“Ilhaay hanaga dulqaado Dhibaatada Farmaajo iyo kooxdiisa” Maamo Sacdiyo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • “Ilhaay hanaga dulqaado Dhibaatada Farmaajo iyo kooxdiisa” Maamo Sacdiyo.

Комментарии • 185

  • @ahmedaadan9448
    @ahmedaadan9448 2 года назад +7

    Aaqiradaada ushaqeyso hawiye cadaab ma kaa celinayo ilaahay ka baq

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 2 года назад +4

    kkkk, Guul Madaxweyne M.C. Farmaajo, noo ilaali Amaanada dalka. kuwii dalka isbarada u dhigtey oo raba iney baadil ku socdaan waa diidey shacabkii, waana in sharciga la idin geeyo.wbt

  • @abdinoormohamud5290
    @abdinoormohamud5290 2 года назад +7

    Farmajo guul wadani dacad ah waa madaxweynaha qaranka dadka benta ka daay farmajo jir oo joog weligiis wuu jogayaa farmajo shacabka somalia ayaa jecel farmajo guul somalia guul

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 2 года назад +6

    Habar meel ka caac leh yaa maqlaya

  • @suadsuleyman1768
    @suadsuleyman1768 2 года назад +7

    Waxaan filayaa inaad i fahantay, qofka indhahaaga furay waa Formag
    Dal aan rajo lahayn waa kii rajada soo celiyay
    Waxaan jeclaan lahaa inaad baabi'iso dhaqdhaqaaqyada aan dhadhanka lahayn
    Waxaan rajeynayaa inay caawiso madaxweynaha iyo shacabka

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 2 года назад +3

    Guuuul mudane madaxweyne guuleyso cadowgaa hajabo ilaahow ninkaa na iftiimiyey garabkiisa gal
    Bililiqo maafi

    • @fowsiyoabdi730
      @fowsiyoabdi730 2 года назад

      Guuuuuuuuuhuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul waaaaaaaaaaaaaaaaaaart farmaajoooooookooooooooo9ooo

    • @fowsiyoabdi730
      @fowsiyoabdi730 2 года назад

      HabR doqn ah oo nijas iyo qabiil qurmiyay

  • @dr.abdirahmancaman2297
    @dr.abdirahmancaman2297 2 года назад +3

    Hhhhh dadkaan mafahansano miyaa in somalia 4.5 wax laguqeybaadoo oo hawiye kaliyee daganeyn war iskuxishoda waxaan waa ceeb ee aad bananada latagan tihinee 2022

  • @odeyhawiye.xaajiguners.9849
    @odeyhawiye.xaajiguners.9849 2 года назад +1

    Ilka yar danbe faqash danbe
    Waa ugu dhamaatey qurunka firka xun👇

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 года назад +2

    ilmahaada keen safka hore gali dagaalka waxba hanooboteyn

  • @odeyhawiye.xaajiguners.9849
    @odeyhawiye.xaajiguners.9849 2 года назад +1

    Ilka yarta xaarmaajo iyo fahad yaasiin
    Hala dilo dad badan beey laayeen
    Qurunka firka xun👇

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 2 года назад +1

    Sacdiyo Allah kabaq qabyaalad kadaa umada qabribaa kusugaya.fitnada kadaa umada.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 года назад +3

    Habrtani 70sano jirka OO MOORYAAN AH OO HANTI SHACABKA iyo mida qaran xooga KU heysta OO AAN rabin Dowlad
    Tuugo Mooryaan AH

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 года назад +2

    ilmahaada dibadda kuu jiraan habryahey tuugada AH HANTIDA SHACABKA iyo mida qaran xooga KU heysta OO AAN rabin Dowlad

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 года назад +4

    Habartaan mooriyaanta ah ilaahay hanaga qabto

  • @hiiraanboy4465
    @hiiraanboy4465 2 года назад +4

    War allah ka cabso ma qudbad ayuu kujesiyey yaa kayelayo
    Aakhiro waala Hilmamay aduun haduu ku hor kaco waa taanokale wlh

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 2 года назад +3

    Hawiye ma metelaan calooshood u shaqeystayaasha hawiye waa geneto hawiye isagu iskuleynaa aqoonyahada hawiye waalayaa ina farmaaje

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud 2 года назад +2

    Intee lacag ayey kusoo siyeen qolada qaran dumiska

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 года назад +1

    hawiyo dhulkeena hoyo ma jecla inay wax qasan moyaney wax kale ee su binayan malaha magaceena hawiyo aya ku dheesheen xayawanyal

  • @khaadiijoqosolwaanaag4127
    @khaadiijoqosolwaanaag4127 2 года назад +2

    Duuqdaan Sacadiiyo.ah.laaluush.malabta.kaadegtey.waaw.guul guul farmajo guul nabad.iyo.nolol

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud 2 года назад +2

    Farmaajo kohor wadanka suu ahaa suaal muhiim 👉1991 dowladii sidaad bare markay meesha kabaxday maxaad wax aad uqaban weyseen mise isbaarada ayaad uxiisteen

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 года назад +3

    Sacdiyo maashaa allah guulayso

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 года назад +5

    Maasha Allah maama Sacdiyo illaahey hakudhaafo.

  • @issadihre2066
    @issadihre2066 2 года назад +1

    Saab warkeeda udhageysanayey markey Tiri puntlan markey yimaadan Cadkaadey Kula Raadinayan.matkesey Ku dheeshey hadalka.in darood noo kalaqaado . Buurka sacad. aadey USheeg iiga.

  • @maryanjeele3087
    @maryanjeele3087 2 года назад +1

    Bal duqdaan yaa soo dirsaday naayaa hawiye asaa is dilay cid ku dishay ma jirto. 2022 ayay qabiil ku qudbaynaysaa naa qaran baan nahay no qabiil 20ka hawiye ee safka ugu jirto madaxwayne mid laga qaato maleh dagaal iyo fowdo ayay wax ku raadsadaan tuugta mooryaanta ma rabno allaha soo celsho samir badane mudane farmaajo

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 2 года назад +2

    gabdhaha hawiye waa lakiin diracyo lakiin rag maheystaan qoorqoor miirana u jooga il iyo af iyo allaha naga gabto aiga iyo sacdiyo

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 года назад +6

    😭😭😭😭😭😭😭😭Qof weya tahay isku xishod qawil ku wado mida aqiro labada mitir ku suugasa VIV MW farmajo nabad noolol hambalyo 🇸🇴🔮🔮🔮🔮🔮🔮

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 2 года назад +2

    Ilaahay somaali xaqa ha tuso

  • @saciidzuuzuu4243
    @saciidzuuzuu4243 2 года назад +2

    Mama ween oo asasaqday batahy afka waxba uga jari mesid farmaajo wa halyeey qaran wana sunta ka ilmeeysiisa ducufada sidada okale hadi ragiina waxka qadi waye ma islamaahi bad so dirsateen bad soo dirsaten hablaha markee cimrigan garan wey tusbixasadane meel maga fariso

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 года назад +2

    Hawiye iyo daarood iyo qabiil waa wixi dalkan lagu dumiyay auay wada mamadan alaha so hanuuniyo

  • @heavenlysounds2603
    @heavenlysounds2603 2 года назад +3

    Farmajo. Qabta oo maxkamada keena oo yuusan idinka fakan.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 года назад +1

    naa umada ka fariiso qabiil waa la nacay ilahagana ka baq maiaaik baa garbahaaga saaran itaqo laah hawiye baa nahay farmaajaan rabnaa

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 2 года назад +1

    Xasbiyaalaahu wa nacma wakiil ka daa guubabada iyo qabiilka dadka Ilaahay ha qaado inta baadilka ku socota ee qabiilka iyo usgaga dadka ku kicinaya walee meel gaadhi maysaan soomaalaay intaad dadkaas oo kale dhagaysanaysaa dadka iyo dhulkuba way is bedeleen maalintuu maxamed farmaajo iyimd kursiga dadku intii ayey nafaysteen oo neefsadeen dhulkiina waxaad moodaa ciidii madowobed ee dhiigu ka buuxay in ay cadaatay soomaalaay ma halkaa ayaan tagnanaa mise soomaali nimo ayaan raacnaa qudhun maxaa buuxa dadka dhulka Ilaahay ayaa ku beeray soomaali qofna kuma qorin meel u khaas ah waan wada leenahay dhulkeena aan wada ilaashano Ilaahayna ka baqno qabri yar iyo qiyaame adag ayaa ina sugay aduunkana waa maalmo qabiila wax kuu qaban maayo qof walba waa ogyahay ciduu yahay laakiin wadankeenu waa wadankii soomaaliya dhibaatadiisa iyo wanaagiisa waa layna waydiin qabiilse layna waydiin maayo waa cadaab aan isku kala soocayno qalbi saliim ah ayaan ku taageerayaa xaqyaqaano madax noo noqda ciday doonaan ha noqdeen mihiimku waa in ay dalkeena dadkeena diinteena xaq ku xukumaan sharwadana Ilaahay sharkooda ha ku celiya

  • @cimraanyarehasan6924
    @cimraanyarehasan6924 2 года назад +1

    Igaar ilaah nasiyay car mareexan xamar hadidan banabshaa

  • @khamisohalafo4820
    @khamisohalafo4820 2 года назад +3

    Ina adeeray wiilasha ha naga leyn.
    Xabad haday qax tareyso 40 sano baan soo wadnay walina guul lama gaarin.
    Faramaajo guul

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 2 года назад +1

    Subxaanalaah ilaahay kacabso xagey kusocotaa yaa yaa dhamaan waxaa qabiilka wada ilaahay hanagaqabto alaah hoostooda hakasiiyo alaaha hakuguceliyo waxaad madaxweynaha umada uaflagaadeynaysid

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 2 года назад

      Waa runteed waa gabar halganka wax ku lahayd

  • @sicidcabdulahi2219
    @sicidcabdulahi2219 2 года назад +3

    Qabyaaladda kaddaaya meesha dawladda & qabyaalddu meelkuma wada noolaan karaan halla ogaado

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 2 года назад

      Dawlada soomaali oo dhan Bay ka dhaxaysaa muqdishona 100 beelood ayaa dega caadimadna waa lagu sheegaa xassan sheikh CC waxaas umadd masoo hor istaagayaan wax umadda ka gadma ilaahba kuma siin maxamed cali geedi soo sharaxa aanu jula duulinee

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад

    Allow waa 31 sano bad iyo berri ma hayno kuwii dibada aadey wey ooyeyaan caruur iyo dumar ma noola allow wanaaga nagu hanuuni yaa rabbi

  • @AliMohamed-wh8sf
    @AliMohamed-wh8sf 2 года назад +1

    Habartan canda kusan siyasat garan meyside iska fariso qabyalat iyo qurun xiligada haku damesanin farmajo waxba kama qaban kartide

  • @adendhicisow9375
    @adendhicisow9375 2 года назад +3

    waxaa layiri habar habarloowaayay waa habaare meeye habrihii nabad iyo nolol
    habarta nagaqabta

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 года назад

    ASC SCW THEN GUUL IYO GOBANIMO MWEYNE FARMAAJO DADKAN MEESHA KAHALLAYAA WADANKA HORUMAR BAAD GAARSIISY EE DADKANI ALLE XAQA HATUSO.TEAM FARMAAJO .HORE U SOCDA INSHALLAAHU TACALLAA

  • @abdulkadiradedhussein6451
    @abdulkadiradedhussein6451 2 года назад +1

    Qaran kii aaway dagaal oogto qabrigaa loogu jiraa dad badan habartaan yaa saakay ku kicinee oo lugaha jaree lugaha alla kaa goo lugaha wiilasha hajarin

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 2 года назад

    Waa ehlu naarnimo.kursigu mada soomaaliya ayuu kadhexeeyaa.

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 года назад

    Habar ibliisada
    Abii lahab naagtiisa
    Jaahilad duliyada

  • @MohamedAli-se8ke
    @MohamedAli-se8ke 2 года назад

    Adinka qabaalka somalia
    Ayaad kamidtihiin ayeeyo
    Walaahi ayeeyo ayad
    Iitahay

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 2 года назад +1

    Geesiyad buunka halagu yeersho meydka dhagar qabe m farmaajo

  • @bellaguule6204
    @bellaguule6204 2 года назад +7

    Corruption and dishonest people have no respect in Somalia . 🇸🇴 Faramajo is excellent and best president in Somalia 🇸🇴.

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 года назад +1

      Tigreegii waa jeclaayeen maantana walaalkiod soomaaliyeed oo horumar gaarsiiyey soomaaliya ayaa meel uu ka galo waayeey waa dad jiran

    • @user-qj1fi8le3j
      @user-qj1fi8le3j 2 года назад +1

      I agree up to 200% farmajo is good for the country and the people…. but here you see all the thieves and traitors .. there is nothing to compare with farmajo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад

    Abaayo ilaahay wanaaga soomaali ha tuso oo aynu badbaadino dadka iyo dalka diinta

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 года назад

    Waa islaan moryaan ah.cabdishakuur aa fiicaan oo wadani ah Gabra maa rataa. Farmaajo guul

  • @miskimaxamed7
    @miskimaxamed7 2 года назад

    Habarta.mooriyaanta.alhaaqaato.farmaajo.guul.madaxweynah.40.sano

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 года назад

    Qabyaalada waa tan oon xishooda laheyn moorayaan qeeyliya ama ooya madaxweyne farmaajo wuu idin xukumu inshallah moorayaan

  • @kingoftheworld8061
    @kingoftheworld8061 2 года назад

    1 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sadiaismail803
    @sadiaismail803 2 года назад

    Naaa ordoiska tag

  • @farhiyaabdi5849
    @farhiyaabdi5849 2 года назад +1

    Allaha naga qabto farmaajo

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 2 года назад

    Yaa yaa aabay haduu farmaajo kasoohorjeedo walaahay ha laxiro dowlad baa nadeeqda

  • @nuuraa1710
    @nuuraa1710 2 года назад +1

    Habro mooryaana xoolo xaaraana ayay kufadhiyaan ee manabad bay rabaan ayadoo intaas leeg ayay wali qabiil u sacaba tumayaan habarahan oo miiran ayaa wadanka kunacsiinaysa dekad iyo cashuur bay kuwaasheen xoolaha aduunku keenaayo oo caasimad ahaan laydiin siinayo soomali oo dhan saw malahan cashuur waxaasoo wadooyina iyo guryo ah idiinmay dhisteen ee kala taga beenta meesha

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 года назад

    ilkayar maleexan..wa fulaydi gardarada badnaa

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 года назад +1

    yaareet hadey gari lahayeen farmajo iyo cumar finish iyo ciidanka dacada u ah dhulkooda hoyo hawiyo wa ceebeyseen sharafta aya naga qadeen 👎👎👎

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 года назад +1

    Kkkkk mom sacdia 😆

  • @kingoftheworld8061
    @kingoftheworld8061 2 года назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MohamedAli-se8ke
    @MohamedAli-se8ke 2 года назад

    Farmaajo waa madax waynaha somalia

  • @hibaqadam3949
    @hibaqadam3949 2 года назад

    Warkagu wa cdyehe dib usocod ayatahy naayahy rayiga xun

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 года назад +1

    hadi runta laga hadlo walahi waxa qaska wado wa hawiyo wa kuwi dhulkeena gaday iyo hanti qaran dhacayo hawiyo wa kuwa caloshod u shaqestayal ah oo u shaqeyan dalal kale oo ajnabi ah

  • @fadumoyusuf2086
    @fadumoyusuf2086 2 года назад

    Candhadaaa madw lahel

  • @mohamedelmi8706
    @mohamedelmi8706 2 года назад

    Warkaaga waa cadyahey somali nimadii waxaad ka dooratey qabyaalad waxa aad. Ku weydo wadaniyad qabyaald ku heli meysid waxa rabtaa waxaad biliqeysato ayaad rabtaa farmaajo waa madaxweynaha wadanka .

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 года назад

    Buntland iyo jubaland ganacsatadoodii xamar bey joogaan canshuurna weey bixiyaan

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 2 года назад

    Qabiil waakansar ilaahay wixii wada hanagaqabto

  • @halimocali8201
    @halimocali8201 Год назад

    waxaa lawaalaneysid waa hunguri 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 aniga waxaan ku dhihilahaa waxan dadka kalatag

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 года назад

    Tani waa bililiqa doon ina farmajo dowladnimuu soo celiyey no bililiqo

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 2 года назад +2

    Maya
    Maya
    Hooyo?

  • @maryanxuseen5620
    @maryanxuseen5620 2 года назад +1

    Good advaice

  • @bellaguule6204
    @bellaguule6204 2 года назад

    Where’s is your own children 👶. Stop 🛑 using someone else’s name and kids.

  • @fowsiyoabdi730
    @fowsiyoabdi730 2 года назад

    Xaar hadlYo waa tanoo kLe mujrimiinta ay mGacaabeyso waa kuwa soomaali halagey oo u kLa reebin hawihe iyo dROOD

  • @abdihakiin6702
    @abdihakiin6702 2 года назад

    Saan maa rabtaa inaad caasimada somaliya moqdisho ku noqoto habartaan waa kuwii 1991kii xaraanta ka dharagtay waxay u maleesaa in caasimadii biliqada inay tahay.

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 года назад

    IIMAANKA LAGAA QAAD SODDONJIR SODDON MILLION IYO WAA NOO BILAABEEN OO MARBA XERO CIIDAN DAWLADEED KU HABSANAYA WAA DAD FIICAN FARMAAJO OO XAFIISKA JOOGA DHIB AYUU KUGU HAYAA .CAASIMADA WAA ØAGAA EARAYAA GAROOWE AYAANU GEYSAN HADAAD DHABAQSIGA DEYN WEYDAAN

  • @abdihakiin6702
    @abdihakiin6702 2 года назад

    Habartaan xaraantii ay qabyalada ku cuni jirtay iyo qayilaadii ayaa u goosay waa kuwii somali halaagay qabiilkay dadka ku shaxaadaa waqtigii qabiilka wax lagu shaxaadi jiray wuu dhamaday

  • @umukhayrxaaji7961
    @umukhayrxaaji7961 2 года назад

    Hadalkaga waa buunsho

  • @fadumoyusuf2086
    @fadumoyusuf2086 2 года назад

    Yaaaahuuu qumqanyo

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 года назад

    Maalina qiyaame sidaasbaalahuu soo fadjiisinayaa adigoo inta xumaha kugula sòcotaankug marqaatkacayaan
    Idinkuu waxkasta idiina qabtay arkina weeyde
    Adaaba
    Cadeeyey
    Xaqu isagaa is cadeeya hak beena abuuran masuulkaa daacada ah ee xalacunka aha
    Kuwadabadakà soo wada sooma sòxukumin dalka maxayrabaan iyaguba wixiihoreba dhacee maayrabaan markale

  • @suleekhaahmed1800
    @suleekhaahmed1800 2 года назад

    Tani waa mid dagaal oogeysa oo fitna ka talineysa ee sharteeda Allah iyada haku koobo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 года назад +1

    Adigu GURICEEL ayaad oga timid XAMAR INAAD biliqeysto FILM dhamaa FARMAAJO TARABUUNKA qashinka KA Guri laheedeen BAA LA gaarey Dameeroleey TARABUUNKA hala xaaqo October AYAA soonoqotey Farmaajo Waa SOO noqdey Dameeroley dameerkiina LA seexda BANADIR waxa leh dadka reer BANADIR MOORYAAN Hantida shacabka iyo mida qaran xooga KU heysta OO AAN rabin Dowlad

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 года назад

    Hawiye haduu xoolo yahay in la rarto maxaa idiin diiday,rarka ogolaada

  • @nimomohamed1041
    @nimomohamed1041 2 года назад

    Waxaad dhacday waynaa!

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 2 года назад

    Kaligii taliye farmaajo wuu fashilmay

  • @maryanxuseen5620
    @maryanxuseen5620 2 года назад +3

    Masha Allah abaayo xadalka saax

  • @abdiriasaqismail3588
    @abdiriasaqismail3588 2 года назад

    Kkkkkkkk farmajo ma sida odambeysey igeyaye igeyaye kkkkk. Waxa shegey walalhi nin barafaaur ingiris

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 года назад

    Abaal kadhaca qofka somali ugu wanaagsan haduu yimaado maadaama uu reer hebel yahay waa xun yahay islaantan mooryaan ja harka ah ee u haysata inay iyadu dawlada shacabka somaliyeed ka xigto that problem anagaa keensanay keligaa maad keenin waxaa aad u hadlaysaa waa magaalada aad dadka ka xigsanayso waa ku fahmaynaa .17 gobol oo aomalia ah ayaa kuu dulman welicwaad hadlaysaa

  • @abdullahadam1238
    @abdullahadam1238 2 года назад +3

    Waxaan maqlaye 1991 Jabhadihii
    Sidaan oo kale siyaad bare madaxtooyada halaga saaro , ayagoo qorshe aye ku midaysan yihiin Aan jirin Markaye bixiyeen
    Waa tii aye saareen
    Balse moqdhisho dambase ka dhigeen
    Raga aye hada naage taan sheegayso
    Hadeer caqliga farmaajo xabaxo Uun baye hayaan, farmaajo meesha dagaal miyuu ku yimid , doorasho Ayuu madaxtooyada Ku yimid , doorasho uga saara , moqdisho dambase kale uma baahana

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 2 года назад

    Hawiye hadlbuhaya ee ninka isaka dukqad

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 2 года назад +1

    Hayaay waa mooooryaantii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿❤️❤️❤️ Farmaajo guuuuuuuul miidnimo xafidullaah inshallah cadowga shisheeyaha ushaqeeya Waa dhamaanayaan

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 года назад

      Hoy qabil wax ku tarimayoh haday xamar ka dhacdoh sidah u quruxbadnanmaysid

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 года назад

      habartan waa moryantih benbadanah hoy waad dheregtay so xasusoh 91

  • @zeinabismail8647
    @zeinabismail8647 2 года назад

    Qumanyo qaaxo basaren waa layaqana Saad ceebowday Isla yaab wanad raran thy Illahay Hakaga Guro mellom baas

  • @abdiadam3808
    @abdiadam3808 2 года назад +3

    xamaalatul xadab ka quraanka lagu sheegay waa duqdaadan iyo kuwa la midka ah .shardaada ilaahay ha ka qabto somali, zamaan walbo way joogaan dadka noocaan ah .caadifa qabiil ayay ku giciyaan inta caqlika lahayn lkn waxa ay rabaan oo saxda ah waa inoo dhiig muslim daado .

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 2 года назад +2

    Mashalaa maamo guuleso waxaad tahay maamo sharaf leh guul hawiye anigu hawiye mahihi hadana waan taageraa wayo waxaa u fadhiya vilad somaliya shedaan,sharibo weyen ,kan umada allaha ka qabto amiin

    • @fay6834
      @fay6834 2 года назад

      Waa Saas Abaayo

    • @shernm5551
      @shernm5551 2 года назад

      Adiga iyo
      Iyaduba waxaa tihiin
      Fidna

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 года назад

    Haday wax dhaam8 hayso waaba dhegeesan lahayn 8 sanno laidiinkuma imaan idinkaa dhabaq sanayey hadana doorashada maxaad uga biqi ileen 90% shacabku waxay taageereen in farmaajo soo noqdo ..habaryahay quruxda badan layaab malihid kuwo daaroodaba sidaada waa u hadlaan laakiin dawlada shacabka ayay ka dhaxaysaa 18ka gobol hal beel ayaaf thy soomaalinamada inaan ka dhaarto ayaa marnar igu soo dhacda markaan waxaan oo kale arko aan caqliga lagayn belo aan jirin u yeeranaysa

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад

    Waxaad ogaataa wixii xumaan ku heshiiya ma liibaanaan ogow wixii dhagar ka galey umada islaamka ah ma har saadaan mana hoydaan ee aan toobad keeno kuweena nool

  • @ayaanachinese3132
    @ayaanachinese3132 2 года назад

    Or please old lady go home and the Ali m she taking warlords

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 2 года назад

    Farmaajo idinka muu idinku kor fadhiyaa villada Somali oo dhan baa leh

  • @sahrocabdi9941
    @sahrocabdi9941 2 года назад

    Masha'allah eedaday allah haku xifdiyo

  • @ikraansaid3213
    @ikraansaid3213 2 года назад +1

    Guuleyso madaxwey mohamed abdullahi farmajo illahay cadawga ha ka qabto🤲

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 2 года назад

    Xoolahoodii ayey ka baryayaan ninka buka

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 года назад

    XAARMAAJO QABILISTE
    WAXA U KU SHAQEEYA MUNAFAQADA IYO QABYALADA.
    XABADIHI LA LAQSIN LAHAANA WA DIYAAR.