Aun labada fanaan een garanaayo heestan waa ereyadii ciise warsame dhancade waxay ku jirtay riwaayadii jacayl godobtii gabdho loo tiri 1973 kii Sanad abwaaniin badan samayntii waaberi oo askar u badan laga qadiyey ay riwaayado badan soo bandhigeen waan garanayaa riwaayada oo la xafidaayo
Yunbudh, waa qayb kamida fadhiga se waa qofku markuu dhaxan dareemaayo ama murugo daran ama gaajo iyo calool madhnaan marxaladahaa ayuu ku yimaadaa Yunbudhsaday aroor hore, Ee maaha yubsaday aroor hore ❌ Miyaan lagu odhan weli waar maxaa ku helloo la yunbudhaa cidlada?? Mahadsanid Maadeys 👏
Heestani Waxay Ka Mid Ahayd Riwaayadi La Odhan Jiray Jacayl Godoobti Gabdho Loo Tiri Ee U Sameeyey Ciise Warsame Riwaayada Waxa Agtarka Ka Ahaa Xasan diiriye Adagtaraduna Waxay Ahayd Zahra Ahmed jama Alle Ha U Naxariisto Dhamaantoodba Heesaha Riwayada Ka Mid Ahaa Ubax Dayrti Baxayo Bad Baan Galay iyo Baxad sooro waa niga isboobe hadmaan ku haleelaya oo Ay wada qadayeen Zahra Ahmed jama iyo Abdirahmaan dheere
Heestu waa hees sida loo fahnaa ay celcelis badan u baahantahay eraydaduna dhalinyarada dambe u micnee baydoonayaan run ahaantii waxaan layaabaa dadka yidhaajda afka soomaligu qani maaha ee afaf aan gaadhayn ka hor mariya waxaan halkan uga baaqayaa qolyihii odhan jiray afku hodan maaha inay heestan iyo heesta kale ee uu qaado alle haw naxariistee fanaankii waynaa ee cabdi tahliil warsame heetaa oo magaceda layidhaahdo (yamyam iyo xishoodbaa igu yuurur saday) Labada heesoodba waxay ku socdaan erayga (y) Aniga ahaantay waalabada heesood ee keliya ee aan ku arkay wax ku aocda eraygaa (y)da
Wixii khalad xaga ereyada ah fadlan nala sax.
Yumbudhsaday Aroor hore
Yumbudh saday aroor hore oo micno ahaan noqonaysa fadhiistay aroore hore
Inanyahaw yadaydii
Waa lagaa yamxeersho
Yamxeershay waa quudhi waah
Yadaydii waa naftaydii ama waxaygii
Inanyahay yalool adag
Wah wah heestani waxay ku jirtay riwaayadii jacayl godobtii gabdho lootiri ciise warsame dhancade baa lahaa waxana wada qaaday xasan diiriye iyo sahra axmed way geeryoden dhamaan ale ha unaxaristo
Aun labada fanaan een garanaayo heestan waa ereyadii ciise warsame dhancade waxay ku jirtay riwaayadii jacayl godobtii gabdho loo tiri
1973 kii
Sanad abwaaniin badan samayntii waaberi oo askar u badan laga qadiyey ay riwaayado badan soo bandhigeen waan garanayaa riwaayada oo la xafidaayo
Heestii allaylahee bad baan galay ayay isku riwaayad ahaayeen ayaan filayaa saw maaha indr ee sahra qaadi jirtay
@@adammohed5416 Haa heestii alaylehe badbaan galay
Iyo baaxad sooroo
Waanigan is boobee
Waa laba barbaaroo
Midba baal I haystaa
Bidix midig bills xaawaleeyeey
Igu baahday taladuye
Xageebaan u baydhaa
Iyo heestii heedhe inaabti abaayooy iyo heeso kale ay sahri la qaadaysay cabdiraxmaan dheere oon weli youtubka soo gelin qisada riwaayada ayaa ahayd gabadh laba nin guursanayaan
Yunbudh, waa qayb kamida fadhiga se waa qofku markuu dhaxan dareemaayo ama murugo daran ama gaajo iyo calool madhnaan marxaladahaa ayuu ku yimaadaa
Yunbudhsaday aroor hore,
Ee maaha yubsaday aroor hore ❌
Miyaan lagu odhan weli waar maxaa ku helloo la yunbudhaa cidlada??
Mahadsanid Maadeys 👏
Yunbudh❌️ yudhadh✅️ halka ree koofurku dhahaan yuurar
Yididiiladaydaa
Kugu soo Yahoontee
Ii yeedh ii yuuq
Aan Guri Yagleelnee.
Mid ka mid ah Heesaha kooban
Ee Ya'lyda
Abwaan ciise warsame dhancade waa garxajis waliba habaryoonis heestana isaga leh
Heestani Waxay Ka Mid Ahayd Riwaayadi La Odhan Jiray Jacayl Godoobti Gabdho Loo Tiri Ee U Sameeyey Ciise Warsame
Riwaayada Waxa Agtarka Ka Ahaa Xasan diiriye Adagtaraduna Waxay Ahayd Zahra Ahmed jama Alle Ha U Naxariisto Dhamaantoodba Heesaha Riwayada Ka Mid Ahaa Ubax Dayrti Baxayo Bad Baan Galay iyo Baxad sooro waa niga isboobe hadmaan ku haleelaya oo Ay wada qadayeen Zahra Ahmed jama iyo Abdirahmaan dheere
Allah ha u naxariistee erayadii Ciise warsame samatar
Jamaal dayax iftiimaay
Jaliil iigu deeqaay
Jeexeygi baadtee
Maankiyo qalbiga jira
Miyays jari karaayaan
Qalbigaa ku jeceloo
Jiridaha habiinkii
Kaa jiifsan waayoo
Qof adiga jeelkaa
U jirabana waan ahay
Jacayl waa dhibaatoo
Nafta kaa jajuubee
Hadaa tahay qof jiirnaxa
Jees jees ma fiicnee
Heygu digan jamaadeey
hadii aad jaxiimadaa
Dhimbilaha jaclkeee
Jirabkiyo kuleelka leh
Aad ku joogsan leed adi
Amba kaama jeesteen
Jeraa tahay mid ii jiran.
#qoraa #abdullaahialiabdi
Erayadan yaa leh sxb
Heestu waa hees sida loo fahnaa ay celcelis badan u baahantahay eraydaduna dhalinyarada dambe u micnee baydoonayaan run ahaantii waxaan layaabaa dadka yidhaajda afka soomaligu qani maaha ee afaf aan gaadhayn ka hor mariya waxaan halkan uga baaqayaa qolyihii odhan jiray afku hodan maaha inay heestan iyo heesta kale ee uu qaado alle haw naxariistee fanaankii waynaa ee cabdi tahliil warsame heetaa oo magaceda layidhaahdo (yamyam iyo xishoodbaa igu yuurur saday)
Labada heesoodba waxay ku socdaan erayga (y)
Aniga ahaantay waalabada heesood ee keliya ee aan ku arkay wax ku aocda eraygaa (y)da
Wxd ilowdey heesti yufle ee ay qaado kinsi xaaji
Waxaan filayaa inay ku jirtey riwaayaddii "Jacayl godobtii gabdho loo tiri". Waxa lahaa AHN Ciise dhancadde ma se hubo.
Sahra axmed hees ay qaado ku dhiman marnaba Isma odhan heestan waa I dhined
Yaaa Salaam 💓🥰 Mahadsanid Madeys Saaxiib ❤️🤟
Yeeri maayee Yuuqi maayee.
Kuna yeeli maayee.
Intaas ayaa iga gadan aniga
af somali gaa hadaa fahantay waayo arag baa tahay,,, yeeri maayee yuuqi maayee kuna yeeli maayee waa isku bal fasil lkn xirfad wanaag iyo farshaxanimo ayaa laysu raaciyey caleek
Ereyadii Ciise warsame samatar Dhancadde waa reer Berbera riwaayadii jacayl godobtii gabdho loo tiri. Wuxuu ahaa qaadle markii hore .Ereyada reer waqooyigu waa heer sare guud ahaan Soomaali
Garyaqaanoow Madaxaad noo saaran tahay, mahadsanid saaxib.
Ustaad Meeshaa waa
MEEL DHAXANTU ( YUUSTEE )
Tan kalena waa
UGUDH YAARTA KUU RARAN
MAHADSANID
Meel dhaxantu yuuftee,
❤alaah unaxariisto
Waqoyi, Northern, Somali Music
Ciise warsama dhancade ayaa leh heestan waana riwaayadii jacayl godobtii gabdho loo tiri 1974
Yeedhay Waaberi
Ama Yunbudhsaday
Meel dhaxantu yoontee
alle haw naxaristo fanaanteenii
Labadan allaha unaxariisto waligey manta kahor marag he’s ay isla qadan
Heestan oo kaliya ma wada qaadaan e waxa jira hees kale
xataa heestii heedhi ina abti abaayo aboowe,,, maadan dhegaysan miyaa mase 1990 waxii kadameeyaa tahay lol bro
Aadan Tarabi Maxay Ugu Egtahay Maskaxda Heesta 👌 Cajiib Aun Sahra Axmed .
Sida yeey aroor hore
ari yagac kusoo tiri
🤚🤚
Waa Eereyadi AHN Xusen Awfarax
Garo yu. Ashadeydoo ugub raarta kuuyugan Nxdin laguma yuuee@ eraygaas waan ladamqaday
Ma riwaayadii yacay ee muse cali faruur bay ku jirtay sxb?????
Erayadii ciise warsame samatar dhancade
Waxaku jira Ereyo Badan oo
Afka ama luqada ayku hadlan Gabooyuhu ama yahanadi hore
Eryada heesta iyo culayskoda ayaan aad ujecladay .
Abwaan khatar ku ah afsoomaaliga ayaa sameeyey.fadlan waxaan idinka codsanayya inaa naga caawisa cidii garanaysa abwaanka sameeyey( Heestan) magaciisa???
Abwaan Abdiqadir xirsi yam yam
@@xaajicash77 ma hubta saxib inanu lahayn ayan u malaynaya yamyam
Ciise warsame samatar dhancade A.U.N
@@caygajafeofficial ok wllo mahad sanid
Inanyahay Yaleel Adag
Woof caleeek🥰♥️♥️Allow idin wada Naxariiso🤲
Mahadsanid walal adiguna #Maadeys👑❤️
Tolow ereyadaan ma Axmed Saleebaan Biddaa iska leh.
Maya waxa leh Ciise Warsame Samatar Ciise dhancade AUN
Heestan hore umaal maqal
Hees aan erayadeda wax yar ka fahmey ciyaal say wlhi 2 lee nahy anagana🤣🤣🤣
Yididiiladeedaa kugu soo yuhuuntee
Heestan xigmada ayah ka hadlyza
Waayo hore
Heestani imikaa imaqal.ah
Yaa sallaam 🔥🔥🔥❤👏🙏
Liked
Share'S
Share
Love
Lifetime's
Top 10
Facebook
Facebook'S
Livetime'S
Abwaan ciise warsame samatar dhancade A.U.N
Difficult words