Walaal ilaahay raali ahaanshihiisa ayaaynu ku liibaanaynaa walaal Ilaahay ayaan kugu dhaarshee ma tukatay salaadii u dambaysay Waxa laga yaaba ta soo socota inaad gaadhi waydo
dameerkaa inay meesha ka ka joojiyaan sheekadiisa ayay ku macaanayd maadama dad gaar ahi u arkaan in lagu ceebaysanayo ....waar bal raali ahaada cidii ka cadhootay
Riwayadan walaalaheena re xamarka aa lagu bahdilaa reero dameero bixiya maaha waa dad nasab ah oo sooryo wacan marwalba wn is dhaafiyaa mrka ay socoto inta lagu bahdilayo ee halaga daayo bahdilaada dadka nasabka ah
Qooto qooto labada reer xamarka ku matalaya iyo ka bakoorada sita ee inantoota gaadhiga ka doortay halaga saaro ruwaayada wey badhaasuqiyaan ...............
@@saleban0mar656 rer xamarku dad ma ahan miyaa waraa cadi is kadheg wa xaas iska ilow waxaano siyaasad ma ahan ee waa maweelo maaweelada iyo siyaasada kala saar bro horay ayaa loo socdaaa
Yuusuf cegaag hibaaq Gobaad iyo Abdiqani isku filan Sahra kiin inta taageerta liketa igu qabta ☝️
Inta zomaliland xushmad uheysa like👍
Walaal ilaahay raali ahaanshihiisa ayaaynu ku liibaanaynaa walaal
Ilaahay ayaan kugu dhaarshee ma tukatay salaadii u dambaysay
Waxa laga yaaba ta soo socota inaad gaadhi waydo
Alle ha ku barkayo wllo hada la edamaya wanan tukanaya insha allah
Walhi waa runta
Hada waa tukaday wlhi saladi subax
Iskufilan Inta Taagerta Farta. Taag
•duriyadu kaliya like ha igu hiiliso👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😰👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😰👍🏽😢
zamo ✌
Sa'ed Ali
bro zaid thnks
Qooto qooto number uno rer somaliland
Inta reer xamarka dhaafisaa farta taag 😛
Walhi waan dhaafiya
w😅😅😅
Aar SidaY Ceegaag U Walayaan Baan ku qoslee Yaa ila arkaY bal ismuuji ☝
Apdirahman heelo iyo shacayp yare Yaa tagero u ahe Farta taag like raci
Oo reer xamarku meesha ma iskubahdilayaan mise dameerahay hablaha kabixiyaan waa yaabe
Nio de grn waye Qadaad wayti mesh wax kle ka wadan
Inta ceegaag taageerta like saara
Sahra king inta wadata 👆
Hadaad maqashay fanku waa hargeisa u fiiirso qooto qooto 40 xalqadood ee ugu dambeeya waa dhalinyaro reer hargeisa ah dhamaantood waa tallant
Hhhh ceegaag kulaha naa gurigan miyaan arinba ka dhamaanayn gurigu ma maxakamadbaa hhhh walaalahayga soomaaliyeed channelkaga subscribe i saara illahay ha barakeeyo soomaali weyn
Qaybtaa sahra kiin la baafinnayo sawtaan hore u daawannay
Alla hipaaqey ciyaarahayga weeji indr ku taagera
Khalid ahmed farah acterka soo socda ......mujaahid wayn ba ku soo biiray ruwaayada oo wax wayn badan ka badali doona
Yuusuf ceegaag cida taageerta like ha saarto☝️☝️☝️☝️
😂😂😂😂😂😂Kill gurigu ma maxkaamd kulaha 😂😂😂😂Inta tagro u ah reer hargayisa like igu booba 😂😂
Abdiqanni iskufilan iyo sahra kiin la.aantod dhadhan ma leh 😂
(Heelo) kkkkk Noocagaazi Ma dhalo Deee , Sawtii Saliida Luguu Qorey
Reerka haddii ninkii lahaa ka maqanyahay cid waliba wey iska maa mu lataa waxaan la yaabanaha itoobiya markii jaalle maxamed siyad barre noolaa waxay indhaha hoos uga roganjrtey qof kasta oo soomaliya maantana waxa u tartamaysaa dhlkeena
*nio kuwan reer xamarka ah riyaawada badhaasuqbay ka dhegyaan nga saara nio hdii kle ana uga tegaayah*
Qqbyalada iska dhaf
Isla xishoo wll riwaayada asalkeeda rree xamar ayaa leh
dameerkaa inay meesha ka ka joojiyaan sheekadiisa ayay ku macaanayd maadama dad gaar ahi u arkaan in lagu ceebaysanayo ....waar bal raali ahaada cidii ka cadhootay
qoooto qoooto taageero weyn
Riwayadan walaalaheena re xamarka aa lagu bahdilaa reero dameero bixiya maaha waa dad nasab ah oo sooryo wacan marwalba wn is dhaafiyaa mrka ay socoto inta lagu bahdilayo ee halaga daayo bahdilaada dadka nasabka ah
Tamaan Yare bro kaftan weeye yaan laga dareemin
woow
sidaan usugayey iyo sidaad uso galiseen hore usocda koox aad u dadaal fiican 🔥🔥🔥
mustaphe hassan hirad reer xamar la mood 😂😂😂
halkedad dhigtay
Jhhhhhhhh manu ka dhamanynba walacu
Video gii hore ayaa ku jiro qaybta danbe yaa fahmey
Waanfahmay kan hibaaq soo raadi laleeyahay
Waxey sameyn hireen awal qaybta hore ayey so gelin jireen oo is xasuusin ah
Aniga fahmay waliba daqiiqada 19Laga bilaabo ayaa weeyi
waxay ur kaygan luuq walba ka labay Ku laha 😂😂 cegag wllhy Ku wata
Ceeegag Walhi adaaa majarafad la wareegaya 🤘🤘✍🏻kute igu sexex hantida
Kkkkk hibaaqey adigu uur qoto qooto ah ayad meesha la jogta 😆😆😆😆
Qooto qooto labada reer xamarka ku matalaya iyo ka bakoorada sita ee inantoota gaadhiga ka doortay halaga saaro ruwaayada wey badhaasuqiyaan ...............
inta heelo taa geersan like ta ha ila dhaafin
kkkkkkkkk
janagale la sayir odyga
Kkkkk, #Ceegaag anigaa khaladka leh oo qoroxdoo soo jeeda kula marmee
Walhi waa runtii gabadh habeen wax aan ahayn waxba lama waydiiyo
Intoodaba cida tageersan waan is nahay like ha la isku cadeeyo.
Walahi wa qosala badan
😂😂😂😂Ceegaag wax kale waye nin culus waan kutakeraa kaape
Filmkan somaliland ayaa lagu saarayaa inta ila aragtay like
Asxaabta Ceegaag baan ahay iyo Heello
Masha Allah Jazakallahrer for the good play
Naa ashahada ii qabo
Wn ku xuuxinaa kulahaa Walhi wxna la tagyn *HIBAAQ GOBAAD* waa fanny wntageera iyada iyo cegagba 🤣🤣🤣
Shucayb yare waxaan iibinoba waa talo...
Ceegaagu ha iska bixiyo talada lacagteedii mar haday uhirgashay
Klkkk cegag hibaq wuu ku bodey hoy dumarow islasha
Hibaaq gobaad kulahaa war ma shibiraa kugu bakhtiyay maxaad yaq yaqdaa la haysaa😁😁😄
aniga waalanoo qoraxdoo sojeda kula murmay😂😂😂😂😂😂😂😂 yuusuf cegag
Hibaaq wadnaha ayey cadaysay Ceegaag kkkkk
Ceegag kulaha uurkygan magalada weregaya waxay 😂😂
😾😃😃😃😃😃🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭
Qolodan reer xamarkaa kasaara fadlan sheeko meesha kuma hayane
2 badaa ani waa iga soo bodeen lkn adi hadaad ree waqoyi tahay waa buktaa bal baa ku dhex jifto dhaqtar tak
ina adeer meeshu qolaqola ma han siyaasada kadaaya
Uma jeedo waa reer xamar ee mesha kasara balse riwayada intay matalayan ayaa ugu caajisan
@@saleban0mar656 rer xamarku dad ma ahan miyaa waraa cadi is kadheg wa xaas iska ilow waxaano siyaasad ma ahan ee waa maweelo maaweelada iyo siyaasada kala saar bro horay ayaa loo socdaaa
Callosha idin xanuunaysa cuqdad bal maxay ku hadlayan dhagaysta igarkay maxay uga jeedan loogama baahna waxan mesha ee xamar haku matalan haday wax matalayan yuusuf ceegaag iyo abdiqani isku filan sahra kiin hibaaq gobad top
hhhhh team Hibaaq😘
odaYgaN shaadhka WaYn HadaLka MaLqacad baa Lagaga zoo GuraYaa haLa CaziLo😂😂😂
Kkkkkkkkkk i love you wlhi guys
Hibaaq iyo sahra ayan u daawada nooloda dhamantin
Kkkkkk🤣 ( Zaamaleeyl ) Maxaa laga wadaaa?
Walalayaal plz subscriber igucawi plz
Oky
Only go for ward
Hyeh wll
I did subscribe
Kkkkk
Horta waxaad qabatid aanu eegno markaa waanu kuu saari doonnaa
Cegaaag hhhh
Wlhi adiga majarafad la wareegayaa 😅😅😂😂😂
War heedhe meeshu walle badana dadkani ma iyaaga leh walaahida miyaane marna Alle ka baqayn waa runwayd murqaan waxaani war bahasha milixada iyo walida dhaarta Naga yareya 😁😁😁🇺🇿
inTa reer xamar igala so hor jeeda farta Taaga
Qarax ku jila dhaha kaasaY kasaane🤣
Maxa No habareysa Duf kubax
Waaar nacasnimada kalatag meesha dadka ha iskudir soomali way isjeceshahay waxba somaliland haku daban gaban meesha kansoojeedid way cadahay, wax lagu qoslo iyo waxkala jira
Somali waa wada walalo xishod. Waxasa nacebaynay
Guriga ma maxkamada 😂😂
Arimaha ma ka dhamadan
O hadey dhmndan mxa la qabn 😂😂😂
Qaybaha kale inoozo Dadajiya💋
Walalaheyga ilaahey dartiis subscribe iigu Saara waa codsi
Ceegaag muuna ka hinaasayn cumar yare hhhhhh
Anaa waalan oo cadeedoo soo jeeda kula mormee kulahaaa hahhahahaha
kuwa reer xamarka hdi lga sari laha asal bey ahan lhyd
filimka manta agterki Iyo agteradii baa ka maqnaa sahra kiin iyo iskufilan
Waxaan iibiyaaba talo 😆
C3egaa TageeRo buuxda
Ceegaag
Kulahaa
Anaa walano qoraxdo soo jeeda la mur mayeeee.😂
Kulahaa damarka xaq malahan wax haku saxiixin uf nimanka soomalida fikirkooda
Xaq dumarku wey leeyihiin raguna iskuma jiro
Kkkkkkk naa ashahada ii qabo
Inta isku filan tabtay farta taag ☝️
yusuf cegag nin aan ad ujecelhy xarapo midhaN 😍
Xoolahaan Reer xamarka ku ciyaaray ka saara Jilliin xumo iyo bahdilaad bay isku darsadeen
Qooto Qooto Riwaayad zhidan
ZAHRA KIIN MEEDAY??😭😭
Anigaa waalano qoraxdoo soo jeeda kula murmay kulaha ceegaag waa xaraabe
Hibaaq waxad moda in ay caadi uur u leedahay hhhh
Hibaaq caadi ayay u walacdey wajigeeda eega
Dolar daadiye
Kkkkkk nin yahow way u egatahy xoogaa hoos u dhac ka muuqada wajigeeda qofta zahra kiina ayaa shacni laso baxday jidh iyo nuur
kkkk wa umaleyey🤣🤣🤣🤣😂😂
#Samira #Abdilahi darted ban u daawada #qooto #qooto wlhiye😍😍😍💖💖 I fall in love with that gorgeous girl, can somebody helps me her contacts plz?😭😭😪😭👏👏
kkkk yusuf cegag iyo hibaq ar maxa kaLa haysta makala dhacan runti
Ruwayada ceegag iyo hibaaq ayaa ugu shidan hada igu raacsan tahay 👇
Halka laga wacaya:I LOVE one SOMALI🇸🇴🇸🇴
InTa Qooto Qooto ku xidhaN liKe ta iGu qapo
Dumarka qoraxdoo soo jeedo waxba lama waydiiyo marka gabalku dhaco eed macawista xidhato kula murmi maysee si wacan bay kuu dhagaysan hhhhhh
Ceegaag ! Yar yar ka iyo waa waynkaba waan lanhadalnaye kaalay ! Hh
kan odiga waa kan wardiyaha jili jiray 😂😂
Waynakaaa hadaba waynakaa😂
Kan caloosha wayn meesha ka saara
Lapada reer xanarkaa baan sanıfay
Bukaan bax dhaqtar tak ducufoow
Qeys Arsenal Hoyada dhakhtrku was reer xamaroow waaa Uraysaaan walahı
Hibaaq 😘
Kk maradaa dhibty
Gabadha rer xamarka ka fura oo aniga igu dara iidoorow 😂😂😂
Waar Adiga la doori aha Ee idoor hanaqo udhan
Hhhhh iidoor waa magacine
@@ahmedilkacase9469 doqon
Oo Ruwaayadu mazaazay ku DhaMaaaty
Qooto qooto kuwan reer xamarkaaa kasaara arin ma hayaaaneh
asagoon Reer Xamar ahynbu Ka Reer Xamarka Ka Shidan Yhy
Halkaa reer koonfurtii dhulkaa lala galey
nin raggi wa laga danbeyo uun😆
Gabadh cedceeda oo soo jeeda wax lama fahansiiyo kulahaa, gabalku markuu dhaco wax wey fahmaysaa lkn. 😂😂😂
Mesha cunsirinima ka dilaacday.Somaland ma sidaan baa?!