Casuumaad aan sameeyo keligey tii ugu qurux Badneed abid🥳🎈❤️🎉🤪

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025

Комментарии • 38

  • @nimca-baar1579
    @nimca-baar1579 Год назад

    Masha Allah tabaraka raxmaan walal, ❤❤❤. Runtii gabadh wacan ayaad tahay💪🏽💪🏽💪🏽❤

  • @SomaliaQueen-fm5rd
    @SomaliaQueen-fm5rd 7 месяцев назад

    Waaw masha allah qof nool❤

  • @fozianoe1427
    @fozianoe1427 Год назад +1

    Mashallah from 🇩🇯 djibouti

  • @ifrahyassin8991
    @ifrahyassin8991 Год назад

    Maansha allah ciid mubarak xabiba cadow alle gacantada ha kuu barakeyo qali❤

  • @jinaanchannel9357
    @jinaanchannel9357 Год назад

    Maasha Allah waaye Qatar

  • @mysomalistory1043
    @mysomalistory1043 Год назад

    Masha allah casumaad aaad u quruxbadn 😍😍😍😍

  • @hawotako3102
    @hawotako3102 Год назад

    Mansha allah gabadh karti badan baad tahay ❤👍

  • @maxamuudibraahim2284
    @maxamuudibraahim2284 Год назад

    insha alh waad garesa xabiiba cadow

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 Год назад +1

    Masha alaah ciid mubarak❤❤❤

  • @macmacaan6394
    @macmacaan6394 Год назад

    Wll waxaad noo so galisa Hilibka, basbaaska iyo mac macaanada oo dhan mid na ka maqnayn

  • @Yasmiin733
    @Yasmiin733 Год назад +5

    Masha allah abaayo wlhi wax badan kaga faa iidnay lkn codsi cuntooyinkaas lala duduwan dhan na bar oo adigoo kala dhig dhigaayo noo sogali waa ku jecelnahay anagane mahadsanid abaayo mcn ❤❤❤❤❤❤❤

    • @habibaaddow7868
      @habibaaddow7868  Год назад +6

      Abyo taas anaa igu ogtahay ka seexo qaali❤️❤️

  • @AaminaDheeman-j1o
    @AaminaDheeman-j1o 8 месяцев назад

    Mashaalah Allah ku babkeeyo

  • @nuurahassan5825
    @nuurahassan5825 Год назад

    Masha alla tabarakallah

  • @Fatumacas
    @Fatumacas Год назад +1

    Masha alh ❤

  • @xiishkamas-qn2nd
    @xiishkamas-qn2nd Год назад

    Mansha allah 💟 abaayo

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 Год назад

    Maasha alaaah abaayo horey u soco

  • @munoali8395
    @munoali8395 Год назад

    ma sha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umacabdirisaq6399
    @umacabdirisaq6399 Год назад

    Mashalah abayo hori u soco

  • @prinseszeynebhassan2018
    @prinseszeynebhassan2018 Год назад

    السلام عليكم ورحمة الله ❤
    Abaayo habiibo cadow ciid wanaagsan ❤❤❤❤

  • @laylanu6812
    @laylanu6812 Год назад

    Maashaa Allaah tabarakallaah

  • @anababdi5307
    @anababdi5307 Год назад

    masha Allah abayo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Год назад

    Manshalah ❤👌ciid mubarak all family

  • @prinseszeynebhassan2018
    @prinseszeynebhassan2018 Год назад +5

    1-Chicken
    2-basbaas shidni
    3-cupcakes
    4-luqmatu basha
    Saas noogu soo kala gali

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Год назад

    Mashaallaah

  • @nstexomohmd248
    @nstexomohmd248 Год назад

    Maash allaah

  • @prinseszeynebhassan2018
    @prinseszeynebhassan2018 Год назад +1

    Abaayo habiibo nafta sida looga adkaado 😂ka soo hadal sababtoo ah wax kasto hadhow qabo ayay ku leedahy hadhow markay badatana 😞😭saasaa ka daacada 😂😂😂

  • @amalia3580
    @amalia3580 Год назад

  • @Umutaqiya
    @Umutaqiya Год назад

    Abayo macalimad ayad notahay halhal inogu sharax

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 5 месяцев назад

    Waxba nama barin

  • @SafaAhmed-hs5mz
    @SafaAhmed-hs5mz Год назад

    ❤❤💋

  • @majidyare9462
    @majidyare9462 8 месяцев назад

    ABAYO CUNAKARISTA KAJECLADAY IBAR WAXA HESTA 11 ILMO JARMAL KULAJIGA ISKABAREJENA

  • @ahmedjama3532
    @ahmedjama3532 Год назад

    iskahagaajiwaxfahansiinta

  • @aragsanindho7553
    @aragsanindho7553 Год назад

    Luqmadaas noso galo huno

  • @Deeq-b6g
    @Deeq-b6g Год назад

    Mashalah tabarakalha

  • @nastexobokh8840
    @nastexobokh8840 Год назад