DEG DEG: Dagaalka Dawacaley DDS oo maalintii 3-aad galay + Dhimasho boqol ka badan & Hadalka DDS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 дек 2024

Комментарии • 60

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 часа назад +3

    Ciidan deegaan ma jiro waa ciidan beeleed ay leedahay beesha ogaadeen,waxay ka helaan bay leeyihiin.

    • @KhadraKadil
      @KhadraKadil Час назад

      cagta unbaaa laidin marin yaa idoor afdhogar

  • @Fatima-r9o2o
    @Fatima-r9o2o 4 часа назад +3

    100wiil Somali ah😢😢😢😢😢

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 3 часа назад +2

    Mustafe cagjar waxa loga rabaa inuu yidhaa gala dagaalka si losoo afjaro argagixisada snm-ta ee somalilan

  • @SidraSidra-v6w
    @SidraSidra-v6w 3 часа назад +1

    ALAHAYOW KALA QABO KHAALIQOW SOOMAALI DIINTOODA KU TOOSI OO DANTOODA GARANSII AAMIIN YAA RABAL CAALAMIIN

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 4 часа назад +1

    Allaah kala qaboojiyo wax dhamaanayo waa somali ellaahow kala qabooji😢😢😢

  • @MohamedAbdiabey
    @MohamedAbdiabey 44 минуты назад

    Shuuke aadan gurey asalaamacaleykum masha alaah

  • @SidraSidra-v6w
    @SidraSidra-v6w 3 часа назад +1

    لا اله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 часа назад +1

    Guuuul insha Allah iyo gobanimo news police 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤💪🥰🦁🦁🦁👑🫶🫶 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CabdikariinBeerGeel
    @CabdikariinBeerGeel 3 часа назад +4

    Idoor joogwalaga wayay lkn waxay kadheefan baan arkayna 😂😊

  • @ahmedmuhumed4153
    @ahmedmuhumed4153 32 минуты назад

    Dagaalkii majeerteen iyo sacad
    Kwrn

  • @pendatv1675
    @pendatv1675 3 часа назад +1

    Maya , sax maxa, dds ama dowlad hanoqoto ama qabil, wanlasoconaa inay dds aytahai qawil, somali Dan ha ogate in dds tahai mamul qabailadha kale lugugumadho😢

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 2 часа назад

    Good advice to Isaaq reporters on social media must wake up to support peace within people in Hargeyso. Isaaq people in Hargeyso must stop feuling war to attack neibouring and other Somali regions for political opportunist and hostility in Hargeyso.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 часа назад +1

    D5 markii ceerigaabo aad ku jabteen dawacaalay aargosi u tagtageen maxaa idinka raacay cagdheeray soo bareer

  • @Shiinedaahirfarax
    @Shiinedaahirfarax 4 часа назад +1

    Alle hakala qaboojiyo

  • @janua1998
    @janua1998 28 минут назад

    Laba beelood wax new police meesha majoogaan

  • @MustafDhaqane
    @MustafDhaqane 4 часа назад +1

    Beenlow wax aad og tahey majiran

  • @CabdiFatax-x8d
    @CabdiFatax-x8d 3 часа назад

    Waa xaqiiq hadii inay kalsoonidii luntay😢

  • @XasanXaashi-ig7tl
    @XasanXaashi-ig7tl 4 часа назад

    Waalaisku dhawyahay
    Laakiin maantawali mabilaabmine
    Dadaka runta usheega

  • @Bislofadal
    @Bislofadal 3 часа назад

    War waalayska celinaya new boliska ayda aydu dhashay

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 18 минут назад

    Iidoor wax ka FAAN iyo BOOTO BADAN.Meeye.
    Nimankii maalmo ka hor lahaa waan xasuuqaynaa Daarood?

  • @XamdiAxmed-s2o
    @XamdiAxmed-s2o Час назад

    Allow. Kalaqabooji

  • @saciidtooyo1541
    @saciidtooyo1541 Час назад

    ❤❤❤❤

  • @MowsarDhaqane
    @MowsarDhaqane Час назад

    Idor afdhogorle gacanqad madayo catabna madayo

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 2 часа назад

    Waar somaliland maahee waa dad degaan ah beenalyaw

  • @NuurNuur-k3q
    @NuurNuur-k3q 4 часа назад

    Somalikand miyaa mise waa gudaha DDS?

  • @Ogaalchenel
    @Ogaalchenel 4 часа назад

    Somaliland kuma jirtee qabiilkii ayaa urursanaya

  • @KhadarCaliibraahin
    @KhadarCaliibraahin 4 часа назад +1

    𝑑𝑖𝑟𝑒𝑒𝑦 𝑘𝑎𝑐 𝑤𝑙𝑙𝑑𝑖𝑖𝑛 𝑎𝑟𝑎𝑏 𝑢𝑘𝑎𝑐𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑞𝑎𝑎𝑞𝑎

  • @YuusufSiciid-q3u
    @YuusufSiciid-q3u 34 минуты назад

    Soomali mawaxay Ku dhamaadeen ceshiimo beereed iyagoo cadowgoodu dusha Ka daawanayo

  • @MowsarDhaqane
    @MowsarDhaqane Час назад

    Abiyow nasogadh gusweyine hadin sogadh wale tudher baidn dabaysa

  • @naasircawaale5555
    @naasircawaale5555 Час назад

    Was waalidiintaa iyo tii kudhashay kulahaa DDS iyo Arab afka doori dheh DDS iyo somalilan

  • @dubadabdilahi1165
    @dubadabdilahi1165 4 часа назад

    Dadka beentaka da maanta oo taariikhda tahay 21/12/ 24 ma jiro dagaal illahay ka baq

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 4 часа назад

    diridhabe oromaa leh jigjigana oromaa leh cagdheer godey baalagu amray ineytagaan dhulka waa dhul itoobiya leedahay cagdheer hadey leeyihiin awoowgoodbaan dhaxal ayleeyihiin uba sameyn. dhulka waa dhul itoobiya leedahay maxay ku dagaalami

  • @FatxiaadanCaro
    @FatxiaadanCaro 4 часа назад

    haal didan gedaykuxoqato mawaydo 😂😂😂

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 5 часов назад +1

    Dulmigii sool iyo sanaag ayay uso wareejiyeen dds lkn way eedi dhuxulaysatada idoor

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 4 часа назад +1

      awoowgaa dhaxal aanu kuusamwyn oo dhul itoobiya leedahay ayaaku dagaalametsaan

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 4 часа назад +1

      arab power walahi

    • @Dulmar143
      @Dulmar143 2 часа назад

      Soota dhuxulaysato idin cuntay, cagdheer maanta waa la edbunaya iyaga oo weliba dowlad sheeganaya

  • @MaxamuudAhmedibrahim
    @MaxamuudAhmedibrahim 4 часа назад

    Guul guui
    Wanaasan

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 4 часа назад

    Dhulkan waxay soo dageen wakhtigii ay Hargeysa kasoo qaxeen waa waxii ay dhulka Dhulbahante kula wareegeen waa in Ogadeenka iyo Absameba ka saadhaan Isaaq dholkooda intay goorigoor tahay Iidoor asxaan malaha iyagoo qaxootiya oo weliba qaxootigii Daroodka ahaa oo Hargeysa dusheeda ku xareysnaa soo laayey ayuu Absame ileen way dhoohan yihiine dejiyeen Iidoorkii usoo qaxeen dhulka galbeed dhulka Daroodka iminkadan halaga qaxiyo waskhda! M a Isaaqbaa degi jirrey Fafan wakhtigaas ka hor! Wajaale iyo aaga Dhagaxbuur oo dhanka reserve area ayay inyar ka deganayeen tuugtani dhulka Dhulbahante wakhtigii Ingiriiska ay la dagaalamayeen ayay Iidoorku ka faa'iidaysteen waa wax ay yaqaanaan!

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 часа назад

      Dhulan iyagooleh ayuu ingiriisku itopia siiyay dhulkoodu wuu qoran yahay idiguna xaqdaro ayaa ceerigaabo oo qabrigii awoowgaya u soo weerarteen

  • @AbdallaXaaji-h1e
    @AbdallaXaaji-h1e 2 часа назад

    😊

  • @Faysal-r2n
    @Faysal-r2n Час назад

    Munaafiq ..munaafaqad ku caano maalay

  • @xalwodalmarxalwodalmar
    @xalwodalmarxalwodalmar 4 часа назад

    war maxa ka qaldan edeb malihid waxa dagalamaya wa argagixiso iyo mamulka

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 часа назад

      Adigaa argagixiso iyo masiibo ah oo daalim ah

  • @KayseMaxmed-l2i
    @KayseMaxmed-l2i 4 часа назад

    amiin wall 😢

  • @AhmedAqaadir
    @AhmedAqaadir 4 часа назад

    Beenale hadanjoga

  • @rawdayasin2041
    @rawdayasin2041 Час назад

    Beena waas

  • @MustafeCateeye
    @MustafeCateeye 4 часа назад

    Asc ilahay kalaqabojiyo belah walaha ah somalilan iyo dawladeganka drinkable haladamiyo

  • @FatxiaadanCaro
    @FatxiaadanCaro 4 часа назад

    😅😅😅😅

  • @hanansaid7394
    @hanansaid7394 4 часа назад

    😢😢

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 часа назад

    𝒔𝒉𝒂𝒄𝒂𝒃𝒌𝒊 𝒅𝒂𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒐𝒅𝒂 𝒅𝒖𝒇𝒂𝒂𝒄𝒂𝒏𝒂𝒚𝒂 𝒄𝒊𝒊𝒅𝒂𝒏𝒌𝒊 𝒍𝒊𝒚𝒖𝒖 𝒃𝒐𝒐𝒍𝒊𝒔𝒌𝒂 𝒂𝒉

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 28 минут назад

    SUBSCRIBED RINGTON OPEN