Film|| Dadkoo Dhan Cadow Ayay Ku Ahayen Balse Cashar Lama Ilaabana Ayu U Dhigay🤣|

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • BIG THANKS TO DAN RECAPS FOR RECAPPING THIS GREAT MOVIE 🙏🙏🙏🙏🙏
    _______________________________________________
    Awoowayaal Soo Dhawaada Waxaan Ahay Cusmaan Xidig Alli (XIDIG NAANAYS MA AHA WAA AABAHAY MAGACIIISA (ALLA YA RAXMA)
    Channel Kaan Waxad Ka Heli Doontaan Filimaan Laso Cajiimay 😅 oo Lasoo Khulaaseeyay Micnaha😅.
    Hal Ku Dhigeena ( 😁WAQTI KOOBAAN KU DAAWO FILIM DHAN😁).
    -------------------------------------------------
    ADNA ADEERO NAGU DHARBAAX LIKE TA SHARE TA IYO SUBSCRIBE TA 😉 TAASOO FILIMBO NOO AH 😢 MAHADSANID.
    _______________________________________________
    Copyright Disclaimer"
    Under Section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational or personal use tips the balance in favor of fair use."
    ________________________________________________
    ⚠️Remember⚠️
    ________________________________________________
    This Channel DOES NOT Promote or encourage Any illegal activities , all contents provided by This Channel is meant for ENT PURPOSE only Hope You Understand It.
    -------------------------------------------
    THANKS FOR WATCHING OUR VIDEOS
    ______________________________________________
    For Copyright, Business Inquiries, Or Something Else
    Contact Me Here
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    (osman.xidig6446@gmail.com)
    HADAADBA SOO AKHRISAY INTAAN TUUG XARIIF AH BAA TAHAY 😅🤣😂 BYE 👋
    ---------------------------------------------------
    Free Hastings......
    #osmaan #osmaanxidig #xidig #liibaanpro #somalirecap

Комментарии • 150

  • @SOMALIRECAP
    @SOMALIRECAP 2 года назад +67

    Ha iwaalin Inaad Muuqaalka Like Saarto adeer👍😊

  • @libaanmohamed434
    @libaanmohamed434 2 года назад +33

    𝐭𝐨𝐨𝐦 𝐚𝐧𝐝 𝐣𝐞𝐞𝐫𝐢 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐥𝐞𝐤𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐜 𝐤𝐮 𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚🤣🤣

  • @Mofaysal
    @Mofaysal 2 года назад +15

    Osmaanow Tom and Jerry ayaan ka daawanayaa hadda Burco 😅🥰 Thanks bro 🙏

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +4

      🤣😅🤣😅 GOBOLKA RAGGA SO MA AHAYN😅🤣😂

    • @Mofaysal
      @Mofaysal 2 года назад +3

      @@osmaanxidig Haa legend legendoow 🥳🤩

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +4

      @@Mofaysal Gobolka Dumarkana Waan Sugaynaa I a 😂🤣😂😅

    • @Mofaysal
      @Mofaysal 2 года назад +4

      @@osmaanxidig Insha Allah 🤣😅

  • @allahisonegod8617
    @allahisonegod8617 2 года назад +8

    Tom and Jerry 😱😱 in real life ah waawareeeee thank you keep going 💪💪❤❤

  • @XOGSIDE
    @XOGSIDE 2 года назад +8

    Osman Dhibka Naga Dhaaf 🤣😃Manta Tom and Jerry Ma No Kenty

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +1

      🤣😅🤣😂🤣😅 Broder Diyaar Waaye 🤣😅😂😅

    • @allahisonegod8617
      @allahisonegod8617 2 года назад

      XOGSIDE koobigiisa noo keen😂🤣🤣

  • @anfacchannel6180
    @anfacchannel6180 2 года назад +5

    Ani Lee uhorayn lahaa lkn waan ka mashquulay😂😂🥺😩

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +1

      Dhib Ma Leh Wll Qaali 🙏❣💯😕😢

  • @ibtizammohamed9625
    @ibtizammohamed9625 2 года назад +8

    Osmanow shekadan ma kentay inaad tom and jerry 😂😂🤣noo gentid wax walbo aad ayad u mahadsantahay sbbto ah waqti ayaad gelisay😍😍

    • @basracabdi9745
      @basracabdi9745 2 года назад

      🤣

    • @ibtizammohamed9625
      @ibtizammohamed9625 2 года назад

      @@basracabdi9745 😂😂🤣

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +3

      Aad Iyo aad wll qaali Wax Garad Ayaa Tahay
      (4 Saac Xiriir Ah Ayaa Igaaga Baxaday Editing kiisa)😢😢😢😢

  • @tuugtalentleh8281
    @tuugtalentleh8281 2 года назад +5

    Tom and Jerry 🤣🤣
    Berigaan yaraa daawan jirey

  • @Time22999
    @Time22999 2 года назад +1

    codkaaga macaan ilaahay hakuu daayee, laakiin waxaad ku khasaarisaa film cabsi cabsi ah,filmkan aad ayuu u xiiso badan yahay ba aan daawado wali ma daawanee love you

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +1

      Shukran Wll Qaali Waan Kaa Joojinaa Cabsida I.a 🙏❣❣🙏❣

    • @Time22999
      @Time22999 2 года назад

      @@osmaanxidig haye

  • @nafiisoyussufabdi4177
    @nafiisoyussufabdi4177 2 года назад +2

    Tom iyo jeeri wey bdn yhne qeybo badan noso fasir legendnow👍

  • @xamdixasan1607
    @xamdixasan1607 2 года назад +1

    Ala.qosol.badanaa.noo
    Soo.badi.wll.mhsnd🙏

  • @haliimaahmed4622
    @haliimaahmed4622 2 года назад +3

    Keep going pro

  • @cabdalayare6765
    @cabdalayare6765 2 года назад +6

    legend keep going we miss you

  • @niimaharirnoor9770
    @niimaharirnoor9770 2 года назад +1

    Isagao dhamays xagen kahela❤

  • @bilanabdi5123
    @bilanabdi5123 2 года назад +3

    First message bin igu sharaf 😊

  • @allahisonegod8617
    @allahisonegod8617 2 года назад +2

    Nooso badi muuqalkan

  • @zeiroboy5686
    @zeiroboy5686 2 года назад +4

    Legend wll huraay usoco ilahay haku xafido 🖤🙉💯💯

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +1

      Broder Kuma Waayo Noolosha Kuma Ciisho👉💯❣❣🙏

    • @zeiroboy5686
      @zeiroboy5686 2 года назад +1

      @@osmaanxidig amiin brother 🥺🥺 sido KALE 👊

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 2 года назад +3

    Waqtih AYuu Ahaa Wlhi caruurnimoh Waa ciil lagah weynaadeyyy we miss them 🥺🖤

  • @axmedmuhammed
    @axmedmuhammed 2 года назад +1

    Wakaheley pro supscarip wasaarey like wasaarey

  • @bakarmj1406
    @bakarmj1406 2 года назад +1

    noo soo badi tom and jery

  • @ruwedamohamed3561
    @ruwedamohamed3561 2 года назад +3

    I love Tom and Jerry is the best movie 🥰🥰🥰🥰🥰🥰👌👌

  • @fadxidhoolayare7796
    @fadxidhoolayare7796 2 года назад +1

    Hhhh iqosl igu maharin tom and jery

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +3

    Iyado dadka ay wada mushqulsanyihin hada waxa jiro qof qoralkeeyga amusnaan ku aqrinaya😋🧡🐐

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад

      Anoo Qoslaayo ayaan Akhirinooyaa 😂😅😂😅

  • @muniirappe8855
    @muniirappe8855 2 года назад +2

    Thanks aboowe waan dareemayaa in aad waqti gelisay ❤️🥺🥀

  • @farxiyaxuseen7735
    @farxiyaxuseen7735 2 года назад +1

    soo wad

  • @mahdipesgamer4239
    @mahdipesgamer4239 2 года назад

    Keep gowing

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +7

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad scw🤗❤

  • @ihtiraamchennal.5208
    @ihtiraamchennal.5208 2 года назад +2

    reply iisoo gal waa ii farxade

  • @azizalijr7726
    @azizalijr7726 2 года назад +1

    🤣😂 oo saaxiibo tom naag Miya mise nin

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад

      Wa Laba Xaniinyood Adeer🤣😅🤣

  • @ZEEMA-b7
    @ZEEMA-b7 2 года назад +7

    Maanta tom and jerry ay ka shidan tahay miyaa😂😂

  • @amiiraaaden8938
    @amiiraaaden8938 Год назад

    Safican aa u kasa marka yara aan firsajiray❤

  • @anwar07668
    @anwar07668 2 года назад +1

    Qosol badanaa 😁waxaa igu soo dhacay marke aan yaraa😆

  • @indho__army7914
    @indho__army7914 2 года назад +1

    Pls filamnta kuriyanka ee taxanaha ah noopilaw🙏

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 года назад +3

    Tom and jerry 😂😂😂😂 marhoraa igu danbeysay 😂😂😂😂

  • @qeedowyareqeedowyare8442
    @qeedowyareqeedowyare8442 2 года назад +2

    Cusmanow saxbow makaa wrerte maxa

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад

      Xasuus Yar Gal Broder 😂😅🤣

  • @AGUUN
    @AGUUN 2 года назад +2

    wll noo soobadi kartoonka xamaasada hel

  • @bishaarxalane6441
    @bishaarxalane6441 2 года назад

    Saxib inoo soo badi

  • @mohocabdi6491
    @mohocabdi6491 2 года назад

    Keep going

  • @amalcabdulaahi7158
    @amalcabdulaahi7158 2 года назад +1

    Home lander afsomali wll

  • @Kowther-41
    @Kowther-41 2 года назад +1

    Alaa 😂 wa mahadsantaht walaal

  • @maaidaaadam48
    @maaidaaadam48 2 года назад +1

    Maanta bini aadam laga sheekeyo maala soo waayay😂🙌

  • @xafidajelle1771
    @xafidajelle1771 2 года назад +1

    Hh yaraantayda🤣

  • @janaymacalin7460
    @janaymacalin7460 2 года назад +2

    Guarantee ayaa isoxasuusi say

  • @shaakir_____reus1123
    @shaakir_____reus1123 2 года назад +2

    My favourite film Tommy Jerry 🤓

  • @cusmaan669
    @cusmaan669 2 года назад +1

    Waxaa soo waday haddana jini jini inaad soo deyso Maa keentay samiyow|| dadaala wuugara haduurabana wuu kawalaa||👊👊✊✊🤪😅😅

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +1

      Saamiyoow Muuqalkaan Maanta waa igaaga Jafteen Lkn Cashar ayay ii tahay 🤣😅🤣😂

    • @cusmaan669
      @cusmaan669 2 года назад

      @@osmaanxidig kusoco waanba Kala barbaraneynaa cartoonadee😅

  • @yaasgeming7525
    @yaasgeming7525 2 года назад +16

    Keep going LPH😍

  • @ilwaadqurux7436
    @ilwaadqurux7436 2 года назад +1

    Ano fiirsan maba seexdo habenki🤣🤣🤣

  • @libaansaciid7321
    @libaansaciid7321 2 года назад +2

    Gg wlhi hhh 😂🤣

  • @sakegs5255
    @sakegs5255 2 года назад +2

    Sxb numberkaaga ubaahanahay inaa waxlaan codsado rabaa waxaan kudaawanaayey 2years wlahi plz iisooqor🥰✌

  • @landosw303
    @landosw303 2 года назад +1

    Hiy

  • @Cadceed-editor
    @Cadceed-editor 2 года назад

    Hhhh yaraanteydii isoo xasuusisay 🤣🤣🤣🤣🤣 any way horay usoco

  • @zamzamzamzamali4620
    @zamzamzamzamali4620 2 года назад

    Noo so badi😂

  • @samirasoraabdi5097
    @samirasoraabdi5097 Год назад +1

    Ncm

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 2 года назад +1

    ma nooli😂😂😂

  • @youngzack3710
    @youngzack3710 2 года назад

    Ruwayado qosol badan

  • @cabdiraxmaancabdullahi8371
    @cabdiraxmaancabdullahi8371 2 года назад +1

    Sxb filimaanta time travel ka noo soo raadi

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +5

    Tom and jerry we miss them❤

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +1

      😅😂🤣😂 Time Is Running 🏃‍♀️ Broder 🥺🥺😢😕

  • @Qeyspoy12
    @Qeyspoy12 2 года назад +1

    Osman anaa uhoreyo waxan kacod sanaa inaad igarab qabato wllkey waxan waa alad🙏

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад

      Maxaan Ka Caawiya Broder ;??

  • @princessanita2078
    @princessanita2078 2 года назад +1

    Tom and jerry aaa meshan joogis maleh😅😅😅🖐

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад

      🤣🤣 Feel Free 🤣😅😅

  • @maxamuudcabdulaahi9567
    @maxamuudcabdulaahi9567 2 года назад +1

    Asc sidee tihin dhalin yaro

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p7 2 года назад +2

    😂😭17 Sᴀɴᴏ ᴊɪʀᴀᴀ ɪʟᴀᴀ ʜᴅᴀɴᴀ ᴡᴀᴀɴ ᴅᴀᴡᴀᴅᴀ ᴛᴏᴍ & ᴊᴇʀʀʏ😩

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 2 года назад +14

    Keep Going Pro🤴🏼✌🏽

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 2 года назад +1

    Duq Osmaan Anaa Uhoreeyo

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +1

      Aad Iyo Aad Wll Qaali❣💯🙏

  • @abdallacabdiraxman8856
    @abdallacabdiraxman8856 2 года назад +1

    Wanka helay sxp 😂

  • @ahmedosman8309
    @ahmedosman8309 2 года назад

    Jiirkii iyo bisadii miyaaneey aheen😂😂

  • @balqisaahmedabdi5986
    @balqisaahmedabdi5986 2 года назад

    hhhhhhhwacadi

  • @nuuraxmednuur3609
    @nuuraxmednuur3609 2 года назад +1

    Filim kaan funny waaye 🤣 👍 waan ku salaamay pro 💯 ❤️ farxad kunooloow

  • @bushro8302
    @bushro8302 2 года назад

    Waku tageraa

  • @nimcaankhadar2556
    @nimcaankhadar2556 2 года назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي

  • @labosky6171
    @labosky6171 2 года назад

    Tomy .mha.naag waa niin

  • @yaxyoabdiqadir2904
    @yaxyoabdiqadir2904 2 года назад +1

    Manta waxa jogte carurnimada anogu celise

  • @quencaashoxuseen441
    @quencaashoxuseen441 2 года назад

    Ala waan.jeclhu kiwaan

  • @halhayschannel1108
    @halhayschannel1108 2 года назад

    Kkk

  • @Mik3eyxd
    @Mik3eyxd 2 года назад

    Jerry legend waye 😂☝️

  • @tomyyygirl4784
    @tomyyygirl4784 2 года назад +1

    Tom ani wyeh jerry awey🙈😂

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад

      Heshiin meyno hadaan jerry ku noqdo marka aan kala qaraabano🤣😂😂😂😂😅

    • @tomyyygirl4784
      @tomyyygirl4784 2 года назад

      @@osmaanxidig iska.noqo adu jerry 😍😂😂

  • @samiirzonaldo9342
    @samiirzonaldo9342 2 года назад +2

    ᴊɪɪʀ ɪs xᴀʀɪғɪɴʏᴀ ᴡᴀʟɪɢᴇʏ ᴍᴀ ᴀʀᴀɢ 😂😂

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад +1

      😅🤣🤣 Rageedi Waaye 🤣😅

  • @ilwaad3254
    @ilwaad3254 2 года назад +1

    Sxd prt 2

  • @farxaanaxmedmxamuud1974
    @farxaanaxmedmxamuud1974 2 года назад

    Back to you want

  • @ruqiyoosmaan9885
    @ruqiyoosmaan9885 2 года назад

    Ha ilowina lek saartaan

  • @habonnaakhude3663
    @habonnaakhude3663 2 года назад +1

    🤣🤣🤣

  • @farhiamohamud4189
    @farhiamohamud4189 2 года назад +1

    maanta saausocote tom jerry maanookeynete🤣🤣🤣

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад

      😂🤣😅🤣 Caruurnimadaadii Inaad Xasuusato Ma Diidantahay😅🤣

    • @farhiamohamud4189
      @farhiamohamud4189 2 года назад

      @@osmaanxidig madiidani lkn waa fiirsaday bilaash kiiska iskaga walaa🤣🤣🤣

  • @fardowzaali5635
    @fardowzaali5635 2 года назад

    Hhhh

  • @mohamedalimohamud422
    @mohamedalimohamud422 2 года назад +2

    Tom is not a girl

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад

      🤣😅🤣🤣 Waanba Ku Wareersanaa Wuxu Yahay Gadaal Ayaan Ka Ogaaday Markuu Xabada Kale Hmhmhmhm😅🤣

  • @Ruunwarsame
    @Ruunwarsame 2 года назад +1

    Soobdidoorashonooqabokuwafilimaataraboiyokakartoonkarabod oorashouabo

  • @aishaomar864
    @aishaomar864 2 года назад

    😂

  • @NajmoCabdi-sz5qe
    @NajmoCabdi-sz5qe Год назад

    Waxmaiskuquuran

  • @muhsinabdullahi4586
    @muhsinabdullahi4586 2 года назад +1

    Calaa foorjinimo dislike aa kusiiyaa mar walba

    • @osmaanxidig
      @osmaanxidig  2 года назад

      Hana Daayin Ilaa Aad Ka Daalayso Awoowe 😎😎😎

  • @dadweynaha298
    @dadweynaha298 2 года назад

    Pls wll cidi qoralkn argta fadln subscribe ha isaart

  • @maclimadajecelka8984
    @maclimadajecelka8984 2 года назад +1

    Keep going bro

  • @allahisonegod8617
    @allahisonegod8617 2 года назад +1

    Nooso badi muuqalkan