHE WIILKA YAR OO MAREEXAAN ASAGA SHAQSI AHAAN U YIMID WANA WIIL D5 AH OON KAA FOGEYN, SOW MA OGID IN AY KA QEYB GALEEN DAGAALKA SHAQSIYAAD AAN AHEYN D5 SIDA WIILKII XAWAADLE OO REER ABTI LOO AHAA, WAR XISHOO WARIYE DHALXA 100%, WAA NIN DIIN LEH OO WALIBA AY KA MUQATO, SUBAX KASTA WAAN DHAGEYSTAA WAX QALDAN HAL MAR KUMA ARAG “MA GAFE WAA ALLAH SWT” EE OGOW AAD AYUU U SADAALAA WUXUU KU JIRAA INTA YAR OO WARIYAASHA AH OO DIINTA & DHAQANKA MUSLIMKA AH LEH OO WALIBA KU DHAQMO ALLAH SWT AJAR HA KA SIIYO ALLAHUMA AMIIIIIIN.
Walaal Dalxa guulayso
Waa diyar qalas marxan ah rag lagu ciyaro ma ha
Maansha allaah guul iyo gobanimo mudane waad mahadsantahay tag oo sooduub
Waa in aad soo ogaato arinkaa locataire waan bixiaaye sida ugu dhakhsobadan
Walhi waa naxdin iyo qaracan💔🥲 haday taas run noqoto waa Gunimo wayn ee wax ha lagaqabto. Mamulka uu u dagaalamayay waa inuu arintaan wax ka qabtaa.In‘shaa Allah kheir🤲🏽
Wiilka marexaan. Soodayaan dhulbahante
War waxa daran yoho markaad mulal kasoo duubesid sawir butlan👎 xumaymaynesid oo dadka walaal ah kala caalol xumeyneysid mad cabaas madani lawadagtid inte cadowka
dadka reer sscc wagob gobidha shay ee maxalqaldan🌷🌷🌷🌺🌺
Wax aanad soo hubsan in aad soo bandhigto. WAA QALAD waa gef iyo ceebayn. Waayo. Wiilkani naftiisa ayuu u hurray TOLKIINA siday u dhici KARTAA waxaani oo kale
waa,arin,naxdinwayinleh,waliba,tarikhxumo,waxan,ahayiinaan,cabdiikumade,ah,lakin,hadihada,labixnwayo,yarkadib,anigojoga,dawuladdeganka,ayasobixindona
Wiilkas. Dhulbahantow wiilkas haloo gurmado dalxow u sheeg madaxda
Wraiyuhu wuu kusaxsanyahay inuu arinkasta nalazoowadaago mawaad rabtaan in ceebteena iyo dhaliisheena laqariyo madaxda ayaa dgaliishaa leh dhulbahante kumaceebaysana arintan ❤❤
See wax u jiraan this is crazy waxaan waa ceeb ee qalaska marexaan kasoo saara meesha waxani waa niyad jab 😢😢😢😢😢😢😢
7 ok min 300$. Waa 2.100
Xaqqa lagumalaha waxaa lagu leeyahay maamulka waana inlagusiidayo sadax ugudhaqsahaban
Asc
Waa ceeb waxaasi haday jirto
Yaa soo xaqiijin kara arintaas
Waa sidaa hala hayo adeer kuma shaqaysano Daarood iyo qashinkaas
Haye iidoor waad kaluumaysanaysaaye
Ceeb ayey ku tahey dhulbahante arinka wiilkaan marehan oo kamid ahaa ragii usoo dagaalamey Rer ssc intii ay uguurin lahaayeen ayey xireen?
Wallaahay baanaan uqarinayn balse suduu uga war heli waayey maamulku waxaan umalaynayaa inaanu ogayn balse waa inaanu caawa uhoyan lana soo xidhaa midgaankii xidhay in isaga laxidho bedelkeeda kama dulqaadanayno ceebtan
WAA CEEB IN HOOS LOO DHAMEEYO.WEEYE CEEBEY TACAAL HADDII AY RUN TAHAY
Shacabka waa inay u istaagaan wiilkaas dawladana ku qasbaan inay ka shubto lacagta oo ay sumcadeedii soo ceshato guul ssc❤❤❤❤
Waa in lasoo dayaa sida ugu dhoqsaha badan wayo in dawlada qalad loogu sheegay waa cayb kan xirayna waa mid dhiig aan lahayn wuuna ceebeeyay ssc
Gubadle waa inan gumeed haboxiyo lacagta intii uu xirnaa inletg eg hala xiro wuxuu ceebeeyey harti
😢😢😂😂
Waamaxay saasu kakaca dhulbahante ugurmada wiilka xaqiiqkeen waaba dhibee😢
Waa arin ceeb iyo fadeexad inagu ah kan xidhayna waa horgal walaanu sax u ahayn waana yibir agaa leh siduu noo ceebeeyaa manin daarooda baa xabsi ugeli kara wax yar oo maynara tola ay natusa yibirkaas horgalka ah
Falowbaan kuu ahaa waxbadan hadakadib kuuma noqonaayo ninyohow mararka qaarkad waxad umaleysa in aan barcaqliya lagugu arag waxaso kale markale ha unoqon butland🫢🫢🫢🫢🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
nin tolnimo iyo naftiisa u soo horay dagaalkii Laascanood in loo soo xidho nin gaadhi saarna ka dhacay waa qalad teeda kale 1500 dollar lacag saas u badan ma aha waxaa ka qiimo badan naftiisa buu soo horey dagaalkii. si deg deg ah xoriyadiisa ha lagu soo celiyo raali gelinna ha laga bixiyo.
Asc strontium waa la xaliley ,berri baa la soodeynayaa Insha Allaaju
ASC DHALXA AJAR ALLAH SWT HA KAA SIIYO IN AAD DULMI DIID TAHEY, TALO AHAAN WIILKAN YAR OO HIIL U YIMID, MEEL FOG KA YIMID, AAN U DHALAN BESHA DHIBTA DHACDEY UUSAN MASUUL KA AHEYN QOF DHACEY!!! UGU YARAAN U ARURI LACAGTII UU BIXIYEY, INTA KU DHIMAN & WALIBA JICSIN ABAAL MARIN HA LOOGU DARO, QOFKA NAFTIISA UGU QALISAN WUU HIBEEYEY SIDAAS AYAA LOOGU ABAAL GUDEY WAA IN LOOK URURIYAA MAGTIISII LANA RALI GALIYO, MADAXDA JEELKA WEY CEEBESAN YIHIIN WAA IN WAX LAGA QABTAA OO WALIBA LAGA QAADAA MAS’ULIYINTA XABSIGS
War daqiiqad baanu bixinaynaa isagana waanu ka xaal siinaynaa midgaanka ah waxa uu ugaystay ee uu kula kacay wiilka anaga noo ah reer ssc khaatumo daaroodna waa isukaaya mid kan dhulbahante iyo iyagu isku meel bay noo joogaan
Soo xaqiiji bilaahi cay
Jeelasha dadka ku jira o dhan soo duuba iyo qofkasta sababta uu u xidhan yahay ninkas rer lascanod wa inay manata wada bixiyaan
Dhulbahante abaal malee miskiin
Walaal abaal waa leenahay ee war xuma tashiil war aanu hubsan la boodaya ayyaa dadka kala dilaya
😢😢😢😢 ilahayo naastur yaarab dulbahantow wanu hognay
@@NaemaEgal hoogu adiga hakugu koobnaado
wiilka yaree tolkeena ee nafta inoo hibeeyey hala raali geliyoo si deg deg ah ⚠️⚠️😡⚠️⚠️ xaal marin baa inagu waajib ah waa in laga farxaiyoo weliba Gabar na loo dhiso. inuu ciishoodo waxay la mid tahay ineynu gun nahay oo aynaan tolnimada wax ba ka aqoon😢😢😡
Maxa ku dhacay masuiliyinta ssc iyoiyo shacabkiba maxa dhacay waxan waa ceeb wayn adigu mad Wargelisid intadan mad mamulka iyo shacbka Cada qaataha soo xidhay imanka laga qaad dalxow wll dawlada bal u rag waxad ka duubtana intadan so bandhigin bal gancsatada iyo Dawladaba aintasi waa sharaf dhac subxan allah
Waa wuxuush wax loo hiiliyo maaha yaa dibdanbe ugu hiilinaya
Aad baan uga xumahay. Waa in sided ah waxlooga qabto.
MD fiirdhoye iyo Garaadadu ay wax kaqabtaan.
Dhulbahante si fiican baan u aqaan dad ninkaas oo kale hawshiisa xalin waaya maahane sidee wax u jiraan ? ????.
Walaalhi waa calool xumo dalax soodhameeh
Warkan hala hubiyo 👁️
Asc dalaxwaankaxumahayi maqbato
Ninyahow waxaan meednay Faysal botan in uu dinkafakaday
ADEER WAA CAJIIB KII UU U HIILINAYEY BAA XIRAY. FUDAYAD BAA JIRA
ADOON HUBIN OON MEESHIIBA TEGIN MAXAAD WAR DHIILO AH USOO DAYN, WAXAN WAA SAHAL IYADOON MEDIYAHA LAKEENIN AYAA DAQIIQADO LAGU XALIN LAHAA, WAXWALBA MEDIYAHA LAGULAMA CARARO
Yaa ku yidhi dhulbahante u hiili,
nin walba oo daarooda oo dhulbahante u hiiliya saas uun baa ku dhacaysa.
Maxaad u faafin wax aadan hubin ? Oo weliba ceeb ah
Waa runtaa
wa run waxa laga yaabi wa dacaayadi idoor
Weriyahani ma idoorbaa idinku xaqiiqda waa dafirtaan dhulmahante yaa aaminaya oo u hiilinaya maadama wiilkan oo hiil ugu yimi sidaas u gashaan
Cimrigaa hadheeraado sharafta haladhawro wiil kaa halagasoobixiyo lacagta
Qalaskaas.2 Garaad. Jaamac haloo geeyo.
Ama Qaxiye madaxweynaha SSC😢
Dhulbahante waa gumoobay haday arintaasi xaqiiqo noqoto
Soo arag ba 😢😢😢
Waa qalad maamulku.gagaley gaaraadadu waa insidhakhsaleh.loosiidaayo waliba lagaxaalmariyyo asaga
Dhulbahante.nasab.ma.aha.iyo.wax.ladifaaco.ma.aha
Waa wax laga naxo dhulbahantow wad ceebowden
Ninkaan werriye ma ahan ee waa sheekeeye sheekadiisuna xiiso malaha
tolaaaaay ooo tolaaaay tolkay shir shooorooow maxaa idin helay😢😢😢??? wax kalaba aan fisho inuu Nin daarood ahi laascaanood xabsi ku yaal ku dhex ciishoodo ma filayn😢😢😢😢😢😢 walaahay waa ilmeeyey 😢😢 sababtoo ah inuu cadowgeenu ku farxay baan ogahay!!⚠️⚠️⚠️⚠️
I dont understand Ilahi ayaqoray inukadacaw baaburka
Dhulbahante ficil looma tilmaamo ee arinka inaan la ogayn baa dhici karta
Waaqalad gaadhiga ma isagaa ogaan ugatuuray isba hiilbuu ahaaye hadii uu dhiman lahaa naftiisa yaa looraacan lahaa hadaba haday run tahay waaceeb ee wax halaga qabto
Wiilkaas mareexaan ee jeelka bariga Laascaanood ku xidhan haddii ay runtahay arrinta u sheegay dhulbahante wax tuuliimo loogu soo gurmado ma aha.
Imaanlaawyaasha wiilka haysta iyaga xabsiga hala dhigo wiilkana hala sii daayo , xaalna hala siiyo.
Haddii arritaasi run noqoto cidd danbe oo daarood ahi idiin soo gurmanmayso.
Weriye--jooji faafinta,Waxaan la hubin!
Muuxuu soo doonay ,maanta ha ogaado inaanay jirin wax DAAROOD ladhaho,waryaa ha ku deeqdo Mareexaan nimadaada iyo Soomaalinimadaada , uma baahna qaaraan ee dadkiisa ugudbiya iyagaa ku filade.
😢😢😢😢
Dhamaan wixii kharaj ah waxaan laga rabaa dhulbahante waxii uu baxshay haa loo celiyo waliba haa la siiyo raaligelin.
Madaama uu ahaa halgame waa in la soo xiraa masuulkii xiray Sigana loo xakumo dulmiga laga galay
Alle ceeb baynu udhimanay ilaahow ceeb astur wiilkaa arintiisa waa in sidag dagah wax looga qabtaa qalaskana waxaan leenahay wall raali naga noqo jeel nagamaad mudnayn arintaada adoon jeel galin baa ladhamayn lahaaye 😧
Wa Laga bixinaya wuxu rabo Soo xaqiji wa diyar saxiib wa ku sugana
Taliyaha inuu Soo sheego bey ahayd jicsina ha la siiyo haduu wax dillo Loma haysto naftisu huray see u xidha
Dhulbahante shop dhoodiina ma aqaane idinku isasiiya qaanta oo ninja siidaaya oo wali ba lacag siiya badan waa khaldan tihiine
Waa arin laga noxo
Haday dhabtahay
Ssc khaatumo iyo shacabkaa bixin laaha maxaa loo qariyey
qalaska adigubaa waad ka bixin karta mar haddii tolkiisa garab u ahaa u dagaalamayay in la xiro maysan ahayn waa in loo caruuriya ahyd inta ku harsan la baxasha lacagtuu sheegayo. immisaa ku harey hala so sheego.
Wariye alaha kuxiftiyo soo cade
Kkk😂😂😂 XAQDARO AYAA KEENTAY
Sorry 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️✌️✌️✌️
Si bareera ah ugama jabin lugta. Waa accident. Mag inlagu xakumaa qaa qalad.
gobolkiisii buu ka yimi ha orane ⚠️😡 gobolkiisii u ku dhashay dhe! ⚠️😡 Gobolka sool yaa ka xiga ?? afka inaga sax .
Asc waa la dhameeyey strontium, berri baa la soo deynayaa
Kan horay ban u shegay waa horgaleh u shaqeyah Argagixisadah snm wuxuu fafiyah been iyo in u fayus ku radiyoh war benah waxan u shegih lahah wasirkah warfafintah in nocan okaleh lagah so saroh Qanun mar walbah wuxuu no so shegah warar benah war doqonkan hadu jogo lasaanod waa in runtah lo shegah nocan waa kuwah fafiyah wararkah bentah ah
ninkasta oo waa jibaad shaqo fulinayey wixii kasoo gaara waxaa lagu leeyahay cida shaqada iskaleh ninka wax gaareen waa harti hawshana dhib iyo dheefba ayagaaleh ninkaana in loo xiro iska daaye in la xukumo ayaa qalad ah waayo gaari furimeed iyo gaari shaqo isku xukun ma noqonkaraan
Ma istaahilo
Waa inanka laso daayo oo xaqisa la siiyo. In wax loo racoba ma aha. Maxa inaga khaldan
Wanka xumahay 😭😭😭
Sootii ka lahaa waa la xaliyey arrintaan
Dhulbahantoow waa gunimo siidaaya ninka waxa lagu leeyahayna ka bixiya oo ambabixiya!
Maxaa saa looyeelay wiilka idiinsoo gurmaday ceeb baa dhacday in aad noosheegto mafiicna maa hoos uxalisaan baa larabay
Fidhiye dagdag wax hagabto
Warbal jeelasha hala baaro ragbadan oo hiil utey baa ku jiree
anga dagaalka kujiray kismayo ayana kaso tagay xiligaasi mana arag wilkaas rag badan oo mareexan ahna wan wada soconay
laba warbixin ayaa meesha ku jira mida khalasnimo iyo halganka uu ka qaybqaatay booliska ma khusayso waxa ay boolisku ka warbixiyaan waa dhaawaca qiraal cadayn iyo marqaati waxayna la wadaagaan xeer ilaalin xeer ilaalinta ayaa laga bilow ilaa dhamaad nooca iyo lambarka gaariga iyo wixii uu qabanayey sidaa awgeed khalad haduu jiro iyo hadii ay ku talagaltahayba eedu waxay u hoyatey xeer ilaalinta
War adan hubin hakenin
ADEER. DADD. KU. CIIDAN. MANOQON KARQAN. HADII. AY. XAQ. IS KU. QABASADAAN CIIDAMADII. WAA. LADIIWAN GALIYAY. MANADHICI KARTO. IN. CIDI. BEEN. SHEEGTO. MAAHA. SHARCI LA AAN MA QOF DHAAWACA. BAA. XAQIISA. LOO. DIIDI. KARAA
Wlahay waa wax laga xumaado Runtii waana ayan dari inay intaas qadato raalina kamanihin mnta maha inuu intaas xabsi kumutaysto waqti intas le.eg xaal marin inlasii daayo weyaan waxa lagu leedahayna laga bixiyo we are very sorry aadban uga naxay falka inagama mudna wana sida ugu dhaqso badan losodaya xukunkana bixinaa ceeb ayey inagu tahay nin naftiisa inohuray inuu xabsi intaas ku jiro barada inaga dhacday tolkayana raali ka ahada nagama kiin qabato ayan leenahay sida ugu dhaqso badana howshiisa halodhameyo
maxaad sheegaysaa waan gumownaye haday jirto ninkaas 100.000dollar iyo gaadhi iyo gabadh laysugu daro xitaa inagama Soo celiso
Hala si daayo ninka