QOOTO QOOTO HARGEYSA 46

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Комментарии • 339

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 5 лет назад +107

    *ar wixii qooto qooto ku xidhan liketa isaara*

  • @laacibkamuqdishotheboyofth9468
    @laacibkamuqdishotheboyofth9468 5 лет назад +62

    Jecliya rear hargeisa
    Allow idin daa
    I from muqdisho cdy

  • @ugbaadmalpoh670
    @ugbaadmalpoh670 5 лет назад +90

    Gabadh canada joogta liketa ku tartamaynaa reer hrgeisa idinmee😂😅

  • @xogtanews6876
    @xogtanews6876 5 лет назад +40

    Qooto qooti hargeysa maahee waa qooto qooto somaliland waayo reer burco iyo reer hargeysaa isku jira viva somaliland

  • @ilwadquruxinanurilwadqurux8073
    @ilwadquruxinanurilwadqurux8073 5 лет назад +44

    Hibaaq gobaad dartet ayaan u firsadaa dhanka hargeysa qufki ila mid ah like

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 5 лет назад +54

    Jaalayaal hadii aad tihiin muwaadiniin reer somaliland ah like iigu hiiliya👉👉👍👍👍👍🇹🇯🇨🇮

  • @rahmaaay8642
    @rahmaaay8642 5 лет назад +24

    Inta Qoraalkaygan Argta Waan Jacelhy❤😅🙈

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 5 лет назад +90

    Wale Iyo Bile Qooto Qooto Hargeisa Anigoo Daawan Baan Hubaa Inay Qosol Tahay Weliba wad Ku Raaxaysanaysa daawashadeeda Inta ila Midka Ahina like Ha saaran

  • @hhhhh9814
    @hhhhh9814 5 лет назад +32

    Wiilkan reer xamarka ah M.A qurux badanaa❤War abukar igu sln ninka

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 5 лет назад +11

    Actarada qooto qooto
    Hibaaaq gobaaad ❤

  • @mounamohamed677
    @mounamohamed677 5 лет назад +34

    Reer hargeisa qaybtooda uun xaraabe u daaa😍😂

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 лет назад +65

    Only rEr hargeise like ta sara idin jeclhy wlhi❤😃

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 5 лет назад +24

    My Team❤🌄

  • @maxamedjamal983
    @maxamedjamal983 5 лет назад +24

    Inamada aanu jaarka nahay subixii salaada hore markay kacaan way maydhaan 😂😂🤣🤣 shucayb yare garaczanaa😂🤣💯

  • @sadaamjamayare9361
    @sadaamjamayare9361 5 лет назад +10

    Qooto qooto reer somaliland barteeda ayay dhigeen
    Abwaan A.heelo
    Yusuf ceegaag
    Abdi qani isku filan
    Mashiinada riwaayada wada
    Aad baan idiin salaamayaa adinka iyo asxaabta kaleba

  • @apdikaniali9516
    @apdikaniali9516 5 лет назад +19

    Wixi iga danpeya like👍luv 💓you guyz

  • @reslerwar3428
    @reslerwar3428 5 лет назад +3

    Ilmaderayalow aadban uxiseya ruwayadihine qaybo kale ma jiraan👐👐👐👐👐👐👐👏👏👏👏

  • @amuunmohamedmoha4756
    @amuunmohamedmoha4756 5 лет назад +42

    inamadan jarka nahay subax walba salada hore markay kacan suliga ayey galan way medhan 😂😂 shuceyb

    • @LAQAAYE
      @LAQAAYE 5 лет назад +2

      Hhh
      oo ma fahnty adna

    • @LAQAAYE
      @LAQAAYE 5 лет назад +2

      Amuun

    • @Gobsoor
      @Gobsoor 5 лет назад +1

      Maxaa lagawadaa

    • @somalocanale8271
      @somalocanale8271 5 лет назад +2

      Carbal nin 2 jeer habeenkii mydha ha la arko oon ani ahyn😂😎

    • @LAQAAYE
      @LAQAAYE 5 лет назад +2

      @@somalocanale8271
      Hhh
      walal Ana wr ku haye
      Ha inaka dhamyn
      shidalka
      Mr bad u bahne
      oo Talo faro ka bxiye
      Halkaaga mar isga ekow
      Wa Talo wayeel!!!
      😃😎🙇✋👌

  • @marwoayaan4769
    @marwoayaan4769 5 лет назад +20

    xamarna maxa ku keenay sawta hargaysa buuxda ma xamar bad ka dalbatay😂😂😂

  • @aaryaretube
    @aaryaretube 5 лет назад +27

    INTA MUUYOW TAAGERTA SUBSCURBE IGU QABTA

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 5 лет назад +6

    Gabadha gaaban ee aadka u da'a yar waa caqli miiran

    • @hizamhasa9189
      @hizamhasa9189 4 года назад

      Caqligupa sow gaabnida kuma jiro😄😄😄

  • @bestones8480
    @bestones8480 5 лет назад +2

    nio kaas inanta wllkeed ah ee buuran malin hore dun carbeed suaalihiisa ku jiray

  • @rahmaroze4982
    @rahmaroze4982 5 лет назад +10

    First👀👂👂

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 5 лет назад

      Rahmiita roze khan wll SUBSCRIBE isaar please

    • @ubaxcooking5050
      @ubaxcooking5050 5 лет назад

      Rahmiita Roze khan abyo subcuraab iisaar

  • @dhaqaalekaabofficial8714
    @dhaqaalekaabofficial8714 5 лет назад +18

    Waaradheen groupka qooto qooto haddaad tol tihiin shucayb yare iyo ikraan iyo ceegaag iyo hibaaq isku guuriya way isku baahanyihiino way isku soo baxayaane

  • @abdullahiabdirahman3810
    @abdullahiabdirahman3810 5 лет назад +8

    Number 4 ahay cawa

  • @nimcoshaandi3606
    @nimcoshaandi3606 5 лет назад +17

    Hhhhhhh inamaba faceyga ah subaxdii suuligey galaan weyna meeydhaan hhhhh yaa ila fahmay

  • @abdelazizosman1084
    @abdelazizosman1084 5 лет назад +6

    Zhucayb yare iyo ikraan intii ila taageersan farta taaga lamaanaha qooto qooto cidii taageersan like ta hayla dhafin

  • @lastqueen7751
    @lastqueen7751 5 лет назад +15

    like yan layskala bakhaylin

  • @abdirizakdanah4299
    @abdirizakdanah4299 5 лет назад +2

    Reer hargeysa love ban ku ahay ❤❤🔥

  • @mucaadabdirizak839
    @mucaadabdirizak839 5 лет назад +4

    xamar baad sheegtaye Burundi keen .mar hadduu gaadhi keenayo.

  • @naasirhassan7646
    @naasirhassan7646 5 лет назад +12

    Bahasha Ilaa Maanta Ayaanu Sugaynay Laakiin bahasha Waqtiga Aydun dhahdaan Waa Lasoo Daynaya Masoo Daysan Markaa Dhanka Waqtiga Xooga Hala Saaro In Waqtigad dhahdaan soo Daysan Mahadsanidiin 😍

  • @QGprincess
    @QGprincess 5 лет назад +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sekeriyem3557
    @sekeriyem3557 5 лет назад +3

    Inamta muraayadaha xidhan 😍

  • @rinaadruuula1377
    @rinaadruuula1377 5 лет назад +4

    Thanks👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ziciidzhiine4082
    @ziciidzhiine4082 5 лет назад +5

    Hhhhhhh
    Nio ninkaaa mayoow magiciisa taageeraa

  • @hennaheena3172
    @hennaheena3172 5 лет назад +1

    Viva Reer Xamar

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 лет назад +12

    hipaaq gopaad & sahra kiin haplha nookla shida❤😍😍😍😍

  • @saedaden3820
    @saedaden3820 5 лет назад +7

    In badan ban sugaynay

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 5 лет назад

    We Love Muqadisho❤
    Hargeisa waa Magaaladaydii❤

  • @mohammadmd6191
    @mohammadmd6191 5 лет назад +4

    Ar wixiii qooto qooto ku xiran like ta hayla dhafinina

  • @ikraandaahir3117
    @ikraandaahir3117 5 лет назад +2

    Qooto qooto waan Ku xidhanshay

  • @rahmaroze4982
    @rahmaroze4982 5 лет назад +9

    Ikraan iyo shacayb ku haysta💑❤❤

  • @yuunadal8712
    @yuunadal8712 5 лет назад +13

    First😎

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 5 лет назад +6

    subax walba beed u kari habeenkiina garaw maxay mid yar korisay

  • @maryamasocdaal8761
    @maryamasocdaal8761 5 лет назад +7

    Abukar mahdi wan ku samalay walalkey

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128
    @sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 лет назад +1

    An ku salino xabiibkena muhamed SCW

  • @khadarmaxamedismacil3266
    @khadarmaxamedismacil3266 5 лет назад

    Fadlan qaybaha Hargaysa nosoo badi😎Fadlan horay

  • @abdiazizalimadaxey2066
    @abdiazizalimadaxey2066 5 лет назад +5

    Qooto wan idin salamay like ii sara

  • @ifraaxnadiir7648
    @ifraaxnadiir7648 5 лет назад +2

    Wixii hibaaq iyo isku filan tageera like ii saara

  • @nimohussein3580
    @nimohussein3580 5 лет назад +1

    qofkii 50 naad ayaa ahay like ta isaaro manta waa jumco ha la ku saliyo nabiga

  • @somalyouthmedia1285
    @somalyouthmedia1285 5 лет назад +3

    Hibaaq wax kale weye qoftasu

  • @nimcoshaandi3606
    @nimcoshaandi3606 5 лет назад +5

    Raga caadiga ahi waa ragaan somalia wali dad wngsn baa jooga mrkaan arkay rag xaskoda vedio ka duuba wlhi dadka somalia jogo waa nasab waye kamaba suurtowdo wxs

    • @abdishakurosmanyusuf5781
      @abdishakurosmanyusuf5781 5 лет назад

      waa runtaaa rag xishoda wax isku falayaa haysanaa hadanahay ddadka wadankii jooga xogaa qaadku duleeyay maahe intii aan qayilin waa rag xushmad leh

  • @cabdiraxiimmuuseawjamac685
    @cabdiraxiimmuuseawjamac685 5 лет назад +1

    masha allah inanta samiira kooxda hablaha iyada uguhaysta lkn kayjilinka ugu qoreeen waa nin jilicsan

  • @anzaabdi1223
    @anzaabdi1223 5 лет назад

    Muqdisho iyo hargeysa oo is fahmay alxm wye

  • @mahamedyoonis5628
    @mahamedyoonis5628 5 лет назад +2

    Qaybtan waa yar madhax jilagi wayna ee ISKUFILANE aya ka maqan

  • @cabdirahmaancabdulqaadir6824
    @cabdirahmaancabdulqaadir6824 5 лет назад +1

    Nabiga markasta xasuusnaw

  • @bestones8480
    @bestones8480 5 лет назад +1

    kulayl allah mxu mlintii dun carbed ku meraysanayey in lagu idhaah kalay wll noo sheeg wxii kugu yaab badna eed naag kala kulanto

  • @hodanadan6595
    @hodanadan6595 5 лет назад +13

    Walhi hargeisa wan uu xisay dadkaygi wacna ..😂😂😂😂😂😂 wada iga qoslisan

  • @seedsomalikoob2250
    @seedsomalikoob2250 5 лет назад +10

    Anaa kowa cawa ilaa abukar mahdi ayan kaso horeyay

  • @mohamednadiifofficial
    @mohamednadiifofficial 5 лет назад +8

    Qofka 77 aad ayaan ahay inta iga dambausa ##like isaar

    • @ubaxcooking5050
      @ubaxcooking5050 5 лет назад

      king boqorka kuusaarey wllo subcuraabiisaar

  • @qamarsanaacixuuto3457
    @qamarsanaacixuuto3457 5 лет назад +2

    Shucayb yare iyo tayari
    Caadibay isugu dakhranyihiin
    Mise anigaa mooday

  • @hamsecabdillahi5208
    @hamsecabdillahi5208 3 года назад +1

    Yousuf amarka qaaado hibaaqeeey hibaaqeey dheh

  • @xayatosmam1773
    @xayatosmam1773 5 лет назад +2

    Shucayb yare iyo ikraan ban kuhystaa

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute6608 5 лет назад +3

    War ninkan feedhaha weyn ee ku matalaya samiira wllkeed magaciisa halay sheego waa riwaayadiistee topa noosoo badi kudheh riwayadaha

    • @himkf21
      @himkf21 5 лет назад +1

      Waaar waa ninki dun carbeed ku so caanbaxay

  • @warsamebozzwarsamebozz8447
    @warsamebozzwarsamebozz8447 5 лет назад +8

    Halkaan waxaan u imaadey inaan comments ka aqriyo kkkkk like ta

    • @ubaxcooking5050
      @ubaxcooking5050 5 лет назад

      warsamebozz warsamebozz waankuusaarey wll subcuraab isaar

  • @ifrahheyle3685
    @ifrahheyle3685 5 лет назад

    asbta qooto qooto ku xiran wan idin salamay jalayaal

  • @smanpower7765
    @smanpower7765 5 лет назад +3

    Masha allh

  • @bintusultan5660
    @bintusultan5660 5 лет назад

    Shucayb yar hadal kii saa wan kaa diiqado daa runti madax buu iga galaa waan is dhafiyaa inta

  • @boramarealestate
    @boramarealestate 5 лет назад +6

    Qooto Qooto iyo Hargiesa 😍

  • @imaandhool6818
    @imaandhool6818 5 лет назад +4

    Magacaa kulel kulahaa ma nooli dariskeena xalasha 😂😂😂🙏🏿❤️❤️

  • @ruwedaosman5798
    @ruwedaosman5798 5 лет назад +7

    Qooto qooto team👍❤

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128
    @sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 лет назад +1

    Ar Se cml waraada sariir maidin dhex taalo mesha Laaxowla kkkkk like ta iku qabta subscribe haika ilobina

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 5 лет назад

    Hargeysa Ka shidan tahay 2018

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 3 года назад

    Shuceb yare inaader horii usoco

  • @munaistahil9985
    @munaistahil9985 5 лет назад +6

    Kkk hibaqey hibaqey

  • @sakariyemaxamoud
    @sakariyemaxamoud 5 лет назад +2

    Xamar baad sheegTaaaye
    Brundi keeen😂😂😂😂

  • @herotheking4959
    @herotheking4959 5 лет назад +4

    BarkhaD mee nio😄

  • @hamsecabdillahi5208
    @hamsecabdillahi5208 3 года назад +1

    😀😀😀😀😀 hibaaqeey hibaaqeey xapiip xapiiipi

  • @mohamedahmedmohamed5722
    @mohamedahmedmohamed5722 5 лет назад

    Nimanyahow gabadhaas ina wasiirka sheegata igusoo xira hadii tolnimo jirto

  • @gazudingutale482
    @gazudingutale482 5 лет назад

    gabarta yar ban helay anigu runtii waaa wax yaro nool

  • @waayeelkajaqafsada8157
    @waayeelkajaqafsada8157 5 лет назад +8

    Umad like ka luntay mid walba wuxu tuug sanaa like iisaara cawaan

  • @GreatThinggs
    @GreatThinggs 5 лет назад +3

    ABUKAR MAHDI MAHADSANID

  • @Taliyaha_togdheer
    @Taliyaha_togdheer 5 лет назад

    Kkkkķkk reer burco meeshay takanba waay daarane🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farhiyamohamed1311
    @farhiyamohamed1311 5 лет назад +1

    Caawa qoslki iga dhamaaday runtii
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanmohamedqaxiye9292
    @abdirahmanmohamedqaxiye9292 5 лет назад +5

    qabri iyo niinki loowaada malakala qaariyo waa maaha caajib ah qooto maliba qof cusuub Guri baarwaaqo kusodaara ruwaadaha

  • @fabytv7675
    @fabytv7675 5 лет назад +2

    shucayb yare merci dheh?

  • @kowtharhajji8211
    @kowtharhajji8211 5 лет назад +2

    Kkkkkkkkkkkk Suuqaba anigad ii waregesataa kulahaa kkkkkkkkk

  • @yahyefaroole560
    @yahyefaroole560 5 лет назад

    dhamaan waxaan hanbalyo u diraya hawl wadeenada TV ga UNIVERSAL ... aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin gaaar ahaan ABUKAR MAHDI...

  • @daaddalyrics8282
    @daaddalyrics8282 5 лет назад +3

    *Xamarbaad ka dalbatay 😂😂wallee xamareY xeeladaa badan* 😂😂😂😂

  • @moh2232
    @moh2232 5 лет назад +2

    #Xamar pad ka daloatay
    #Xamarey xelada badan 😂😂😂
    nio w garac aan laga garaczaneenpa 17:00

  • @sacdiyohasan5872
    @sacdiyohasan5872 5 лет назад +1

    hhhhhhh hibq qslka iga dhmysy
    qaarka horey ka culustahy ku te

  • @suhayrqays7523
    @suhayrqays7523 5 лет назад

    2.9k xagay sii fadhiyeeen yabe

  • @ahmedjosseph3598
    @ahmedjosseph3598 5 лет назад +7

    Ob walahi ka helaa ruwaayaadanhn♡♡♡♡♡♡□■●

  • @dhaqaalekaabofficial8714
    @dhaqaalekaabofficial8714 5 лет назад +4

    Hhhhh sidaad niinkii miyi mayaa u heshay waad iga goostay kulaha hhhh

  • @mohamedfaarah9252
    @mohamedfaarah9252 5 лет назад

    Masha allah nic riwaayad

  • @daudic1829
    @daudic1829 5 лет назад +3

    Qooto qooto
    Qofki 65

  • @ahmeddaakir9894
    @ahmeddaakir9894 5 лет назад +2

    Waa Jiifoo Jaq-uundee 😂😂

  • @murtimadadaalo6834
    @murtimadadaalo6834 5 лет назад

    Hambalyo hambalyo hargaysa somaliland

  • @abdishakurosmanyusuf5781
    @abdishakurosmanyusuf5781 5 лет назад

    thanks abukar mahdi

  • @ikraanmaxamed4628
    @ikraanmaxamed4628 5 лет назад

    Woow inbadan ban sugayay wllhi